so
stringlengths 4
1.24k
| en
stringlengths 4
1.73k
| sco
float64 1
1
|
---|---|---|
Haa, haddii aadan xaqiiqada ka baqayn sidaas u feker.
|
If you're not sure, then think of it this way.
| 1 |
10:4 Haddaba kac, waayo, xaalkan adiguu ku dul saaran yahay, oo annana waannu kula jirnaa; si wanaagsan u dhiiranow, oo samee.
|
Ezra 10:4 Up, now! for this is your business, and we are with you; take heart and do it.
| 1 |
Hadda kaliya waxaad sheegtay in qoraaladaas adiga aad lahayd marka maxaa caddaynaayo inaad adiga lahayd?
|
so just wanted to check if you'd been able to track that down?
| 1 |
Xarafkiisa kaliya waa shiin.
|
It's only China.
| 1 |
11 Oo waxay noqotay in markii uu ku soo dhowaaday inuu Masar galo, uu ku yidhi naagtiisii Saaray, Bal eeg, waan ogahay inaad tahay naag arag quruxsan, 12 oo waxaa dhici doona in markii ay Masriyiintu ku arkaan, ay odhan doonaan, Waa naagtiisii tanu.
|
11 When he was about to enter Egypt, he said to Sarai his wife, "I know that you are a woman beautiful in appearance, 12 and when the Egyptians see you, they will say,'This is his wife.'
| 1 |
Waxaan kuu sheegi doonaa waxa la sameeyo, iyo waxa aan la sameyn.
|
I will tell you what I will do and what I will not.
| 1 |
Hase yeeshee Mr Iimaan ayaa markii uu Ceerigaabo ku soo laabtay waxa uu socdaalkoodaasi ku tilmaamay mid guul ku soo dhamaaday.
|
But when the bad spirit took hold of him, he broke the chains.
| 1 |
Xildhibaanada Aqalka sare oo si deg deg ah ugu yeeray Wasiirka Garsoorka ka dib Arrin halis oo soo baxdayp
|
She presents to the emergency department immediately after
| 1 |
Kaliya maaha ujeedku in qallinka iyo akhriska uun la xusay balse waxa in badan axaadiista iyo Qur'aanka la inoogu sheegay guud ahaan cilmiga iyo aqoontu wax tarka uu leeyahay.
|
But their zeal is not according to knowledge - it is so often based on rhetoric and misapplication of Scripture.
| 1 |
Madasha Meherka oo ahayd Mid si weyn loo soo Agaasimay ayaa waxaa Goobjoog ka ahaa Dhamaanba Qaybaha Bulshada sida Madax-dhaqameedyo, Siyaasiyiin iyo Aqoonyahano tiro Badan. [...]
|
In fact, family planning has always been widely practiced, even in societies dominated by social, political, or religious codes that [...]
| 1 |
Halka ay Shirkadda u siidaynayso xogtaada shaqsi dhinac saddexaad, waxaan uga baahannahay qaybta saddexaad inay lahaadaan tillaabooyin farsamo iyo abaabul oo ku habboon si loo ilaaliyo xogtaada.
|
Where the Company discloses your personal data to a third party, we require that third party to have appropriate technical and organizational measures in place to protect your data.
| 1 |
Hadday suuroobi weydye, daahidii iyo afduubkii iyo wixii
|
if it fails to do so, its records, books of account and other
| 1 |
Dukumiintiga la qaadan karo waa qaab fayl ah oo loo sameeyay 1990-maadkii si loo soo bandhigo dukumiintiyada, oo ay ku jiraan qaabaynta qoraalka iyo sawirrada, si madax bannaan oo ka madaxbannaan software-ka, qalabka, iyo nidaamka hawlgalka
|
It's a file format developed in the 1990s to present documents, including text formatting and images, in a manner independent of application software, hardware, and operating systems.
| 1 |
Waxaad soo qaadaa digsi yar waxaad ku rida subaga iyo caanaha marka ay isku yara diiraan ku ar madiibadii ay ku jireen beedku.
|
He envisions a future of traveling with the deer and at night in camp releasing them, knowing they will return to him in the morning.
| 1 |
laakin mararka qaarkooda xaaska waxaa laga yaabaa inay caano leedahay oo ninka macaan dartii caanaha afka ka galaan,
|
But sometimes an aimless arrow can get stuck in someone's foot.
