so
stringlengths 4
1.24k
| en
stringlengths 4
1.73k
| sco
float64 1
1
|
---|---|---|
Sidoo kale mudanayaasha barlamaanka KMG ayaa min boqol doolar lagu qoray inay bixiyaan.
|
They also start with $100M of appropriations for the grants.
| 1 |
Kukiyada waa mid gaar ah oo keliya baa la akhrisan kartaa by server iyaga ku meelaynayaa.
|
They can be read only by their server.
| 1 |
<!-Text-!> alla maxaa meesha been la'isku sheegaya. waar runta aan inii sheegee imaqla. dhulkaas dir ayaa
|
Everything i say is a lie, but i always speak the truth.
| 1 |
Waxay aheyd markii labaad oo toddobaad gudihiis ah oo Israel laga soo weeraro Lubnaan.
|
This was true in Israel's bombing of Lebanon.
| 1 |
Waxayna go'aan ku gaareen in Tanade aan wax dhaxal ah laga siin xoolaha intooda kale oo ay afartoodu qaybsadaa.
|
They decided they were going to buy the property and divide it into four lots for their four sons.
| 1 |
Gasa iyo Ramaalliyo intaa gobolka Shaam oo dhan
|
Food and wine tasting in the entire region
| 1 |
Xitaa marka ay imaanayaan waxabaa ka qabyo ahaa, sidaas darteed wixii ka qabyada ahaa ayey doonayaan in ay Soomaaliya ka dhammeystaan.
|
And even when they do, they wont leak because they want to get access down the line for the future.
| 1 |
Waxaan xogogaal u nahay inta maamul ee soo martay dalkannaga intii ka danbeysay sannadkii 1992kii, intooda badan waxaa xilka looga qaaday maamul xumo taasoo ah mid xaqiiqda ka fog.
|
We are an established team in the sense that we've been around since 1992, but most of that was spent in a lower division.
| 1 |
Wafdiga Gudoomiye kuxigeenka Koowaad Mudane Xassan Shiine waxaa soo dhaweyntiisa ka qeyb qaatay dhammaan shacabka deegaanka Ceeljaale.
|
The sampling frame of the first stage consisted of all Chinese mainland
| 1 |
32:4 Waayo, habeen iyo maalinba gacantaadu way igu cuslayd, Oo qoyaankaygii wuxuu u beddelmay sidii engegga diraacda.
|
PSALMS 32:4 For day and night thy hand was heavy upon me: my moisture is turned into the drought of summer.
| 1 |
Lagana yaabee in hadhaw ay soo baxdo iskuulo si gaar ah loo leeyahay in laga baxsho xeryahaas.
|
lates this policy may be expelled from school.
| 1 |
Jiil kastaa wuxuu ku doodaa in ay ahaayeen kuwii ugu fiicnaa markay ahaayeen da'yarta ama ay ku jireen shaqooyinkii ay qaban jireen.
|
Many women have said that they looked better than they did whenever they were in their early adult years.
| 1 |
10 siyaabood oo ah E-baaskiil badbaadin kartaa lacag
|
10 out-of-the-box ways to save money
| 1 |
Waxaa an ahay shirkad wax la wadaagta ama kafaalaqaade
|
I'm a professional or company
| 1 |
Waxaa sidoo kale muhiim ah inaad la xiriirtid shirkadaada ceymiska dabka ka dib.
|
It's very important that you contact your insurance company after an accident.
| 1 |
Waxaan dhihi karaa kumanaan kun oo kaqeybgal ah oo aan ku muujiney jasiiradaha ma tusin awooda hada jirta ee Kanal Istanbul.
|
I could continue writing about the thousands of non-profit organisations presently active in South Africa.
| 1 |
Waxaana balanqaadaynaa maskax, muruq iyo maalba inaan lagarab istaagayno.
|
How we support ourselves, wealth, and comfort.
| 1 |
Waxaan leenahay gabadh qurux badan, si daacad ah, anigu ma malayn karo nolol aan lahayn qoyskeyga.
|
I have one younger sister and I honestly couldn't imagine life without her.
| 1 |
Oo anigu weydiisan kartaa ma mushaharka, waayo, ujuuradayda waxaa ka Rabbiga ciidammadu kaliya.
|
"No reward do I ask of you for it, my reward is only from the Lord of the Worlds.
| 1 |
Oo wuu u kaxeeyey kuwaas oo dhan, oo badhtankuu ka kala wada gooyay, oo badh kastaba kan kaluu hor dhigay: laakiinse shimbirrihii ma uu kala gooyn.
|
So he brought all these to Him, split them down the middle, and laid the pieces opposite each other, but he did not cut up the birds.
