so
stringlengths
4
1.24k
en
stringlengths
4
1.73k
sco
float64
1
1
celceliska dhaqaaqaan midabka Green waa in ay ka gudbaan hoos oo dhan celceliska kale u dhaqaaqin.
However, the fractional anisotropy should be stable across the rotations.
1
Shirka Dhaqaalaha Adduunka oo Maalinkii 2-aad Galay Magaalada Davos ee dalka Switzerland waxaa Maalintii labaad ka socda shirka caalamiga ahaa ee dhaqaalaha aduunka.
The World Economic Forum in Davos, Switzerland entered its second day.
1
Goor dhawayd caawa oo Jimce ayaa magaalada Gaalkacyo laga maqlay Codka qori wayn kaas oo aan la ogayn cida riday, waxana baaritan uu sameyay warsidaha codkagalmudug ayaa waxaa uu ku ...
When Craig arrived at work this morning, he was greeted by a troubling letter from a listener, which he read on the air...
1
Mar Suldaanka aanu weydiinay ergooyinka afarta jaho isaga yimid sida laga yeelayo, waxa uu sheegay in fara badnida ergada oo ay keentay ka damqashada dhita meesha ka dhacday, balse kolleyba tiro kooban oo la xulay ay noqon doonto tan dhex-dhexaadinta ka noqn doonta waxyaabaha labada dhinac kala tirsanayaan, inta kalena ku laaban doonaan meelihii ay ka kala yimaadeen, tan yareynta ergadana uu kula taliyey Taliyaha Ciidammada Itoobiyaanka.
"He will send out his angels with a loud trumpet call, and they will gather his chosen ones from the four winds, from one end of heaven to the other" (Matthew 24:31).
1
Subaxaasi waxa uu weydiiyay Gorge oo muddo isbitaalka waalida ku sugnaa...
In the morning she goes for her assessment at the hospital.
1
Qaybta cuntada waa barakaysan yahay? H 760 "Ka dib, Nabiga ammaan iyo nabadgalyo korkiisa ha ahaato, uu dhammaysto waxa uu cunayo uu leefleefi lahaa saddex farood oo waxaad tidhaahdaan, Haddii cantuugo kale oo cunto u dhacaan waa ka yimid gacantaada oo aad u soo qaado waa in kor, wasakh kasta Bixi Xageeda iyo waa inay ku cunaan. Ha tagtaan shaydaan. ' Waxa uu sidoo kale sheegayna si loo tirtiro noo saxan oo wuxuu ku yidhi, 'Waxaad ma oga taas oo qayb ka mid ah cuntada waa barakaysan yahay.' "R 760 Muslim kula silsilad ilaa Anas oo la xiriira in, Nabiga ammaan iyo nabadgalyo korkiisa ha ahaato, wuxuu sheegay in tani .
WHICH PART OF THE FOOD IS BLESSED? H 760 "After the Prophet, praise and peace be upon him, had finished eating he would lick his three fingers and say,'If a mouthful of food should fall from your hand, you should pick it up, remove any dirt from it and eat it. Do not leave it for satan.' He also told us to wipe our plate saying,'You do not know which part of your food is blessed.'" R 760 Muslim with a chain up to Anas who related that the Prophet, praise and peace be upon him, said this.
1
"Waxaan ka cabsi qabaa in la isku dhaco oo dhibaatooyin dhacaan, heerkulka siyaasadeed ee Soomaaliyana bilahan wakhti uu kulul yahay anigu ma arag"
"I am really afraid about football because the situation is not sustainable in the medium term."
1
Wiilkii: Oo waayo adeer miyaanay dawladu idin caawin sawta xoola dhaqatadu ah wax-soosaarka koowaad ee dalka?
Mr Maginness: Why are you not in favour of allowing the legal services commission to contract out the provision of legal services?
1
Si aad u awoodid inaad ku ogaatid cudurka 'pharyngitis' ee suurtogalka ah, waxaa ugu wanaagsan inaad tagto xafiiska dhakhtarka si marka lagu daro ogaanshaha cudurka, sii koorso antibiyootiko ah oo nadiifisa cudurka.
