so
stringlengths
4
1.24k
en
stringlengths
4
1.73k
sco
float64
1
1
Waan ka xumahay inaan ka hadlo wax ka baxsan topic-yada qiimaha leh ee
Did not try to talk me into more expensive items.
1
Barlamaanka ayaa Su,aalo ka waydiiyay Xubanaha Ururkiisa ah oo Dad ku xir xiray Miyiga meesha qaar kalana ay laayeen wuxuu ku jawaabay in arrintaas ay baaritaan ku wadaan balse uusan ku raacsanahay midaas oo Xubnaha Barlamaanka qaar kood aaminsan yihiin inuu Masyuuliyadeeda qaadi doono.
Asked what his message was for MPs thinking of leaving the party, he said: "I would say to them that there are certain people in the party with whom they disagree very strongly.
1
Marxuumka la dilay ayaa ahaa qof nin da' ah,waxaana Magaciisa lagu sheegay Aadan Cali.
there was a first human and his name was Adam.
1
Marka siiraanyo hadlana waxay qoladii dalka timid ku yidhaahdaan, madaxweynuhu aad ayuu ugu faraxsanyahay booqashadiina.
When he walks into a room, people say,'Your excellency.'"
1
ee Qaraabada sii xaqeeda iyo Miskiinka iyo Musaafurka, saasaa u khayroon kuwa dooni Wajiga Eebe, (u dhawaanshahiisa) kuwaasina waa kuwa liibaanay.
So give to the kinsman his due, and to the needy, and to the wayfarer. That is best for those who seek Allah's Countenance. And such are they who are successful.
1
Geedka waxaa lagu beeray labadaba guga iyo dayrta.
Both were generated by the Sun and the Moon.
1
waxaana nahay kuwo aan si toos ah loo soo dajiyo.
We are, indeed, in dire straight.
1
Soo sheegista ilmaha ay waaxda daaryeelka caafimaadku amartay in ay galaan karantiil
Ask her to report to the health facility providing
1
Waxaynnu nahay ummad dhan oo qof-qof iyo qoys-qoys u dhisan, haddana, qarannimo aan meelna jirin baadigoobaysa.
We are all members of one human family without divisions.
1
Kadib, waxaan u dirnaa xirmada oo dhan Bangiga Qubrus si loo ansixiyo kama dambaysta ah.
Next up we want to apply the library's functionality to all of the nodes.
1
ma wuxuu idiin doortay Eebihiin Wiilal oos ka yeeshay Malaa'igta gabdho idinku waxaad ku hadlaysaan hadal wayn.
What! Has your Lord favored you with sons and taken to Himself females from among the angels? Indeed, you utter a monstrous thing!
1
[Daawo] Suxufiyiin soo duubay Muuqaalkii ugu quruxda badnaay taariikhda iyo Saxaafiyadda Fadumo Taxadar oo ka soo dhex muuqatay
imagination as the most beautiful word in the politics and history
1
Beertan quruxda badan, baaxadda weyn ee magaalada ayaa dusha ka saaran "buurta" (oo dhererkeedu yahay 232 m (761 ft), waxay la mid tahay buur) oo iska indhatirta dhammaan Montreal magaceedana u bixisa magaalada.
This beautiful, immense urban park tops the "mountain" (at 232 m (761 ft), it's more like a hill) that overlooks all of Montreal and lends the city its name.
1
Quraan akhris kaddib waxaa muxaadaro cinwaankeedu ahaa “Wanaagga Diinta Islaamka” akhriyey Sh.
It is no wonder that the Qur’an describes him as “the excellent exemplar” – ‘Uswatun Hasana.’
1
Si kastaba, marka la eego qareeno la'aanta ka jirta gobollada koofurta iyo bartamaha ee ay maamusho dowladda iyo hab dhaqanka maxkamadda ay ku maxkamadeyso eedaysanayaal badan, ayaa eedaysanayaashu inta badan waqti kooban oo kaliya waxa ay u helaan qareenada loogu tala galay.
However, given the lack of lawyers in the south-central region controlled by the government and the court's practice of carrying out mass trials, defendants often have very limited access to the lawyers assigned to them.
1
Masuuliyiinta ayaa ku qeexay
subwoofers explained
1
waxaa maanta dib u eegeynaa ciyaartoyda ugu mushaharka badan ciyaaraha caalamka laga ciyaarayo sanadka 2021.
Today we are counting down our most anticipated video games of 2021.
