so
stringlengths
4
1.24k
en
stringlengths
4
1.73k
sco
float64
1
1
Abuubakar (namhaan) oo ka war bixiya ulajeedada shirka kadib waxaa Buraarbur
Do you want to be employed by the acquirer after the sale?
1
iyo saxaabadiisii.
and upon their seed,
1
Baarlamaanka waxaa ka socday rabshad ay mucaaridku ku diiddanayeen laba xubnood oo kala ahaa Maxamed Cabdi Xaamud (Nine) iyo Muuse-madoobe.
Two of his sons are known: Moses and Jacob.
1
Waxay howsha oo dhan ka dhigayaan mid fudud, dhaqso badan oo qurux badan.
They make everything simple, fast, and efficient..
1
Xaqiiqdii, waxaan ikhtiraacnay bogsiinta booska induction.
In other words, we are using the injection
1
3) Waxay dejisay rikoor dib u habayn ah iyo siyaasadaha saxda ah iyada oo loo marayo barnaamijyada IMF- iyo Bangiga Adduunka ay taageerayaan; iyo
(b) provide strategic policy guidance for the administration and implementation of the Universal Service Fund; and
1
Xidigtii ugu horreeyay ee 'Star Encounters' wuxuu ahaa Konya.
The first season of "Sliders" was good.
1
Haa, qorshooyinka kooxda iyo qorshaha ganacsiga.
Reports and Business Plans.
1
P-EU sharciga la yidhaahdo waa mid shaqaynaya muddo anan cayimnayn.
The German-controlled EU is temporary.
1
oo intaasu waxay ahayd 3D ee chemicon ka dhinacayga
It was 3D IMAX.
1
Maxaad uGu baahan tahay CV
Why do you need a cv.
1
dhaqso ugu tagaan meel kasta oo dalka ka mid ah.
Go anywhere in the country
1
Ilaahay waxaan kaaga baryaynaa qayr aad u-badan oo aad dhammaan.
God’s calling for you is that you subdue all things.
1
iyo waxyaabaha madadaalada, iwm.
The snarling things,
1
" Waa maxay kaalinta ay bulshada rayidka ahi ku leedahay nabadgalyada iyo dhismaha dawladnimada?"
"What is the cost of national security and public safety?"
1
Isgaarsiinta warbaahinta Dadweynaha waa xuquudda aadamiga aasaasiga ah iyo in qof kasta xuquuq u leeyahay inuu war helo.
Internet is a fundamental human right and everybody deserves to have access to it.
1
Samir iyo Iimaan ilaahay haynaga wada siiyo marxuumkana ayaan ugu ducaynaynaa Jannaddii firdowsa.
Trust and believe in the Lord our Saviour.
1
Hasayeeshee koonfur bari Nigeria ayaa waxaa haatan ka soo cusboonaaday baaqa ah in la helo dal lagu magacaabo Biafra.
Once again, the Pacific Northwest is being targeted as a guinea pig.
1
Haa.....maah-maahaha kale ee aanu diyaarinnay waxa ka mid ah mid aanu sigaarka u samaynay."
"Yes.. preparations... I have some of those to make as well."
1
Wasaaradda qorshaynta qarranka ayaa loo magacaabi doona Dr. Maxamuud Sheekh Xasan Taani
the program will be Dr. Talmadge
1
Mid ka mid ah shuruudaha ugu muhiimsan ee dadka isticmaala maanta waa habeynta.
One of the top priorities for property owners today is security.
1
Rabi wuxuu tusaale uga dhigay kuwa Gaaloobay Haweenaydii Nabi Nuux iyo Nabi Luud, waxay hoos joogeen (oo qabay) Laba Addoon oo kamida adoomada wanaagsan, markaasay khiyaameen Nabiyadaas waxbana ugamaaysan tarin Ilaahay agtiisa, waxaana lagu yidhi la gala naarta kuwa galaya.
66:10 God has struck a similitude for the unbelievers -- the wife of Noah, and the wife of Lot; for they were under two of Our righteous servants, but they betrayed them, so they availed them nothing whatsoever against God; so it was said,'Enter, you two, the Fire with those who enter.