To be able to detect a possible pharyngitis, it is best to go to the doctor's office so that in addition to a diagnosis, give a course of antibiotics that clears the infection.
1
Liibaan oo laba iyo toban jir ah iyo awoowihiis, waxay shaah ka cabbaayeen makhaayad ku taal Boosaaso, waxay dhegeysanayeen wararka raadiyuhu soo tebinayo.
When he was twelve, he began repenting of his faults to his parents and attended to them with filial devotion.
1
Waxay caadiyan qaadataa maalmaha shaqada 1-2 si aan u fulino amarkaaga.
It usually takes from 2 to 5 working days to complete your order.
1
52:14 Sida ay stupefied idiin taliya, sidaas isagoo wejigiisa waxaa ka maqnaan doona ammaanta dadka dhexdooda, iyo muuqaalka, ka mid binu-aadmiga.
This is the heritage of the servants of The LORD, and this is their vindication from Me, declares The LORD.”
1
"Runtii dee annagu mashruuca aannu wadnaa waxa weeye diiwaangelintii inay dadkoo dhami ay haystaan aqoonsigii, kaasina wakhti dheer buu qaadanayaa.
"We believe that all garments should be tailored to fit properly, and to achieve this it takes time and knowledge.
1
Waxaynu geli doonaa aqoonta iyo siday u bedeshay nolasha dadka Sacauudiga oo aynu ku soo qaadan doono maqaal kale.
We know whether we have succeeded and what change we have effected in another person's life.
1
Iyada oo la adeegsanayo badhanka taleefanka waxaad waydiisan kartaa tababarayaasha caawimaad markaad u baahan tahay.
You should be able to contact the instructors for help when you need it.
1
Beerta waxaa loo sameeyay xusuusinta Dagaalkii Xoreynta Bangladesh ee 1971. (la cusbooneysiiyay Agoosto 2020)
Government's commemoration of the liberation war of 1971.
1
Abu Rafi 'tebinaysa in nabiga sheegay oo isaga saaxiibbadiis ah, "Ha u ogolaan mid kasta oo idinka mid ah waxaa laga heli dangiigsanaan uu sariirtiisii ku jiifo ka dib markii uu maqlay warkan aan si in labada amarrada ama reebi, si ay mar dambe ku wuxuu leeyahay, anigu ma garanayo, waxaan uun Raaci wixii waxaa laga helaa kitaabka Eebe. '"
Abu Rafi' narrates that the Prophet told his Companions, "Do not let any one of you be found reclining on his bed after hearing news of my order that either commands or forbids, so that later on he says,'I do not know, I follow only what is found in the Book of Allah.'"
1
Faa'iidooyinka saliidaha lagama maarmaanka u ah caafimaadka iyo quruxda jirka bani'aadamka ayaa la ogaaday waqti dheer.
The benefits of grapes for health and beauty are well known for a long time.
1
Waxan tusaale u soo qaadanayaa sidii qaawanayd ee ay uga hor yimmaaddeen ansixinta xeerka Baanka Ganacsiga ee xukuumaddu maamsusho.
Take for example the rules creating the Copyright Board.
1
Sidaa darteed, "looma oggola in barako la siiyo cilaaqaadka, ama xitaa iskaashiyo deggan, oo ku lug leh dhaqan galmo oo ka baxsan guurka (taas oo ah, ka baxsan midowga aan kala-go'i karin ee nin iyo naag isu furaya gudbinta nolosha), sida ku dhacda ururada shaqaalaha ee isku jinsi ah. "
"For this reason, it is not licit to impart a blessing on relationships, or partnerships, even stable, that involve sexual activity outside of marriage (i.e., outside the indissoluble union of a man and a woman open in itself to the transmission of life), as is the case of the unions between persons of the same sex."
1
Haddaadan hu' lahayn, hoygaada waa halaag.
If you don't douse the fire your house gets destroyed.
