so
stringlengths 4
1.24k
| en
stringlengths 4
1.73k
| sco
float64 1
1
|
---|---|---|
Shaydaanku wuxuu doonayaa inuu adiga ku halaago e!
|
But satan desires to lead them astray into far error.
| 1 |
waa dareen dibadin aad igu deysay
|
the place that you left me
| 1 |
Faalada iyo aragtiyada Yuusuf Garaad waa kuwo wax dhisaya.
|
See: The Blessings and Tasks of Joseph.
| 1 |
Waxaa ammaan helay oo boobkii ka nabadgalay dadkii hantidooda la dhici jiray markay dakadda kala baxayaan.
|
We spoke earlier of God’s holiness and justice.
| 1 |
Waxaa mooryaantaan ka darnaa oo meesha joogay Suufiyo inkaar qabta oo maradatu shayaadhiin ah.
|
We fall into the trap of satan.
| 1 |
DAAYEERKII oo cabsi iyo baqasho dishay , oo dhegeysanaayay hadalkii dhex maray DIINKII iyo WARAABIHII .
|
fear, awed by the holy words and warnings which he denounced against them.
| 1 |
Iska ilaali carada siday doonto ha ahaato�e waayo waxay weeye fal shaydaan.
|
See them for what they are - SERVANTS OF SATAN.
| 1 |
Xukuumadda uu hoggaamiyo Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ilaa bilawgii Xukunka ay qabteen laba sanno ku dhawaad Mucaarid iyo Muxaafid waxa marageeda laysku raacay inay farsamo xuntahay.
|
Moses, according to two witnesses, watched over the scene.
| 1 |
Cali wuxuu u eegyay nin mudadii mucaardka uu ahaa ay ku dheeraatay.
|
The Spartan took a long look at the man.
| 1 |
Geesta talabooyinka uu qaaday wasiirka Maaliyada Yusuf Maxamed Cabdi ayaa ah kuwo lagula dagaalamaya musuq maasuqa.dhexda u xidhay sidii uu u ilaalin lahaa hanti,waxaanu
|
The Jews were gone down (backslidden) into Egypt in Joseph's day.
| 1 |
Magacyada ama magacyada ganacsiga ee
|
the individual or business name
| 1 |
Markaa ugu horeyntii maxaad ku sifayn lahayd xaaladda iyo hannaanka dhaqaale ee hadda ka jira Soomaaliya?
|
Briefly, what is the current economic and social situation in Zimbabwe?
| 1 |
Waa hadal nacasnimo waa qof aanu damiirkiisu xidhayn .
|
It's the psychopaths who don't have a conscience
| 1 |
Ku guuleysiga iyaga, nasiib yar, waxay noqon kartaa mid aad u wanaagsan!
|
To be able to share a little time with them can be quite magical!
| 1 |
ma gumuc iyo rasaasbaa
|
Hits and misses?
| 1 |
waa jeeskiisa higilkiisa
|
The meaning of His
| 1 |
"Waxa uu ku noolaa guri dhaqaale xumo badani ka jirto.
|
Cooking in the home saves a lot of revenue.
| 1 |
41|45|Dhab ahaanbaan u siinay Nabi Muuse Kitaabka waana laysku khilaafay, haddayan jirin kalimo ka hormartay Eebahaa waa lakala xukminlahaa dhexdooda waxayna ku suganyihiin gaaladu shaki daran.
|
Indeed, We gave the Book to Musa, but differences arose therein, and had it not been for a Word that had gone forth before from your Lord, the case would have been judged between them, and indeed they are in grave doubt concerning it (this Qur'an).
| 1 |
Boqoradda oo keli ah ayaa soo saarta jiilka danbe.
|
Only the king is discovered.
| 1 |
Haddii xisaabtu aysan fikir aheyn, 6da milyan ee loogu talagalay dib-u-dhiska Dowlad-goboleedka Hirshabelle sanadka 2019 waxaa lumiyey iyadoo aan laga warqabin mas'uuliyiinta Soomaaliya oo Wasiirka Beeraha uu leeyahay mas'uuliyadda ugu weyn ee ah inuusan waqtigiisa ku soo bandhigin mashruuca. .
