so
stringlengths 4
1.24k
| en
stringlengths 4
1.73k
| sco
float64 1
1
|
---|---|---|
Xaalkiisu wa Hal tillaabo ha dhaqaaqin , haddii aad dhaqaaqdana dib uun ha ahaato ..
|
So do not need to narrow it down because if you go back to...
| 1 |
Laakiin waxaan kuu yeedhayaa saaxiibbadiis, waayo, waxaan Aabbahay ka soo maqlay oo dhan ayaan idin ogeysiiyey.
|
I have called you friends, because I have told you everything I heard from my Father.
| 1 |
Markaa waxa loo baahan yahay inaad Idinku gaadhsiisaan Masuuliyiinta arrinta ay qusayso."
|
Well, you have to ask the directors about that."
| 1 |
Su'aasha maanta u taal reer Hiiraan waa "Wali ma jidkii qaldanaa ee ay Tuugada/Dabodhilifka idiin jeexeen ayaad sii haysan doontaan?
|
The question for every business in America today is "How are you going to adapt, adjust, and keep up with the changing media landscape?"
| 1 |
waayo hadalada maanta kasoo burqaday xasan guurguurte afkiisa xooga shaki baan ka qabaa.
|
I have them foaming at the mouth today.
| 1 |
Waxaad garan doontaa inay tahay si wanaagsan oo ad Ilaahay ugu dhowaan kartid.
|
You feel that you are getting closer to God.
| 1 |
Hilibka iyo miraha oo aan caadi, sida babaygu, Waxaa laga yaabaa in aad qaali u ah sababtoo ah waxaa laga keeno.
|
Meats and fruits that are not common, such as papaya, are expensive because they are imported.
| 1 |
Waxaad rumaynaysaa Ilaahay iyo Rasuulkiisa waxaadna ku dagaalamaysaan Jidkiisa xaqa ah Xoolihiina iyo Naftiina idinkoo u huri, saasaana idiin khayr roon haddaad tihiin kuwo wax og.
|
You shall believe in Allah and His Apostle, and struggle hard in Allah's way with your property and your lives; that is better for you, did you but know!
| 1 |
Waxa uu Ilaaha Quduuska ahi yidhi waa: Mushahaarada dembigu waa dhimasho!
|
The words of the Lord were: "The wages of Sin are Death."
| 1 |
Dekeddii garacad ayana waa geba gebo oo dhowaan baa la furayaa insha Allaah.
|
God's temple is opened and the ark of the covenant is revealed.
| 1 |
Dhaqdhaqaaq kastaa wuxuu u muuqdaa ahmiyad weyn.
|
Each step makes a big sound.
| 1 |
laakiin waxaan layaabanahay inaad kitaabka ku qanci waydo ood hadal wadaad ku qanacdo
|
I would like to be contacted about my request by a Priest
| 1 |
Qisada labaadna waxey tahay in mid kamid ah Aabayaasha qurbahu uu qaadey ilmo kiisa oo uu maalinwalba geeyo Schoolka.
|
There is a man that takes his children to school every day.
| 1 |
xaaladda Sheekha, waxaana la xaqiijiyey inuu Abuu Mansuur ku qancay inuu ku dhawaaqo
|
succeeded to the throne, and been proclaimed King of
| 1 |
Sidoo kale waxaa magacaabay guddiga dib u eegista iyo daba galka. oo ka Madax Banaan Gudiyada Kor Lagu Soo Sheegay
|
Title also on label on the back, and on the lower edge.
| 1 |
Madaxa xukuumada Galmudug oo iska beeniyey war ku sabsan digil iyo mirifle oo lagu amray in ay ka baxaan gobalka.
|
Those who lie have been condemned and cursed.
| 1 |
Ogow dadkaan waxay intaan oo dhan u samaynayaan waa in taariikhdu xusto.
|
hear what people think about it, comparing to
| 1 |
Waxaana ay ku eedeeyeen in uu si dhuumaaleysi ah ku soo galay deegaanada Soomaalilnad, sida ay hadalka u dhigeen.
|
this they resolved to go to the castle, as they called
| 1 |
8 Markaasaa Nimco waxay ku tidhi labadii gabdhood ee ay soddohda u ahayd, Taga oo middiin kastaaba ha ku noqoto gurigii hooyadeed; oo Rabbigu si raxmad leh ha idiin yeelo taasoo ah sidii aad ula macaamilooteen kuwii dhintay iyo anigaba.
|
And Naomi said unto her two daughters-in-law:'Go, return each of you to her mother's house; HaShem deal kindly with you, as ye have dealt with the dead, and with me.
