so
stringlengths 4
1.24k
| en
stringlengths 4
1.73k
| sco
float64 1
1
|
---|---|---|
Mar kasta oo xorriyad la'aani timaaddana waa mar kasta oo xag jirnimo timaaddo.
|
when it's free there's always impatience.
| 1 |
haddii loo baahdo ciidan kale iyo hub kale oo dhaaraad ah waa lagu kordhin karaa.
|
If required, a second and further layers of fabric can be applied
| 1 |
Shidniga waa midka raqayga leh, hadduu Ilaahay yiraahdo waan soo gelin doonnaa.
|
Honest to god, we will.
| 1 |
isago mar horeba bisadna ka liita yuu doonayay inuu libaax iska dhigo waaa
|
He tried to convert Lion.
| 1 |
Dadka dhamaantii waxa ay kasoo tafiirmeen Awoowgeen Aadam NXK ,lakiin waxaa maanta qoomiyadaha iyo dawladaha ka dhigay waa xornimo raadsashada nolosha.
|
He is at present the intercessor of all His people at the right hand of the Father, and is to be Judge of all men.
| 1 |
Saddex askari ayaa ku dhaawacantay weerarkaasi oo uu ka mid yahay taliye xigeenkii sakdhigga.
|
Three Bombers Attacked the Stadium
| 1 |
Oo waxay heli doonaan farxad iyo rayrayn,.
|
You reign in the heavens and in the earth.
| 1 |
Ugu dambayntii, naxariista Ilaah ayuu iskaga kalsoonaaday oo wuxuu weyddiistay cafis.
|
He repented, seeking God's forgiveness.
| 1 |
intii aan noola maan arag nin maatida ka naxa oo dhahay danyarta waa in miiskooda rashin iyo sharaab macaan ay ku heystaa
|
"I see her once afore under them trees," he said, "with a gentleman.
| 1 |
Labada jinsiyadood ee aad badnkiin wadataan tan ajanabiga ah iska dhiga si loo ogaado cidda baad daacadda u tihiin;
|
Definately take a guide with you so that you know what you are looking at.
| 1 |
Dhammaan soo bandhigayaasha waxaa lagu xushay iyada oo loo marayo nidaam xakameyn tayo leh oo adag taas oo hubineysa inaad awood u leedahay inaad la kulanto qaar ka mid ah soo saarayaasha tayada sare leh ee ka socda Shiinaha.
|
All exhibitors are selected through a strict quality control process which ensures you are able to meet some of the top quality manufacturers from China.
| 1 |
Qur'aanku waa qoomamada Gaalada (Maalinta Qiyaame).
|
And indeed it (this Quran) will be an anguish for the disbelievers (on the Day of Resurrection).
| 1 |
Waxay qaadaneysaa waqti badan in isaga lagala hadlo go'aankiisa.
|
He takes time to consider his decision.
| 1 |
Badbaadiyaha dembiileyaashu waa inuu bilaa dembi ahaadaa.
|
Sinners must be penalized.
| 1 |
"Ficil la'aanta dhammaan kuwa u hanqal taagaya ' doorashada 2024 [Jamhuuriga] ' waa wax la yaab leh," ayuu ku yiri qoraalkiisa.
|
"The total lack of action from virtually all of the '2024 GOP hopefuls' is pretty amazing," he wrote.
| 1 |
Wasiir Abgaal "Xukuumadda MD Deni waxaa ka go'an tayaynta Ciidanka" (VIDEO)
|
as a "black project" by the Ministry of Defence (MoD)
| 1 |
waxaad dhahdaa Nabiyow ma waxaad igula doodaysaan Eebe isagoo Eebahanno iyo Eebihiinna ah, anaguna Camalkanagu noo sugnaaday idinkuna Camalkiina, isagaana u kali yeelaynaa Diinta.(139)
|
For those who take An oath for abstention From their wives, A waiting for four months Is ordained; If then they return, God is Oft-forgiving, Most Merciful.
| 1 |
ma leedahay saaxiibo, waa kuwama?
