so
stringlengths 4
1.24k
| en
stringlengths 4
1.73k
| sco
float64 1
1
|
---|---|---|
Waxaanu sidoo kale tilmaamay in loo baahan yahay in maalgashadayaasha faransiisku ay la eegaan fursadan u baahan in la maalgashado.
|
Well, according to French bureaucrats, we need the choice to be removed.
| 1 |
Waxaanan Alle ka baryayaa in uu nimcooyinkaas...
|
i pray to god for these...
| 1 |
Waxaan bixinnaa luqadaha 100 iyo lacagaha 160.
|
We offer over 100 languages and about 160 currencies.
| 1 |
Waa masuuliyad I fuushay'e waxaan ILAAHAY kabaryayaa inuu masuuliyadda igu asturo."
|
For me, I pray and ask God to guide me.
| 1 |
Seattle waaxda Qorsheynta & Horumarinta) waxaad ka waci kartaa 206-615-0808.
|
Call the City of Seattle Department of Planning and Development at (206) 615-0808.
| 1 |
Degmada xannaanadaheeda carruurta weli waa ay furan yihiin.
|
The child care centers will be open
| 1 |
Qaarkamida Xisbiyada Mucaaradka ayaa Waxa ay sheegeen in ujeedka Shirkaas uu Yahay Xaraashka Shidaalka Soomaaliya.
|
At the same time, some industry leaders felt that the corporate
| 1 |
Waadna xusuusan doontaan waxaan idin kuleeyahay, waxaana u bandhigay amarkayga xagga Eebe, illeen Eebaa arka addoomadee.
|
And you will remember what I [now] say to you, and I entrust my affair to Allah. Indeed, Allah is Seeing of [His] servants."
| 1 |
dhamaan saxafiyiintii ka qeyb gashay kulanka.
|
All those who attended the Conference
| 1 |
Tii kale ayaa jawaab aan ka yaabay siisay "awalba waan dhiman lahaa.
|
cried reproachfully; "I'd die.
| 1 |
Waxaana la sheegay inay aritan sabab u ahayd isagoo ay ku dhacday murugo badan mudoyinkaasi.
|
I feel like that was an answer for a lot of problems during that time.
| 1 |
DHACDO LA YAAB LEH:- Gabar ku xirtay Guurgeeda Sharuud adag iyo raga oo …. (Sawiro)
|
Description: A difficult marriage and sex with her step-son.
| 1 |
Doodda ayaa ku saabsanayd xugunka NABIIDKA (nabiid waa nooc khamri ah laakiin aan aad loogu sarqaamin haddii la iska badiyo se sarqaan keeno) Xanafiyada ayaa nabiidka u arka mid cabbiddiisu bannaan tahay.
|
Another is that the Prophet (saws) ate cheese, therefore it is halal.
| 1 |
Mar kale ma waxa inagu soo noqotay ama inagu soo baxsatayba xaaladdii Hadraawi sawiray 1987kii markii uu lahaa:
|
It was either brand new or recently remodeled when we were there in June, 2013
| 1 |
Maxaa kala haysta Axmed Godane iyo golaha culumaa'udiinka Soomaaliyeed
|
What did I do with The ECOMAN?
| 1 |
Xaqiiqadu waxay tahay in Ciise bogsiiyey kuwa buka, oo uu xertiisii baray sida loo sameeyo sidoo kale.
|
Jesus healed the sick and taught His Disciples to do the same.
| 1 |
Kiiskaan ayaanan aheyn kii Caa'isho Ilyaas Aadan, balse waa mid ka sii horeeyay oo raggaan...
|
Justine wasn't the hype man, Elier was.
| 1 |
Qardho waxaa si weyn loogu soo dhaweeyay Boqor Burhaan Boqor Muuse.
|
He was highly regarded by the king of Aram.
| 1 |
Balse wali waxaan si xoogan u aaminsanahay in acmilan horyaalka qaadi doonta iyo cup italia.
|
Nonetheless, I am still confident that the Wings will win the Stanley Cup.
| 1 |
Mase dhicin hadda ka hor in Tigree Xamar iyo Soomaaliya qabsado.
|
Or that they don't have access to OSX Tiger?
