so
stringlengths 4
1.24k
| en
stringlengths 4
1.73k
| sco
float64 1
1
|
---|---|---|
Haa, taasi waa waxa aan u dammaanad qaadno macaamiisheenna.
|
This is what we aim at for our clients.
| 1 |
Waxa uu aqbalay baabtiiskii oo ahaa wakiil ka mid ah aadanaha.
|
was taken at the Baptism of church members.
| 1 |
Af- qalaad cilmi maaha, ee ninkastawba adiga iyo maskaxdaa yaan wax kale laguugu sheekeyn..,.
|
There are no words.... except to say we are all thinking about you and your family.
| 1 |
Gunooyinka Casino Joker waxay u dhigantaa 100 ₴!
|
Cash games with 100.
| 1 |
Waxaana Waswaasiyey Shaydaan, inuu ka Muujiyo Xagooda wixii laga Asturay oo Cawradooda ah, wuxuuna Yidhi wuxuu idinka Reebay Eebe Geedkan inaydaan Noqonin Malaa'ig, ama aydaan waarin.
|
Then Satan whispered to them that he might manifest unto them that which was hidden from them of their shame, and he said: Your Lord forbade you from this tree only lest ye should become angels or become of the immortals.
| 1 |
wuxuuna yidhi (Nabi) Muuse haddaad Gaalowdaan idinka iyo waxa ku sugan Dhulka dhammaan Eebe waa Hodan mahadsan. (8)
|
Musa said,'If you were to be ungrateful, you and everyone on the earth, God is Rich Beyond Need, Praiseworthy.'
| 1 |
Sidaa awgeed, wax walba oo qof yahayba, ugu horreyn waa xubin ka tirsan tolwayne.
|
Therefore, everyone else is a member.
| 1 |
Habeenkii oo dhan waraabihii orod iyo baadi doon bay u ahayd, goor dambe oo waagiiba beryi
|
Beer and wave-runners the rest of the morning.
| 1 |
Waxaan si dhaqso ah u fahmay kulankeenii ugu horeeyay"
|
It just reminded me of one of our first meetings."
| 1 |
In kabadan 100 qoys oo ku nool xeradaa barakac ee ku taala.
|
More than 100 families residing in Campus.
| 1 |
Mars magaciisu ahaa, ahaana ilaaha dagaalka iyo beeraha.
|
Mars is the God of war and weapons.
| 1 |
Gunaanadkii qoraalkaygan kooban waxa aan ku soo af-meerayaa aragti aan qabo oo ah in guud ahaan dadka qoraalka ku wanaagsan aanay siyaasadda guulo ka soo hoyn.
|
I think that the poster was trying to critique my statement that, in general, people who don't get biglaw aren't going to be competitive for a clerkship.
| 1 |
24:13 Your wasakhnimo waa execrable. Waayo, anigu waxaan rabay in aan idinka nadiifin, oo idinku innaba ma aydaan la daahirinayo aad wasakhda. Sidaas daraaddeed, hana waa la nadiifin doonaa ka hor waxaan ka dhigi dhirifkaygu badan aad joojin.
|
24:13 Your uncleanness is execrable. For I wanted to cleanse you, and you have not been cleansed from your filth. So then, neither will you be cleansed before I cause my indignation over you to cease.
| 1 |
Guud ahaan shikrkan oo si wanaagsan ku bilowday ayaa wuxuu ku dhamaaday jawi aad u sareeya.
|
So overall the acquisition is off to a good start.
| 1 |
'Sha' qodob baa aynu u naqaannaa.
|
We know "the system."
| 1 |
Waxaana kutuuray banaan cidla ah isagoo buka.
|
But We cast him, upon the shore, and he was ill,
| 1 |
Waxaana xoolahan la xisaabinayay ee goobtaasi ku xareysnaa ay ahaayeen Lo, laga soo celiyay dalka Sucuudiga.
|
"We let them recover on the pitch, so they came back.
| 1 |
25:8 Wuxuu xoog ku hoos dhimashadana weligeed tuuri doonaa. Oo Rabbiga Ilaah ahu wuxuu iyaga ka qaadi doonaa ilmadayda ka wajiga kasta, oo isna dhulka oo dhan ka baabbi'in doonaa dulli dadka uu. Waayo, Rabbigu ayaa saas ku hadlay.