| 1 |
Taasi waxay dhacday in ka badan hal mar" ayuu intaa raaciyay.
|
This occurred on more than one occasion."
| 1 |
aad iyo aad ayaan ugu faraxsanahay arga gabadhaa ka muuqda waana kii ilaahay faray dumarka in ay qaataan,hadaan intaa ka gudbo waxaa jira arin muhiim ah oo ragu ilaaway,hadaan idiin yar taabto
|
I am fully aware of the woman God created me to be and I am fully aware that he has created me to be their mother, to the fullest.
| 1 |
Insha allaah halkaan waxaan idin kugu soo gudbineynaa barnamijka dhuuxa wareysiyada oo qodobo kala duwan lagu soo qaatay.
|
We will lift you up to a healing God.
| 1 |
Luke 16:22 Sidaas daraaddeed ninkii miskiinka dhintay, oo waxaa malaa'igahu waxay u qaadeen si ay ula Ibraahim.
|
That is why, in my opinion, the torment of hell is actually repentance.”
| 1 |
Waxaan maqaalkaygan ku soo koobayaa laba qodob oo kala ah:
|
Susan: I've got two ears,
| 1 |
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey ayaa kulan uu ka yeeshay xalay Qarixii Muqdisho ka soo saaray War cambaareyn ah.
|
RCMP Security Service relied on a secret
| 1 |
Run ahaantii waxaa la dhigay by Masiix, sababtoo ah waxaa mar walba waa suurto gal ah in
|
Because Jesus reigns, all of this is possible.
| 1 |
Waxaa ka qayb qaadan kara qofkasta oo guurdoon ah ama guursaday ama guur soo maray.
|
We all can support those who are married.
| 1 |
Haddii aad rabto in aad hayso naqshadeynta iyo muuqaalka muuqaalka boggaaga internetka, ka dibna isticmaalka shabakad nabadgelyo leh waxay xaqiijineysaa in website-kaaga uu si sax ah u egyahay sidii aad ujeeddada ahayd.
|
If you want to keep the design and visual brand of your website consistent, then using a web safe font ensures that your website appears exactly as you've intended it to be.
| 1 |
Waaw Elif marba marka ka dambeeyso style inaba aan caadi eheyd ayay soo xirataa the best atariisho and style
|
Vogue magazine has always been known as the ultimate fashion and style
| 1 |
Waxaan ummahad-celinayaa dhammaan ciddii akhrisatay xogtaan, jawaab celintana isiiyay.
|
I hope all the people who have written here come back and read the responses.
| 1 |
Waxaan dhejiyay sawirro sawirro leh iyo su'aasha ah "Maxaa la sameeyaa?."
|
I posted posts with photos and the question "What to do?."
| 1 |
Waxa uu u sheegay suxufiyiinta: "Chris waxaa soo gaaray dhaawac xun.
|
In another, he wrote: "Chris had a tough night.
| 1 |
Wuxuu doonayaa inuu kuu noqdo naxariis, sida isagu naxariis u leeyahay.
|
"He tries to be merciful."
| 1 |
Madaxweyne Muuse Biixi wuxuu la wareegay dal rahman, xukuumaddi Xisbigiisa Kulmiye ee talada uga horraysay waxay sii dhaxashay guurto iyo ma-guurto hantidii qaranku lahaa, Soomaalilan waxay ka dhigeen selled madhan. ...
|
Before Moses came up from the wilderness, the Amorites attacked the Ammonites and took part of their their land.
| 1 |
Mida kale waa Alxamdulilaah mar hadii uu eedaysanihii xidhan yahay waa inuu eedii uu igu soo eedeeyo uu Maxkamadaha keeno, hadii uu keeni waayo-na arintu way isbedelaysaa oo anagaa markaa noqonayno dadkii wax eedaynayey."
|
The one true God promises that if we will obey him then he will be our God and we shall be his people.
| 1 |
Taasi waxay k adhigantahay waan kala tagnay sheydaanka, oo waxaynu galnay masiixinimo.
|
He believed God again later when God dramatized His covenant promise in Genesis 15, and by this faith Abraham was counted righteous.
| 1 |
Waxaana markii hore loo saadalinaayay in uu noqdo kabtanka.
|
It was originally slated to be
| 1 |
Waxba ma yeelaan caafimaadka dadka iyo xayawaanka.
|
It is not harmful to people or animals.
| 1 |
Soomaalidu waa is taqaan, deegaan iyo dad ahaanba.
|
He/She becomes familiar with the people, environment, etc..
| 1 |
74|40|Waxay gali Jannooyin, waxayna iswaydiin.
|
In Gardens they will ask one another (questions).