1
Haddii niyaddaadu ay nabad hesho, qalbigaaguna rajo, markaa farxad ayaad heli doontaa.
You are healing and your heart is in it so it will be successful.
1
Waxaan u weydiinnay in ay usoo dukadaan."
We have asked them to."
1
Waxaad u baahan tahay inaad si buuxda uga war hayaan waxa socda carruurtaada aan qaangaarin iyo shaqaalaha si looga hortago wax kasta oo dhibaato aan loo baahnayn iyaga ama in aad ganacsigaaga soo socda.
You need to be fully aware of what's going on with your underage children, spouse and employees in order to prevent any unnecessary harm coming to them or to your business.
1
wayday waa gartaa intaad ku ciishooto mucaaradka dhibaatada lagu hayo muxuu aduunku u ogaaday.
Ask Him what He would have you do in the matter of making Christ known to all the world.
1
Timo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.
Fast or slow, night in or night out.
1
Waxayna ku leeyihiin Eebe agtiisa waxay doonaan taasina waa abaalmarinta kuwa wanaagga fala.
They will have whatever they desire with their Lord. That is the reward of the doers of good -
1
Halkaan Waxaa idin ku Soo Diyaariyay na idin ku Soo Gubiyay
We're ready to burn.
1
Waxaa qoraalkan lagu sheegay in laanta Afka- "
is being made of language'.
1
140:11 Ninka sharka ku hadlaa yaanu dhulka ku sii waarin, Sharku wuxuu u ugaadhsan doonaa ninka dulmiga badan inuu afgembiyo aawadeed.
4 For the scepter of wickedness shall not rest upon the land allotted to the righteous, lest the righteous put forth their hands to do wrong.
1
Waxaa inala wada xidhiidha naf iyo shaydaan oo ah cadaw kugu lifaaqan loona baahan yahay in laga digtoonaado.
We have an enemy, and his name is Satan.
1
Lifaaqyadani waxay noqon karaanwaxaa ku jira fayras sida Trojans.
Data can be lost due to viruses such as Trojan.
1
Hadaba cuntooyin
The Food now.
1
Waxaa matashaa qofkaas saas dhahaaya inaa tahay, nafsadaada ku sifee arintaas iney adiga ku haysato xataa haddeyna ku haysan arintaas.
Let your thought say, "Here you are."
1
Wiilkeyga waa uu soo kabsanayaa, annigana sidoo kale waan soo kabsanayaa, sababta oo ah halkaan ayaa la igu quudiyaa."
"My delivery date is close, and I'm so worried about the baby because I'm living in this camp.
1
Tawxiidka, oo ah dhaqan diimeed, waxaa lagu gartaa ahaansho: Marka laga reebo cibaadooyinka kale, tan iyo markii ...
Monotheism, as a religious trend, is characterized by being: Excluding other cults, since the...
1
Labo daqiiqo iyo 20 seken ayuu Yusuf ugaga hadlay arrimo la xiriira isirka,diinta iyo addoonsiga.
For twenty or thirty minutes, I think, King spoke to us of sanctification, righteousness, and paradise.
1
Aan ku xidhnayn, kana xor ah dhammaan astaamaha ku xeeran.
Inconceivable and free of all imputations,
1
Waxa kale oo sidoo kale waa suurad wacan in dhulku dhul la dhoobo si loo yareeyo koritaanka cawska.
originating from the land also leads to the reduction of fish habitat
1
midkood kasta waxaa lagarabaa inuu
everyone will be required to
1
R/W Cabdiwali" PL waxaan u nimid in aan ka barano nidaamka dowladnimo, maadaama ay hurumar ka gaareen"
"Secondly, there needs to be a plan B on how we are going to keep students learning."
1
Haddaba markii uu ninkii muddo dul taagnaa ee ay toosi waayeen, ayuu u tegey imaamkii masaajidka oo qol ku jira.
Then he hid out there for a while until he could go to his villa in Oberweis.
1
Markii aan weydiiyay waxa dhacayna, waxay ii sheegtay sheeko yaab leh si kalana qalbi jab u ahayd.
When I asked him what the matter was he told me an amazing story.
1
Waxaan si gaar ah u jecelahay xaqiiqda ah inaysan jirin wax badan oo ka soo baxa suunka meesha uu ku dhajinayo kamaradda, sidaas darteedna wuxuu ku siinayaa xajin fiican.
I like how it doesn't steal too much from the original song so you've obviously put a bit of work into it.