|
25:8 He will violently cast down death forever. And the Lord God will take away the tears from every face, and he will take away the disgrace of his people from the entire earth. For the Lord has spoken it.
| 1 |
Waxaad qaadan kartaa ugu badnaan laba toddobaad ka hor intaadan la kulmin astaamo calaamadaha daroogada awgeed.
|
You can spread the virus for up to two days before showing symptoms.
| 1 |
- Luqadda nidaamku waxay taageertaa 20+ luqadaha , taas oo fududeyneysa in la isticmaalo.
|
Software support more than 20 language that make it very easy for using.
| 1 |
Labada wadan ayaa waxaa dhawaanba xiriirkooda ka dhextaagnaa xasarad siyaasadeed.
|
The existing political institutions in both countries are closely linked with the
| 1 |
Oo hantida magaalada waa inaad doorataan, taasoo ah meel ballaadhkeedu yahay shan kun oo cawsduur, oo dhererkeeduna yahay shan iyo labaatan kun oo cawsduur, oo ay ag taal qaybta quduuska ah, oo taasna waxaa iska lahaan doona reer binu Israa'iil oo dhan.
|
And ye shall appoint the possession of the city five thousand broad, and five and twenty thousand long, over against the oblation of the holy portion: it shall be for the whole house of Israel.
| 1 |
aniga waxan leeyahay warkan ma yahay war xaqiiq ah ani waxan ahay majeerteen mana namatalaan waana danbiilyaal
|
The truth of the matter is, I am not an accountant,
| 1 |
Taas macnaheedu waxaa weeye, waxba kuuma kordhidoonaan.
|
That means they are not growing.
| 1 |
Daawo: wiil ka mid ah kuwa kubadaha soo...
|
Provenance: Son of the art...
| 1 |
Waxaannu doonaynaa inaan kal-ciyaareedka soo aaddan ku bilowno qaab abaabulan oo diyaar ah . "
|
"We want to make a good start to the tournament."
| 1 |
Oo haddana wuxuu siiyey oo isaga saaxiibbadiis ah war wanaagsan in Maalinta Qiyaame Shuhadada baa la sara kicin doonaa,oo aan xanuun, oo qaba dhaawacyo ay dhiig-bax iyo in inkastoo midabka noqon doonaa in dhiig ah waxaa ur lahayn ee dhiiggiisu ahaan doono garoonka oo dhan, sidii ayaa lagu badali doonaa udgoonkii jilicsan ee Miski. Nebigu (Salla Allahu alihi wa Sallam) u sheegay saaxiibbadiis ah in Nafta kuwa la shahiidaywaxaa lagu qaadaa haadka Paradise ee jannada Jannada halkaas oo ay cunaan ka midhihiisa iyo in ay la mid yihiin laambadahooda yaryar ee dahabka hoos Hooska Carshiga leh.
|
Then he gave his Companions the good news that on the Day of Judgement the martyrs will be raised, without pain, with their wounds bleeding and that although the color will be that of blood there will be no odor of blood at all, as it will have been replaced with the delicate fragrance of musk. The Prophet (salla Allahu alihi wa sallam) told his Companions that the souls of those who were martyred are transported by the birds of Paradise in the Gardens of Paradise where they eat from its fruits and that they are like lamps of gold under the shade of the Throne.
| 1 |
goboleedada kale oo dhan, waxa kale oo uu soo jeediyay in si siman wax
|
In all other respects, it is identical to
| 1 |
Toure ayaa u dhaqaaqay Arsenal 2002 markaas oo u saftay 326-kulan wuxuuna kamid ahaa dadkii ku qaaday horiyaalka Unbeaten ka 2003/2004 Sido kalana 2009 wuxuu u dhaqaaqay man city sanad kadib
|
which in the Arabic have become Rubbah, or Rabbah^ and Sughar
| 1 |
Markiiba, Yoonis waxa uu maqlay qosol dhaadheer.
|
Suddenly, he heard John's screams.
| 1 |
Dagaalkan ayaa ka Duwan Dagaalkii Saaka Waxaana ...
|
War is the same age as humanity, and...
| 1 |
Oo ka soo jeeda gobolka bari iyo badda, waxaa jiri doona qayb ka mid ah, waayo, Dan.
|
And from the region of the east to the sea, there will be one portion for Dan.