| 1 |
Afar bilood kadib markii dalka Jarmalka ay ka dhacday doorashada guud waxaa uu suura gal ah in dhidibada loo aaso dowlad cusub.
|
Nearly four months after the elections, Germany is inching toward a new government.
| 1 |
Haddii ay u arkaan mid muhiim ah, waxay sidoo kale sixi doonaan xaalada.
|
If it turns out well, maybe they will also fight.
| 1 |
Marka hore sharaf dhamaanteed waxaa iska leh Allihii ii ogolaadey in aan maqaalkan soo qoro.
|
Blessed be the Lord who has given me to understand this.
| 1 |
Labadii carruur way labisnaayeen waxaa un keliya lasugaayey baskii iskoolka uqaadi lahaa.
|
Investigators found two children who were living alone in a school bus.
| 1 |
Dadka inta badani waxay helidoonaan lacag hawlgab ah oo uga timaada shaqo bixiyihiisii hore ee uu u shaqan jiray.
|
For the most part, the retirees are hired at their former salary.
| 1 |
Suugaantaani waxay shaaca ka qaadaysa reer Caabudwaaq
|
devotion of the worshiper.
| 1 |
Waa maro duqowday ee adigaba iska qiyaas sida calanka loo qiimeeyo oo looga dhigo wax uusan ahayn.
|
and aiTangement of the Statutes and the fonnation of the Penal Code, as aforesaid,
| 1 |
Dhamaan riyadayda waxaa ay aheyd inaan joogo Leicester.
|
I should have stayed in Leicester.
| 1 |
Waan ka xumahay in Dad noocaani u fekeraya ay dunida ku nool yihiin.
|
I find it hard to imagine that people like that exist in real life.
| 1 |
Dubbe:Dee anig ma gabay baan aqaan waxaan ku idhi.
|
He said: "I don't know what I said.
| 1 |
Weli saaxiibo iyo kuway isbarteen tuulada iyo dareemeysaa guriga markii aan halkaas ka heli.
|
I knew I wanted friends and family to visit while I was in town.
| 1 |
Iyadu waa si joogto ah is-yeesho, iyo inaad sameyso oo dhan - in la siiyo HER fursad ah inay sidaa sameeyaan. si fiican u, guud ahaan, qof kastaana wuu ogyahay WAXAAN ITS jecel .
|
He's always wanted to give and is always teaching people how to do that, and that is one thing I really like.
| 1 |
Horudhaca gudhaha kombuyuutar-kaaga-waxaa halkaas ku jira, iyo siday dhammaan u shaqeeyaan.
|
presentation on what's in your computer and how it works.
| 1 |
Muqdisho 23ka Agoosto 2017 Dalka Masar ayaa waxaa ka jira dhibaato xoogan oo lagu haayo Soomalida ku nool kuwaa oo amniga Dalka Masar ay ku hayaan dhac iyo xarig joogta ah.
|
21/12/2019· Many interesting events that deal with innovation in agriculture and forestry are being held throughout Europe.
| 1 |
89:24 Laakiinse aaminnimadayda iyo naxariistaydu isagay la jiri doonaan, Oo geeskiisana waxaa lagu sarraysiin doonaa magacayga.
|
PS 89:24 And My faithfulness and kindness'are' with him, And in My name is his horn exalted.
| 1 |
Mawduucyada ku saabsan arrimaha farsamooyinka leh faylashadayada kama helno dammaanad jawaab ah, si kastaba ha ahaatee, waxaynu ku dadaalnaa inaan ka jawaabno codsiyadaada markaan aan culeysin shaqada.
|
There is no compromise when it comes to our attachments, as we work to your needs.
| 1 |
Waan ogahay inaysan ahayn sababta oo ah waxaan rabaa inaan kula joogo.
|
'That's not why I came to get you.
| 1 |
Tan waxay horseedday madaxii gobalka uu ku taliyo in lala socdo dhaqdhaqaaqa Soomaalida xataa kuwa joogo Nayroobi.
|
Even among the apostles, there was bickering.
| 1 |
Dhiqlahu habeenkii ayuu soo baxaa oo waxay u badantahay in aanad maalintii arkin.