|
If numbers don't lie, the 6 million euro in funds for the reconstruction of the state of Hirshabelle for 2019 have gone missing unbeknownst to the Somalian authorities, and the greatest accountability lies with the Minister of Agriculture because he did not present the project in time.
| 1 |
- In xilliga qaboobaha, waxa ay noqon doontaa adag tahay marka aad gudaha dheeraad ah ku fadhiisan.
|
The winter months can be tough when you're trying to stay sober.
| 1 |
Madaxda DF ayaa khilaafkooda waxaa walaac xoogan ka muujiyay beesha calaamka iyagoo ku tilmaamay mid sabab u noqon kara burburka xukuumada la aqoonsan yahay ee ka jirta Somalia.
|
The CSR told me his call sign, so there can be certain assumptions in the ham community.
| 1 |
Madaxweyne Farmaajo ayaa sheegay inuu ka dhabeyn doono balanqaadyadii uu sameeyay ee ahaa in Soomaaliya uu ka saarayo dhibaatadii mudada dheer kusoo jirtay.
|
The HSE said it was committed to tackling the long waiting times
| 1 |
Dunida aan ku noolnahay waa duni badeecadu ku badan tahay oo waxyaaba oo cusub daqiiqadba ay iska soo dabadhcayaan, waxaa...
|
Life Struggle In a world filled with changes each and every day..
| 1 |
Maxamuud, ayaa ugu horreyn sheegay in hal qodob uu ka soo qaadanayo aqwaasha Sh.
|
The Metropolis reported that it had a bid of $1 for the first
| 1 |
Waxa uu sheegy in qaraxyada ka dhaca deegaanadooda ay yihiin kuwo soo laab laabta isla markaana ay ka
|
ideas is similar to the generation step in the sense that the same people are
| 1 |
Heshiiskaa xabbad joojinta ah ayaa waxaa dhawaan lagu dhaliyay dhexdhexaadin ay ka shaqeeyeen dawladaha Ruushka iyo Turkiga.
|
Cooperation Council between Russia and the Republic of Turkey was held not long ago.
| 1 |
"Muwaadiniintu waxay xaq u leeyihiin wixii ay diidan yihiin in ay ka hadli karaan iyaga oo xor ah, oo wixii ay doonayaan iyaga oo xor ah ayay ka hadli karaan.
|
Americans have an inalienable right to free speech, to say what they will.
| 1 |
16 Qaansaduna waxay ku dhex jiri doontaa daruurta; anna waan fiirin doonaa iyada, inaan xusuusto axdiga weligiis dhex yaal Ilaah iyo uun kasta oo nool oo jidh kasta leh oo dhulka jooga.
|
16 And the bow shall be in the clouds, and I shall see it, and shall remember the everlasting covenant, that was made between God and every living soul of all flesh which is upon the earth.
| 1 |
Xaalada xaafada uu weerarkan ka dhacay ayaa ah mid aad looga deyrinayay sanadadii ugu danbeeyay, maadaama ay xaafadu u kala xirantahay kooxo gang ah oo uu ka dhaxeeyo dagaal .
|
At first, the unified team started from the difficult situation since until last year, circumstances on the Korean Peninsula was at a critical moment.
| 1 |
8 Markaasaa Nimco waxay ku tidhi labadii gabdhood ee ay soddohda u ahayd, Taga oo middiin kastaaba ha ku noqoto gurigii hooyadeed; oo Rabbigu si raxmad leh ha idiin yeelo taasoo ah sidii aad ula macaamilooteen kuwii dhintay iyo anigaba.
|
1:8 Noemi said unto her two daughters-in-law: go and return each of you unto your mother's house: the LORD deal as kindly with you, as ye have dealt with the dead and with me.
| 1 |
Halkaas waxaa ka bilowday Caqli guurki ugu horeeyay ee ku dhaca dadka reer Puntand.
|
Thus commenced the first settlement of the village of Woodstock.
| 1 |
Su'aasha is-waydiinta lihi waxa weeyeen madaxweynahu go'aanka uu qaatay mid uu iska qaatay baa mise waa mid sharciya
|
Is that a formal decision that has been made by government, or is it a decision that the company has made?
| 1 |
Waxaa la adeegsadaa xataa haddii ay hal mar tahay.
