so
stringlengths 4
1.24k
| en
stringlengths 4
1.73k
| sco
float64 1
1
|
---|---|---|
Caadi ahaan tani waxay dhacdaa marka la isku daro qoyaan xad dhaaf ah leh heerkulka hawada oo aad u hooseeya.
|
normally occurs when there is a low supply voltage.
| 1 |
Intii lagu guda jiray qarnigii 20aad, 100 milyan oo qof ayaa u dhintey sigaarka iyo inta lagu jiro qarnigii 21aad waxaa la qiyaasayaa in ku dhawaad 1 bilyan oo noloshooda ku lumi lahayd natiijo ka timid sigaarka.
|
In the 20th century, 100 million people died from smoking; in the 21st century, up to one billion will, the World Health Organization has estimated.
| 1 |
Kahor intaadan utagin dhaqtar gaar ah, waa inaad caadiyan tustaa inaad bixin karto adeega ama aad haysato caymis.
|
Before they begin their work, you will normally have to sign a contract or guarantee.
| 1 |
Qofka dadka cafiya waa qof Adag oo xoogan.
|
Forgiveness is BEAUTIFUL and POWERFUL.
| 1 |
Waxaa kale oo uu sheegay in qof damac siyaasadeed leh uu hunguri ka galo aqalka sare waxaase uu ku baaqay in hay'ad kasta ay shaqadeeda qabsato oo ay halkeeda ku ekaato.
|
He also mentioned to me that there is a private room going in upstairs, which will have it's own side entrance.
| 1 |
Sido kale weey fiicantahay in aad ku fakarto waxa aad ka gadeeyneeysid dukaanka.
|
Also it's a good idea to Label what you put in jars.
| 1 |
Waxa laga soo xidhay Albaabka, waxaana la Amray in aanu shaqo ku lahayn shirarka hogaanka
|
developments to headquarters and were instructed not to participate in the CIA
| 1 |
Markaasaa Yuusuf ku hor adkaysan kari waayay kuwii isaga la taagnaa oo dhan; oo wuxuu ku qayliyey, Nin walba dibadda iiga bixiya.
|
"Then Joseph could no longer control himself before all those who stood by him, and he cried out,'Send everyone away from me.'
| 1 |
2- Dhulyaal (Tirada shaqaalaha dawladda ee dhulyaalka ah ayaa dhan 132) kuwaas oo la jiifa xanuun haleelay
|
Employees, as a Group (132 people)
| 1 |
Waxaan si sax ah oo dhameystiran ogu soo saaray sida hoos ku qoran.Waxaad gelisaa qoraal sharaxaayo.
|
I wrote it all up in detail,
| 1 |
Laakiin waxaa lagaa siiyay ruqsada shaqada Sweden si aad ugu bilowdid, go'aanka wuxuu sheegi doonaa in aad leedahaya oggolaanshaha shaqada, iyo sidaas darteed kaarkaaga uma baahno qoraalka "Loo ogolaaday shaqada" ee gadaasha ah.
|
But if you were granted a work permit in Sweden to begin with, the decision will say that you have a work permit, and therefore your card doesn't need to have the text "Permitted to work" on the back.
| 1 |
No jawaab toos ah ma aha oo waxaan ku jirnaa Kitaabka.
|
There is no sign inside the book.
| 1 |
Halkii looxeeyey waqti iyo dadaal, waxaad diiradda saari kartaa gebi ahaanba ciyaarta.
|
To keep up with the times and on the right path, you may conduct minor experiments with the design.
| 1 |
Tani waa baaritaanka Xeerka Wadooyinka ee ku jira foomka su'aalaha, iyo imtixaanka wadista.
|
This is a test consisting questions about driving laws and road signs.
| 1 |
Shacabka deegaankaasi ayaa waxaa la sheegay in ay ka caroodeen gacan ka hadal dhax maray mid ka mid ah dadka deegaanka iyo ruux Soomaali ah .
|
shall be considered to have been won by a resident of Connecticut and the income
| 1 |
Sanduuqa sanduuqa ayaa si fiican loo dhigayaa windowsill on dhinaca qorraxda.