|
So at night, when it's too dark to see.
| 1 |
Si aad su'aalahan jawaab ugu heshid la soco barnaamijyadayada aanu Kitaabka Quduuska ah ku baranayno.
|
Get answers to your questions about our fellowship program
| 1 |
Just wax waxaan ku arkay kitaab duug ah meel in qaar ka mid ah marwada jir creepy i siiyey.
|
However, I've only come across a handful of entries in the print format that have given me the spooks.
| 1 |
Ku lifaaq wixii qoraal ah ee caawinaya cadeynta in waxa aad ku tiri codsigu ay run yihiin.
|
Analyze the evidence to show that it supports your claim.
| 1 |
Hadaba, 10kaasi qodob oo ahaa nuxurka cilmi baadhistayda waxay xukuumadu fulisay inta badan, inta hadhayna waan rajeynayaa inay fuliso.
|
Hopefully these friendships will stand the test of time and I will see them often.
| 1 |
Markii xisbiga talada haya ee uu hogaamiyo keligii taliye aan waxna qorin, waxna akhiriyin ku tuntay dastuurkii ayuu yidhi.
|
involvement, he does not give him sole ownership of the term, and writes that [t]he
| 1 |
Jam somland iyo shacabkeeda ninkii gardaraystaa kama macaasho ee is habeeya oo shicibkoow shicib loo taliyo noqda oon siyaasadda ku milmin khayrka ku jira inaad ahaataan shicib ka xora siyaasiga qaldan ama buka lahaada dhago wax maqla oo nadiifa
|
Call your ladies and head outside for a night out with them, do not even dare waste your time with one of these, nor an evening for that matter.
| 1 |
- Haddii aysan Jacinda Ardern sidaan u dhaqmi lahayn waxaan shakki ku jirin in wakhti dheer qalalaanse iyo is nacayb xoog badan dalkaas ka sii jiri lahaa.
|
Had they been forthright with no appeasement and corruption India would have been much more inclusive and developed by now.
| 1 |
Heerkani mararka qaar wuxuu ku eg yahay bilo, waxaase dhici karta inuu jidhka ku jiro 20 sano ilaa uu qofka ka dilayo.
|
In some cases, the symptom may appear in the first nine months, though it may take up to 20 years to appear.
| 1 |
ah, qofkii iyada ka tagaana wuxuu noqonayaa qof dhismahaa dumiyey.
|
Someone who builds is a builder.
| 1 |
Akhriste waa inoo qaybta xigta iyo Sheekadii la baxday Qiiqii Ceelcad oo aad u xiisa badan !
|
Read on for some fascinating insights and predictions!
| 1 |
Reer Benyaamiinow, Yeruusaalem dhexdeeda ka carara, oo buunka Teqooca ka yeedhiya, oo Beyd Hakeremna calaamad kor uga qaada, waayo, waxaa xagga woqooyi ka soo socda masiibo iyo halligaad weyn.
|
"Flee for safety, you children of Benjamin, out of the midst of Jerusalem, and blow the trumpet in Tekoa, and raise up a signal on Beth Haccherem; for evil looks forth from the north, and a great destruction.
| 1 |
Hadda waa mid ka mid ah atooreyaasha lacagta ugu badan ku qaata jilitaanka, wuxuuna heystaa adduun lacageed oo gaadhaya US$43.
|
He is considered one of the most successful investors in the world and has a net worth of US$ 90.
| 1 |
Wasiir Guri-Barwaaqo: C/weli Gaas waxaan leeyahay Laascaanood noqon meyso Waqooyiga Gaalkacayo.."
|
"M": "There is a metal detector to the northwest."},
| 1 |
Hadaba dadkaas ilaa maalinkaas maanta ah lama meelayn. Dadka qaar ayaa waxa ay aaminsan yihiin in dadku ay dageen dhul aanay lahayn.
|
To this day, there are still people who cling to the belief that the Earth isn't a sphere.
| 1 |
Ololahan oo ay ka qayb galeen dumar iyo rag ba ayaa waxa ka muuqday cadho iyo fariimo macneyaal dahsoon sida.
|
For men and women alike, raw emotions of anger.
| 1 |
Dagaalka ay waddo kooxda Taliban ayaa waxaa ku dhintey kumanaan qof, iyadoo kooxda Taliban ay dooneyso inay soo dhisto dowlad madaxbanaan oo Islaami ah.
