so
stringlengths
4
1.24k
en
stringlengths
4
1.73k
sco
float64
1
1
Markaa ini fargaajo inuu xukunka kusoo laabtaa waa calaacasha oo tima kasoo baxaan.
He judges by what is in their hearts.
1
Waxaan jecel nahay labadaba macaamiisheena iyo kuwa aan rasmiga ahayn iyo waxaan dooneynaa inaan ku siino maraakiibta bilaashka ah iibsigaga soo socda.
We love our customers and partners, so feel free to reach out anytime.
1
Gudaha Iswiidhan dhamaan shaqaalaha dhinaca daryeelka waxaa waajib ku ah qarinta sirta.
In the Netherlands, all employees are required to have health care.
1
waxay ku dambeyn la arki doone.
they'll FINALLY see
1
Tuubooyinka geotextile waxaa caadi ahaan lagu buuxiyaa waxyaabaha goobta yaal; si kastaba ha noqotee, qalab kale ayaa la soo dejin karaa lana isticmaali karaa.
The geotextile tubes are typically filled with on-site material; however, alternate materials can be imported and used.
1
Inta badan qoyska caadiga ah iyo wax aan caadi ahayn la magac Rushikesh.
The concept of the Russian family is incredibly typical.
1
Dhalinyarada soomaaliyeed ee wadanaka gudihiisa ku nool ayaa iyagu waxa ku fakaraan laba arimood oo ay is leeyihiin waad kaga bixi kartaaan wadanaka.
People from different ethnic groups in Vietnam can be distinguished by their
1
Waa kuwan liiska cuntooyinka dhaqameed ee ugu caansan:
Here are the most traditional food:
1
Diinta kiristanku waxay aaminsanyihiin in dhulku taagan yahay.
Christianity appeared on the earth.
1
Waxaan idin shegayaa gumaysi wax ka xun oo uu qof ku nolado in uusan jirin.
I'm telling you......one of the worst has no blossomed into someone
1
"Haddii la Tartamo cid ayuun baa Badisa, Xukuumaddana waa Tii ugu waxqabadka badaynd"
"If you have a lot of work, salesforce is the solution"
1
markay ula yimaadeen rasuuladoodii xujooyin waxay ku farxeen gaaladii waxa agtooda ah oo cilmi ah, waxaana ku dagay waxay ku jees-jeesi jireen (abaalkiisii).
Then when their Messengers came to them with clear proofs, they were glad (and proud) with that which they had of the knowledge (of worldly things): And that at which they used to mock, surrounded them (i.e. the punishment).
1
24:4 Markaasaa Muuse wuxuu qoray hadalladii Rabbiga oo
24:4 Then Moses wrote all the words of the Lord.
1
Maqaalka oo dhan ayaa la heli karaa halkan.
All the voices can be found here
1
(2) Dawlad kasta oo cusub oo timaadaa waa iney aasaas ka dhigataa guulahaa hore ee la gaadhey oo aaney tuurin.
b) All new Customers will be required to settle their first order on a pro-forma basis.
1
Oo waxaad qaaddaa dibiga dhiiggiisa, oo fartaada ku mari meesha allabariga geesaheeda; oo dhiigga oo dhan waxaad ku qubtaa meesha allabariga hoosteeda.
And you shall take [some] of the blood of the bull and apply it on the horns of the altar with your finger, and you shall pour out all the blood upon the base of the altar.
1
Waxayna dhihi kuwii gaaloobay, "Ma tihid Rasuul," waxaad dhahdaa waxaa marag ugu filan dhexdeenna Eebbe iyo cidda agteed ogaanshaha Kitaabku yahay.
And the unbelievers say:'You are not sent.' Say:'Sufficient is God as my witness and your witness, and so are those who know the Book.'
1
Arrimaha la qabanayo, qaarna xumaantoodu way muuqataa, qaarna ku danbaabi mayno."
And some of them are obvious to us and some of them are not.
1
Ninkii wax barta waxaa la yiraahdaa maxaad jeceshahay inaad qabato?
Student what do you want to see?
1
Haasaawihii oo halkiisii ah, wuxuu wedku helay wiilka aabbihii.
After the visit, the son looked at the father.
1
Waxaad xor u tahay inaad ka baxdo wakhti kasta ama aad gasho kukiyada kale si aad u hesho waayo-aragnimo fiican.