|
or have friends who are.
| 1 |
"Luqadda Kannada waxay leedahay taariikh u gaar ah, iyadoo jiritaankeedu jiray sida ugu badan 2,500 sano ka hor!
|
"Kannada language has a history of its own, having come into existence as many as 2,500 years ago!
| 1 |
Naftaydu waxay sugtaa Ilaah oo keliya, Oo badbaadadayduna waxay ka timaadaa xaggiisa.
|
< < For the Chief Musician. To Jeduthan. A Psalm by David. > > My soul rests in God alone. My salvation is from him.
| 1 |
Kooxda Nolosha Dadweynaha, oo ah urur Fortune 1000 ah, waxaa laga aasaasay magaala madaxda Vermont 168 sano ka hor waxayna sii joogtaa barta horumarka iyo dhaqdhaqaaqa.
|
National Life Group, a Fortune 1000 company, was founded in Vermont's capital 168 years ago and remains a center of innovation and activity.
| 1 |
Waxaan ku arkay madax badan oo timo badan kursigeyga 30kii sano ee la soo dhaafay waxaanan kuu sheegayaa in shakhsiyaadka shaambo yar yar ay badanaa leeyihiin muuqaal muuqda.
|
I have seen many heads of hair in my chair in the past 30 years and I will tell you that the individuals that shampoo less often has a noticeably different appearance.
| 1 |
Mid ka mid ah arrimaha ugu waaweyn ee wajaha ganacsiyada hadda waa helitaankiisa iyo haynta dadka wanaagsan.
|
One of the major issues facing businesses right now its finding and keeping good people.
| 1 |
waa "'reaall
|
It is the'All.'
| 1 |
Waxaa marar qaarkood dhacday
|
It happened to be at times
| 1 |
Waxaan si gaar ah uga hadleynaa saameynta shaqo la'aanta ay ku yeelatay dhallinyarada Soomaaliyeed.
|
Talk about the impact of HIV on youth.
| 1 |
Qeybta kale ee maaliyaddu waxay ka timid hal hay'ad qoys oo Jarmal ah, oo la rumeysan yahay inay asal u tahay waaxda badeecadaha.
|
The other half of the funding came from a single German family office, which is understood to have its roots in the consumer goods sector.
| 1 |
Aynu rajaynaynaa Fischer jecel yahay waxa uuna ka Helayn in halkaas.
|
Let's hope Fischer likes what he finds in there.
| 1 |
la joogay sago waji furan oo daacada markii uu ka soo baxayna waxaa ku dhacay xilka qaadis
|
closer to the record during test runs and was quietly
| 1 |
Su Zimeng ayaa tiri: "Waxaa lafilayaa in sanadka 2021, dalabka cusub iyo baahida bedelka suuqa makiinadaha dhismaha ay door wada qaadan doonaan.
|
Su Zimeng said: "It is expected that in 2021, the new demand and the replacement demand in the construction machinery market will play a role together.
| 1 |
United waxa ay ku guuldarreysatay in ay la soo saxiixato bartilmaameedyadeedii waxa ayna taas ka muuqatay daafacyadeedii baab'a ahaa ee xalay.
|
United Nations released its Human Development Index and Colombia has achieved significant progress.
| 1 |
Waxay si toos ay codsi ugu jeedisay rai'sul wasaraha Faransiiska Jean Castex, Masiero waxaana farriin dhabarka uga qornayd ay ahayd: "dib noogu soo celi dhaqanka,Jean."
|
The message on her back was addressed to French Prime Minister Jean Castex: "Give us back art, Jean."
| 1 |
Axmed Salad, jawaabtaad ii soo qortay Yusuf Garaad ayaa bixiyay.
|
HotDocs suggests the answer Sam Jones.
| 1 |
Dhib kastoo kusoo marana wuxuu kaa dhigaa qof jaba, ama qof sii jira oo ad adag.
|
and severed is all that bound her to thee, whether strong or weak.