|
People will make their own judgement if he is sincere.
| 1 |
Doha Subway waa in la dhameystiraa kahor Furitaanka Koobka Aduunka ee 2022: The QNUMX km-Doha Subway wuxuu u adeegi doonaa aagga weyn ee Doha wuxuuna bixin doonaa isku xirka xarumaha magaalada, goobaha ganacsiga waaweyn iyo aagagga la degan yahay.
|
Doha Metro will be Completed Before the Opening of the 2022 World Cup: The 300 km long Doha Metro will serve the Greater Doha area, and city centers, major commercial areas [more...]
| 1 |
Tani waa meesha aad ka heli karto dhammaan mawduucyada WordPress ee bilaashka ah.
|
That is the place you will get all of the free WordPress themes.
| 1 |
Gobolka California ayaa noqon doona wax uu ugu yeedhay "Jamhuuriyada California," waxaanu qayb ka noqon doonaa Shiinaha ama saamayn ayuu Shiinuhu ku yeelan doonaa.
|
'California will form the nucleus of what he calls "The Californian Republic," and will be part of China or under Chinese influence.
| 1 |
Waxaa madasha fadhiyay Boqorad Louse ah, iyada iyo addoommadii ku wareegsanaa.
|
Lot dwelt in a cave, he and his daughters.
| 1 |
Weli ma bisla, waase karsamayaa.
|
It's not a figment, it can be done.
| 1 |
Haddii aan u baahday inaan wax ka ogaado waxay ahayd inaan waydiiyo ninka guriga leh oo xaaladda wiil aad u og siduu gadaal iiga sheegi doonaba.
|
If I had a problem I would call a local vet who would tell me what I needed to know.
| 1 |
"Kulankii Baarlamaanka oo baaqday & Gudoonka oo canaan u jeediyay Xildhibaanada
|
Peace Bridge and Into Canada.
| 1 |
qof garashadiisa gummaynaya maadaama oo uu ka hadlayo wax aan garashadiisa
|
Ignoring a person when they're talking
| 1 |
"Soomaaliya waxay sugaysay ku dhawaad 30 sano inay gacanta ku dhigto hawadeeda.
|
"Somalia has been waiting for almost 30 years to take control of its airspace.
| 1 |
Sababtan awgeed, waxaan jeclaan lahaa in ay ku caawiyaan!
|
I would like to help YOU!
| 1 |
Waxa uu ka tagay carruur marxuumka.
|
What became of the children
| 1 |
Intaa waxaa dheer, dhammaan dhirta dhalinyarada ah waxay u baahan yihiin isbeddel sanadle ah oo ku dhaca deegaankooda.
|
Transformational change is needed across all sectors.
| 1 |
Waxay noqon doontaa mid si dhakhso ah aan loo isticmaali karin waxayna ku dhici kartaa "cudurro" dalag caafimaad qaba.
|
This new disease will not go away quickly and it will likely give rise to a "new" normal.
| 1 |
Gunaanadka hadalkaygu wuxuu yahay maxaa oo dana oo aan bulshadeenu iskau fahmi karnaa. <!-/Text-!>
|
What is the role of narrative in how we understand our society?
| 1 |
Kuwa u qalma inay dalbaan Visa Dalxiis ee Kuweyt waxay dhammaystiri karaan codsi toos ah oo qaadan doona dhowr daqiiqo.
|
Those eligible for the British online visa waiver are able to apply by completing an online application, which only takes a few minutes.
| 1 |
Waaa Caadadii Fircoon Qomkiisii iyo kuwii ka horreeyey ee ka Gaaloobay Aayaadkii Eebe oo Eebe Qabtay Dambigooda Dartiis, Eebana waa Xoong badane Ciqaab daran.
|
The same thing happened to the people of Pharaoh and those who lived before them. They rejected the revelations of God and, because of their sins, His retribution struck them. God is All-powerful and stern in His retribution.
| 1 |
Waxa ereyga markii ugu horeeysay isticmaalay gumeystihii cadaanka ahaa ee deegaankaasi tegay ayaga oo u qaatey magac deegaanka looga yaqaano dhulkaasi.[12]
|
The first Mormon settlers in this area adopted the name, which has its origins in Palestine.