| 1 |
Hadaad mudo badan qurbaha ugu maqneyd Muqdisho, markaad ku soo laabato waxaa kuu muuqanaayo isbedelo badan dhinac kasta marka laga fiiriyo "'
|
And, if your eyes were opened, you would be struck with the multitude of the spirits that are ever near.
| 1 |
Haddii ugu yaraan laba caleemo oo hoos u dhaco, waxaa fiican inaadan soo iibsan nuqulkan.
|
If you buy at least two bottles, wine tasting is for free.
| 1 |
Haqabtire Inventory Management System waxa uu kuu suurta galinayaa diiwaangalinta iyo la socoshada dhaqdhaqaaqa Ganacsigaaga.
|
A business management tool enables you to track and manage your transactions.
| 1 |
Ma ogtahay waxa runtii iigu darbiyo derbiga?
|
Do you know what's going through my head?
| 1 |
Tiradoodu waxay ahayd 25 xubnood.
|
There were 25 members,
| 1 |
Xaqaanse ku gannaa baadilka oo tirtira markaasuu tagaa, waxaa idiinku sugnaaday halaag waxaad sheegaysaan.
|
* And Lot We gave discretion and knowledge, and saved him from the town which had been performing wicked deeds.
| 1 |
Xildhibaanka, ayaa hadalkaan ku sheegay wareysi gaar ah oo uu siiyay laanta afka Somaliga ee VOA.
|
I was referring to an answer that he gave to a Parliamentary Question from me.
| 1 |
Geeska Afrika waa gobolada caalamka midka ugu dagaalada badan, iyadoo laga soo bilaabo 1990 ay ka dhaceen ugu yaraan 200 oo dagaal.
|
The Horn of Africa is one of the world's most conflicted regions, experiencing over 200 armed conflicts since1990.
| 1 |
Hadii ee sidaas eheen, waxaa laga yaabaa in software-ka aad qalad ka heshay.
|
If that is the case, it is likely that you have a corrupted software.
| 1 |
Waaheen waxa ay baadi goob ugu jirtaa magacyadda gabdhahaasi oo liiskooda ay sugayso.
|
Scenes are listed by the names of the girls.
| 1 |
Mid ka mid ah qoraaladaydii ka hortagga dhibaatada waxaan ku aragnay deked u shaqeysa si dhammaystiran oo aad u jaban, laakiin waxay leedahay ...
|
There are easier ways to make some of these parts using expensive specialized tools, but we trie...
| 1 |
21|70|Waxay la Dooneen Dhagar waxaana ka yeellay kuwo Khasaaray.
|
So they desired a plot against him, but We brought them low.
| 1 |
Tani waa mid ka mid ah dhibaatooyinka dhismaha.
|
this is a kind of construction projects
| 1 |
Waxaan marwalba diyaar u nahay inaan kaa caawino dhibaatooyinka qiimahaaga.
|
We are always ready to help you out of your problems.
| 1 |
Ragga kuma kalsooni dhammaantood waa khiyaanoolayaal iyo doqomo.. anigu waxaan ahay haweenay aaney raggu la dhaqmi karin!, waxaa dhici karta...
|
The truth is that not all people cheat and I am talking about both men and women; it is individualistic.
| 1 |
Tirada xldhibaannada Shariif Xasan uu soo wado oo la shaaciyay iyo goorta lagu dhawaaqayo.!!!! | Caasimada Online
|
Severe warnings about the dangers of the tides are posted online and on the approach to Spurn!
| 1 |
45Waxaa barakaysan tii rumaysatay; waayo, waxyaalihii xagga Rabbiga looga sheegay ayay dhici doonaan.
|
45 Who then is the faithful and wise bondman, whom his lord appointed over his service, to give them the provision on time?
| 1 |
Isbuuc kasta waa inaad soo bandhigto inaad diyaar tahay."
|
"But each week you gotta be prepared for that."
| 1 |
Waxaan ogaaday inuu xusuusta uu galay la ilmeynayo.
|
I'd forgotten that she had a son.
| 1 |
Xalqadii hore waxay ku dhamaatay ayadoo Miran iyo hooyadiis Dilshaah isla joogeen waliba qubuuraha hadaba Fusun oo maqashay geerida Harun ayaa xabad kusoo riday Miran iyo hooyadiis waa sidaan umaleyne balse xabadaas kuma dhicin labadoodaba waayo waxaa bad baadiyay Mahfuz.
|
Mother and son plotted to destroy them; and when they were all asleep, the sunlight was suddenly let in, in full flood, upon them, and these creatures of darkness all perished.