| 1 |
"Dilalka ka dhacaaya dadka la isleeyahay waa ku jiraan,waa ay abaabuli karaan,waxaana lagu doonaaya dambiileyaal,"ayuu yiri.
|
Human error, they will say, is to blame for them being banged up.
| 1 |
Waxaanu ku baaqaynaa asaasida Codka Qaranka 1aad oo lagu muujiyey (xardhay) distuurka.
|
We Joined the Nation's No. 1 Network for Listing Distribution.
| 1 |
Seynisyahannada ayaa horey usii saadaaliyey in dayax madoobaad sidan oo kale ah uu dhici doono.
|
The greedy side of me was hoping this would come in November.
| 1 |
Marka hore cay afkii ay ka soo baxdo ayay ku noqotaa!
|
Finally, in the mouth!
| 1 |
Haddaba dhageystaal waxaan mar kale idin leenahay kusoo dhawaada qeybta 1-aad ee barnaamijka Muqdisho iyo marxaladda maanta.
|
Now move on to frame 1 9 for the next part of the programme.
| 1 |
(2) dadka xaqa rumeeyayow maxaad u sheegaysaan wax aydaan falaynin.
|
"O you who believe, why do you say what you do not do?
| 1 |
Oo haddana wax buu i tusay, oo bal eeg, Sayidku wuxuu ag istaagay derbi xadhig miisaan leh lagu sameeyey, isagoo xadhig miisaan leh gacanta ku haysta.
|
[asv] Thus he showed me: and, behold, the Lord stood beside a wall made by a plumb-line, with a plumb-line in his hand.
| 1 |
25:18 iyo siday jidka idiinkaga hor yimaadeen oo ay u laayeen dabaadigiinnii, kuwaas oo ahaa kulli intiinnii taagta darnayd oo dambaysay, markaad tabarta darnaydeen oo daallanaydeen.
|
25:18 how he met you by the way, and struck the hindmost of you, all who were feeble behind you, when you were faint and weary; and he didn't fear God.
| 1 |
Waxay u koraan si aad u adag, taas oo siinaysa warshad muuqaal cajiib ah.
|
It is spring-fed, leading to amazing clarity.
| 1 |
Ina keena aynu ka fikirno in xiriirka ka yahay 3:10, iyo haddii ciyaaryahanka guul, waxaa ka diiwaan gashan oo safka kowaad 14. column.
|
Let's presume the ratio is 3:10 and if Player's bet wins, you will find 3 special segments.
| 1 |
1-In dadku hadii ay tashadaan mowqif iyo go'aan adagna ay leeyihin ay qaban karnaa waxyaabo badan, runtiina aysan malayn karayn waxqabadkooda.
|
L) a person can do a lot of things, but they have no control over them.
| 1 |
Asmooy waan ka xumahay walashey dhibka ku heeysto kaligaa ilahey waxaan kaaga baryaa in uu qalbigiisa kuso jeediyo
|
With heaviness in my heart, I prayed he will be safe.
| 1 |
si walba u qurux badnaaw Hadii aadan laheen akhlaaq waxa tahay Qof fool xun oo aan dadka qiimeyn.!! _ Baraarugnews .net
|
Actually hot enough to scald if you're not careful or a thin-skinned yankee!
| 1 |
Intaa waxa u dheer xildhibaanku naftiisa wuxuu ka jecelyey nafta Silaanyo sababtoo ah guulwaduhu wuxuu jeclaystaa in aan xukunka uu guulwadaha ka yahay aan la bedelin si aan cidla looga helin.
|
It is only my opinion but, he likes to encourage his own naivete because he lacks backbone to deal with life in an unambiguous way.
| 1 |
Intaa galinka horana waxaan kaa codsanayaa inaad taageerayaashaadii la hadashid."
|
Please allow me to speak with your leader."
| 1 |
Agaasinka guud ee IETT Shirkadaha waxay sameeyeen bayaan ku saabsan sheegashooyinka aan macquul aheyn ee la xiriira adeegyadooda qaar ka mid ah qaybaha warbaahinta.
|
The San Francisco based company has presented some details regarding their newly integrated services.