1
Taariikhduu xubinku is qoray golaha:
The story of member
1
5 maalmood ka dib waxaad u baahan tahay inaad bacrimiso.
5 days later, you get charged for it.
1
Awoowgeed waa saxaabi oo waxaa la oran jiray Abuu Catiiq oo ahaa waalidkii Abuubakar rc.
His father was a skilled Forensic with The RCMP.
1
"Waxaynu doonaynaa in aynu noolaano, kuna noolaano dal Dimoqraadi ah oo qof kastaaba xaq u leeyahay fursadaha dalbashada shaqo iyo awoodiisa.
"We strive for a world where every earthling has the right to live and grow.
1
| Like jirka, sida uu caymisku haddii qaar ka mid ah xanuun ku kamana uusan u dhaqaaqin
Flu and cold-like symptoms when an individual isn't sick
1
Waad ku mahadsantihiin sameynta isbeddelka carruurta iyo qoysaska!
Thank you for making a difference for children and families!
1
Qaraxan weyn ayaa caawa waxa uu ka dhacaya magaalada Buuhoodle waxaana la sheegayaa in qof walxaha qarxa ku xidhnaayeen uu beegsaday gaadhi ay saaraayeen mas'uuliyiin ka tirsanaa maamulka Khaatumo garabka loogu yeedho Badbaado Khaatumo.
An all-pervading reek of burned decay hung over the city and the effect of the ordeal was on every face he saw.
1
Marka saddexaad, xertii oo si daacad ah iskaga dhigtay iskutallaabta ayaa ahaa indho indhayn leh oo ku saabsan dhammaan wixii dhacay oo la hadlay.
Thirdly, the disciple who faithfully remained at the cross was an eye-witness to all that happened and was spoken.
1
Waxaa sii xoogtystay khilaafka ka taagan dhaqangelinta heshiiska mideynta Galmudug ee dhex maray Ahlu suna iyo maamulkii Cadaado ee Galmudug, iyadoo madaxda sare ay soo shaac baxday inay isku khilaafsan yihiin heshiiskaasi.
The exacerbation of same-sex partner abuse by the dominant and sexual minority culture is addressed and problems that exist within the legal system are highlighted.
1
Lehjadaha kale waxay leeyihiin xuruuf iyo dhawaaqyo u gaar ah, qoraalkoodana laguma heshiin.
The pallets have other colors and textures, and they aren't perfectly stacked.
1
Marka labaad, waxa ay leedahay Free APP si ay u qoraan iyo wadaagno safar kasta, la beddelo goobaha.
In addition to that, it is free of charge app and converts every video into any formats.
1
Fiqi ayaa intaa raaciyey war u eg digniin ku socota qofkii qaada jidka taliyaha oo uu ku sheegay mid ka leexday dowgii saxda ahaa.
He got a warning sign from the party which suspended him.
1
Waa waqtigii la qaban lahaa xafladda dhala hadaada koowaad!
It's your Birthday Time to Celebrate!
1
Dadku waxay u ordaya this site waa la yaab leh.
The website makes you think that this place is amazing.
1
Kuwii iyaga maxaabiis ahaanta u kaxaystay oo dhammu u naxaan.
Everyone who has sinned against them,
1
Home War Muxaadaradii Sh Umal maanta Muqdisho ku qaban lahaa oo dib loo dhigay...
Wouldn't it make money from home today B.F.
1
Maalinta ay bisha Diisambar tahay 31, ayay suxuuntaasi ku jejebiyaan guryahooda hortiisa iyagoo weliba ay kala soo qayb galaan saaxiibadood iyo qarabadooda.
Danish people save their old plates for December 31, when they smash them on the doorsteps of their friends and family.
1
Galkacyo waxa dhacaya waa musiibo.
What happened is a tragedy
1
2:11 Oo wakhtigaas quruumo badan ayaa Rabbiga isugu darmi doona, oo dadkaygay noqon doonaan, oo dhexdaadaan degganaan doonaa, oo adna waxaad ogaan doontaa in Rabbiga ciidammadii ii soo kaa diray.