1
Hadaba waxa jira tuug nooc kale ah oo isagu intaanu waxba xadin dadka ka sii dhaadhiciya inay lacagtaasi maqan tahay.
It's really not a predictor of anything other than how people will lose their money.
1
Caadi ahaan, waxsoosaarayaashu waxay muujinayaan dhumucda laanta laanteeda nooc kasta oo beerta xayawaanka ah.
Men really have an aversion to animals in any types of decorations.
1
Maxaa hubkoodii iyo hantidoodii loo qabsaday?
What happened to their property and their belongings?
1
Waad ku diri kartaa xayeysiis Craigslist ama waxaad akoon bilaash ah uga abuuri kartaa Sugarlove.
You can use your child's login information or sign-up for a free Zoom account.
1
Haddaba soo jeed, oo adkee waxyaalaha kuu hadhay oo dhimashada ku dhow; waayo, shuqulladaadii ma aan helin iyagoo kaamil ku ah Ilaahayga hortiisa.
"Wake up, and strengthen the things that remain, which were about to die; for I have not found your deeds completed in the sight of my God.
1
Ilaa iyo hadda, waxaa la dhisay oo la soo bandhigay shaxda KURAASTA BARLAMAANKA iyo inta ay qolo waliba ku leedahay.
Instead, recipes are developed and tested in each writer's home.
1
Dhexdiisa waxaa ah Faakihad (khudaar) iyo Timir Fiido leh.
In it are fruits, and palms in clusters.
1
Reer baadiyahaa ugu daran Gaalnimada iyo Munaafaqnimada, mudanna inayna waxba ka ogayn xuduudda (Soohdimaha) waxa Eebe ku soo Dejiyey Rasuulkiisa, Eebena waa oge fal san.
The Desert-Arabs are the most steeped in disbelief and hypocrisy, and the most likely to ignore the limits that God revealed to His Messenger. God is Knowing and Wise.
1
Eebe wuxuu qadaray tusaale nin dad wadaagaan iskuna khilaafsan iyo mid usugnaada ruux si gaar ah ma egyihiin tusaale ahaan. mahad Eebaa iska lch dadka badidiisna ma oga.
God advances the example of a man who is owned (as slave in common) by a number of men at loggerheads, and another man who is owned by only one. Are these two alike in attribute? God be praised; yet many of them do not know.
1
Qoraal gaaban oo guddiga ay soo dhigeen bogga fariimaha gaagaaban ee Twitter-ka ay ku leeyihiin waxaa ay shaaciyeen arrinkaasi
Post a link to it on Twitter with a short description.
1
- FIKRAD / OPINION - by G/le Sare Omer Suleiman Ali - Walaalayaal adduunku wuxuu ka kooban yahay wax Alle abuuray oo isaga ka soo jeeda waana wax kasta oo addoomadiisa u leh khayr iyo wax shaydaanku abuurtay oo ah wax kasta oo xun adduunka oo dhanna u ah shar ee aan wax khayr ah lahayn. [...]
Since God created all things and all creatures, then Lucifer or Satan is one of His creations and therefore, in a sense a fellow creature to us all and a brother.
1
Habka ugu dhaqsiyaha badan ee lagu dhalo caleemo cusub.
The fastest way to find new opportunities
1
daayay oo isaga iyo wixii ku kaydsanaaba waa tuuris.
deserted him, and on which he always relied,
1
Ku filan Power Supply: xariirta macruufka idinka qaadan doonaa xoogaa waqti ah oo aad u baahan tahay inay u leeyihiin amar ku filan si loo hubiyo in gurmad ah ayaa la dhamaystiri doono.
Enough money: you need to have enough money managed as it could take time to find the appropriate household.
1
Dhanka kalena waxaa lasoo tabiyay in la afduubtay mid ka mid ah siyaasiyiinta musharaxiinta ah ee ka qeyb galaya doorashadaasi oo lagu waday in ay dhacdo 2 sano ka hor.
It was similar to one that was defeated by voters two years earlier.
1
Saxaafaddu waa astaanta cadaaladda iyo hiilka miskiinka.
It is the epicenter of inequality and displacement of the poor.
1
Qormooyin dhowr ah ayaan isku d...
I have several copies...
1
"Soomaaliya waxay sannadihii la soo dhaafay samaysay horumar xawli ah, waxaana ku faraxsanahay inaan idin la wadaago in dowladdaydu ay gaartay guullo waaweyn intii aan talada hayay" ayuu yiri madaxweynaha.