| 1 |
Taliyuhu isaga oo arrimahaa faahfaahin ka bixinaya waxa uu yidhi "Waxa aanu maqalnay dilka alle ha naxariistee Marxuumka aroornimadii hore ee shalay, ilaa haddana ma hayno ninkii dilka gaystay, laakiin waxa u xidhan inaadeerkii oo aanu soo qabanay, waanan ku raad joognaa."
|
"In my faith tradition, when we hear of a death in the community, we say Inna lillahi wa inna ilayhi raji'un, which means'to Allah (God) we belong and to him we shall return.'
| 1 |
Maskaxda wax akhridaa waa mid rog rogta caqliyada dad kale oo iyaguna wax akhriyay
|
Foreknowledge is the ability to read a person's mind and to read
| 1 |
waxaaba kaaga sii daran inaanan midkoodna bal wad lahayn. sida Qaadka oo kale
|
It's more challenging to try and get'em without one.
| 1 |
Waan ogahay inaad niyad jabsan tihiin, laakiin sidoo kale waxaan rabaa inaad ogaato in safarkayaga cajiibka ah uu kaliya bilow yahay hadda.
|
"To all of my wonderful supporters, I know you're disappointed, but I also want you to know that our incredible journey is only just beginning."
| 1 |
Marba hadduu ka mid yahay bii'adda gumeeysteha ee gaddan, ee sidaas iyo si xooganba isu soo cammiraysa.
|
But if he be one of the laity, let him be suspended.
| 1 |
Fadlan na siiya faahfaahinta saxda ah, annagu waxaannu ku bixin karnaa qiimahaaga ugu fiican.
|
Welcome your order and we can give you the best price.
| 1 |
Cabdiqaadir Xaashi Cilmi oo halkaasi ka hadlay, ayaa faahfaahiyey magacyada dad u soo diray lacago iyo mid walba xadiga uu bixiyey, waxaannu yidhi; "Waxaan halkan ku shaacinayaa dad ka mid ah qurba-jooggeenna khayrka qaba oo lacago tabarucaad na soo gaadhsiiyey, kuwaas oo kala ah sidan;
|
"Each one was paid for by an individual businessman," he says, "and so we put their names on signs."
| 1 |
Waxaanu is niri boqorku waa nin wanaagsan oo waa uu idinka yaabinayey ee waa uu idin wanaajinayaa deetana idin dayn doonaa.
|
We know that you will be a great and divine servant of the Lord, and will pray for you, and honor your decisions.
| 1 |
Waxaan maqli jirey "Hal laba geel jecel, dhexdooda ayaa waraabe ku cunaa."
|
I thought, "There's two drunk dudes messing around."
| 1 |
Wuxuuna intaa ku daray, in xisbi ahaan ay doonayaan in Itoobiya qaataan Milixda iyo Kalluunka Somaliland.
|
He also said the EU would want access to fishing waters and resources to be maintained.
| 1 |
Haka xishoonin inaad lamaantaada marwalbo ku dhahdo waan ku jeclahay xabiibi ama xabiibti maalinti dhoor jeer
|
Never miss an opportunity to say, "I love you to the moon and back."
| 1 |
Dareenkaas, waxaan arki doonaa qof walba marxaladan ka dib.
|
I'm going to follow everyone in this discussion.
| 1 |
Hubso in taageeradu ay tahay mid xoogan oo baadiyaha aan ku dhegsanayn ulaha.
|
Rest assured that the protections are strong and secure.
| 1 |
Idinku waxaad tihiin warqaddayada ee qalbigayaga ku qoran, tan ay dadka oo dhammu garanayaan oo akhriyaan,
|
You are our Epistle, written in our hearts, which is known and read by all men.
| 1 |
Sidaas ma aha oo kaliya uu noo daweeyo sida Ciise, laakiin waxa uu naga dhigaa sida Ciise.
|
Not only do we hear about what Jesus has done for us, we strive to live like him as well.
| 1 |
Waxaanba sugaa waa goos gooska PRDP iyo maalinta berito ah oo daaha laga qaadi doono insha Allah.....
|
so i will follow Pippin's example and find a place in the sun today....
| 1 |
Marka lagu akhriyo aayaadkannaga waxay dhahaan, “Waan maqallay haddaan doonana waan dhahaynaa kanoo kale [Qur’aanka], kanu waxaan warkii kuwii hore ahayn ma aha.”