2:11 And many nations shall be joined to in that day, and shall be my people: and I will dwell in the midst of thee, and thou shalt know that of hosts hath sent me unto thee.
1
Boqor Cismaan: waxa Talyaanigii u soo qoray waraaq, lagu amrayo in uu hubka dhigo oo is dhiibo.
Sustaining: Joe Beasley, in a letter, asked to go to sustaining
1
"Ablaawe"micnihiisu waa ilmaha aan aabihii la aqoon.
He is the father of an unnamed son.
1
Waxaan maqlay shirkii la isku dhaariyey inaan dhaartii waxba ka jirin, iyadoo la isku dhaariyey Walle iyo Bille oo aanay ahayn wax ay ku qancaan reer Buuhoodle oo ay ka dhinayd xila furkii.
I've heard of them squabbling, and one being downright mean (not just dominant) to the other.
1
waa waxa rag igu laacayaa laxam dhaqaaqaaye
this is the evil that men bring me
1
Sidaa darteed, halgankaas aynu kaligeen galnay wuxu haaa qallooca ugu weyn ee galay reer waqooyinimada.
And yes, we have been to the very North.
1
Documents badan oo masiiri ah ayaa la waayay.
Many of the public records were lost.
1
Waxa guriga aad ku tukan kartaa keligaa ama waxaad la tukan kartaa qoyskaaga jamac ahaan.
You can pray from home or at the church.
1
Warbixinnadan cusubi waxay ka imanayaan laba weerar oo cirka ah oo la kala qaaday Jan.1, 2021 iyo Jan. 19, 2021.
These new reports stem from two airstrikes conducted on Jan.1, 2021 and Jan. 19, 2021 respectively.
1
Shaqee bas markaad shaqaynayso (shaqadaada waa inaad xuduud u yeeshaa)
I take the bus (to go to work)
1
Waxaa intaas dheer oo HiO bixisa waxbarasho mastar ee qaybo kala duwan iyo hal barnaamij ee doktorgrad.
It also offers two master's degree programs and one doctoral program.
1
DAAWO: Dadkii ka Danbeyay Werarkii C/raxmaan C/hakuur oo Dacwad laga gudbiyay iyo Magacyada Masuuliyiin Caan ah... _ Shacabka News
Title: Speed of Light... & other K/S stories
1
8 Erayada afkayga oo dhammi waa xaq,
"All the sayings of my mouth are righteous.
1
Waxaana khalkaas ka dhalan kara 2 dhibaato:-
This can result in 2 problems:
1
Bogag ka baxsan waa websaydhka ka baxsan boggaaga.
The web is outside of your site.
1
Nala soo xiriir, waxaad heli doontaa xal deg deg ah oo xirfad leh
please contact us, you will get professional guidance.
1
Raggayaganna waxa xalaasha ah eenu qaadanaa waa mushahar, markaa waynu qaybsanaynaa.
It is their gain, and we will rejoice in it.
1
Mudadii ka horaysay sanadkii 1945 deegaankani waxa uu ka mid ahaa dalka Jarmalka waxaana lagu magacaabi jiray Mistitz.
Before 1945 the area was part of Germany and named Fuchsloch.
1
Xasanow wixii Shalay ku daashaday, Maanta yaanay dabino kuu dhigin
You have a future, don't kill it today.
1
Waxaan maqaalkan kaga jawaabayaa...
I hear this response...
1
Wuxuuna maamulka gobalka oo dalabka wasaaradda meel-marinaya ku dhaqaaqay xiritaanka Idaacadda.
He next made formal application to the Department of the Interior
1
Waxaana halkaas ku soo gaaray dhaawac halis ahaa ay sababeen xabbadahaas, Ilaahay amarkiisase kuma dhimannin.
She leaned on the promises of God and realized in death that they failed not.
1
Faysal Cali Waraabe: "Wiilka Xamar ku dhashay iyo wiilka Itoobiya dhashay waxaa wiilka Hargeysa xigto la ah kan ku dhashay Itoobiya.