| 1 |
Ilaahayna waxa uu ku yidhi “Eebahaa Ha Kuu Naxariisto”.
|
And the Lord Himself said, Be ye therefore merciful, as your Father is also merciful (Lk.
| 1 |
Waxaan abuurnaa jawi gudaha ah oo la xiray xaaladaha ugu fiicnaanta si ay u koraan.
|
We've made a good start creating the conditions for growth
| 1 |
dadka qaarkood ku sifeeyeen "dhulgariir siyaasadeed" , waxay su'aalo badan ku dhalisay
|
'new religious movements' raises a number of issues.
| 1 |
Marka dadaalkaas la galay iyo xukunka ilaahay baa xalkaan suurto geliyey.
|
First thing that came to my mind was the judgements of God.
| 1 |
mar aad ku xidhan tahay internetka waxaad la hadli kartaa mid kasta oo ka mid ah kombiyuutarada kale.
|
on the Internet can connect to any other computer.
| 1 |
waxaaan illahay uga rajaynaynaa in Ceelkaasi noqdo mid lugu guullaysto biyo badana laga helo.
|
What we hope is that the stock will become extremely
| 1 |
Waligood si nabad ah ugama aysan wareejin xukunka Ugandana mana cada waxa dhici doona hadii laga adkaado Mr Museveni, iyo waxa ay sameyn doonaan militariga.
|
There has never been a peaceful transfer of power in Uganda and it is not clear what would happen if Mr Museveni were to lose, and what the military would do.
| 1 |
Kani waa wiilka uu dhalay Aktarka weyn ee Jeetendra iyo xaaskiisa ...
|
He was the son of the late Okey Byrd and Clova...
| 1 |
Maxaase loo waayay cid dhexdhexaad ka noqota arrinta oo labada dhinaca isu soo dhaowaysa?"
|
Why wouldn't they want to connect with each other?"
| 1 |
Dadku waxay jecel yihiin waxa aysan haysan karin.
|
People hate what they can't have.
| 1 |
Dhanka kale, waxay sheegeen in ay qorsheynayeen in ay dejiyaan wada xaajoodka ka hor sanadka dhamaadkiisa.
|
The companies had said they aimed to sign an accord before the end of the year.
| 1 |
Wuxuu magacaabaya Taliyeyaasha Ciidamada Heer Federaal, markii ay soo jeediyaan
|
whether federal land managers have been notified when the
| 1 |
Su'aahsu waxay tahay hadba maxaa xal u ah meertadan foosha xun marka laga reebo ka hortagga dembiyada sii socota?
|
What's wrong with that, other than the mess of interference proceedings?
| 1 |
Waxaan uun kasooqaadday xaasidnimo qaangaadhay iyo quudhiwaa.
|
I just attacked and dashed.
| 1 |
Hadaba waxaa muhiim ah in dowladda Soomaaliya ay iska xil-saarto sidii ay u fulin laheyd shuruudaha lagu xeray si looga cafiyo deymaha lagu leeyahay dalka.
|
So, it becomes important for the people to manage their spending habits to stay away from debts.
| 1 |
Haddii aad tahay isticmaale WordPress ah markaa Kinsta runti waa xulasho adag.
|
For instance, if you're an company that makes use of WordPress Kinsta is a superb possibility.
| 1 |
Labada dhinac ayaa wali isku afgaran arrimo ay ka mid yihiin dhanka is dhexgalka iyo dhanka socdaalka marka ay UK ka baxdo Midowga Yurub.
|
Item 2 is on the implications for equalities and human rights of the United Kingdom's departure from the European Union.
| 1 |
Dhagaxu wuxuu sii daayaa qaabab hore, caadooyin iyo niyad jab si koritaan cusub u dhici karo.
|
Aventurine releases old patterns, habits, and disappointments so new growth can take place.
| 1 |
Waar bal ii kaadi.Taleefan ayaaba soo dhacay.
|
Beleive me, it is going on.
| 1 |
Madaxweynaha iyo xukuumadda waxaa xilkoodu ahaa in ay xaqiijiyaan in dalkani noqdo mid loo hoggaansamo sharciga.
|
is the time for Congress and the Administration to recognize that the
| 1 |
Waxan amiinsana in u qiimo ahaan iga liito, wuxuna ila qiimo ahaa qof noolashay ka dhacay oo kale.
|
I want you to be dependent on me so I feel valued and my life feels worthwhile.
| 1 |
Shirkaddayadu waxay horeyba u leedahay tiro naqshadeyn ah oo naqshadeyn ah, waxay heshay aqoonta qaranka ee shahaadada diiwaangelinta xuquuqda lahaanshaha.