1
magaalada garoowe iyadoona ilaa iyo haatan aan la garanaynin cida sida
-Fate of e-waste is still unknown
1
Tan iyo galabtaasna qaxwuhu wuxuu noqday cabitaan culumada fahmada iyo fekerka u fura iyo quud awliyada wardiga ku caawiya.
From that day on, beef jerky was synonymous with freedom and savory pick-me- ups between meals.
1
Dagaalka ayaa la rumeysan yahay in tan iyo markaas ay ku dhinteen 40,000 oo qof.
It is estimated that 50,000 people have been killed since.
1
Shiriifka waxa keliya eek u fashilmi karaa waa isagoo isku tuura badweyn aanu ka dabaalan kareynin.
But an object can only produce a wavelength which is not longer than its entire size.
1
tu jo kahe laa duu.N abhii aasamaa.N se chaa.Nd ko utaar kar
I am just working on the sit and down.....I can dare to dream though.
1
Ka samee qoraal faahfaahsan wixii kugu dhacay iyo goortay dheceen.
Keep a diary of what you experience and when.
1
ilaheyna ha unaxariisto shuhadada meesha ku dhintay ee ugu horeeyaan wariyaasha qaran
Don't show the frustration towards the beginners
1
Markaa wasiirkii daakhiliga ee dawladaha hoose ,gobolada iyo degmooyinka iyo amniga masuulka Ka ahaa ,haddii uu yidhi waxaanu tabaynaa mucaarid adag saw gartii maaha .
The Ministry of Housing, Communities and Local Government said: "We will not comment on speculation.
1
Kuwa sanamyada caabudaa waxay rumaysteen ilaahyo badan iyo jinniyo badan.
they believed in many gods and goddesses.
1
Gudoomiyayaasha Garoowe,Boosaaso iyo Qardho oo ka soo anbabxay Gaalkacyo islamarkaana soo gaaray Garoowe ayaa saxaafada wada jir ula hadlay waxaana ay sheegeen socdaalkooda uu guul ku soo dhamaaday.
Thereafter the trumpets, the drums and the horns tore through the sky with their very loud roaring sound.
1
Haddaynaan ka dhiidhiyin dhirbaaxadii Ilaahbaa
If we do not keep God's
1
Axsaabta qaar waxay noqdeen qabiil ee kuwa kale ee hadhay waxaannu uga ducaynaynaa in aanay noqon.
Some of our friends have already left and we continue to pray for all those who haven't.
1
Dhall hadalka waxaa sidoo kale lagu adeegsaday Quraanka waxaan halmaamay.
Forgetting is also mentioned in the Qur'an.
1
Jacaylkiisa xeegada iyo qoyska waxaa si fiican u yaqaan saaxiibadiisa jecel.
His love of family and friends was well known in the community.
1
Dhagaystayaasheena ku nool daafaha Caalamka waxa aan idiin soo gudbinaynaa warka habeen ee Idaacadda Danan Muqdiso Soomaaliya.
We will inform you about the afterparty on the night of the event
1
Title: Su'aal: Waxaan rabaa inaan joojiyo sigaarka laakiin?
Topic: I'm going to quit smoking.
1
Muddo yar baan kaa tegey, laakiinse waxaan kugu soo ururin doonaa naxariis badan. / Rabbiga Bixiyahaaga ahu wuxuu leeyahay, Muddo gaaban ayaan cadho yar wejigayga kaaga qariyey, laakiinse raxmad weligeed ah ayaan kuugu naxariisan doonaa.
In an outburst of anger, I hid My face from you for a moment, but with eternal kindness I will have mercy on you."
1
Ubaxa wuxuu u baahan yahay xaalad heerkulka dhexdhexaad ah iyo wax qabow oo qabow.
The leather needs a relatively cool, dry environment.
1
waxaana maanta aad arkeysaa si isdaba joog ah in ay jaamacadaha dalka uga soo qalin jebinayaan arday aad u badan.
Now you understand that a huge number of students of the university are giving exams for admission.
1
Iyadu waa geed gaaban, laakiin mahaddeeda cufnaanta awgeed waxay soo saartaa wax soo saar la yaab leh oo leh maadad THC sare leh.