| 1 |
Wuxuu rajo ka muujiyay in uu Soomaaliya ka heli doono nolol ka wanaagsan tii uu ku haystay xeryaha.
|
His father hoped there would be a better life in America.
| 1 |
Dhammaan waxbarista fasalka waxaa lagu qaadaa Isbaanish, oo ay ku jiraan Xanaanada.
|
All teaching within the international school is undertaken in English.
| 1 |
Dhinaca kale liiska Golaha Dhexe ee xisbiga KULMIYE, waxa magacyadoodu yihiin;
|
Equally, members of the Bar, whose names are
| 1 |
Laba dhinac ayaa laga fiiriyaa waxqabadka dhaqaale:
|
Two economical activities will be set up.
| 1 |
RW Rooble qeyb ma ka noqon doonaa shirqoolka madax goboleedyada ay wadaan?
|
Will they be part of a bike-sharing network?
| 1 |
Taasina waxay sababtey in maanta S/land ay yeelado shaqsiyaad ku taajirey naasnuujinta dawladan musuq badan mudo kooban .
|
At that point AT&T had been the nation's communications monopolist for many decades.
| 1 |
Tani waxay aaminsan tahay inay tahay waxa ugu fiican ee aad ku hadli karto.
|
That is the best one can say.
| 1 |
Haddii aad rabto inaad wax cuntid, oo aanad isku buuqin, waxaad u baahan tahay inaad raadiso hadhuudh aan la goyn karin oo ku taala rugta.
|
If you wish to eat out and stay in a hotel, you need to be fully vaccinated.
| 1 |
Si kastaba ha noqotee, sameysashada qolka fadhiga waxay kuxirantahay shuruucda wadanka iyo u hogaansanaanta qawaaniinta kale.
|
However, setting up a living room depends on a country's laws and other regulatory compliance.
| 1 |
"Waxaan ballan kuugu qaadayaa inaan ilkaha kuu sameeyo oo wax alia waxaad rabtid dahab, laf iyo waxaad doontidba galabtadan kuu geliyo, shaqo kale ood lacag badan ka qaadatid inaan ku geeyo,
|
All I ask is that you pray in the morning, the middle of the day and in the evening and that, as you increase the amount of prayer in your life you spread the wealth and encourage others around you to do the same.
| 1 |
Markaad wax fududayso, waa inaad qabataa shaqo badan oo adag oo caql...
|
Because when you work on something, you want to work hard- and smart.
| 1 |
Waaxdu waxay ku howlgashaa iyadoo indhaha ku hayaan Madaxda Norwegian ee Arimaha Caruurta, Dhalinyarada iyo Qoyska (Bufdir).
|
The report is commissioned by The Norwegian Directorate for Children, Youth and Family Affairs (Bufdir).
| 1 |
daaweynta waxaa laga yaabaa wax ku ool ah sida
|
For example, treatments can be
| 1 |
Dadadaalka loogu jiray inaan SNM ku koobnaan Isaaq wuxu ahaa mid soo taxan.
|
were trying to save with the ISA.
| 1 |
Qoyskeyga waa ay tageen Safaardda Austria, maxaa xigo? – BenefizientInnen
|
It is possible that the embassy or the Federal Office (BFA) will interview your family. The BFA has to be sure that you really are family. You can show the BFA pictures or other documents. It is possible that the BFA will require a DNA test.
| 1 |
Reer doqon ma waaye.
|
children do not understand.
| 1 |
Sidaas oo kale waxaa lays weydiiyey sababata hoggaamiye kooxeedyadu ay u dhaqan
|
We also have to ask the question of why men in our culture
| 1 |
Taasi oo ka dhigtay dalka UK goobta kaliya ee qaadka si sharci ah looga soo dajin karo.
|
It was only released as a single in the UK.
| 1 |
Arinkaan ayaan si fiican markii hore saxaafadda loola socodsiin, laakiin waxaad moodaa arrinkaan in uu noqon doonno xataa mid ay Dawladda kumeelgaarkaa aad ugu qanci doonto, iyo waliba beelaha xamar oo shirka Kismaayo awal beesha daarood ku tuhunsanaa.