You are free to opt out at any time or opt for other cookies to get a better experience.
1
Oo wuxuu ku qoray laba loox oo dhagax ah, markaasuu i siiyey.
Then he wrote them on two blocks of stone and he gave them to me.
1
Ku soo dejiso WhatsApp bilaash Way fududahay, maxaa yeelay hadda, codsigu gebi ahaanba waa u bilaash dhammaan meheradaha.
The app is at present in its beta stage, so the access is free for everyone.
1
Sidaas awgeedna waa waajib inay haweenku helaan xaquuqdooda siyaasadeed."
This is the way women should assert their rights.'
1
Qodobkani waxaan ka hadli doonaa sharciyada koritaanka iyo qashinka.
This paper examines the defence and energy sectors.
1
Hase yeeshee ma jiraan warar ka madax banaan tibaaxaha ay weriyeen xoggo doceedyadaa, oo ka soo baxay dhinacyadaasi.
However, there is no record at any doctor's visits of statements of these limitations.
1
Hadda waxaan ku tusi doonaa qalabkeenna si aan kuu siiyo faham dhammaystiran oo naga mid ah.
I am going to show you some of our results
1
Taasi waxay yareynaysaa faafitaanka caabuqyada kale.
It lessens the benefits of other
1
Aaga dhexe waxa uu deganaa meesha la yidhaa Bisad, waxaanu ka koobnaa:
In the body area, we are going to put:
1
Markii aan Xogtaada Shakhsiga ah u wareejino waddamo kale, waxaan qaadaynaa tallaabooyin loo diyaariyay si aan u xaqiijino in wareejintu waafaqdo sharciga loogu tala galay.
When we transfer your personal information to another country, we take steps to ensure that appropriate protections are in place in line with data-protection laws.
1
Waxaan baaray arrinta saldhigga ciidan-badeed ee ay Itoobiya ka dhisanayso Jabuuti.
Work We Carried out on the Eurofighter Typhoon
1
Ka dib markii ay shaqaalaha ka fiirsadaan su'aalaha, ururrada la soo xulay ayaa lagu martiqaadi doonaa inay soo gudbiyaan soo jeedin buuxda oo ku saabsan maalgelinta.
Following evaluation of the letters of intent, select organizations will be invited to submit a full application for funding.
1
Waxaanu bilowney inaan qorno sharciyo idin ilaalinaya idinka iyo qoysaskiina si la idinkaga badbaadiyo dadka doonaya inay waddankeena burburiyaan.
We have started to write laws that will protect you and your families from people who seek to destroy our country.
1
Sida ay qabto Hey'adda caafimaadka bulshadu waa in dumarka uurka leh ay si dheeraad ah u taxaddiraan, gaar ahaan marka ay dhaliddoodu xoogaa soo dhawaato iyo dhalidda ka hor.
According to the Public Health Agency of Sweden, pregnant women should be extra careful and especially in the end of the pregnancy and prior to giving birth.
1
Wuxuu noqon doonaa qof raaxo leh oo run ah sababtoo ah awoodda anshaxeed ee dadka kale lagu dhiirigeliyay inay horumariyaan.
Leaders become great. but because of their ability to empower others.
1
Wareeriya Jimicsiga Mat la cimlibaadhista xumbo waaxyihiisu ...
Products Featured
1
Qorshahooda VPS waxaa si buuxda loogu maareeyay si loo fududeeyo culeyska farsamada ee adeegsadayaasha isticmaala.
Aflac's supplemental policies are designed to help ease the burdens of all employees.
1
Ruqsad baa la weydiistaa, dariiqaa baan marayaa baa la yiraahdaa, halkaa baan gaarayaa baa la yadhaa."
'Well, then, let us make an appointment, and I will be there.'
1
Hadii aad tahay haweena ay qiyaasta dhexdaadu ka badan 80cm.
If you are a woman, 80 kg's maximum.
1
Qaar kamid ah waddooyinka Muqdisho oo xeran & ganacsiyada yaryar oo...
Several mompreneurs and small business...
1
Filimka Aabihiis uu ku soo baxay waxaa uu ahaa Mr. India,waana halka uu ugu baxay magacan.
The working title of this film was His Wife from Arizona.