She's a short plant, but thanks to her density produces an impressive yield with a high THC content.
1
Taasi waa sababta waxa loo yaqaan "Maalinta Dhalashada."
This is why it is called the New Birth.
1
Ciyaartu waxay ku furmeysaa aragti guud oo dunidoo dhan halkaasoo xorriyadda shaqsiyeed ay tahay wax aan ka aheyn riyo fog.
The game opens with a view into a world where freedom and individually is nothing more than a distant dream.
1
Nabi Aadam (SCW) waxaa la siiyey xorriyad dhammeystiran, taas oo ah in uu sidii uu doon
Ananias was free to give any amount he wished.
1
3.Jacaylkii u horeeyey ee Hitler waxa uu jeclaaday gabadh yuhuudiyad ah.
Hitler's First Love was a Jewish Girl.
1
1xBet waa mid ka mid ah u dhuun daloola ugu caansan maanta.
The M50 is one of the most popular today.
1
waxaan si gaar ah ugu mahadcelinayaa mareegaha kala ah.
I'm grateful for the summers.
1
Dardar iyo dadaal badan kadib kooxda gobalka Maroodi Jeex ayay qaybta hore ee ciyaarta heshay goolkeeda furitaanka kadib markii uu gooldhayaha taariikhda cajiibka ah tartanka Somaliland ku leh ee Maxamuud Govinda uu kooxda xulka goblka Maroodi Jeex udhaliyay goolka ay sida wayn ugu baahnayd, wuxuuna Govinda ciyaarta ka dhigay 1:0 ay kooxda gobalka Maroodi Jeex hogaanka ciyaarta kula wareegtay.
11:45 And Noah called upon his Lord, and said: "O my Lord! surely my son is of my family! and Thy promise is true, and Thou art the Justest of Judges!"
1
Horjoogaha Jabhada SNM Siil-aanyo ayaa shaaca ka qaaday in maamulka jabhadiisu xidhiidh toos ah la leeyahay isimada Garoowe degaanka ku ah.
Understandably, the pandemic's effect on the MSME sector has a direct correlation with the nation's economy.
1
"Waxaaan ugu mahadnaqaynaa dadka cusub ee aan soo dhoweynay Marka la Taarikhda dib logu noqdo, Kanada waxaay noqotay waddan xoog leh oo firfircoon oo aan dhammaanteen ku faano kana fa'idno," ayuu Ahmed Hussen, wasiirka socdaalka, qaxootiga iyo jinsiyaddaha, ku qoray warbixinta sannadlaha ah ee Baarlamaanka.
"Thanks in great part to the newcomers we have welcomed throughout our history, Canada has developed into the strong and vibrant country we all enjoy," Ahmed Hussen, minister of immigration, refugees and citizenship, wrote in an annual report to Parliament.
1
Debcin maayo oo wuxuu ka baqan, inuu ka duulaaye11.
He is unavailable until fall, and doesn't afraid to sign up for Physics 11.
1
Ilaahbaa iska leh waxa Samooyinka iyo Dhulka ku sugan, hadaad muujisaan waxa naftiina ku sugan ama qarisaan wuu idin ka xisaabinayaa Ilaahay, wuuna u dhaafi cidduu doono ama Caadaabi Ciduu doono, Ilaahayna wax kasta (oo uu doono) wuu karaa.
"Whatever is in the heavens and whatever is in the earth is Allah's; and whether you manifest what is in your minds or hide it, Allah will call you to account according to it; then He will forgive whom He pleases and chastise whom He pleases, and Allah has power over all things."
1
amase hadduu cadownimo aawadeed gacanta ugu dhufto, oo uu sidaas ku dhinto, kii wax ku dhuftay hubaal waa in la dilaa, waayo, isagu waa gacankudhiigle, oo aardoonka dhiigga doonayaa gacankudhiiglaha ha dilo markuu helo.
or in enmity struck him with his hand, so that he died; he who struck him shall surely be put to death; he is a murderer: the avenger of blood shall put the murderer to death, when he meets him.
1
- Waajib kugu ma aha inaad magacaaga iyo adreskaaga u sheegtid.