The central Illinois chapter has grown considerably in the past few years, and I am so honored to be serving as chair to help further the organization," she said.
1
Way fududahay in la isticmaalo waxayna ku dhegi kartaa darbiga.
Easy to use and be heard.
1
Haddaba, maanta markaad eegto ifafaalaha yaalla waxaa muuqata in Kulmiye ay u qorshaysantahay in rag badan daaqadda laga tuuro la rabo.
Well, looking at the current statistics it seems that a growing number of people are big fans of singing various songs.
1
Waa maxay Lumen? iyo sida loo xisaabiyo
language and how it can be used?
1
Sidoo kale xusuusnow haddii aad ubaahan tahay inaad qorto email oo leh cudurdaar xirfad leh, waa muhiim inaad sida ugu dhakhsaha badan u sameyso.
Also note that if you need to write an email containing a professional excuse, it is important to do so as soon as possible.
1
Kala doorta kuwa intey duleen Uganda ku qarxiyay kuwa idinku laayay bakaaraha iyo gubta iyo suuqa xoolaha iyo kuwa dhilooyinka ugu geeya xalane kuwa idin laayay.
Decide on the kind you desire (panel, pivot, etc.), the fabric it must be made from (wood, glass, etc.), and also the colour it needs to be.
1
Nabi Maxamed SCW wuxuu yiri: hadday hooyadi ku habaari lahayd in lagu fitneeyo waa lagu fitnayn lahaa.
His mother said, "If he is found guilty, then he should be punished.
1
66:2 Oo gacantayduna waxay waxyaalahaas oo dhan sameeyey, oo waxaas oo dhan ayaa la dhigay, Rabbigu wuxuu leeyahay,.
66:2 My hand has made all these things, and all these things have been made, вели Господ.
1
Ggb waa duli hawiyeysan wax loo imaadana maaha.
GLP is a nonprofit.
1
In ka badan 50 sano oo adeeg ah, qoysku wuxuu kaqeybqaatay howlaha militariga, rayidka, iyo howlaha samafalka.
During more than 50 years of service, the family has participated in military, civilian and humanitarian aid operations.
1
Shinbir da' yar oo ka soo baxday ukun waxay ku leedahay anigaa eebbe ah.
God's 3 little pigs
1
Wuxuu ku nool yahay magaalada Muqdisho gaar ahaan degmada Shibis waa xaas leh caruur fara badan.
She lives in a tiny town in Idaho near some of her kids.
1
Waxaa jira dhowr ah oo halkaas, labada freeware iyo payware laakiin haa mid ka Rikoooo noqon lahayd fiican
There are many of them out there, both free and premium.
1
Waxa aanse la yaabaa sida ay u fekeraan in badan oo kamid ah dadka Soomaaliyeed.
It's amazing how so many people think.
1
Tani waxay dhaawici kartaa baabuur.
This can happen if the car
1
Sidii aan ku xasuusanay bilowgii, warkii noocan oo kale ahi maahan wax ku cusub warbaahinta maxalliga ah ee Bandırma iyo Çanakkale;
As I mentioned at the beginning, this type of site isn't new.
1
30 jirkaan ayaa koox la'aan ah tan iyo markii uu qandaraaska u saxiixay Antalyaspor dhamaadkii Janaayo, kaliya shan bilood oo uu ku soo biiray.
Nasri is now without a club, having left Antalyaspor in January after just six months with the Turkish team.
1
Waxaan ku qaataa maalinta koowaad ee raadinta mowduuc gaar ah oo si caddaalad ah hoos ugu dhiga tartanka.
I'm working on a special entry to celebrate the day.
1
Nin baa wuxuu guursaday gabadh aad u qurux badan wuxuuna geeriyooday habeenkii koowaad ee ay aqal galeen.
An old man married a woman and died on the very first night of his marriage with her.
1
Intaas waxaa sii dheer, si kastaba ha noqotee, dhowr suxuun oo Hindi ah ayaa "Singaporeanised" ah oo ay qaateen dhammaan dadweynaha, oo ay ku jiraan:
Furthermore, on the other hand, a number of Indian dishes have been "Malaysianized" and adopted by all the population, such as:
1
Xubnahan uu xilku ka sii dhamaanayo oo aan haysanin damaanadii uu madaxweyne muuse ku soo magacaabi lahaa ayaa buux dhaafiyay guriga Madaxweynaha la doortay, waxaanu mid waliba il qoodha iska tusayaa Madaxweyne Muuse Biixi oo ku mashquulsan soo dhisida xukuumaddii uu hore u balan qaaday in ay bulshadda u shaqayn doonto.