|
And those who embraced the Faith afterwards and emigrated and joined with you in your exertions for the Faith, are also of you, but according to the Book of Allah the blood relations have greater rights on one another.53 Indeed Allah knows everything.
| 1 |
Lakiin Chelsea, ciyaartoyda waxa ay joogaan heer kale." ayuu hadalkiisa raaciyay.
|
But for some of the players, Science is on a completely different level."
| 1 |
Waxaanu wakhtiyada qaarkood ka qayb qaataa jilidda Filimada isaga oo lagu xasuusto doorkii uu ku lahaa filimkii caan baxay ee Rush Hour 3 ee ay wada jilayeen Jackie Chan iyo Chris Taker.
|
He also told a joke about the time he worked on the film Rush Hour 2 with Jackie Chan and Chris Tucker.
| 1 |
Wiilkan yar ee ciidamadu rasaasta ku fureen oo aan gaadhin 20 jir ayaa waxaa ay wararku sheegayaan in uu isku dayay inuu ka baxsado ...
|
Police say a distraught man in his fifties was threatening to jump off...
| 1 |
Waxay aasaasiyan ugu adeegtaa dadka, shirkadaha yar yar iyo kuwa dhexdhexaadka ah, iyo aasaaska lacagta.
|
It primarily serves individuals, small and medium-sized enterprises, and financial institutions.
| 1 |
Yaan la xiriiri karaa haddii aan qabo su'aalo ku saabsan xuquuqdooda?
|
Who can I get in touch with if I have questions.
| 1 |
Jeegaantu lafteedu Maxaa Ciise Muuse kaga maarantay ileyn cidlay u saarto, waxba May siinee, Su'aalahaas iyo jawaabahooda iyo ilduufka Garxajiska Maanta weli ku dhex jiro waxaynu kaga bogan doonaa qaybta dambe insha Allah.
|
But, as to Moses, it is added, the Gospel; but also of all the knowledge "With him I will speak mouth to mouth, and wisdom in the world, which we have
| 1 |
Bahda Mareegta Farshaxan (BMF): Miisaanka maansadu siday kuugu dhalatay inaad wax ka qorto?
|
The News on Sunday (TNS): How did you start writing?
| 1 |
Kolkey isla xayirmeen waa isku biqleeyeen - addima dambanae dagaal la isugu adeegsadeen.
|
But they subdivided themselves and fought against each other - all in the name of democracy.
| 1 |
Gagaashka la cabbo waxaa lagu buufin karaa xalka saabuun iyo biyo, mararka qaarkood ash ayaa lagu daraa.
|
The dough is made with flour and water and occasionally egg is added.
| 1 |
Intaas waxaa sii dheer, safarka gobollada ee ka imanaya aagagga guduudka ah mar dambe lama xaddidi doono.
|
As a result, tourism in protected areas is no longer
| 1 |
Waxay la mid noqonaysaa ciyaar aan hal sharci lahayn!
|
What's a party without a game!
| 1 |
Wuxuuna doortay ul a dambeeya iyo dab fashion.
|
So he decided to build a fire,
| 1 |
Hadii kale waxaan lahaa. ...
|
Otherwise I'd have been...
| 1 |
walaalayaal waxaan jeclaanlahaa suaashan qofkii yaqaan inuu iiga jawaabo waana sidan.
|
Well, people who know me who are reading this know the answer to this one.
| 1 |
Markaasuu wax ka gees ah meeshii allabariga ku qayliyey sidii Rabbigu ku amray, oo wuxuu yidhi, Meeshii allabarigay, meeshii allabarigay, Rabbigu wuxuu leeyahay, Reer Daa'uud waxaa u dhalan doona wiil magiciisa la yidhaahdo Yoosiyaah, oo isna dushaada wuxuu ku qali doonaa wadaaddada meelaha sarsare ee dushaada fooxa ku shida, oo waxaa dushaada lagu gubi doonaa dad lafihiis.
|
And he cried against the altar in the word of the LORD, and said, O altar, altar, thus saith the LORD; Behold, a child shall be born unto the house of David, Josiah by name; and upon thee shall he offer the priests of the high places that burn incense upon thee, and men's bones shall be burnt upon thee.
| 1 |
Haddiise aad I waydiiso waxaan halkan u joogo, waxay tahay in waxa ay Itoobiya ku tari karto horumarka uu dalkani gaadhay.