|
The group has killed thousands of people in its quest to establish an Islamic state.
| 1 |
Xulashadaada ah inaadan kaqeyb qaadan nashaadaadkaan ma dhaawici doonto awoodaada inaad ku dhex wareegto bogga Ganacsiga oo aad aqriso ama aad kala soo baxdo wixii macluumaad ah ee lagu bixiyo goobta.
|
Your choice to not provide any personal information will not impair your ability to browse the Authority's Site and read or download any information provided on the Site.
| 1 |
Waxaan ognahay in 11 kursi ay haweenku ku leeyihiin maamulkan.
|
For women there are 11 posts.
| 1 |
Si kastaba ha ahaatee waxa muuqda in xukuumada Jabuuti ku guuleysatay in ay mar kale baajiso isu soo bax looga horjeeday.
|
Now it appears that the game has been pushed back yet again.
| 1 |
Oo waxaan dhabtii lasoo dirnay Muusaa aayadahayaga [calamooyin, tusaalooyin, caddaymo] Annagoo leh, "Uga saar qoomkaaga mugdiyada xagga Nuurka, oo xusuusi ayaamaha Allaah.
|
We sent Moses with Our Signs (and the command) "Bring out thy people from the depths of darkness into light and teach them to remember the Days of God."
| 1 |
Kulmiye ceeb ma leh ee madawgu waa Muusi Biixi iyo inta la halmaanta.
|
They will not be disappointed that get the song of Moses and of the Lamb.
| 1 |
ah ee uu u dhaliyo Lyon, laakiin waxaa soo bareejeeyay goalkaasi
|
Lin was born in China, but was educated
| 1 |
Mararka qaar ku lumaa dooda ee dhinaca ka reebida jumlada waa xaqiiqda ee wax walba ee la mic yahay "guur aanan aamainaada laheyn," waa ogolaansho ee furiinka, ma ahan sharuud iyada ah.
|
Sometimes lost in the debate over the exception clause is the fact that whatever "marital unfaithfulness" means, it is an allowance for divorce, not a requirement for it.
| 1 |
yimi wuxuuna ka codsaday in uu raaco.
|
I have asked him to followup.
| 1 |
13 Oo Laabaan markuu maqlay warkii Yacquub oo ahaa wiilkii walaashiis ayuu ku orday inuu ka hor tago, markaasuu isku duubay, oo dhunkaday, oo uu gurigiisii keenay.
|
13 Who, when he heard that Jacob his sister's son was come, ran forth to meet him; and embracing him, and heartily kissing him, brought him into his house.
| 1 |
waxaa ka sii isku day oo wuxuu ku raaxaysan aragnimo khamaar online ugu fiican!
|
Get good and win the most games online.
| 1 |
Waxaan haystaa shaati-sharaf badan, waxaa jira sidan.
|
I have a good number of the covers but that is it.
| 1 |
Inkastoo Lunsaneyaasha gacanta ugu jira dawladda ay kala duwan yihiin oo kala yihiin kuwo isi soo dhiibay iyo kuwo dagaalka lagu qabtay waxaa dhammaantood la gaynayaa xabsiyada dawladda.
|
They even receive instructions and orders from gang members that are incarcerated in other countries.
| 1 |
Waxa uu sheegay in aanay muraad ka lahayn hannaanka kaliya ee arrinta lagu xallin karo oo ah in lacag magdhaw ah la siiyo.
|
He points out that he would not be the only wacko giving him money though.
| 1 |
Y Waxaan awoodnay inaan ku qabsanno tareenka ka maqnaaday yaanlan
|
We were able to get on a train
| 1 |
duhurkaani waxan raba
|
'cuz what I'm looking for
| 1 |
12 toddobaad amaba 84 maalmood ayaa laga joogaa tan iyo markaas ay Soomaaliya ergayga caydhisay, inkastoo ay Qaramada Midoobay aqbashay oo ay bedeshay danjiraheedii,
|
He ['Abdullah] went to him [the Holy Prophet] when he had attained the age of seven or eight years in order to pledge allegiance to All ̄h's Messenger" (5344).