1
Khasaaraha ka dhashay ayaa iyadu aan weli ila iyo hada la ogeyn,waxaana uu dabkaan noqonaaya ki ugu horeeyey oo ka kaca xeryaha qaxootiga ee ku yaalla degmada Bosaaso.
Except - if indeed it was arson - the people who started the fire.
1
Madaxweyne Axmed Karaash ayaa xarumaha uu kormeeray waxaa ka mid ah dhismaha Sii akhriso
Azlan Shah Bridge is among the various facilities provided
1
yidhi, Haddaan Sodom ka helo konton qof oo xaq ah oo magaalada jooga,
The Lord said, "If I find fifty righteous people in the city of Sodom, I will spare the whole place for their sake."
1
Ka dib shan ilaa todoba daqiiqo, waxaad u baahan tahay inaad soo saarto wax kasta oo soo kordhay.
Every five to seven minutes, you should take a moment to re-engage.
1
maxaa yeelay waxaa kuxiran aqbalka ducada, sidoo kale waxay kuu sahashaa in adiga iyo reerkaaguba aad toosnaataan.
Upholding her in prayer right now, along with you and the rest of your family.
1
"Yuhuudda waxaa ka mida qaar hadalka qasadkiisii ka leexinaya."
There were Jews among them.
1
Waxaan ku jirnaa wareegii ugu dambeeyay.
We are in the finale
1
o Cibaado xumo iyo rabi ka fogaansho: qaadku waxaa uu leeyahay salaada iyo cibaadada oo laga wahsado "Qaadicu salaadnimo qasad ah qaadow adigaa leh"
"Sacrifices and prayers..."sounds similar to "thoughts and prayers!"
1
Boqor Buurmadoow mar uu ka hadlaayey wada hadalada Khaatumo iyo Somaliland ayaa yidhi "Madax-dhaqameed ahaanu waanu soo dhaweeynaynaa Khaatumo, waa dadkeenii, waa ehelkeenii, wax baa inaga dhexeeya, wada hadalkana waan ku hambalyeynayaa Xukuumadda, waana talaabo xagga nabada loo qaaday."
Ye Yuan shook his head and said, "The grudge between our Ye Family, the Wan Family, and the Su Family is irreconcilable.
1
10-kii sano ee kasta, natiijooyinka tirakoobka waxaa loo isticmaalaa in lagu qaybiyo Golaha Wakiilada, iyada oo la go'aaminayo inta kursi ee gobol kastaa helo.
Every 10 years, the results of the census are used to reapportion the House of Representitives, determining how many seats each state gets.
1
Walaal qormada waxaan ku saleeyey maraykan, waxaanse qiyaasayaa in ay u dhowyihiin sidaas oo kale dalalka isticmaala labarada khaaska u ah qofka
I say these scammers are based in the US, marketing majors with some web development would be my guess.
1
Beesha caalamka oo waday cadaadis xoogan ayaa ugu damabyn waxa ay shir iskugu keeni doontaa maalinta Sabtida Madaxda Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada iyo...
Salsa Festival will once again be at De Koning Party & Events....
1
Xisbiyo tiro badan oon tayo lahayn,Qabyaalad iyo Beelo ku abtirsada,t alo la'aan iyo Qaran du mis iga dheh.Marka hor e waxaan salaamayaa
And I swear to you, by stone and steel, by mithril and gold, that I will not leave without saying goodbye!"
1
24 saac waa dhurmayaan waxay ku dhurmayaana wax dani ku jirto maaha.
24 hours is not enough Setting
1
Fiisooyinkaani waxay shaqeynayaan oo keliya waqti cayiman mana u oggolaanayaan soo-booqdaha shisheeye
These structures are only used at run-time and do not occur within the
1
Isbeddelku waa mid caadi ah marka channelku uu dhaqaaqo dhinac.
The trend is seen to be positive when the channel is sloping up.
1
Muddo ka dib waxaan ku soo koray iyo waxbarashada dhameysatay, guursaday, shaqada bilaabay.
After a while I grew up and finished education, got married, started working.
1
Khudbaddan, oo uu Luukos dhakhtarkii uu duubay Bawlos halkaas ku bixiyay, waxaa loo qaadan karaa inuu tusaale u yahay dhammaan hadalada kale ee Bawlos ka dhex sheegay sunagogyada Yuhuudda.
This discourse, which Luke the Physician recorded Paul delivered there, can be considered a model for all other discourses Paul delivered in the synagogues of the Jews.