| 1 |
Tirada dadka uu haleelay xanuunka bishan ayuu sheegay in ay ka badanyihiin tirada kuwii uu haleelay bilihii Sebteembar iyo Oktoobar oo la isku daray.
|
People saved a little more of their income in September and October than in the preceding months.
| 1 |
Wararka qaar ayaa sheegaya inuu watay qori kale oo labaad.
|
There are even reports that it has developed a second tail.
| 1 |
Waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Warka Duhur ee ka baxay
|
We bring you a report from the ground.
| 1 |
Gaza waxay ku jirtaa cunaqabateen uu Maamulka Yahuuddu saaray sanadkii hore.
|
Hamas seized control of the Gaza Strip last year.
| 1 |
Mareykanku kuma dhici karo inuu weerar geysto iyada oo Dawladda Soomaaliya aysan ka warqabin ahna iskaashiga iyo wada shaqeynta ka dhaxeysa labada dawladeed.
|
The United States would be not be able to refrain from acting against Pakistan, nor could it act efficiently without Indian support and involvement.
| 1 |
Wuxuu u Yaboohay Eebe kuwa idinka mid ah xaqa rumeeyey,
|
God makes a promise to you as a believer.
| 1 |
7 Naftayda xabsiga ka soo bixi, si aan magacaaga ugu mahadnaqo,
|
7Break me out of this prison, so I can give thanks to your name.
| 1 |
Qalabka Cusboonaysiinta ee loo yaqaan 'Spotify Music' sidoo kale waxaa loo isticmaali Read more
|
Belt filter presses are also used in the production Read More
| 1 |
Soomaaliya dab ayey mar kale ku ciyaareysaa (Iskala mid ahaanshaha 1977 iyo 2021) ...
|
Brooks goes for the gold again (01/15/2002)
| 1 |
Waa maxay daawooyinka ay tahay inaadan ku qaadanin magnesium?
|
What's the right KIND of magnesium to take?
| 1 |
Abwaanka waxaan ilaahay u baryeynaa inuu janadii fardawsa ka waraabiyo, ehelkiisi iyo afartii hablood iyo hooyadoodna samir iyo iimaan ka siiyo, aamin aamin.
|
We ask that you remember Patience and her two daughters, Charity and Tina and the extended family in your prayers.
| 1 |
Noloshu sidee bay noqon doontaa markay Boqortooyada Ilaahay dunida maammusho?
|
What would the kingdom of God on earth look like?
| 1 |
Ujeedada laga leeyahay tababarka midowga Yurub ee Muqdisho ayaa la sheegay inay tahay xasilinta amaanka dalka Soomaaliya oo muddo sanado ay dagaalo ay ka socdeen.
|
Training within China's air force has been a challenge for years, according to Easton.
| 1 |
Waxaan gudagalay gedgediinta xaashiyaha dhiganaha iyo waraaqadihiisa.
|
I sank into my magazines and books.
| 1 |
Eebe adkaade wuxuu leeyahay,
|
Lord is the All-Sufficing, the Most Exalted."
| 1 |
nafteenna baaro iyo Gurya galay buugaagta iyo qaadatay xanuun weyn
|
from our home, work, and the busy life
| 1 |
Waxaa kale oo ku waajib ah in uu qofkaas ku khasbo si uu u guto waajibkiisa haddii uu awood u leeyahay.
|
The minor is also commanded to keep it, if he is able to do so.
| 1 |
Imaanshiyaha Ruuxu waa wax la yaab leh.
|
The strength of the human spirit is amazing
| 1 |
Ku tiirsanaanta waa mid ka mid ah shanta qeybood ee faqriga.
|
Risk assessment is one of five
| 1 |
Sideed ku ogaan kartaa waxa runta ah iyo waxa aan runta ahayn?
|
How can you know what's true and what's not?
| 1 |
DDT waxaa kale oo baadhitaano lagu soo saaray inay sababtay naafanimada carruurta degaanada lagu buufiyay ku dhasha ee curyaanimadu ka midka tahay.
|
Some studies have also shown malnutrition in children with SCD.
| 1 |
Laan kasta, iyo geed kastaaba waa la jeexjeexay, waana la jebiyey, meel walbana waa lagu kala firdhiyey.
|
Every tree had been stripped of its leaves and bark.
| 1 |
Jawaari ayaa sheegay in bisha soo socota uu balan qaaday wasiirka inuu horkeeno baarlamaanka qorshahaasi.