In the same way, God prepared Moses He prepares each of us for what He asks us to do.
1
Laakiin markii la kariyo ka dib, wuxuu ku dhowaa isla markiiba joojiya rinjiyeynta biyaha.
When they shut off the water, it immediately stops.
1
Qaar ka mid ah dib u eegistaan xitaa waxaa ku jira talooyin waxtar leh oo kaa caawinaya inaad ciyaarta si fiican u ciyaarto.
However, you also want to take into consideration a few additional tips to help you to play.
1
Waxa cad in waxa laga hadlayay ay ahayd saami qaybsiga kuraasta baarlamaanka ee aanay ahayn muddo kordhin.
This was pretty obviously a power struggle within the party.
1
Tanabe waxay jeceshahay qaansoroobaadyada, bisadaha iyo saloolka.
Mr. McQueen loved his motorcycles, cars and trailers.
1
Wadanka maanta waxaa suurtagal ah in lagu kala tago waxii la dhihi jiray dawlad Soomaaliyeed oo mideysan.
the apartheid system it is now possible to focus on the current
1
9:34 Markaasaa Butros wuxuu ku yidhi.
In 3:14, Peter said that
1
Waxaan awoodnaa inaan soo saarno kubadaha waalka leh wareegga aadka u sarreeya iyo dulqaadka dusha sare.
We are able to do apartment complexes and top-level parkades.
1
Iyada oo aan weliba idiin sii sheegayo in ay jireen fadeexado waaweyn oo wasiir Boobe iyo madaxda kale ee warfaafintaba arintaas ka soo wajahay.
I think that you've done a great disservice to the principals and the vice-principals of this province.
1
Habo raali galin buuxdaa lagaaga fadhiyaa waxey ahayd inaad shaqsiga ku ikaato.
One of the joys of being in charge of your own
1
Ninka 36 jirka ah ee shirkadda doll-ka ka hawlgala xitaa wuxuu sameeyay nuqul xiddig caan ah oo lulataaye caan ah.
The 36-year-old even compared Bellew to a BANK ROBBER.
1
Ku qeexan xeerka kooxda qiimaha macaamiisha taas oo template macaamiisha waxay ka tirsanaan doonaan.
Displays the System ID number of customer groups that the customer account belongs to.
1
"Waxaan ku baaqayaa fulinta qodobada lagu heshiiyay.
"I accept the Terms of Service"
1
Waxaa uu sheegay in gudaha magaalada ay ciidamadu ka wadaan howlgallo lagu sugayo amniga, waxaana uu intaa ku daray inuu socdo qorshe.
So he gathered the remaining men in the village, and together they hatched a plan.
1
Waxa ay noqotay sidii uu Yaxye sheegayey, oo wadaadka waxaa laga qaaday caddaymo dhawr ah, waxaana loo ballamiyey intixaan isla maalmahaas ahaa.
This is what Jesus had spoken to His disciples, is what the prophets saw, and is what happened on the day it was fulfilled.
1
Sida kaydka, waxaad ka bixi kartaa hal biqil, taas oo la gooyaa laba xabo.
Or you can grab a meat plate, which consists of 2 sides.
1
Waxaa uu sidoo kale uu ka tirsanaa kooxda Saaciduun Bil Xaq.
The group also has a monthly tour
1
Waxaa na farxad galinaya in aan maqalno Taladaada iyo wax kasta oo wax dhisaaya.
We're happy to discuss and advise on any project.
1
Isagoo Dhihi quraankani ma aha waxaan sixir la soo Guuriyay ahayn.
and say,'This is nothing but plain magic!'
1
Waxaan bixinaa ah movies ugu dambeeyay ee HD iyo Full HD.
It supports HD and full HD video.
1
Maxay tahay sababta ay darbiyada luuqluuqyada u xoog badanyihiin?
Why is it so easy for languages to become extinct?
1
Waxa kale oo xadhiga ku ladhnaa handidaad iyo garaacis ay Boolisku u geystaan wariyeyaasha marka ay taxaabayaan.
Additionally, we provide access and spread information about the public's rights when confronted by the police.
1
5:25 Waxaa jirtay naag laba iyo toban sannadood dhiigbixid qabtay.
5:25 Now a certain woman had a flow of blood for twelve years.
1