|
This is a plant that will keep on rewarding you right up until the first frosts, so we think it is a worthy addition to any garden and a must have for any budding mixologists out there.
| 1 |
Buuggan, oo buuxa caddaynta runta ah ee ku saabsan Masiixa, laguma qorin inuu rumaysto kuwa aan rumaysadka lahayn, laakiin waxaa loo qoray si loo dhiso kaniisadda iyo inuu ku yeesho Ruuxa.
|
This book, full of truthful declarations about Christ, was not written to evangelize unbelievers, but it was written to build up the church and to make it mature in the Spirit.
| 1 |
Dhab ahaanna waxaa ugu waajibay badankoodo (ciqaab) mana rumeeyaan xaqa.
|
Assuredly the word hath been justified against most of them, wherefore they shall not believe.
| 1 |
Mise waxaad adigu [Muxammadow] ku waydiisataa ujuuro [fidintaada diinta] sidaa awgeed dayn la culaabaysan yihiin?
|
Or is it that you ask for a reward, so that they are burdened with a load of debt? 2
| 1 |
Sidaas darteed, Kaabashka waxaa la cuni karaa 2 maalmood ka dib.
|
Soup can be prepared 2 days ahead.
| 1 |
Niraajiyeyaasha N95 waxay kaliya lagama maarmaan u yihiin xaaladaha caafimaad sida soo-gelitaanka.
|
N95 respirators are only needed in medical conditions such as intubation.
| 1 |
Tan macnaheedu waa tamarta yar ee looga baahan yahay gubista shidaalka shidaalka ee waxyeelada u leh deegaanka.
|
This is the traditional method, which requires burning logs in order to heat the home.
| 1 |
Waa maxay sidii rag waaweyn looma
|
Why aren't they old men?
| 1 |
Waxaan aad u jecel yihiin HD HTC, oo wuxuu ku 'aaminsiiyey' shirkadda taleefanka si ay isugu dayaan S2 ah, halkii ay ka sugi XE dareen ah, oo loo siin dhibaatooyinka Waxaan isagoo, Waxaan jeclaan lahaa in aan ku xayiran aan qoryaha.
|
I have the HTC Desire HD, and was'persuaded' by the phone company to try the S2, instead of waiting for the Sensation XE, and given the problems I'm having, I wish I'd stuck to my guns.
| 1 |
Dareenka xasaasiyadeed waa mid aad u dhif ah, gaar ahaan shakhsi ahaan.
|
STDs are very very serious, especially HIV.
| 1 |
Marka laga soo bilaabo waagii awowgayo Siciid Harti , Alle ha u naxariiste, idinla xididay oo gabadh idinka guursaday - hooyadayo Faadumo timo dahabley, Alle ha u naxariisto oo jannatul Firdowsa ha geliyee, ilaa waagaa waxaynu lahayn xidhiid iyo cilaaqaad iyo is-fahan iyo kala guursi.
|
8."And grant, our Lord! that they enter the Gardens of Eternity, which Thou hast promised to them, and to the righteous among their fathers, their wives, and their posterity!
| 1 |
Waxyaalahan waxaan idiinku soo qoray, idinka oo rumaystay magaca Wiilka Ilaah, si aad u ogaataan inaad nolosha weligeed ah leedihiin.
|
These things I have written to you who believe in the name of the Son of God, that you may know that you have eternal life, and that you may continue to believe in the name of the Son of God.
| 1 |
34 Laakiin mid askartii ka mid ah ayaa jilbaha isku wareejiyey, oo markiiba waxaa ka soo baxay dhiig iyo biyo.
|
34 But one of the soldiers pierced his side with a spear, and at once there came out blood and water.
| 1 |
Dabool dhulka markaan la isticmaalayn.
|
Slinks to ground level when not in use
| 1 |
Maxaase ka dhalan Kara Tilaabadii loogu gacan geliyey Itoobiya? - Warqaad
|
What could be compared with Ethiopia?
| 1 |
Balse xaalka murugsan waxa uu noqday mid aan cidi wax ka qaban karrin mustaqbalka dhow, marba haddii dalkaasi ujeedo fog oo laga lahaa lugu dumiyey.
|
But this step is in any case inevitable in the not so distant future, if we want to become a fully sovereign state.