You do not have to give your name and address
1
Tartanka xilli-maalmeedka caadiga ahi wuxuu bilaabmaa dhammaadka Diseembar wuxuuna dhammaadaa horraantii Febraayo.
The actual competitions typically begin early December and run through the end of April.
1
Waxaan la yaabanahay haddii ay jiraan daroogooyin kale oo akhbaar ah oo suuqa ku jira inkastoo ay saameyn deg deg ah.
I wonder if there are other smart drugs on the market though with more immediate effects.
1
Miyaan la gaarin waqtigii dadka Soomaaliyeed intooda damiirka lihi is raaci lahayd oo qabyaaladda iyo qurunkeeda dhinac iska dhigi lahayd..
Isn't it time the city had councillors with vision and leadership?
1
Tha'labah sharaxay in aadanuhuna waxa uu yahay mid ka mid ah oo kala soocdayrun iyo been.
To Receive God's Forgiveness one must repent.
1
Dadku waxay dhihi karaan wax alla waxay rabaan, laakiin raacitaanadu wali sifiican ayey u shaqeeyaan.
Because people can say anything, but it's their actions that count.
1
Wax sawir ah lama raacin qoraalka lagu baahiyay twitterka Madaxweyne Biixi.
As of this writing, no comment from the president's Twitter account.
1
Iyo in ka badan wax, waxaa muhiim ah in maalin walba qaataan ay qabaan tamar togan.
Which means it is even more important to use sunscreen everyday.
1
Sidii caadada ahayd, waxaan haddana isku qabanqaabinay ani iyo xaaskuba inaanu sagootino Hibo iyo saygeeda Daahir maadaamay ay dalka ka tagayaan.
They took off and left me, as usual, with the task of handling their homework while they went out and flirted with the vatos.
1
Dhawr sano oo dambena waxa uu lahayste ku ahaa Waqooyiga Afrika.
A few years ago in northern africa.
1
Sho waa 51
Here is 51.
1
Haddii kale waxaad ka sii dhaxli doonaa khaatumadii ugu weynayd.
If you don't, you can grow a lot.
1
"Waxaa xusid mudan iney dalka ka luntay ku dhawaad afar bilood oo waxqabadkii Xukuumadda dib-u-dhac ku yimid.
"He had felt the end coming on for nearly four months.
1
Suldaan waxa aad sheegtay inaad ka mid tahay Salaadiinta Jubooyinka Soomaaliya, markaa beeshee ayaad Suldaanka u tahay?
As David cries out in the Psalms, where are you God?
1
C hadii qof dumar ah ku riyooto ta waxa lagu fasiraa in ay caruurteeda qaarkamida dhibayaan laakiin alle kabadbaadin dono
Q-I was told that a woman who is breast-feeding her child should, under no circumstances, lose weight.
1
Horto sayaxaad iyo sannaadh dhegehu ku qarxayaan ayay maanta gashay.
Then she said, “Do whatever you want.”
1
Xabiib wuxuu dhahay: "Kumaan maqlin!!"
I yelled back, "Can't hear you!!"
1
Halkaa markay marayso, waxay ku dhacaysaa leexasho yar oo dhinaca giraangirta ah:
When this happens, a tiny tear occurs in the muscle.
1
waxaana jirta wax lagu tilmaamay khatar dhab ah oo xagga ammaanka ah oo
There is a potential security risk
1
Abiy Axmed inta uu qosley wuxuu Farmaajo ku yiri saaxiib qorshahaas wey soconweydey ee aan ka gudubno.
Kotetsu smiled at his friend's way of putting things.
1
Mareykanka gudihiisa, isboortiga banaanka ayaa ah isboortiga seddexaad ee ugu caansan kaqeybgalka iyo wax soo saarka.
In the U.S., Autism is the third most common developmental disability.
1
Xilliga xagaaga, naasku waa in la siiyaa cagaar cagaaran.
In summer Sölden has to offer.
1
waa macluumaad fiican oo Soomaalida anfacaya... waxaan lee yahay Soomaaliyey KACA.
Something exciting... well, I mean, I'm awake.