|
The president said during his speech that the plan would be presented to Congress next month.
| 1 |
Laakiinse, waxa uu minority ku noqday fikradiisa.
|
The ideology itself, however, came into
| 1 |
Saameyntan waxay kuxirantahay awoodda mashiinka iyo naqshadeynta madaxa goynta.
|
This depends on the device capability and implementation.
| 1 |
Anaga waxa siyaasada xisbigayaga qayb ka ah inaan taageerno hormarka jidka Dila Boorama oo ay kaalinta koowaad ka gasho.
|
As part of our pledge to help support the pioneering
| 1 |
Hadii aadan adigu diinta ku dhaqmin, caruurtaaduna muhiim u arki mayso.
|
If you do not defend your own child you are an evil person.
| 1 |
Qaddiyadda SNM isir neceyb iyo burburinta midnimada ummadda Soomaaliyeed ayay ku dhisan tahay.
|
defeat of Zionism and hatred in the region.
| 1 |
Qiso kaa ilmeeysiin doonta hadii qalbigaagu uu ilaahay oo kaliya ku xiran yahay.
|
Follow your heart if God is in your heart.
| 1 |
Wali waxaa socda tirintii walina waa adagtahay arrintu wadamo badan oo adduunka ah ayaan wali seexan.
|
The theme is very interesting, and symbolic of many situations in countries around the world.
| 1 |
Waxa uu soconayaa wareegaa halka daqiiqa ihi ilaa qof kasta oo miiska
|
This process is occurring every second of every minute of every
| 1 |
Isagoo sii hadlayay ayaa yiri "Madaxweyne Kenyatta wuxuu sameynayaa wax walba oo karaankiisa ah waana ku sii wadi doonnaa dadaallada aan ku xallineyno arrinta"
|
Mushi: "And we're gonna do our best and keep up the good work."
| 1 |
Maamulka Kismaayo oo deeq gaarsiiyay ku dhowad 100-qoys o sabool ah
|
Molecular weight of roughly 100
| 1 |
Wuxuuna intaa raaciyay; "Kollay in cid la siin doono waanu ogayn, ciddaana qolada Ingiriisku qolyihii hawsha sida aadka ah inoogula jiray ee heshiiska inala waday buu hormood ka ahaa.
|
She said "It seems the same; and knowledge was bestowed on us in advance of this and we have submitted to Allah (in Islam)."
| 1 |
Alxadiith Masha allah ilaahey ajar iyo xasanaad aan lasoo koobi karin ha idiin siiyo wlhi baa ku dhartee waa app very best ah
|
Work for the glory of God, serving those who are the poorest and most forsaken.
| 1 |
De Gea 6-Wuxuu awoodi waayay inuu iska celiyo halista goolkii saaxiibkiisa Mata ku leexiyay.
|
1:59 Little isn't able to hold on to hop onto her friend's dad...
| 1 |
Waxey qorsheeyeen hiigsi Qaran dumin ah......... →
|
They set up a national puppet
| 1 |
Arrinkani wuxuu wax ka taraa is-aaminaadii kooxaha wuxuuna usii gogol-xaadhaa heerka saddexaad.
|
It emphasizes generational, and that presents third.
| 1 |
Daawo Madaxweyne Gaas oo naftiisa ku amini waayay Maleeshiyada Xukuumadda Muqdisho iyo tababarka & haybadda ciidanimo ee ka muuqata...
|
Canadian Government seems to lack confidence in immigration consultants and their regulatory bodies
| 1 |
Daraasad la sameeyay si loo fahmo saameynta ay alpha GPC ku leedahay soosaarka korantada ayaa shaaca ka qaaday in qiyaasta qiyaasta 600 mg ay sababeyso kororka siraha hoormoonka koritaanka.
|
A study done to understand the effect of alpha GPC on power output revealed that a dosage of 600 mg causes an increase in the secretion of the growth hormone.
| 1 |
Oo markii dadkii warkaas xun maqlay, ayay wada calool xumaadeen, oo midkoodna ma xidhan wixii uu isku sharrixi jiray.
|
When the people heard this evil news, they mourned: and no one put on his jewelry.
| 1 |
Waxaan filayaa inuu xitaa ka baqo inuu la kulmo kuwa Marreexaan!