|
The flat is very bright with windows on the sunny side.
| 1 |
Image caption Dadka daawanaya muuqaallada tooska ah ee Facebook waxaa la siinayaa farriimo ay ku caawin karaa qof halis ku jira
|
Facebook's photo database could be used in a mobile application designed to recognize people on the streets
| 1 |
Hadda waxaad igu maagtay in aan mararka qaarkood tolkayga Harti iyo Puntland ka hadlo oo mararka kale na aan Soomaaliya ka hadlo.
|
I intend to listen to the works by Plato and Aristotle again, then listen to this series again.
| 1 |
Maxkamad ku taalla Magaalada Gaalkacyo ayaa Bishii lasoo dhaafay Badmaaxiyiintaasi oo lagu helay in kalluumeysi sharci daro ah in ay ka wadeen xeebaha [...]
|
At a press conference last summer, Conyers went further, arguing for the decriminalization of [...]
| 1 |
Ma waxaa ah qalbiyadooda cudur?
|
is He to their hearts.
| 1 |
xasuusto oo ay ku soo dhacdo inuu sooman yahay waxaa laga rabaa inuu raashinka
|
Remember the importance of obedience.
| 1 |
Waxaan si diiran u soo dhawaynaynaa booqashadaada waxaana rajeyneynaa inaan si dhow ula shaqeyn doono.
|
We are looking forward to receiving your correspondences, and hope to be able to cooperate with you soon.
| 1 |
Waxa an ka wadaa, yaa go'aaminaya qaladaka iyo saxa ilmaha lagu ganaaxayo.
|
But you are trying to decide which is willing and child rape drug.
| 1 |
waqti Next marka aad ku sugan tahay goob khamaarka, isku day wheel roulette oo daya sida badan oo xiiso leh ciyaarta waa.
|
Next time that you are in the area, make sure to check out one of the many Jack the Ripper walking tours that are really interesting to do.
| 1 |
Waxaannu u bilownay dhigaalka miisaaniyadii lagu hirgalin lahaa Qorshaha Shaqada Qaranka."
|
So, we started a domestic program."
| 1 |
Dheere Sheeqey oo ka hadlay shirka Jaraa'id wuxuu sheegay wax kastoo cadaadaalad lagu dhisin wey dumaayaan.
|
advanced thinking, and believed in nothing worth mentioning.
| 1 |
Arrinta kaliftay in aan sidaa yeelaana waxay tahay Beenta aad Naftayda ka sheegaysaan ee aad Umadda ku dhex baahinaysaan."
|
"Whatever they're telling you is nothing more than a lie they invented to justify murder."
| 1 |
se ayaa waxa uu daboolka ka qaaday in dhawr nooc oo bariiska ka mid ahi ay aad ugu badan tahay maadooyin kiimiko ah, oo aan caafimaadka u wanaagsanayn.
|
Because the production of Solar Panels includes some of the most dangerous chemicals and heavy metals known to man.
| 1 |
Dhalo biyo ah oo ku habboon dhammaan noocyada isboortiga dibedda.
|
Suitable for all sorts of indoor sports
| 1 |
Taasna waxay ka hortagtay weerarro iyo dilal badan oo qorsheysnaa ayuu hadalkiisa sii daba dhigay taliyaha.
|
And then he was hunted down (many, many times) and killed.
| 1 |
lagu raaco taasi oo ahayd sababta ay dibadbaxyadda xoogoodu ka billowdeen,
|
Those who had been expelled from their
| 1 |
Bismilaah marka hore waxa mahad oo dhan is ka leh allaaha wayn (SWT) EE Inaga dhigay umad islaam ah Intaa kadib waxan mahad gaar ah uu soo jeedinayaa saxafada madaxa banana ee ka hawlgasha dhamaanba dalka Somaliland iyo guud ah aanba shacbi waynaha reer somalialand meelkasta oo ay joogaanba waxaan leeyahay illaahay xaqa hana garansiiyo dhamaanteenba.
|
I am most grateful for the God that we love and serve, the God who is all-knowing and all-powerful, yet is loving, kind, and good.