| 1 |
Maalintaas waxa aad heli doontaa labadaa buug iyo waxa ay ku saabsanyihiin.
|
In the day of judgment the Books will be opened and out of these
| 1 |
Tani waxay ku siinaysaa fursad ay ardayda in ay la kulmaan nooc ka mid ah arrimaha soo bixi kara, laakiin waxaa muhiim ah in ka kooban oo ka mid ah-saxaarad ee waa macquul,
|
This gives an opportunity for trainees to experience the sort of issues that can arise, but it is important that the contents of the in-tray are realistic;
| 1 |
masaakiinta, iyo inaad ii dambi dhaaftid, iina naxariisatid, tawbadeydana aad aqbashid iyo inaad
|
Bless them in what Thou hast bestowed on them, forgive them and have mercy on them.
| 1 |
Aqoon yahan Eng Cabdi Sulaymaan (Cabdi Dheere) ayaa yiri, "Sheeku wuxuu taabtay meeshii iyo mowduucii loo baahnaa, waana wixii diinta Islaamka u timid, haddii Soomaaliya xalkeeda la rabo waa in qoyska xooga la saaraa."
|
Jesus said, "As Moses lifted up the serpent in the wilderness, so must The Son of Man be lifted up, that whoever believes in Him may have eternal life."
| 1 |
Hadaba waxa muhiim ah in aynu dhawr qodob ...
|
It is important to take a few...
| 1 |
Dhanka kalana waxaa qareenada u doodaya eedaysanayaasha ayaa mid mid looga dhegaysan doonaa doodda ay ku difaacayaan, ka hor inta aan maxkamaddu go'aan ka gaarin kiiska.
|
Instead, a judge will listen to the facts of the case before making their ruling.
| 1 |
Waxaanse odorosayaa in Dr Galaydh aanu weligii isdhiibayn ciddiyahana ku dagaallamayo.
|
In my view Dr. Adadevoh didn't lose the battle.
| 1 |
Balse waxaan niyadda ka idhi: "Maya, ma uusan ku adkeyn, waayo ardayda qaarkood ayaa ii imaadeen waxayna magaceyga ugu dhawaaqayeen si sax ah.
|
Jesus said: "I did not come to call the righteous, but sinners, to repentance" (Mark 2:17)
| 1 |
Doonista waa ciyaar lagu fekerayo maskaxda iyo rabitaanka hareeraha sheyga rabitaankiisa.
|
Love is a game of mind and emotions too.
| 1 |
"Waxaan rajeynayaa inaan ciyaaro, waxaan u baahanahay inaan ciyaaro.
|
"I want to play, and I need to play.
| 1 |
4 Miyaadan ogayn in waayihii hore iyo Tan iyo waagii binu-aadmiga dhulka la saaray
|
"Don't you know that from ancient times, from the time humans were placed on earth,
| 1 |
"Marka reer "Puntland" waxaan idiin ka baqayey waad is-haysaan.
|
"Twinkle, u know that I get scared of dark."
| 1 |
Waxaa kaloo ganacsadaha loo arkaa shaqo la’aan, haddii hawlaha ganacsigu ay istaagnaayeen ugu yaraan afar bilood.
|
An entrepreneur is also considered unemployed if business operations have been suspended for at least four months.
| 1 |
Xukunkaas ayaa waxa uu ka dhigan yahay dhabarjab kale oo soo gaaray Mr Trump, kaas oo iyada oo aanu wax caddayn ah u hayn hore u soo jeediyay in natiijadii doorashadii madaxtinimada ee Nofeembar ay suuragal tahay in go'aankeeda lagu dhammeyn Maxkamadda ugu sarraysa dalka.
|
However, the Friday's ruling represents a setback for Trump, who has previously suggested without evidence that the result of November's presidential election would be settled in the Supreme Court.
| 1 |
Laakiin waxaa jirta maahmaah carbeed oo tiraahda " Laisal khabar kal mu'ayyanah " oo micnaheeda faahfaasan ay tahay, warka maqalka waxaa ka awood badan oo ka fiican midka indhaha la saaro.
|
There is a thing called "Dramatic Irony" which means that the audience knows more than the characters.
| 1 |
Waxaad dhulka oo dhan xukumi; aad marnaba ka dhigi lahaa xukun noocan oo kale ah. "
|
And thou hast judged the earth, but not with truth.