| 1 |
"Heshiiska waxaa ka mid ahaa in la sameeyo hannaan ay kusii soconayaan wadahadallada, waxaan sidoo kale ka hadlay sidii loo fulin lahaa heshiisyadii horay loo gaaray, gaar ahaan qodobka ku saabsan maamulka hawada Soomaaliya.
|
"The delay was due to negotiations with the customer as well as the finalisation of certain issues, including those relating to Shariah compliance.
| 1 |
Imaam Tirmidi wuxuu yiri: Xadiiskani ma
|
And he said unto them: Was it not so?"
| 1 |
Waxaa jira ah .Wadashaqayntaas xiriir toos ah qalab isticmaalaha.
|
There is a direct relationship between user
| 1 |
waxaa laga yaabaa mid maanta
|
Could be some today.
| 1 |
Iyada kaddibna Ibraahim ayaa tilmaamay in ay taallo ciid ah oo dhagaxyo waaweyn ah iyo in ay ku wareegsanaa oo u sheegay in arintaasi inwaxay ahayd meesha Eebe uu isaga ku amray in kor loo qaado aasaaska Masjidka Quduuska ah.
|
And Abraham planted a tamarisk tree in Beersheba, and there he called upon the name of the LORD, the Eternal God.
| 1 |
Ma uusan ogayn waxaan ahaa qeybtii Colombia muddo dheer.
|
I glory in the grace of my Lord unto me, for He is kind, long-suffering and gentle, patient and full of love unfeigned.
| 1 |
Xuseyn waa kuma'?.
|
Which one's can you remember?"
| 1 |
Ibraahim Suuleey, ayaa sheegay in DF ay diyaar u tahay inay siyaabo kala duwan u kala dilaan xoogagga ka horjeeda, balse aysan taasi dhacay, wuxuuna sheegay in ciidamadooda ay yihiin kuwo xisaabsan oo aanay cidna ka maqnayn.
|
Abraham believed in the presence of the God who gives life to the dead and calls into existence the things that do not exist.
| 1 |
Waxaad tahay qabtay oo gasiiraddii joogtay oo waa in aad la dagaalamaan makhluuqaadka kale oo aad dunida u gaar ah.
|
run out, you're kicked out and have to fight some enemies.
| 1 |
Dadkii ka Barakacay Beledweyne oo bilaabay in ay halkaas dib ugu laabtaan
|
Blessed is the one who turns away
| 1 |
Warqad weyn oo u eg khariidada derbiyada lagu dhejiyo ayuu ka la bixiyay oo daahii ka laallaadiyay.
|
The heavy bolt was drawn; and as the door, creaking on its hinges,
| 1 |
waxaad ka dareemaysaa culays aadan ku ogayn.
|
you're fighiting things that you didn't know
| 1 |
Albaani ayaa xadiiskan ku tasxiixiyay.
|
In this respect, the Albanians are
| 1 |
Basal iyo karootada ka shiil ilaa daqiiqadaha 7-8 diyaar u ah, kareyso.
|
Bring to the boil and cook for 7 to 8 minutes.
| 1 |
Converter waxa kaliya ee aqbala URL YouTube, laakiin waxa ay taageertaa badan oo qaabab wax soo saarka.
|
My only gripe so far is that it does not run youtube or Vudu, but there are so many other good channels on it.
| 1 |
Sida saxda ah, waxaad isticmaali kartaa weel kasta oo caag ah, tusaale ahaan saxaarad ka soo qaboojiyaha.
|
You can use any equipment you have for grinding, for example, a food processor.
| 1 |
FASECBUILDINGS ayaa sidoo kale soo baxday si ay u dhisaan STE ...
|
Buildings were also constructed for the...
| 1 |
Lix qof ayaa ku geeriyoote shil gaari oo maanta ka dhacay deegaanka Gawaan ee gobolka...
|
Six people were killed in a shoot-out today
| 1 |
Macnaha aayada waxaa waaye:" waxuu la hadlay alle muuse la hadal"
|
That's why they believed God spoke to Moses.
| 1 |
Sanduuqa maalgelinta waxaa maareeya maamulayaal loo qoondeeyay oo ka shaqeeya in maalgashigaagu uu kobco.
|
The fund is managed by designated fund managers who work to make your investment grow.
| 1 |
Waxa aynu Ilaahay (SWT) ka baryeynaa inuu nimcooyinka cirka iyo dhulkaba ibaha inooga furo, nimcooyinkiisa nusqaantoodana innaga leexiyo.
|
He is ours, given to us, so that the heavens and earth rejoice and praise him.