1
Qof Afmadow kusugan oo ka gaabsaday in uu magaciisa sheego ayaa waxa uu AOL u sheegay in meydadka ay xalay uu arkay ay ahaayeen kuwo aad looga naxo isaga oo xusay in lala dhacay oo ay jirkooda ka muuqdeen xabado badan.
They called him a sea devil, and swore that before he died, they would make him pay for the deaths of their fallen mates.
1
Horay waxaa magaalada Muqdisho uga dhacay dilal loo geystay dadka iska lahaa goobo heesaha lagu duubo, hase ahaatee waa arrin cusub in qofka dab lagu qabadsiiyo goobtiisa.
The city has been overtaken by the Unclean, and should be purged with fire.
1
laakiin hadduu dhalo qodxan iyo yamaarug, waxtar ma leh, oo habaar buu ku dhow yahay, ugudambaystiisana waa in la gubaa.
But if it produces thorns and thistles, it is rejected and is near to being cursed; and it ends up with being burned.
1
Tani waxaa sabab u ah in xuubka jilicsan ee turuumbada dhegtu bararay oo aanu awoodin inuu is furo oo isu dheeli tiro cadaadiska.
It represents the movements of captive bred released individuals that have not learned to forage on their own.
1
" Guushaadu waxay ku xidhan tahay riyadaada, Maaha riyada hurdada waa tan soo jeedka ee uu weheliyo dadaalkaagu.
The fallacy is yours, not of the poster you're responding to.
1
Waxaa xusid mudan in isla markaas goobta la keenay gabar markaas boorso laga dhacay iyo saddex oday oo la garaacay oo ay garaaceen wiilal aad u da' yar.
It had to be, since it was originally a three-bedroom, and they ended up with five kids.
1
Dibkabe tlmaamaya wax keli ah oo dheddig, kolka qofka lihii sheegayo inuu leeyahay.
is only relating what a woman once imparted to him as a revelation.
1
Waxaa kale oo mashaqada muslimiinta ku habsatay u sabab ah kolkay iska diideen midnimadii iyo dulqaadkii iyo wadanoolaanshihii ay diintooda ugu baaqaysay oo ay noqdeen kooxo iyo qabiilooyin iyo beelo dhexdooda ka dirirsan oo hadba isku soo duula.
Although fire worship continued to give the various factions a semblance of unity, the religion and its followers divided into sects which contended with one another.
1
Ciidamada Maamulka Jubba, ayaa waxay maanta Magaalada Kismaayo ku qabteen nin soo xirtay dareyska dumarka, iyadoo uu xilligaan ku xiran yahay Saldhiga Dhexe ee Magaaladaasi.
On this Day the people of Al-Jannah will settle in their dwellings, and the people of An-Naar (Hell) will reside in theirs.
1
Waxaa iddinku sugan Aayad Labo Kooxood oo kulmay (Dagaalarnay) Kooxu Waxay ku Dagaalami Jidka Eebe tan kalana waa Gaal, waxyna ku arkaan Mu'miniinta laba Jibaarkood Xagga aragtida Isha, Eebana waa ku ayidaa (Xoojiyaa) Gargaarkiisa Cidduu doono arrintaasna waanaa ugu sugan Ciddii Arag leh (wax garan).
"There has already been for you a Sign in the two armies that met (in combat): One was fighting in the cause of Allah, the other resisting Allah; these saw with their own eyes Twice their number. But Allah doth support with His aid whom He pleaseth. In this is a warning for such as have eyes to see."
1
Kuwii Yuhuudoobay waxay ka Leexin Kalimooyinka Meelahooda waxayna dhihi waan Maqalay oon Caasinay, Maqla ha maqlinee, waxayna (dhihi) na ilaali iilid Carrabkooda iyo Durid Diinta (Islaamka) darteed, hadday dhahaan waan maqalay waana Adeeenay ee maqal na dayna saasaa u khayroonaan lahayd una toosnaanlahayd, laakiin waxaa lacnaday Eebe Gaalnimadooda Darteed mana Rumeeyaan wax yar mooyee.