| 1 |
5 - Doodaha shaqo ku bedel, haddii maamul doodi ku badato wadada guusha wuu ka dhacaa.
|
RE: Modification of Rights in the Event of a Change of Control
| 1 |
Salaadiinta iyo Madax-dhaqameedku kii hore maaha waa fara-badan yihiin, nin waliba wuu cumaamatay.
|
The prayer is full of litanies (adhkār), each of which is a cause for additional rewards.
| 1 |
3) Sarta waxaay ka qurantay in aan la soo celin xoolihi umadda soomaaliyeed laga boobay lana soo celiyay gaarigi safaarada jabuuti oo keliya.
|
2 is to deduct the value of the illegal services and permit recovery only for the value of the
| 1 |
oo markaasaannu isku habeen riyoonnay, aniga iyo isagiiba; waxaannu ku riyoonnay midkayo kastaba sidii riyadiisii fasirkeedu ahaa.
|
And we dreamed a dream in one night, I and he; we dreamed each man according to the interpretation of his dream.
| 1 |
Ciidanka itoobiya oo ka baxay Ceelbuur Kooxda Shabaab oo la wareegtay,,,
|
and filled it with wine from a barrel.
| 1 |
Wuxuuna ogyahay sababtoo ah waa cilmiga kuwaas oo u barnaamijkii.
|
"He knows what the program is.
| 1 |
waan kuu dugaalay dumar
|
I promised you a woman
| 1 |
Arintaas raasiga iyo bixintiisa qoraalo badan iyo talo bixino badan oo hore ayaan uga diyaariyay maareeyuhuna arintaas waa uu daba gali doonaa.
|
I found mentors. lots of advice and information, and now I am one of the mentors.
| 1 |
FERPA waxay siisaa waalidiinta iyo ardayda da'doodu ka weyn tahay 18 sano ("ardayda xaqa u leh") xuquuqaha qaarkood marka loo eego diiwaanka waxbarashada ardayga.
|
FERPA affords parents and students 18 years and older (eligible student) certain rights with respect to a student's educational records.
| 1 |
Nin waa inuu sameeyaa diyaarinta diyaargarowga isla markaana wuxuu akhriyaa qodobbada xiisaha leh.
|
They would have to read the piece and then search for matching text.
| 1 |
Naqshadiisu waa inay ahaato mid hagaagsan oo aan saldhig u noqon karno.
|
The solution needs to be dynamic and be able to cope
| 1 |
Si aad uga dhex muuqato muuqaalka macaamiisha maanta, waa inaad gaartid "wow factor," taas oo ka dhigaysa naqshadda baakadaha mid aad muhiim u ah.
|
Nowadays, to capture the public's attention, you need the "wow" effect, the Purple Cow.
| 1 |
Haddii markaas Yuhuuddu aanay ka badbaadi lahayn qorshahaas uu Haamaan watay, waxaa dhici lahayd in Masiixu aanu dhalan lahayn.
|
If Yashua the Jew hadn't been born, Christianity wouldn't have been born.
| 1 |
Gudigu waxay ku tagay waxay muujinaysaa dhan drives xiran oo mar mid la doonayo ayaa la riixi ku jira waxaa lagu muujiyey in guddi midig,
|
When all the rows are in place, begin to sew them together in pairs as shown on the right.
| 1 |
Xildhibaanada waqtigoodu dhammaaday ee Hirshabeelle oo lagu eedeeyay inay hurinayaan...
|
Urshela's anticipated recovery time...
| 1 |
Megan Moore waa ilmo la xaqiijiyay
|
The name Gomorrah is a baby boy
| 1 |
Inkasdoo, magaca soomaaliland ay wax ku soo qaataan, hadana arinkodu waxa uu noqday (DHAWRTAY anigaa ku dhuray kuna dhamay). .
|
Uh oh, Tarrant's behind him, calls his name (come on Vinni), and it's over.
| 1 |
Gebegabadii kulankaasi waxaa kale oo lagu go'aamiyey in kulankan noocan ah ay labada dhinac bishiiba hal mar yeeshaan.
|
It was decided that the meeting should be held once each month.
| 1 |
Subsets and Splits
No community queries yet
The top public SQL queries from the community will appear here once available.