| 1 |
Imika wixii ka dambeeyana aanay ogolayn ciyaar aroos nooc kasta oo ay tahay.
|
The Club does not accept any form of
| 1 |
Sida cinwaanka maqaalkeygu yahay Baarlamaanka Cusub ee Soomaaliya wax ma ka bedeli karaa xaaladda cakiran ee ka jirta Soomaaliya?
|
Can the size of the House of Representatives change?
| 1 |
Inta badan qoyska caadiga ah iyo wax aan caadi ahayn la magac Chandra.
|
Chandini is rather a usual and common name.
| 1 |
Waxaan Ilaah ka baryayaa in aad tahay mid ka mid ah dhowr ah.
|
Pray that you are one of them.
| 1 |
Fadlan la xiriir xiriir si aad wax dheeraad ah uga ogaato adeeggan.
|
Get in touch to find out more information about this service.
| 1 |
Sheydaanku wuxuu ku dadaalayaa inuu dadka fitneeyo oo xaaran ku rido sidaa awgeed ayaa Ilaahay nooga digay oo yiri:
|
The satan is the one that opposed the people of God in an attempt to stop our Lord's Kingdom.
| 1 |
oo uu kuu duceeyo, oo taasuna waxay Rabbiga Ilaahaaga ah hortiisa
|
the LORD thy God, and worship before the LORD thy God:~
| 1 |
Waxaana si fudud ugu qodobeeyay sidan.
|
So easily write.
| 1 |
Abuu Dhaalib oo ahaa Jacfar aabihiis inkastoo maqaam iyo sharaf weyn ka joogay Qureysh, haddana wuxuu ahaa xaal-mastuur oo aan lahayn hanti badan iyo iyadoo ay u dheerayd isagoo lahaa caruur badan.
|
God, his Father, rewarded him richly, giving him the privilege to be the King of kings and bestowed upon him many crowns.
| 1 |
Dhirtu waxay hoy iyo huba u tahay naflayda ku nool Deegaanka gudkiisa.
|
It is my temple and the home of my soul.
| 1 |
Macbudyadan waxaa loo maleynayaa inay ku xiran yihiin cibaado suurtagal ah oo xiddigaha iyo "Hooyada Dunida."
|
These temples are thought to be linked to a possible cult of the stars and "Mother Earth."
| 1 |
16 Markaasaa dadkii baxay oo waxay dhaceen xeradii reer Suuriya.
|
16 Then the people went out, and plundered the camp of the Syrians.
| 1 |
Su'aal:- Ma waxa aad na leedahay Golaha Xukuumada iyo hay'adaha ay u qorteen ee ay ogolaanshaha waydiisteen ayaa qaldan dhamantood oo labadan nin ee Qaran ayaa saxsan?
|
Some words: benefit you Are the pre-requisites of the pronunciations and requests that are in the view all in the CLASSES themselves as possibilities?
| 1 |
Awbaanka ilaahay xigmada iyo aqoonta u siiyey gabay jaad kasta oo uu leeyahay Maxamed ...
|
God is the source of wisdom and gives knowledge of all kinds of literature and learning.
| 1 |
raacay arrinkaani waa mid aan wax ka jirin, oo dhab ma aha in culumada islaamku
|
peace, and definitely not Islam.
| 1 |
Lamana hadlo Allaah Maalinta Qiyaamaha, mana daahiriyo, oo waxay leeyihiin cadaab xanuun badan.
|
Allah will not speak to them on the Day of Resurrection, nor purify them, and theirs will be a painful torment.[3]
| 1 |
Sidoo kale dalka Yugaandha ayaa magangelyo siisay dad fara badan oo Soomaaliyeed kuwaa oo qaarkood ay ka shaqeystaan dalkaa.
|
Burmese art also appealed to the many foreigners working in the country.
| 1 |
Mise waxaa qalbijab kaagadhacay sidayda masiibadan dalkeenna humaagga kunoqotay ee naxdinta iyo argaggaxa lagaqaaday?