| 1 |
waxa soo socota hada facebooka ama tuwiterka ama goobaha dadku ku wadagan sheekada waxay noqon doonan kuwa sida lawado adoo halkaa fadhiya aad cumputerki dhaxgasho oo qofkii kaa joogay boqolkun oo kilo mitir aad u tagto
|
Today, thanks to the likes of Facebook and WhatsApp, they can stay involved in your life even from hundreds of miles away, know who boyfriend is, and where your friends are from.
| 1 |
Naqshadda 5G waxay si aad ah uga duwan tahay kuwii horey u ahaa.
|
5G is completely different.
| 1 |
Saacaddu waa 09:00 subaxnimo." aya alagu yiri qoraalka Xildhibaanada loo diray.
|
"It's nine o'clock," the king said.
| 1 |
Sidaa darteed, waxa loo aqoonsaday inuu yahay murrashaxa rasmiga ah oo la oggolaaday maanta laga bilaabo.
|
In this perspective, it has been conceived as a modern normative
| 1 |
Hawlaha laga yaabo galmada ilaa dadka waaweyn ay leeyihiin xiiso galmada ee carruurta ama lagu isticmaalo oo qayb ka ah habka xanaanada, waxaa ka mid ah:
|
Activities that can be sexually arousing to adults who have a sexual interest in children or that are used as part of a grooming process may include:.
| 1 |
PS: Waxaad u baahan tahay si ay u soo degin inuu oofiyo ee London, UK time qaar ka mid ah!
|
PS: Now you have to go to London, Rome.....
| 1 |
Taasi waxay ahayd mid muhiimad leh, ayay yiri.
|
That, he says, was important.
| 1 |
TÜDEMSAŞ wuxuu soo saaraa baabuur cusub oo qaran
|
UAZ prepares a new off-road car
| 1 |
| Dad Astanst ma aad dib ugu igu ka dib, qaar ka mid ah aad gaalo ku dhufan doonto luquntooda qaar ka mid ah
|
Are you giving to others with an attachment so they will give back to you?
| 1 |
Shanta Qaaradood ee adduunka ma jirto maalin aan diinta si gaan ah loo soo gelin. Eebe Quraankiisa Kariimka ah wuxuu ku leeyahay anigoo ku qoraya afka Soomaali: "ILAAHEY WUXUU DIFAACA KUWA AAMINAY ILAAHEY MA JECLO KUWA KHAA'IM KASTOO KA FURTAY."
|
God has already put down the flames of war that they repeatedly ignited. although God does not love those who create corruption and disorder.
| 1 |
Arsenal waxay isku dayaysaa inay ku qanciso xiddiggeeda inuu la sii joogto kooxda.
|
The bikers are trying to keep the team in sacks
| 1 |
Fannaaniinna waxaan u malaynayaa in uu keli ahaa haddii aanu qof kale wehelin.
|
I thought that was so unique that no one else would have it.
| 1 |
badana waxa dhacda maalin ka hor in ay fuliyaan hawlgalada noocan ah
|
This kind of payment often takes place a number of days before the wedding.
| 1 |
Iyadoo qaar ka mid ah horjoogayaashii Shabaab ay dhuumaaleysi ku jiraan kadib markii ay dhexdooda ka dagaaleen.
|
Several of the combatants finished in the drink.
| 1 |
Haddii la fikiri lahaa, wax la is waydiin lahaa, caqliga laga shaqaysiin lahaa dhibta aan maanta ku jirno kuma aynaan jirneen.
|
Had we not done so, we are unlikely to have the problems we have there today.
| 1 |
Waxay muddo maqnaadaanba, waxay kuso noqdeen deegaankoodi halkaaso ay uwarrameen aabbihii dhalay.
|
They renovated and moved in to the house where her father was born.
| 1 |
Isaguse wuxuu ku yidhi, Waxaan kuu sheegayaa, Butrosow, maanta diiqu ciyi maayo ilaa aad saddex kol dafirtid inaad i taqaan.
|
And he said, I tell thee, Peter, the cock shall not crow this day, before that thou shalt thrice deny that thou knowest me.
| 1 |
oo aan la ogeyn qasaaraha uu soo gaarsiiyay dhinacyada dagaalamay ayaa
|
The Unrealized Horrors of Population Explosion
| 1 |
Waalidku waa in uu la socdo habdhaqanka ilmihiisa, iyo isbedellada hadba ku soo kordhaya si uu uga feejignaado in habdhaqanka ilmuhu uu jidk saxda ah ka baydho.
|
Parents have to consider the child's temperament and respond correctly to it, in order to improve the child's behavior.
| 1 |
Subsets and Splits
No community queries yet
The top public SQL queries from the community will appear here once available.