1
Waxaa hadda hay'adda dalka Soomaaliya u yaal cunto ay qabin karto labo bilood.
In livestock, there is enough feed for 2 months.
1
• weligaa isku durtay daroogo, xataa haddii ay ahayd xataa hal mar oo muddo hore ah. (daroogada waxaa ka mid ah mida jir dhiska ee jiimka)
· greater number of rounds before his elimination (including the round when he had a bye);
1
-Metrobus waxaa la istcimaalaa ka hor intaan la istcimaalo hab kale oo gaadiid, oo ay kujirto kaadhka metrooga oo loo aqriyo wareejinta ma dhici doonto.
-Metrobus is used before the use of another means of transport, including Metrobüs card is read for the transfer does not occur.
1
Dastuurka cusub ee la ansaxiyay ayaa sida la sheegay ka kooban 141 qodob iyo 2 lifaaq.
Seats are located in Section 214 and 215.
1
Jacayl iyo farxad!
The love and happiness!
1
aqaano waxa qof walba waxa uu ka fikirayo....
I know what everyone thinks...
1
Waa muhiim dhamaanteena in aan wada ilaalino kheyraadka shirkada ee qofba qofka kale in uu caawiyo si ay shaqada u dhameestiranto,si uu halkaas ugu soo bixin gaab.
For us it is important that all employees are well acquainted with the work of the company so that everyone strives towards the same goal.
1
Gaba-gabadii waxaa kasoo baxay shirkan ayay HOL wax ka weydiisay Avv.
Finally, the meeting passed a resolution asking the AICC
1
Sida cagaarka kale, yaanyada oo dhan waa la qaboojin karaa: ka dib markii barafka, ma noqon doonaan wax ka xun kuwa cusub.
That said, any pipe can freeze - especially when temperatures are well below the freezing point.
1
Balse xusuusnow in ay muhiim tahay in si habboon loo nadiifiyo walaxkan biyo biyo ku filan.
But remember that it is imperative that the water should be tested.
1
xildhibaanku waa inuu ahaadee daljoog!!!
It should be a REQUIREMENT!!!
1
Hadaba Warbaahinta puntland waxay idiin soo gudbinaysaa Liiska Magacyada Wasiirada iyo Wasiir ku xigeenada Xilka laga qaaday iyo kuwa isku Shaandhaynta lagu sameeyay.
ThePrint brings you the list of the ministers and their portfolios.
1
Gabar 25-sano jir ah oo Gudoomiye ka noqotay magaalo ku taalla dalka...
By Age 25: Leaving town...
1
Suuqa waa uu xirmay, mana doonayo inaan ka sii hadlo waxa dhici doona Janaayo."
"What's over is over, and we aren't going to dwell on what happened last year."
1
waxaan ku sigtaa
I'll be sitting
1
Waxaanay xuseen inuu wax weyn ka tarayo horumarinta deegaankaasi.
we saw a lot of progress in the area.
1
Waa kuwaan sadex waxyaabood oo la sameeyo haddii aad dooneysid xaaskaaga iyo haweenka kale inay ku ixtiraamaan.
So here are three things you could do, depending on your preferences for dealing with your stuff.
1
Wadamo badan oo dunida ah wariyayaashu waxay wajahayaan rabshado, iyo xarig loogu geystos haqadooda wardoon darted.
Throughout the world, many people face violence and imprisonment as a result of exercising their right to freedom of expression.
1
Waxaanu sheegay in taas ay muhiim u ahayd amaanka qaranka.
She said this is a matter of national importance.
1
Daadka ayaa waxa uu ooda jabsaday...
Doctor was shocked...
1
Ma rabtaa caqiidadaada oo afkaaga ku qoran?
Do you want to read books in your own language?
1
Masiix Taasi waa la sarraysiin lahaa ee aannu samayn lahayn oo dhan
Jesus Christ has done all that we could not do.
1
Sumsung oo taleefoonkii ugu waynaa soo bandhigtay iyo
mailing address, and the main telephone number;
1
Amnigeena daa'inka ah waxaa iibsaday Masiixi, waxaa balan qaaday Aabaha, oo waxay ku daboolantahay Ruuxa Quduuska.
Our eternal security is purchased by Christ, promised by the Father, and sealed by the Holy Spirit.