Weston's Father's words of wisdom: "My son, you are an African born in America.
1
Markaa waxaad dakhligaaga ku heli doontaa dollar-ka la xoojiyay ee deggan, iyada oo aan isbeddel suuqa lahayn.
In addition, you won't be given a dollar-for-dollar loan due to market volatility.
1
Maria ayaa barteeda Facebooka waxeey ku leedahay ilaa 6 kun oo saaxiibo ah.
Bob has 5,000 friends on Facebook.
1
Washington oo tilmaantay in xirashada niqaabka uu kamid yahay xoriyadda qofka.
asserts that freedom is part of justice.
1
Waxaannu isku miisnay ammaan iyo erayo kalgacal huwan.
We handle it with grace, and screaming.
1
Xusuusnow inay aad muhiim u tahay inaad sheegto runta ku saabsan da'daada, maadaama carruurta iyo dhallinta aan qaan gaarin loola dhaqmo si ka duwan kan dadka waaweyn.
Remember it is very important you say the truth about your age, as children and adolescents are treated differently than adults.
1
Hadaba maxaa laga dhaxlay ku dhaqaaqidda arintaas?
So what is the legacy of the case?
1
Wuxuu ku soo noqday telefishanka laakiin, 2004, waxay ahayd inuu ka tago markii buugiisii ugu horreeyay wuxuu bilaabay inuu soo baxo ka dib 12 sano oo la daabacay.
He returned to television again but, in 2004, he had to leave it when his first book began to stand out after 12 years of publication.
1
Waxaa uu madaxweynaha ku amaray maamulka isbitaalka in ay laba jibaaraan u adeegidda bukaanada jiifa isbitaalka.
Police have been giving support to the two officers in the hospital.
1
Haddii aad na waydiisatid, maxay u fiican tahay naqshadeynta, waxaan ka jawaabeynaa in sawirada raajadu ay yihiin kuwa ugu fiican matalaadda midabada.
If you ask us, what is better for design, we answer that raster graphics are the best in the representation of colors.
1
Mid ka mid ah ayaa ahayd: "Asqo magaalo, saaxiibbo adag ka lahow."
Another fan said: "Beautiful family."
1
Kaarka Smart wuxuu ka faa'iideysanayaa gaadiidka Gaziantep
Smart card system to track fuel supply chain
1
Nandrolone decanoate cirbadeynta waa in la maamulaa oo kaliya habdhaqanka.
Ethinylestradiol should be taken only under the supervision
1
Kolkaasaa Miikayhuu ku yidhi, Waad arki doontaa maalinta aad qol hoose u geli doonto inaad ku dhuumato.
Micaiah said, "Behold, you will see on that day, when you go into an inner room to hide yourself."
1
War ninku caqli xumaa oo cahdi daranaa oo xin iyo cuqdad badanaa!
What an insensitive, unfeeling, insecure little man!
1
Dadka xaqa u leh in ay wax xukumaan ayaa dib u celinaya waxa ay leeyihiin.
In these circumstances the plaintiff is entitled to the return of what he paid
1
Waxaan kaaga mahadcelineynaa dulqaadkaaga sidii aan ugu shaqeynay garashada iyo hirgelinta qorshaha ugu wanaagsan ee badbaadada ardayda, shaqaalaheena iyo qoysaskeena.
Thank you for your understanding and support as we do our utmost to protect our students, teachers and community.
1
Noqonaya Sarkaalkii Sadexaad ee Ladilo..
He becomes the third Swede
1
Waa hagaag, ICANN ma ahan kaliya kaliya oo maamula magacyada domain.
This is not just a domain name.
1
Labaduba waxa ay si wadajir ah ula shaqeynayeen shirkadaha gaarka loo leeyahay si loo dhiso, loona rakibo hannaan biyogelin joogto ah si haweenka iyo carruurtu ay u helaan biyo nadiif ah xilliyada abaaraha.
All were in working order and providing clean water for hundreds of children and families.