|
Or was it when life seemed to be filled with heartbreak and decay?
| 1 |
Helitaanka iyo / ama adeegsiga tan qof kasta oo sameeya xaaladda Isticmaalaha, aqbalida, laga bilaabo xilligan, si buuxda oo aan lahayn boos celin, ogeysiiskan sharci, iyo sidoo kale shuruudaha gaarka ah ee, halka ay ku habboon tahay, ku dhammaystiraya, xiriir la leh qaar ka mid ah adeegyada iyo waxyaabaha ku jira bogga.
|
The access and / or use of this website attributes to the person who performs it the condition of User, accepting, from this moment, fully and without any reservation, this Legal Notice, as well as the particular conditions that, where appropriate, complement, in relation to certain services and contents of the website.
| 1 |
Go'aankani wuxuu dhiirri -gelin doonaa nooca soo -kabashada dhaqaalaha ee deriskeenna woqooyi oo si aad ah loogu baahan yahay dhinaca xadka.
|
His presentation will look at the kind of housing that is needed in the face of the climate crisis.
| 1 |
Noloshiisa waxay ku tiirsanayd dhaqaalaha ka soo gala khudaarta iyo miraha la cuno ee beertiisa ka soo go'a oo uu u suuqgeyn jiray Hargeysa oo u jirta 30 km.
|
He used to grow vegetables and fruits to sell in Hargeisa, 30 km away.
| 1 |
55:5 Bal eeg, waxaad wici doonaa quruun, waad garan weyday.
|
Isa 55:5 you will call a nation you do not know, (that nation will run to you).
| 1 |
Kabtanka Blues ayaa ku maqnaa dhaawac tan iyo markii uu dhaawac ka soo gaaray kulankii kooxdiisa
|
The Sky Blues shot-stopper has transformed since joining the club
| 1 |
Dhanka kale waa talo lafdhabar ah qormada aad u bixiseen "Maxaa hadda la gudboon Baarlamaanka DFKMG."
|
However, in the meantime, the provisional order "will now be served on MTI's registered business premises."
| 1 |
ogaadaa waxa uu sameeyey iyo fool xumida ay leedahay, kolkaas
|
I see what it did, and it's dumb.
| 1 |
Waxaa sii kordhaya baaqyada ku aadan in labada mas'uul ee khilaafku ka dhexeeya ay wadahadal ku xaliyaan.
|
there is increasing evidence for the existence of mixed
| 1 |
kalfadhiga 7aad ee Baarlamaanka oo maanta furmaya iyo Ammaanka oo aad loo adkeeyay | Newsomali
|
Chapter 7 Security and Safety in Today's
| 1 |
oo ka timid dad badan oo leh waxaa ku jira kumbiyuutarka barnaamijyo aannaan u baahnayn marka si'aadan ugu shubin
|
Many businesses have computer systems that they no longer need.
| 1 |
Waxaannu kuula imaanaynaa Sixir la mid ah ee mooyeel Dhexdeenna Balaan aynaan Baajinayn anaga iyo Adigu, Meel eg (La yaqaan).
|
"But we can surely produce magic to match thine! So make a tryst between us and thee, which we shall not fail to keep - neither we nor thou - in a place where both shall have even chances."
| 1 |
Sidoo kale wiil dhalinyaro ah ayay isla eeyahan ku weerareen meel u dhow gurigiisa, waxaana ay ka qaniineen garabka.
|
The bullets hit the young man in the legs and also struck a home nearby.
| 1 |
Waxaa jira waxyaabo badan oo ay tahay in aad ku sifeysnaato ka hor inta aanad calanka kor u qaadin, waa inaad marka hore dhaqan wanaagsan soo bandhigtaa."
|
"You have to put a lot of things into place before you start developing a certain area."
| 1 |
Xildhibaanka oo lagu magacaabo Adan Buule Maxamed ayaa la sheegay in uu toogtay nin ku huebysnaa qoriga nooca loo yaqaano AK-47 xilli uu doonayey inuu soo fiirsado guri uu ku leeyahay degmada Dharkeenleey.