| 1 |
Wuxuu kusoo gabagabeeyay hadalkiisa "Waxaan rajaynaynaa in wax walba hagaagi doonaan goordhow."
|
He responded by saying, "I'm sure everything's going to be fine.
| 1 |
Markaasay naagtii dhaqsatay oo orodday, oo ninkeeday u sheegtay, oo waxay ku tidhi, Bal eeg, waxaa ii muuqday ninkii maalintii ii yimid.
|
The woman made haste, and ran, and told her husband, and said to him, "Behold, the man has appeared to me, who came to me that day."
| 1 |
Cumar oo isaguna Nagiile ku aasan,Sh.Maxamuudna wuxuu Sheekhiisu ahaa
|
the beast; for we are told, that the ten horns are ten kings,
| 1 |
Dhinaca kale inta uu iska horimaadka socday waxaa la afduubtay xubno ka tirsan Axsaabta mucaaradka ee ka jirta wadankaasi
|
On the basis of organisation, animals are grouped into
| 1 |
waxayna tidhi waa la yaabe miyaan dhali anoo cajuuso ah ninkaygana oday yahay arrintaasu waa wax la yaab leh.
|
She said, “Oh woe to me – will I bear a child whereas I am an old woman, and this my husband, is an old man? This is something really extraordinary.”
| 1 |
Dirbay dhaxal idiin noqon
|
He has given to you an inheritance.
| 1 |
Bogagga oo dhan, waxaad ka heli doontaa laba waqti oo lagu qeexay goor dambe buugga.
|
At the bottom of the list you will find two further items after the field information.
| 1 |
Qaybtii hore waxaan soo sheegnay Diiniyan sida uu noqonayo xukunka Qaadku,kumana koobna marka laga
|
It basically talks about how evolution should also be considered a religion because they don't have proof and whatnot.
| 1 |
Oo wuxuu igu yidhi, Wiilka Aadamow, waxaad heshid cun. Qorniinkan duudduuban cun, oo tag, oo waxaad la hadashaa reer binu Israa'iil.
|
He said to me, Son of man, eat that which you find. Eat this scroll, and go, speak to the house of Israel.
| 1 |
Dadka caanka ah sidoo kale waxay xirtaan Apple Watch iyo Beyonce waxay haysaa daabacaadda Gaarka ah.
|
They work with the Apple Watch and Amazon Alexa, too.
| 1 |
30 Carruurtiisu hadday sharcigayga ka tagaan, Oo aanay ku socon xukummadayda,
|
"If My children forsake My Law, and walk not in My judgments.
| 1 |
Barwaaqo waa ay ka naxday oo tiri i sug waan kuu soo sheekooyjnka.
|
God bless you, and I'm waiting to hear from you.
| 1 |
" "Dhawr sano oo waxaa jirtay cirka oo haawanaya oo aan wax daruuro ah lahayn inuu casaan noqdo.
|
"They have been trapped for years in the bush and have no means of escaping.
| 1 |
Sidaana waxa lagu anixiyay xukuumadda Raysal wasaare Cumar Cabdirashiid oo tan iyo markii isaga xilkaa loo magcaabay dhawr dhismaha xukuumad uu magcaabay laba jeer dib ula noqday.
|
and commanded a dozen of the noblest sots to join in the bout.
| 1 |
To xaajo idinku ismaba ogidiine ONLF ayaad u shaqaysaan marka waxaad rabtaan iskaga hadla fasaxa ayaad tihiin
|
You may not know that you're in UnderFell when you want to be in OuterTale.
| 1 |
Waxaan jeclaan lahaa inaad badan oo farxada badneyd ee dhalashada!
|
I wish you to have a great experience!
| 1 |
Muxaadaradaan ayaa waxa uga qayb galay si wadaag ah culimada kala ah Sheekh Cabdiqani Ow Saalax iyo Sheekh Maxamuud Maxamed Xaliike.
|
He spoke several languages, and was a scholar of Qur'an and Hadiths.
| 1 |
Waxaan wanaajin lahaa xidhiidhka aan la leeyahay dhammaanba qaybaha bulshada JSL.