|
The firm has a national reputation for trial excellence.
| 1 |
wasiiradii ku xayirnaa garoonka diyaaradaha kismaayo ayaa duhurnimada maanta loo ogolaaday in ay magaalada galaan.
|
Taxis are allowed to enter the city center.
| 1 |
Lacagta ka soo baxda beecintaan ayaa waxaa loogu tabaruci doonaa hay'ada laanqeyrta cas ee Britain ee caawineysa qaxootiga.
|
The school reconstruction project funding is being provided by Children in Crisis UK.
| 1 |
Barnaamijku wuxuu kaloo ku siinayaa awood u gaar ah si aad u eegto waxyaabaha ku jira faylka gurmad oo dooro oo dhan alaabta ama waxyaabaha qaar ka mid ah in aad rabto in aad si loo soo celiyo.
|
As well, Heart to Heart will help you apply for any public assistance or insurance benefits to which you are entitled.
| 1 |
Dhadhanka mooskaas ma ahan mooskii Soomaaliya aan aqaanay aniga.
|
this isn't moscow
| 1 |
Intaa waxaa dheer, Dalxiiska xitaa wuxuu isu tixgeliyaa inuu yahay warshadaha koowaad ee nabadda.
|
And, it is also considered as the foundation that represents world peace.
| 1 |
Ururka wuxuu si caadi ah u bililiqeystaa xoolaha iyo dukaammada ay leeyihiin dadweynaha ku dhaqan tuulooyinka faro-ku-tiriska ah ee uu weli ka arrimiyo.
|
The company specializes in wines and wine accessories where it conducts direct sales.
| 1 |
Ku qor liiska waxa u baahan u la hagaajiyo warqadan war-gelinta gadaalkeeda ka dibna u dir qofka guriga iska leh.
|
Fix what you need to fix and send it to the publisher.
| 1 |
Cabaar intaan xaraarada xajistay ayaan markii danbe is hayn waayay oo aan kii yaraa ku halgaadey: Waar garashada Ilaahay kaa qaadye shaah noogu yeedh.
|
After the news was broken to me, I started reciting the Quran that we came from God and will return to Him.
| 1 |
Habeenkii oo dhan bay soo jeedday, oo ay ka fekeraysay waxa iyada la gudboon, iyo jawaabtii ay ka bixin lahayd xaaladda lama-filaanka ah ee la deristay.
|
He had presumably been up all night wondering what was happening and hoping to hear his wife's knock on the door.
| 1 |
Sidaas darteed haddii aad u baahato lacag, waxaad ku deyn kartaa bangiga.
|
So if you need money, you can lend it to a bank.
| 1 |
Tan koowaad waa xaqiiqda ah inaad kaliya ku dari karto tiro yar xisaabtaada., oo xadka ku dhow 50 €.
|
The first is the fact that you probably can solely add smaller amounts to your account, with a limit of round 50 €.
| 1 |
Maxaa fikirro ah oo lagu hayaa xaalad adag?
|
What's the answer to this difficult situation?
| 1 |
Marka, aniga hadalka ninkaa tix raacaya, waana sida ay u eg tahaye, gudiganna QARAW baan ka soo qaadaynaa.
|
"I will call my manservant, and we will draw up the contract."
| 1 |
Warkaana waxaa laga soo wariyay masuuliyiin South Africa ah, oo rabay in ay bal warkan baadi goobaan, oo xaqiiqdiisa raadiyaan.
|
It applies to those South Africans, who have applied for ID and are awaiting their issuance.
| 1 |
Home WARARKII MAANTA UN ka oo ku waayay Sadaq John eedeymo ah in uu xiriir...
|
And to the despair of the relatives, today the UK still refuses to accept thei...
| 1 |
Casharadda ayaa waxaa bixinaya culimadda Gobalka, waxayna sheegeen inay muhiim tahay dadka masuulka ka ah masaajiyadda inay aqoontoodo wanaagsan tahay iyo ahmiyadda ay lee dahay xirfadda mu'adanimadda.
|
The lessons are taught by experienced personnel, who emphasize driver's responsibility and the importance of traffic laws.
| 1 |
"Nidaamka Dowlad nimo oo ay Soomaliya ku socoto waa mid u keenaya dib u dhac aad u xun.
|
"Freight import is making a big comeback.
| 1 |
"Waxaan mar walba aaminsanahay in naqshadeynta dhacdada ay tahay xirfad aasaasi u ah xirfadleyda warshadeena.
|
"I have always said that sourcing the right acquisition capital will be the key to our success.