|
If you're asking where I was born, that's Thailand.
| 1 |
Waxaanu guddida ku bogaadiyay hawsha ay qabteen.
|
We have expanded on his work
| 1 |
Ka fiiri qorshaha wajiyada loo kala qaybshay halkaan tilmaanta dib u furida gobalkana waxaad ka helaysaa halkaan.
|
Look on the website for a calendar of events and the brochure is here.
| 1 |
Cabdi Razaaq Badar Yoonis iyo xaaskiisa iyo carruurtiisa
|
Shah Rukh Khan's fear for his Children & Wife
| 1 |
Dhcitaanka naasaha waa kuwo si guud u heysta haween farabadan, waxaa jira haween farabadan oo waayay adeeggii naasaha.
|
Firstly, polygamy remains a widespread practice, while women are not allowed to marry several men.
| 1 |
waxan salaamayaa warbaahinta madaxa bannaan ee somaliland, waxan ku bogaadinayaa sida xaqiiqda ah ee ay ugu waramaan bulsha weynta rer somaliland
|
The leading new media publisher in Singapore with the goal of being the most influential publication in SEA
| 1 |
17:15 Markaasaa Muuse wuxuu dhisay meel allabari, oo magaceedii wuxuu u bixiyey Yehowah Nisii,
|
17:15 And Moses built an altar, and called the name of it {i}
| 1 |
iska layrso, hadaad gabadha tahay markaas waxaa kuu yaala shaqo aad u fara
|
If you are a mom, you are busy.
| 1 |
Farshaxanka waxaa qoray Seth Tobocman
|
art by Seth Tobocman
| 1 |
Xaaladdan, darawalku waxa uu ka helaa barta cabsida ee Flensburg iyo sidoo kale waa inuu bixiyaa 60 Euro oo ka soo jeeda jeebkiisa.
|
The event will take place in the Bois de Boulogne and costs €60 per couple.
| 1 |
Waxaa cadaatay in Dr Xuseen uusan xilkiisa ku waayin musuq maasuq balse uu jiray khilaaf culus oo bilooyinkii ugu dambeeyay kala dhaxeeyay Raysal Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre.
|
After being told that he no longer had a future at Real Madrid, there have been intense rumours surrounding Sahin for the past couple of months.
| 1 |
Sida aynu tusaalayaasha soo socda ku arki doonno, waxyaabaha qaarkood waa la tirin karaa oo kow, laba.
|
As you will see in the examples, there are two ways to use them.
| 1 |
Isticmaalida heerkul aad u fiican oo sax ah ayaa lagu sameyn karaa guriga, haddii aad leedahay xirfadahan aasaasiga ah iyo aqoonta elektaroonikada.
|
You can easily work on this laptop if you have a basic office and homework.
| 1 |
War maad ku aastid, inantu waxay doonaysa in laga dhex baxo
|
People wanting to get out?
| 1 |
Hadda waxaa mar walba isu barbar dhigaa aniga iyo isaga.
|
Now he's constantly AIMing me.
| 1 |
Waxaa hillaacday dunida, waxa dhacay wax aan hubo in aanu hore weligeed Muqdisho uga dhicin, in uu mar kale ka dhici doono laakiin ma sheegi karo.
|
Horrible things happen back on Earth that would never, ever happen here.
| 1 |
Waxa kale oo khubarada qaarlkood saadaaliyaan, in biya yaridu ay dhalin karayso colaado hor leh oo soo food saara qaarada Afrika, Bangiga Aduunka ayaa Wuxuu ka digay mudo haatan laga joogo 10 sano, in colaadaha qarnigan aanay ka dhalan doonin Saliida ceeriin, ee ay sabab u noqon doonaan dagaalo ka dhasha Biyaha.
|
Some experts have estimated that the lake will be drained in 20 years, but the Chinese deny that there will be any environmental impact.
| 1 |
Waxaa jiro marka isku halleeya waa la dhisi karaa talaabooyin yar yar.
|
In order to build trust, small quantities may be entrusted
| 1 |
Waxaa meel walba ekeeyay qabiyaalad iyo goboleysi.
|
crime and corruption were everywhere.
| 1 |
Kii dhegihiisa u fureeyaa si aanu qaylada miskiinka u maqlin, Isaga qudhiisuna...