|
I still have good relationship with everyone in IBS.
| 1 |
@ The Nabiga ee saa'ixiinta ah uu, qoyska Haween iyo caruur - 100
|
@ The Prophet's devotion to his family, wives and descendants - 100
| 1 |
"Dadka yaa xasuuqay?" waxa uu ahaa mid kamida saxannadii ugu horeeyay ee aan soo saarnay.
|
"Where's the any key?" was the first one that came to mind.
| 1 |
Oo sidaas baan kuugu waxyoonnay [Muxammadow] Qur'aan [Carabi ah] si aad ugu digto hooyada magaalooyinka [Makka] iyo waxa hareereheeda ah, oo uga digto Maalinta Kulanka ee uusan ku jirin shaki, marka ay qolo ahaan doonaan Jannada gudaheeda, qolana Dabka huraya.
|
And likewise We have revealed to you the Holy Qur'an in the Arabic language so that you may warn the residents of Makka and its suburbs and that you may warn them of the Day of Assembly about which there is no doubt.
| 1 |
Dhoofo Khaliif ayaa markey arintaasi aragtay waxay ka tirisay suugaan ay ka caroodeen haween badan oo Single motherska iyo Dhoofo dhex mareyso ee daawasho wanaagsan.
|
Living in Magdalena, they met many single mothers struggling to survive.
| 1 |
caawin maxaa yeelay, ma ay u xusuustaan
|
Love, don't you remember
| 1 |
Kooxdii ka shaqeysa ka bixtaanka Britain ee Midowga Yurub ayaa la kala diri doonaa, halka kuwa kale oo gacanta ku hayay xallinta khilaafaadka, haddii aanan la heshiinin lahayan, la kala diri doono marka Britain ay ka baxdo Midowga Yurub.
|
The men reveal themselves, and the ladies ask for their forgiveness.
| 1 |
Way igu wareejiyeen iyaga oo sheegaya in ay dib u aasaaseen nidaamka si ka qoto dheer intii aan awoodi karayey.
|
I told them my situation, and they said that they would get the job done as quick as they could.
| 1 |
Taas waxaa loo adeegsanayey luguna suurtageliyey waddaniyadda.
|
This was permissible and was practiced in Israel.
| 1 |
Saddexdii nin ee uu magacaabay Rasuulka scw sidaas ayeey ku shahiideen.
|
There are three books named after the Apostle.
| 1 |
Sida wararku sheegayaan qaraxa oo ahaa mid xooggan ayaa waxaa daba socda rasaas culus oo aan kala go’laheyn, sida dadka deegaanka ay soo warinayaan.
|
[Disease name] is caused by a mutation in the [gene name] gene.
| 1 |
Ka dib 8 asbuuc oo soo-gaadhis ah, waxaad dooran kartaa silage.
|
After 8 hours, you can create one poultice.
| 1 |
Mararka qaar, waxaan kaliya ka fekero Our Lady, nafteeda.
|
Sometimes I only think about my own feelings.
| 1 |
Tusaale ahaan, wuxuu yidhi wuxuu hoos ma moral.
|
For example: a sense of morality.
| 1 |
Mar waa markii hore ee la doortay, marka kalena waa kadib markii ay geeriyootay Faadimah bint Rasuulillaah (scw) oo ay horey arrini ka dhex dhacday iyada iyo Abuu Bakar Siddiiq.
|
Afterwards, they emerged alive, and the prophet Shemuel was one of their descendants.
| 1 |
Shakhsiyaadkan ayaa la qabtay xilliga bandowga habeenkii iyo in aynan sidan maaskarada afka iyo sanka lagu xirto
|
But it was trailered in the rain and at night, and did not participate in the performance tests.
| 1 |
Waxay si farshaxanleh u sheegeen, farta ayaa keebka jiidda marka la ridayo qoriga hadda keebkuna farta waa uu soo jiitaa markiisa oo qorigu wuu isridaa.
|
Written in the present tense, the prose has the immediacy of a screenplay, and the action sequences are vividly depicted.