| 1 |
Maqaalkiisa wuxuu ku soo gabagabeeyay in uu u "kordhay fahamka ciladda haysata dawladnimada Soomaaliya."
|
It's mission is to "improve the administration of the law."
| 1 |
Guuldarrada iyo faro-madhnaanta xubnaha Xirsi hoggaaminayaa kala yimaadeen guddoomiye Seed, ayaa keentay in shirar hoose kaadirka xisbiga WADDANI habeenkii xalay ahaa goobo qarsoodi ah oo aqalka Xirsi kamid yahay ku yeesho, halkaas oo lagu gorfeeyey sidii loo diyaarin lahaa istaraatiijiyad labaad oo lagaga daba tegayo gudoomiyaha cadhooday, balse aanay noo suurto gelin inaanu helno waxyaabaha lagu go’aamiyey.
|
Say: "Shall I tell you of a reward with Allah far worse than that: that of those whom Allah has cursed and with whom He is angry – turning some of them into monkeys and into pigs – and who worshiped false deities?
| 1 |
Oo isku Af iyo dhaqanba ah!
|
same language and culture.
| 1 |
Habka Kowaad: Qalqalfsanaan ama adadkaan Calaamadaha waaweeyn ee habakan lagu garto waxa ka mida: 1.
|
List 1: signs and symptoms that are a part of the syndrome.
| 1 |
Injineerku wuxuu mas'uul ka yahay inuu hubiyo in rakaabka iyo tareenka xamuulka ah waqtigooda ku socdaan oo si nabad ah ku safraan.
|
The pointsman had the responsibility to make sure that trains went through junctions safely and at the right times.
| 1 |
Waxaana Eebbe ina tusaaleeyay mudnaanta ay mas'alooyinkaasi leeyihiin, wuxuuna yiri:
|
God tells us that He looks for these things:
| 1 |
guud ahaan difaaca ka dunuubta iyo qalad, ee
|
Obscurity and misdirection, yes.
| 1 |
Dhaman gaadiidka ganacsiga ee itoobiya ka keena barandhada waxa lagu rogaa guriceel waxaa loo iib geeya muqdisho illa baydhabo.
|
All West Virginia driver licenses are sent through the mail.
| 1 |
Abdi Ali nur iyo Xaskiisa iyo Caruurtiisa
|
hope for him and his father.
| 1 |
Wiilkan iyo Gabadhani waxay cagta saareen sidii lagu aflaxaayey If iyo Akhiraba, waxaanay isla qaateen Guur ay waalidiintoodiina u bandhigaan, sidii diintu inna fartayna lagu ballaysimo.
|
She and her husband came out to buy some produce, but while they were on the property we gave them an impromptu tour.
| 1 |
"Fiican Nimco, wax dhib ah ma qabo, waad ku mahadsantahay soo dhawayntaada."
|
"Okay Nicole, thank you."
| 1 |
Wareegto kasoo baxday xafiiska Wasiirka ayaa waxaa xilkii looga qaaday Guddoomiyihii degmada Diinsoor Ibraahim Maxamed Nuur Shigshigow, isaga oo xilkaas u Magacaabey Cabdisalaan Xaaji Siidow.
|
the inhabitants of the land follow after the God of Abraham, and the gods of Nimrod
| 1 |
Dugsiyada Robbinsdale Area waxay u heellan yihiin caafimaadka iyo caafimaadka ardaydeena iyo shaqaalaheena.
|
Robbinsdale Area Schools is committed to the health and wellness of our students and staff.
| 1 |
Kadib shir Muqdisho 4 maalmood uga socday cuqaasha iyo waxgaradka labada beelood ee walaalaha ah ayaa labada daraf ugu dambeyntii waxay ku guuleysteen in lagu heshiiyo in xabbada iyo colaada la joojiyo sida ugu dhaqso badan.
|
After several weeks of negotiations, charter schools and the school board are finally agreeing on contract terms.
| 1 |
Waan ku kalsoonahay waana ku rajo waynahay inay guulaystaan lakin waxaan u socdaa xataa haday ku guulaysan waayaan bilado aniga waa ii guul wadayaal (champions).
|
I hope to get them to reseed, but I'm quite pleased with their performance even if I have to buy them every couple years.
| 1 |
Waxaa sharaf noo ah iyo kuwa kibirka qalabka qeybinayay si ay ula kulmaan shuruudo imtixaanka ay.
|
We pride ourselves with competent people that are committed to deliver the objectives.
| 1 |
Waxa uu guursaday gabar aad u faraxsan, oo wuxuu iyada iyo sidoo daaweysey.
|
She also got married, and she was happy.