|
I'm scared to even look at them!
| 1 |
Waxaa qudbadii qaatay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud salaan kadib waxa uu qirey qudbadihii ay sheegeen duubabka.
|
The Messiah (peace be upon him) mentioned Zakah when he was in the cradle.
| 1 |
31:48 Laabaanna wuxuu yidhi, Maanta taalladanu waa markhaati ina dhex yaal aniga iyo adiga.
|
48: Laban said, "This heap is a witness between you and me today."
| 1 |
Hawiye oo dhistay guddi ka shaqeeya arrin xasaasi ah, Maxaa maanta...
|
still working today. what would work for an...
| 1 |
Sanadkii 1991 kii ayaa waxaa dunida ku soo dhacay Satellite 40 ton ah oo Ruushka laga lahaa, laguna magacaabi jiray Saljut 7, kaasi oo qaybo ka mid ah ay ku soo dhaceen magaala ku taala dalka Argentine, balse aanay cidi wax ku noqon.
|
Back in 1991, Soviet Union's Salyut 7, a 20-tonne space station crashed to the Earth but didn't harm anyone.
| 1 |
Madaxda waaweyn laftooda waxba ma dhaamaan oo ineey gumeeysi kusoo dhex barbaareen kadibna 10 sanoo kufoo kac ah ay kusoo jireen ayeey dheer yihiin.
|
A lot of the greats did not get in til after 10 years of eligibility.
| 1 |
Markaas waxaan calaamadda u arkayaa in jawiga wanaagsani uusan xiiso keliya lahayn.
|
I realised that floral design was more than just a hobby.
| 1 |
Naxariista ayaa kaa dhigeysa qofka ugu quruxda badan adduunka.
|
kindness makes you the most beautiful person in the world.
| 1 |
Ruushka oo Balan Qaaday inuu Soomaaliya Ka Taageerayo Amniga iyo Dhaqaalaha. - Sanaag Post
|
Lithuania for political and financial support.
| 1 |
Waxay ka dhigan tahay in dhallin-yarada ay la xiriiri karaan qofkasta oo aad ilaaliso qawaaniinta kore.
|
Hospital officials are contacting everyone who might have been affected.
| 1 |
Akhriste tani waa talo dhalinyarada aan u soo jeediyay oon ku iftiiminayo waayaha ku gadaaman dhalinyarada.
|
This is the book I recommended for young readers.
| 1 |
Dagaaladda ayaa noqday kuwo iskooda uu istaagay,waxaana labada dhinac ay weli isku horfadhiyaan goobti ay ku dagaalameen.
|
Both of them fell on the ground and the fight broke out between them.
| 1 |
Luqunteedana waxaa la yeeli Xadhig Liif ah.
|
A rope made from palm fibre around her neck!
| 1 |
Previous article Dad badan oo ku dhintay labo qarax oo ka dhacay Baqdaad...
|
2 4 years old Horses are scared of two things...
| 1 |
Br Rugta Belarusiyaanka ah
|
₴Hryvnia Ukrainian
| 1 |
Calaamadahaani waa kuwa ugu badan ka dib qiyaasta labaad ee tallaalka.
|
The report states that most of these symptoms occurred after the second dosage.
| 1 |
Danjire Cui, waxaan kaa fileynaa adiga iyo kooxdaagaba inaad sifiican u qabataan.
|
Book with us and let's get you and your team fishing.
| 1 |
Dhamaan wax qabadyadaasi ma aha kutiri kuteen ee waa wax ay marqaati ka yihiin indhaha dadweynuhu waana wax fiican.
|
No knots are visible, and they are perfectly clear-looking.
| 1 |
Dhinac waa qabqablaaysha dagaalka oo iyagu ujeeddo siyaasadeed leh.
|
The Ford cuts ARE political violence.
| 1 |
Iyo waxaas oo dhan, Dani waa laga mamnuucay DHAMMAAN jimicsiyada jimicsiga waddanka oo dhan!
|
On top of all that, the model has also been banned from ALL LA Fitness gyms nationwide!
| 1 |
Markuu ulayimid Ciise xujooyin wuxuu ku yidhi waxaan idiin la imid xikmad iyo inaan idiin cadeeyo waxaad isku diidantihiin qaarkiis ee ka dhawrsada Eebe ina adeeca.