| 1 |
Xaqiiqdu waxay tahay ku dhowaad dhammaan noocyada in la koray ee xarigkeena ma aha is-pollinated.
|
In fact, almost all the guitars are non-fuzzed.
| 1 |
Haddii aad xasilantahay oo waagu kuu baryo, ma is oran kartaa dadka waad kala nabad heleysiin?
|
If you know that HE is able and willing, would you pray with a different attitude?
| 1 |
"Fikradaydu waxay la jirtaa kuwa badan oo la la'yahay iyo kuwa dhaawacmay, dhibanayaasha mukhalasiinta dambiilayaasha ah ee ka faa'iidaysta dhibkooda iyo rafaadka," ayuu ku soo qoray bartiisa Twitter-ka.
|
"My thoughts go out to the many missing and wounded, victims of criminal smugglers who are exploiting their distress and misery," he wrote on Twitter.
| 1 |
Intaa waxaa dheer, waxay hagaajineysaa xasuusta, kordhisaa dareenka, waxay hagaajisaa waxqabadka.
|
It also increases memory, helps to keep the focus, and develops executive functions.
| 1 |
Ugaasnimada Ciisuhu ma aha mid ay koox yari ama qolo cayimi karto waa mid adag oo waddo dheer loo maro.
|
Jesus' invitation is not a safe, easy way to live.
| 1 |
Marka hore, waxaa lagama maarmaan ah in la qaado tallaabooyinka jeermiska.
|
Therefore, it is recommended to take preventive measures.
| 1 |
waxaan farax sanahay runtii xataa waan ilawayay salantii isalamka oh asmclk dhamad tiin waxaad bamoodaa in aan arkayo cidii dhishay abihii umada somaliyeed alaha unaxariisto shahiid dr shekh axmed waxaan idin kacodsanyaa halgan inaad dadalkiina wadaaan waan idiin duceeyaa
|
In that context, I deplore - as I am sure you all do - the brutal attempt on the life of Dr. Akila al-Hashemi, a member of the Governing Council, and I pray for her full recovery, too.
| 1 |
Waxaan Muxumadoow kuu dulbaxay waa duntaan nahaye
|
We have doubted you, we have turned away from you.
| 1 |
Kulankan ayaan noqon sidii la filayay ka hor intii ayna ciyaartu bilaaban maadama xulka Spain...
|
This is what I said in the football forum way before the game started...
| 1 |
Sida ay yiraahdaan, content waa boqor.
|
As stated, content is king.
| 1 |
Waxay aheyd markii labaad oo toddobaad gudihiis ah oo Israel laga soo weeraro Lubnaan.
|
This was Israel's first war against Lebanon.
| 1 |
Dagaalka labada dhinac dhexmaray ayaa socday mudo kooban, waxaana degmada Afgooye laga maqlayay rasaasta ay isweydaarsanayeen Al-Shabaab iyo ciidamada xoogga.
|
The residents of both towns have spoken, and their churches are full with worshipers.
| 1 |
33 Kaasoo kor fuushan samada samooyinka sare, oo weligoodba jiray, Bal eega, wuxuu ku hadlaa codkiisa, oo weliba codkiisu waa xoog badan yahay.
|
[33] To Him who rides upon the highest heavens, which are from ancient times; Behold, He speaks forth with His voice, a mighty voice.
| 1 |
Balse hadii la daweeyo waqti hore wuxuu qofku ku noolaan karaa nolol caafimaad leh.
|
However, if treatment is provided in time, the patients can lead a normal life.
| 1 |
"Waxaa la'lee yahay waxaad halka u timid inaad shirkado cusub heshiis kula gashid oo shiidaal baara.
|
You have started to work in a new company.
| 1 |
3 Laakiin waxaan u dirayaa walaalaha si aan faanka aannu idinku faaninnay micnela'aan loogaga dhigin xaalkan, inaad diyaar u ahaataan sidaan idhi,
|
3But I have sent the brothers in order that our boasting about you in this matter should not be made void, that you may be prepared, as I have been saying.