|
Whoever shuts his ears to the cry of the poor.
| 1 |
Lama oga Sababta rasmiga ah ee ka dambeeysa Dagaalkaasi hayeeshee ilo Xog-ogaal ah ayaa waxa ay sheegayaan in ay isku qilaafaan arimo la xariira siyaasada.
|
There is no indication as to why the latter agency, in view of its stated mission, would have agents on the scene.
| 1 |
Omar waxay guubaabo u ahayd qaar badan oo ka mid ah haweenka sharraxan sannadkan.
|
Amy Schumer was one of the many'it' girls of this year.
| 1 |
⦁Hadday suurtogal tahay: lacag u dhig si aad wax u kireysatid ama u bixisid gaadiidka asxaabta / aqoonta.
|
devices, if possible, to and pay at the PoS for goods or services.
| 1 |
Laakiin ma ihi qof doqon ah mana aaminayo qof walbo!"
|
And I don't rely on nobody."
| 1 |
Saxanka labaad saaxiibkaygan Cismaan oo isna qabiilkaa kale ka dhashay baa qaadan lahaa.
|
My beautiful girl, born to another
| 1 |
Waxa aad ka qaadan kartaa racfaan go'aanka degmada ama la taliyahaaga dhanka shaqada hadii aadan ku raacsanayn go'aankooda.
|
They can also appeal the decision by their employer or the employer's insurance company if it does not suit their expectations.
| 1 |
Mr. Kenyatta ayaa qoraal uu maanta
|
Fabian writes today.
| 1 |
Walalayaal halkaan waxaan idin ku soo Gudbinaynaa
|
Brothers, we are with you.
| 1 |
Waxaan muujiyaa xasilooni markii xaalad adag ay jirto 3.
|
to ring in case of difficulties 3.
| 1 |
Waxaan u isticmaali kartaa qaybo ka qabsadeen, iyadoo la isticmaalayo $ iyo tiro ka mid ah.
|
We can use these captured parts, by using $and a number.
| 1 |
3:12 Kuwa caynkaas ah waxaannu Rabbi Ciise Masiix ku amraynaa oo ku waaninaynaa inay xasilloonaan ku shaqaystaan oo kibistooda cunaan.
|
2 Thessalonians 3:12 12 Now such persons we command and exhort in the Lord Jesus Christ to work in quiet fashion and eat their own bread.
| 1 |
Qiimaha uu shay leeyahay waxay ku xiran tahay baahida markaas loo qabo.
|
The value of silver depends on the demand for it.
| 1 |
Adiga, si kastaba ha noqotee, waxaad u baahan tahay inaad u isticmaasho si sax ah si aad u aragto natiijooyinka.
|
Nonetheless, you need to utilize them correctly.
| 1 |
Dad badan oo darsa Siyaasdda ayaa u arkayay xafladani in ay noqon kartay fursad looga faa'idaysto in xal loo helo khilaafka u dhaxeeya madaxda Soomaalida.
|
I recognize that many Democrats saw this bill as an opportunity to make a political statement about their opposition to the war.
| 1 |
33 Waayo, dadkan meydkoodu wuxuu cunto u noqon doonaa haadka samada iyo dugaagga dhulka, oo ciduna kama ay eryi doonto.
|
33And the dead bodies of this people shall be food for the fowls of the heaven, and for the beasts of the earth; and none shall frighten them away.
| 1 |
"Soomaaliya waxay ku jirtaa geeddi-socodka soo kabashada, horumarka iyo dimuqraadiyadda, taas oo macnaheedu yahay xorriyadda internet-ka, balaarinta bulshada rayidka ah ee internet-ka, ilaalinta xuquuqaha dijitaalka ah maaha kaliya kuwo muhiim ah, laakiin waa in la ilaaliyaa si loo hubiyo inaan dhisno dimoqoraadiyad adag iyo bulsho furfuran oo sidoo kale ah mid dijitaalka u dhan,"ayuu yiri Mudane Cali.
|
"Somalia is in the process of recovery, development and democratization, which means that internet freedom, a widened online civic space and protecting digital rights are not only essential but must be protected to ensure we build a strong democratic and open society which is also digitally inclusive," says Mr. Ali.
| 1 |
Subsets and Splits
No community queries yet
The top public SQL queries from the community will appear here once available.