|
When Jesus came with clear proof (in support of his truthfulness), he said, "I have come to you with wisdom to clarify for you some of the matters in which you have disputes. Have fear of God and obey me.
| 1 |
Weli waxaa kaa muuqdo cijiyo ku dagaalan.
|
He is compared to a serpent,
| 1 |
Halkan waxa aan ku soo qaadan doonaa qodobo ay tahay in aad mar kasta xusuusnaato.
|
Here's the thing to always remember.
| 1 |
dhamaan su'aalahaas oo dhan akhristayaashanadana ayaan u daynaynaa in ay ka jawaabaan maadaama ay tahay sadar muuqdaa su'aal kadhan.
|
We have noted all your points and will try to respond to them as several of them were very helpful.
| 1 |
Qalabka ka hortaga uurka waxaa lagu iibiyaa farmashiyaha.
|
Contraceptives are sold at pharmacies.
| 1 |
Soomaalidan oo taradoodu ay u dhaxayso 250 ilaa 300 oo ruux ayaa waxa ay dhibaatooyin kala duwan ku...
|
Yahoo is laying off between 200 and 300...
| 1 |
Waxa looga hadlayaa Shirkaasi sida la sheegay sifeynta waxa loogu yeeray Inqilaabkii fashilmay oo haraadigooda weli ay dalka kusugan yihiin.
|
People who committed what society viewed as offence were sold into slavery to neighbouring communities.
| 1 |
22:14 Haddaba waxaa barakadaysan kuwa khamiisyadooda maydha, si ay amar ugu lahaadaan inay u yimaadaan geedka nolosha, oo ay magaalada irdaha ka soo galaan.
|
Revelation 22:14 Blessed are those doing his commandments, so that their right will be to the tree of life, and they may enter in the gates into the city.
| 1 |
Cayayaanka noocan ahi waxay ku yaalaan meelaha lakabka hoose ee caleen.
|
These soils are found in low areas
| 1 |
Saaxiibbadood intooda badanna waxay bixiyeen lacago noocaasoo kale ah.
|
Most states have similar funds.
| 1 |
Sidoo kale waxaa uu sheegay in Madaxweynaha uu ka qeyb geli doono kulan kale oo looga hadlayo arrimaha ammaanka oo ay yeelanayaan Madaxda wadamada Ciidamada ka jooga Soomaaliya.
|
The council has said it will also recommend a number of proposals to the government on the issue of peace talks.
| 1 |
Wuuu noqon karaa taariikh, waxaynu u bixin karnaa halyey ka mid ah haldoorkeenii.
|
Well, history can provide some of the facts.
| 1 |
“Sidaa darteed, waxaan si xanuun leh ula socdaa doodda aan waxtarka lahayn ee arrimaha Barlamaanka ee ka socota Muqdisho.
|
I'm quickly moving through the stages of grief*
| 1 |
Haddaba ma wax dhici karaa in qof dheeman heystaa in uu qof kale oo maar heystaa uu uga badasho.
|
Is it possible for someone to change?
| 1 |
Ku soo dhawow our warshad, iyo ayaanu bixinaa adeeg qaado-up.
|
Send us your question and we will take care of the answer.
| 1 |
Mr.Bahuko ayaa diiday inuu faahfaahin dheeraad ah ka bixiyo qaabka uu u dhacay qaraxaas.
|
McAdoo refused to provide any more details on the situation.
| 1 |
Wareysigaaga ka dib, ka hor intaadan ugu dambeyntii helin fiisada, habka ugu dambeeya ee arjiga codsigu wuxuu qaadan karaa 30 ilaa 60 maalmood.
|
Instead of waiting over a year for rollout, the final app can be implemented in 30-60 days.
| 1 |
War kasta Meel uu ku Sugnaado yuu leeyahay Waadna Ogaandoontaan.
|
For every announcement there is a term, and ye will come to know.
| 1 |
Haba dhismo'e yaa sii wadaya, qofkii ama kooxdii bilawday haddii wax u muuqdeen, kuwa la wareegay wax ma u muuqdaan?
|
But who is the person, or persons, behind the creation of the LED?
| 1 |
Subsets and Splits
No community queries yet
The top public SQL queries from the community will appear here once available.