Among those who are Jews, there are some who displace words from (their) right places and say: "We hear your word (O Muhammad SAW) and disobey," and "Hear and let you (O Muhammad SAW) hear nothing." And Ra'ina with a twist of their tongues and as a mockery of the religion (Islam). And if only they had said: "We hear and obey", and "Do make us understand," it would have been better for them, and more proper, but Allah has cursed them for their disbelief, so they believe not except a few.
1
"Waxa aanu wax weyn ka baranay guuldaradii ugu dambaysay waxanan guuldaradaas u adeegsan doonaan in ay nagu hogaamiso guuo"ayuu hadalkiisa ku soo xiray.
We have learned a lot from our first wash and will be putting those learnings to use."
1
Sidoo kale waxaad ku baran doonaa dhowr ah Talooyin muhiim u ah ardayda foreing ee Ukraine.
You will also hear some real case studies of clients.
1
2|8|Dadka waxaa ka mid ah kuwo dhihi waxaan rumeynay Eebe iyo maalintii dambaysay (Qiyaamada) haddana aan Mu'miniin ahyn.
"And of mankind, there are some (hypocrites) who say:'We believe in Allah and the Last Day,' while in fact they believe not.
1
Waayo, binu-aadmiga oo dhan bal yaa weligiis codka Ilaaha nool oo dabka dhexdiisa ka hadlaya maqlay, sidaan u maqalnay oo kale, oo sii noolaaday?
For who is there of all flesh, that hath heard the voice of the living God speaking out of the midst of the fire, as we have, and lived?[27]
1
Inta badan, geedi socodkani wuxuu horumariyaa xilliga dayrta iyo jiilaalka, marka heerkulka hawadu hoos u dhacdo iyo iftiinka qorraxdu uu noqdo mid yar.
Normally, it affects people in the fall and winter, when temperatures drop, and there is less sun.
1
warnimanyohow nimankan reer qabridahare dhibadanaa iyagaa noo bixiyay magacaas saw ma ogtihiin, nin xagaa iyo qabridahar ka yimid ayaa tagaya dhagaxbuur deedna wuxuu arkay koox ilaka castii dhagaxbuura oo wada afguduudan qaarna ilkuhu madoobaadeen, deedna wuuba yaabay, markaasuu magacan bixiyay,
Do you see the close-up on the face of the man as he penetrates the airwaves with his stare, locking eyes with the black, winged creature who stares back at him, conveying the wisdom of the ages?
1
Sheekhu muu odhan nimanka islaam-doonka ahi waa khawaarij, wuxuse ku dheeraaday in ay si qaldan u xukumaan gaalaysiinta.
said, "Anyone who denies Mahdi will be a disbeliever."
1
a) Haddii aad rabto inaad wax ka dalbato dukaankeenna internetka, waxaa lagama maarmaan u ah gabagabada qandaraaska inaad bixiso macluumaadka shakhsi ahaaneed ee aan ugu baahannahay inaan ku shaqeyno amarka.
(1) If you would like to place an order in our online shop, it is necessary for the conclusion of the contract that you provide the personal data that we require to process your order.
1
Isaga/iyada waxaa looga baahanyahay inuu noqdo qof kugu faraxsan ee ma ahan inuu kaa qariyo ama kaa qariso saxiibadeed/saaxiibadiis ama qoyskiisa/qoyskeeda.
You are your own person and you need to find someone that makes you happy - not your friends or your folks.
1
Waxay ku talaabsataa naagta sharka leh iyo ninka xun.
The example of a good wife and of a bad wife.
1
Hadeerna waynu aragnaa maanta waxa dalkeenii hooyo ka'socda ilaahay waxaynu uga baryaynaa inuu dhibta ka'saaro dadka collaada iyo dhibka lagu wado inuuka qaboojiyo dalkeena iyo dadkeenana ilaahay ugu badalo nabad ,naxariis,iyo barwaaqo ilaahow naga aqbal (Amiin.................)
We seek the grace today to be attuned to the holiness of God in our intellect and will, and to be set on fire to embrace charity, chastity and love for the truth that God reveals.
1
Intaasi kadib kulanka ayaa noqday mid ay albaabada u xiranyihiin ayadoo saxaafadanna dibad joog ay ka aheyd waxaana ay si hoose uga
There was a meeting taking place behind closed doors, off to the side.
1