| 1 |
Habkaas, waxaad ku celcelin doontaa sida ugu yar ee aad sameyn lahayd haddii aad isku dayi lahayd inaad sameyso adigoon akhrin tilmaamaha ka hor.
|
That way, you'll how to repeat far fewer steps than you would have if you had attempted to do it without reading the instructions beforehand.
| 1 |
Muwaadiniintan ayaa waxa ay qaarkood mudo bilooyin ah ku xidhnaayeen xabsiyo ku yaalla dalkaasi Iran, waxaana lagu sii daayay dadaalo ay bixisay dawlada Soomaaliya.
|
The internationals were jailed in Israel for many days and then deported.
| 1 |
Wararku waxa ay tibaaxayaan in qorshahaani ...
|
Let us know what you think of the pla...
| 1 |
Dhammaan noocyada kala duwan ee mashaariicda xireyaashaba saqafka warshadaha iyo dhismaha rayidka ah
|
Boards of all sorts of construction and design
| 1 |
Raysalwasaaraha Israel Benjamin Netanyahu ayaa ku eedeeyey IRAN inay wado dhismaha xarumo militari oo ka sameysaneyso dhulka Siiriya iyo Lubnaan.
|
May peace and blessings be upon him, His noble grandfather and his the righteous companions and followers till the last day.
| 1 |
Waxay hadda leeyihiin laba xarumo xogeed oo ku yaal Denver, Co, iyo Singapore si ay u siiyaan xawaare xawli leh oo deg dega Maraykanka iyo Asia Pacific.
|
They currently own two data centers located in Denver, Co, and in Singapore to provide fast loading speed in both the U.
| 1 |
Qaar kamid ah heesaha uu sameeyane waxaa lagu tarjumay luqado kale.
|
Some of its works have been translated to other languages.
| 1 |
Sidoo kale Twitterka oo isna ka mid ah baraha bulshada ayaa isna ka saaray hadalkaasi bartiisa waxayna Twitterku sheegeen inaanay u noqon karin Donald Trump goob uu ku faafiyo beentiisa marin habaabiska ah.
|
Even Sweden has acknowledged their immigration problem - although you would not be able to tell from their twitter accounts following Trump's speech.
| 1 |
Tani liiska hubinta waxay kaa caawineysaa inaad hubiso inaad dhammaysay wax walba oo loo baahan yahay si aad u bilowdo boggaaga.
|
This course is guaranteed to give you everything you need to Create your own website.
| 1 |
5) Tani miyey xiiseyneysaa qofkastoo ka baxsan ganacsigayga?
|
Does that make sense at all to anyone but me?
| 1 |
Markaa anagu taa waanu ka soo horjeednaataageersan yahey sidii loo heli lahaa cadaalad siman iyo awood qaybsi maamul oo lagu qanci karo in deegaanka iyo dadkaba lagu maamulo ."
|
That is why we are looking for talents who bring the same enthusiasm for the interest and needs of local people as for international contexts."
| 1 |
Markaa soomaalidu waa dad madow ah, oo an carab ahayn.
|
Haitians are black, Norwegians are white.
| 1 |
Sababta taasi waa wadada dadka dhab ahaantii ay ku taajiraan."
|
That's how rich people live."
| 1 |
Taas ayaa maangal iigu muuqan weydey, kana hor timi oo waafiqi weydey nolosha iyo xaqiiqooyinka ka jira'.
|
I dreamed about it, but dreams and reality don't always meet up."
| 1 |
waa la doogiye dadkaygooow ayaan la dacaroon waxaan aaad ugu faraxsanahay dadka reer ogadenia ee mintidiinta ah ee utaagan danta dadkooda diintooda iyo dalkoodaba waxaan aad ugu mahadcelinayaa dadka banaan baxa ka dhigayay meeshaa geneva iyo q/m looga taliyo ku muda haraaday markaa waxaan leeyahay wada dadalka iyo danteen oo ha ka daalina walaalayaal
|
[Meaning: Then he turned away from them and said: "O my people, I have certainly conveyed to you the message of my Lord and advised you, but you do not like advisors."]
| 1 |
Subsets and Splits
No community queries yet
The top public SQL queries from the community will appear here once available.