1
- Zabuur: Ruuxii dadka cibaado uga dhex baxa, adduun iyo akhiruu badbaadaa,
The One Who safeguards His servants in this world and the hereafter, and
1
Kan qasaday qofkii shalay tegaa, ku ah laba qaabe
He nodded, took two
1
Hadafku waa inaad hesho shaqo ama bilowdo waxbarasho sida ugu dhakhso badan ee suurtagal ah.
So you have to be patient and start the training process as early as possible.
1
Sideed ka mid ah ayaase loo haystaa eedaymo intaas ka sahlan.
How does one do it so easily?
1
Dadka xasaasiyaddaha qaba waxaa looga baahan yahay inay ku sugaan xarunta tallaalka iyagoo helaya kormeer caafimaad ilaa 30 daqiiqo kadib marka ay qaataan cudurka tallaalka korona fayras.
Students are required to remain in the Health Center for 30 minutes after receiving allergy injections.
1
wuxuuna intaas ku daray"Waa Difaac aan dhihi karno Ciidanka Jubbaland meel kasto ay jogaan way ku dayan karaan waa Difaac aan dhihi karno waxay moraal xumo u tahay kuwii nabad diidka ahaa.
And whenever people said, "Hey, maybe we should tone it down." they got attacked.
1
Waxaan Eebbe ka baryayaa inuu inoo hawlyareeyo olalahaas ballaadhan ee lagu xoojinaayo xuquuqul iinsaanka.
I pray that the Lord would use this ministry to strengthen the faith of our people.
1
Waxaa goobjoog ka ahaa wasiirka gaashaandhigga Cabdiqaadir Cali Diini iyo taliyaha xoogga dalka Daahir Aadan Cilmi (Indho Qarshe).
It is an important place for Catholics in power and the incorrupt body of st.
1
"War dhammaaday weeye" ayuu bayloodkii ku jawaabey, waxaa uuna asaga oo lacagtii soo taagaya yiri: "Laakiin ninku haddii uu adiga kuu casuuman yahay waa in la bixiyaa lacagtii diyaaradda, waayo qofkii jinka casumaad ka hela waxaa kharashkiisa qaba jinka."
"Hurry up," the woman at the counter said, "because when you get back they are waiting to take it to the auction."
1
Duulimaadyada u dhexeeya Ruushka iyo dalalkaas waa la joojiyay sannadka 2020 iyada oo ay jirto cudurka faafa ee COVID-19.
The India-Russia annual summit was postponed in 2020, owing to the COVID-19 pandemic.
1
Oo waxay maqleen codkii Rabbiga Ilaaha ah, isagoo beerta dhex socda kolkii maalintu qaboobayd: oo ninkii iyo naagtiisii way iska qariyeen Ilaah, oo waxay ku dhuunteen geedihii beerta dhexdooda.
They heard the voice of Yahweh God walking in the garden in the cool of the day, and the man and his wife hid themselves from the presence of Yahweh God among the trees of the garden.
1
ragga waxay billaaba taa sannadaha ugu horreeya ee qaan-gaarnimadiisa,
man in his early fifties
1
Waxaan sharaf u ah imtixaanka maraynta kitaabkan, oo waa waxaan idinku leeyahay.
I am honored to endorse this book.
1
Rasuulkuna wuxuu yidhi : (Naxariis iyo Nabadgalyo Eebe korkiisa ha yeelee) Ruuxii ku Goosta Xoolo
The Messenger of Allah (Peach be upon him) again said: Peace and Allah's mercy be upon you!
1
CISP si gaar ah ayaa ay u qiimeyneysaa Jawaab-celintaada iyo taageeradaada.
The are steadfast forever and ever, done in faithfulness and uprightness.
1
Tani waxay sidoo kale noqon lahayd hadiyad ugu fiican ee saaxiib, maxaa yeelay, waxaa timid qalabaysan kolay sidato maro jilicsan iyo xoqo manka ah hubinta waxaad isticmaali kartaa Furimaha this sanado badan oo soo.
This would also be the perfect gift for a friend because it comes equipped with a velvet carry bag and a pollen scraper ensuring you can use this grinder for many years to come.
1
waftigaane aya dhinaca Dowladda KMG waxaa sii sagootiyay wasiiro iyo
The number of times the MLD-Proxy has been stopped and
1