| 1 |
Ka dibna u sheeg sheeko ay iyagu yihiinwaxay la xiriiri karaan.
|
Make your communication about them.
| 1 |
Dareemaha iyo weelasha waxay ka samaysan yihiin qoryo rinjiga ah, dharna waxaa lagu rinjiyey juus ah oo miro ah.
|
The yoke and rowels are made of die cast metal and the adjustable strap is made of leather.
| 1 |
BOOBKA: Eraygaan micnihiisu waa in si khald ah loo qaato wax aan xaq loo lahayn sida wax ruux kale leeyahay ama wax dadka ka dhexeeya.
|
Noun: A person or thing considered to be the same as another in status or quality.
| 1 |
Waxay taasi tilmaan cad u tahay, in wararkan ay faafinayaan, dad doonaya in ay xumeeyaan xiriirka in-dhowaalaba soo wanaagsanaanayay ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Keenya.
|
Such criticisms obviously come from people whose interests are threatened by the symbiotic relationship existing between Zimbabwe and China.
| 1 |
Saw wasiirku wuxuu ka mid ahaa shaqaalaha UN-ta ee raashinka qaybiya , laakiin inagu waxaynu moodaynay muu ahayn .
|
After all, he was the President of the United States, and we'd just been attacked.
| 1 |
Lakabyada kale ee prepeg iyo qalabka aasaasiga ah ayaa si wada jir ah loogu daboolay heerkulka sare iyo cadaadiska si loo soo saaro Multilayer PCBs .
|
Alternating layers of prepeg and core materials are laminated together under high temperature and pressure to produce Multilayer PCBs.
| 1 |
Markii aad halkaas tagtid, waxaad sheegaysaa waxa aad aragtid."
|
Tell me, then, what you see."
| 1 |
DAAWO: Xildhibaan ku baaqay inuu is casilo Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka [Maxaa lagu heystaa..?]
|
Scummy Journalist: Do you want to get promoted to the Second Division?
| 1 |
hadii yahay qof weyn waa DOXYCYCLINE
|
by how much is doxycycline
| 1 |
Gabar kasta ka hadalyso waxay ka hadalaysaa geed weyn, naagaha oo dhan meel kasta ay joogaan waxay sheegaan inuu raaxo badan leeyahay guska weyn, taas ma sax baa?
|
After we'd each had a mouthful, she said, There are a lot of ladies on your boat, no?
| 1 |
sifooyinka muuqaalka waxaa badanaa loo isticmaalaa qoraalka HTML.
|
There are many attributes often used in HTML.
| 1 |
Dadkuna mirta waa uu beeray waana ay u soo baxday, mar iyo laba ka badan.
|
The animal went back and forth twice more.
| 1 |
"Waxaan ka hadalnay wax ka badan wixii kale ee ku saabsan dhismaha garoonka waan faahfaahin doonaa.
|
We've been talking so far more about the preparation.
| 1 |
Aniga iyo mid kale waxaanu dareennay cun cun aad u kulul oo dhinaca sare ee cagaha ah.
|
My friend and I had a very enjoyable meal at Basalt.
| 1 |
Si la mid ah sida iibinta gaari, waxaad u soo geli kartaa iibsadaha iman kara waxayna u dhaqmaan sida iibiyaha baabuurta loo isticmaalo.
|
With a pre-approval, you can go to the dealer and shop like a cash buyer.
| 1 |
Shaqsi ahaan waan kuugu hambalyaynayaa musharaxnimada aad aamintay inaad hoos tagto Ina Cali Waraabe oo ah gudoomiyaha Ucid.
|
I'll give you some tips before you decide to buy Destiny's Child Kelly Doll.
| 1 |
Qaar badan oo kuwaa ka mid ah waxaa soo saaray waxa loo yaqaan 'Mittelstand'.
|
Many have shifted to what is known as the middle way.
| 1 |
2:11 Waayo, jawaabta inaad doonataan, Boqorow, waa mid aad u adag.
|
2:11 For the answer that you seek, O re, is very difficult.
| 1 |
Subsets and Splits
No community queries yet
The top public SQL queries from the community will appear here once available.