1
Ha ku isticmaalin daawada haddii la soo dhaafay taariikhda kartoonka ku qoran.
Do not use your medicine after the expiry date printed on the carton.
1
Waxana rasuulkeena suuban "scw"'ina amray qofkiina awooda inuu aqal galka kaliya bixiyo ha guursado,waayo waxad kaga tagaysa sinada biyo faaxishka
Otherwise as our Prophet (peace and blessings of Allah be upon him) said: "It may be that a fasting person gets nothing from his fast except hunger."
1
waa markaa marka aynu ka jawaabaynu somalidu ma isku tashan kartaa mise way kala tashan kartaa intaa ka horaysa waa la iska laa laadayaa uun
In relation to participating, do we have to withdraw or we are just unable to vote?
1
Madaxnimana waa loo dhashaa
the head is born.
1
Sida muuqata, waxaad u baahan doontaa in ay toogtaan shinbiraha badan intii suurto gal.
In short, you have to spin as many bears as possible.
1
Waayo waa dad xukun walbo wuxuu yahayba iska dhah {samcan wa adaacan} iyagoo aan u fiirineyn halka uu salka ku hayo xukunkaa!!!
Everybody must abide by the rules, no-matter who they are!!!
1
Taasi waxay keentay inay dhallinyarada u baxsadaan Yurub.
Yet they did not obey (Joshua did obey and look how God later used him).
1
waxaan idiin sheegi hadaad tihiin ogadentiday
I mean, if you knew?"
1
Waxase uu hadalkiisa ku soo gunaanaday "Ma qabo in dib loo celiyo, waxase aan qabaa in guddi loo saaro oo waxa ka dhiman lagu daro."
And he said: I will not come forth, but here I will die.
1
Trump waxaa kaloo lagu eedeeyay in dulqaadkii diimaha iyo dhaqanka uu meel xooggan uga dhacay.
He has also been accused of dangerous religious and cultural compromise.
1
Marka aad Iswiidhan imaatid waa in sida ugu dhaqsaha badan wakhti ballan ka suubsatid xafiiska Hey'adda socdaalka si sawirka faraha iyo wejiga lagaaga qaado.
As soon as possible after coming to Sweden, you must make an appointment at the Swedish Migration Agency to have your fingerprints and photograph taken.
1
Bangiyada oo dhami waxay kaa doonayaan inaad keento aqoonsi sax ah.
The bank operators will give you all the necessary information.
1
laakiin waxaa kasii daran wuxuu ka duubaa muuqaal qarsoodi ah
The thing that is more revealing
1
Sidoo kale, Mudane Madaxweyne waxaan kaa rajaynayaa in laga fogaado wax kasta oo caqabad ku noqon kara habsami-u-socodka heshiiskii lixda qodob ka koobnaa.
For this reason I think that we should resist all attempts to limit the general powers contained in Part II of the Bill.
1
Dibadda, waxay u egtahay mid buluug ah.
From the outside, they look blue.
1
17 Laakiinse haddii laamihii qaarkood laga jebiyey, oo adigoo saytuundibadeed ah lagugu tallaalo meeshoodii, oo aad ka qayb gasho wanaagga xididka geedka saytuunka ah,
17 And if some of the branches be broken, and thou, being a wild olive, art ingrafted in them, and art made partaker of the root, and of the fatness of the olive tree,
1
hadal oo waxaad ku tidhaahdaa, Markaad gaadhaan dalka rugtiinna ah oo
you say when you come home.
1
Gabdhaha aan weli qaangaadhin, ka dib markii ay caadada ugu horeeyay, waxaa la dhigay in ay galmo muddo saddex maalmood ah, si ay u xusaan ay maraan laga soo bilaabo yaraantooda ay u dawgeeda.
Teenage girls, after their first menstruation, are made to have sex over a three-day period, to mark their passage from childhood to womanhood.
1
Carruurta iyo xayawaanka yar ka fogee goobta illaa aad ka dhammeystirtid nadaafadda.
Keep kids and animals out of the room until you're finished.
1