|
Maua Masudi chose to depict an AK-47 because she'd like to show the world where war begins.
| 1 |
waxaa la iigu dowgalayna waa, Daa-im caabuda-e
|
I am compelled to worship; to be devoted.
| 1 |
waxay idiinku dhaaran Eebe inay idin raalli galinayaan, Eebe iyo Rasuulkiisa yaa mudnaan badan inay raalli galiyaan hadday Mu'miniinyihiin.
|
They swear by God in order to please you [believers]: but it would be more fitting for them to please God and His Messenger, if they are believers.
| 1 |
Waxaan ahay qof maanta ah. "
|
I'm a man today!"
| 1 |
reer Samaariya ah ha gelina, laakiin waxaad u tagtaan idaha lunsan oo ah
|
"Do not enter any town of the Samaritans.
| 1 |
Waxay ku ciyaari doontaa laba garoon oo ay adag tahay in lagu ciyaaro.
|
Play in with two modes of difficulty.
| 1 |
Markii ugu dambaysayna wuxuu nadiifiyay roogii aqalka.
|
He finally left the hall
| 1 |
Ma xuma in heegan la geliyo ciidamada Qarankeena balse su'aashu waxey tahay ma jiraa Ciidan Qaran Soomaaliyeed oo dhisan.?
|
It's hard not to become enthusiastic about social entrepreneurialism, but is it the answer to every social problem?
| 1 |
]]> Qofkii aad ka shakisaan dila.!
|
Be the one who doubts.
| 1 |
Mida kale Shariif Xasan ayaa sheegay si kastaba oo ay ku qaadato inuu Madoobe Nuunoow ka reebi doono inuu ka mid noqdo xubnaha Baarlamaanka Cusub.
|
One Remainer contributing to this thread said he wanted us to continue being a member of the EU.
| 1 |
4:12 Caleemihiisuna way qurxoonaayeen, midhihiisuna way badnaayeen, waxaana ku tiil cunto ku wada filan wax walba.
|
4:18 And its branches were very beautiful, and its fruit very abundant, and in it was food for all.
| 1 |
Saaxiib posted maanta this oo ay ahayd waxa aan u baahnaa.
|
This book was exactly what I needed today.
| 1 |
Caqabad baa kugu ah, laakiin sidoo kale waxay kaa dhigeysaa inaad ogaato inaad ka fiicnaan karto haddii aad maskaxdaada saarto.
|
That too is a choice, but you're better off knowing that good things will come to you.
| 1 |
Madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland oo halkaas hadal ka jeediyey, ayaa tilmaamay in Xukuumadda ay ka go'an tahay hirgelinta qoondada haweenka, si loo hirgeliyo jawi ay haweenku si furan dhexdooda ugu tartami lahaayeen xilal gaar loogu xidhay.
|
In his speech, the Vice President of Somaliland pointed out that the Government is committed to implementing the quota for women, in order to create an environment where women can compete openly in private positions.
| 1 |
Taasi waxa aan u malaynayaa in ay u muuqato dhammaan ciidamada qaranka.
|
As a whole, I feel this will be seen across all sectors of the agricultural economy.
| 1 |
Kuwii u soo ururay salaadda waxay kaloo waydiisteen midho inay ka soo baxaan xoogga Ilaah.
|
Prayers that share the power of healing from God.
| 1 |
Halkaan ka daawo Garoowe oo la keeney Maxaabiis ku xukuman fal burcadbadeed oo laga soo celiyey dalka siishalis
|
Extracts from the Diary of a Proscribed Sicilian
| 1 |
Macluumaadka ku saabsan imtixaanka oo dhan waxaa laga heli karaa taleefanka Xarunta Isgaarsiinta ee Madaxtooyada.
|
All relevant numbers may be found through the telephone directory.
| 1 |
S-Gobolada kale ee somaliland xafiisyo ma ku leedihiin?
|
Do you have any other offices in India?
| 1 |
Subsets and Splits
No community queries yet
The top public SQL queries from the community will appear here once available.