| 1 |
Qoraal Fara baan oo ka dooda Falanqeeyane Siyaasa Soomaaliya ayaa qaba Haddii heshiiskaas uu jiro in uu yahay khiyaano qaran oo mudan in laga hadlo!
|
I will say again, if that is official Wikipedia policy, then the article needs to be deleted!
| 1 |
co oo oo co ro oo ro oo oo ro oo oo oo ro oo oo ro oo oo oo oo oo oo oo oo oo oo oo oo oo oo oo oo oo c
|
For this reason al-Ḥasan al-Baṣrī said, “O son of Adam!
| 1 |
Shabaabka Lafoole oo xukun ku riday nin ka tirsanaa kooxdooda
|
Perpendicular to the motion of a body
| 1 |
Shacbi weynahana waxa la gudboon in ay tilmaamaan xaalad kasta oo wadanka ka jirta iyagoo u maraya dariiq kasta oon ka hor imanahayn shuruucda qaranka
|
No mention is made of total freedom to move within each state, apart from the reference in the context of Jerusalem.
| 1 |
Cidda ay kala ilaalisaa waa labadeeda wiil.
|
Her drive is her two children.
| 1 |
Lama garan karayo waxaa keenay in shaqaalahani muddada intaas leeg ay Mushar la,aadaan.
|
No one seems to know why these works have been delayed for so long.
| 1 |
Haddii ay suurtagal tahay, waxaan kuu soo jeedinaynaa inaan ku bixinno Alibaba.
|
Where possible, we will ask you to return the product to us.
| 1 |
Laakiin Majeerteen waa taariikh badan yihiin taas ayaa keenaysaa in ay wax kasta sheegan.
|
They both have a good deal of history that they bring to the story.
| 1 |
Waxaa leeys weeydiinayaa waxa ka socda Garowe?
|
Wonder What's Happening to Richie?
| 1 |
48:8 Markaasuu, maxaa yeelay, wiilashiisii, wuxuu ku yidhi isagii: "Kuwanu waa ayo?"
|
48:8 Ул саҡта, seeing his sons, he said to him: "Who are these?"
| 1 |
Tijaabooyinka sheybaarka ee tayada dhawaaqa wicitaanku kama mid aha baaritaannada.
|
Proof of e-mailing does not constitute proof
| 1 |
Haddii Allaah idmo, waxaad iga heli doontaa mid kamid ah kuwa wanaagsan."
|
If God will, you will find me one of the righteous."
| 1 |
anigana waxaan ahay mid Caalamkaas ka mid ah.
|
I'm part of that world
| 1 |
Wax kasta oo aad u baahan tahay waa inaad qeexdid calaamadaha aan la isku haleynin ee ku qoran astaantaada iyo waydiiso qoraallada erayadaas si aad uhesho xiriirin goobtaada.
|
You must identify the uniqueness of each climate and have things in your code to identify those problems.
| 1 |
Wuxuu geli karaa heshiiska shaqada.
|
You can enter into an employment agreement.
| 1 |
24:62 Isxaaqna wuxuu ka yimid xagga jidka Bi'ir Lahayroy, waayo, wuxuu degganaa dhulka Koonfureed.
|
Genesis 24:62 Isaac came from the way of Beer Lahai Roi, for he lived in the land of the South.
| 1 |
Yaa haya tirakoobka sanadkii lasoo dhaafay inta qofee dalxiis ku tagtay xaafadaha magaalada Muqdisha?
|
Who are the people who were on campus in the last days of December?
| 1 |
Reer-Aw-Xassanku waa culimo aanay waxaasu ka suuroobin ayay aniga i la tahay saaxiib.
|
My enemy's enemy is rarely my friend
| 1 |
Waxaa uu go'aansaday in uu dalka cagahiisa uga baxo.
|
He decided to leave his home
| 1 |
Taas ka dib, waa inaad si fiican u qortaa shuruudaha raadinta isku mid ah.
|
Remember to follow the same spec standards.
| 1 |
Fikraddii wadaadku si buuxda bay u hirgashay, oo maanta qaxwaha waxaa lagu tiriyaa cabbitaanka wadaaddada Kirishtaanku ay ugu badsadaan, marka laga yimaado biyaha caadiga ah.
|
They have no compassion for people with hearing loss.
| 1 |
Dhaman jwbaaha meles waxaa iiga muuqdo in uu aad kaga taxadaryay
|
Every inch of the GTS appears to have
| 1 |
Waa maxay xiriirka haboon ee ay ninka iyo naagta isqaba wada yeelan karaan?
|
What is a healthy relationship between a husband and a wife?
| 1 |
Subsets and Splits
No community queries yet
The top public SQL queries from the community will appear here once available.