so
stringlengths 4
1.24k
| en
stringlengths 4
1.73k
| sco
float64 1
1
|
---|---|---|
Wasaaradda arrimaha dibaddu waxay meesha ka saartay kala talinti u safridda aan lagama maarmaanka ahayn ee Bulgaariya, Holland iyo Romaaniya.
|
The country's foreign ministry advised against unnecessary travel to areas in Germany, Austria and Italy.
| 1 |
Bishii Sebtember 30, 2017, Turkiga wuxuu furay saldhig millatari - oo ah xerada ugu weyn ee lagu tababaro militariga Soomaaliya, sidoo kale waa xerada ugu weyn ee ku taal meel ka baxsan Turkiga oo saldhig u ah xukumada Ankara - waxa ayna ku taalaa koonfurta Muqdisho.
|
On Sept. 30, 2017, Turkey inaugurated a military base - the largest Turkish military training camp outside Turkey - south of Mogadishu.
| 1 |
· Dowlada Soomaaliya oo wada qorshe aysan ku farxi doonin maamul goboleedyada ka jira dalka
|
• Dissatisfaction with the
| 1 |
oo waxaad la bixisaan qurbaankooda hadhuudhka ah oo ah bur saliid lagu daray, oo burkii tobankii meelood dibigii kasta saddex meelood la bixi, oo wankana laba meelood la bixi,
|
and their meal offering, fine flour mixed with oil, three tenth parts for each bull, two tenth parts for the one ram,
| 1 |
Kadib markaan xaqiijinno farshaxanka, waxaan ku samayn karnaa muunadda 3 maalmood gudahood oo aan si dhakhso ah u dirno
|
After you give us the logo, we will do it out in about 3 days.
| 1 |
Waxaa laga yaabaa in aad hiyikac dareento marka aad ka fikirto qofka aad jeceshahay, balse cilmibaaris ayaa tilmaantay in sidoo kale garaacyadiinna wadnuhu ay isla jaanqaadaan.
|
It is possible that your heart skips a beat when you think about the person you love, but a study showed that it may also be beating at the same time between the two.
| 1 |
Degmadu waxaa suurtal gal ah in ay ku waydiiso in aad saxiixdo foom ay ku qorantahay in aad ka tanaasusho dhagaysiga.
|
The gallery may wish to find that you are likely to take a posture to bring their manner to visitors.
| 1 |
35 Oo nimankii halkaas degganaa goortay garteen isaga, waxay cid u direen dalkaas ku wareegsan oo dhan, oo waxay u keeneen kuwa buka oo dhan, 36 oo waxay ka baryeen inay faraqa maradiisa keliya taabtaan, oo kuwii taabtayna way bogsadeen.
|
35 And when the men of that place had news of him, they sent into all the country round about, and took to him all who were ill, 36 With the request that they might only put their hands on the edge of his robe: and all those who did so were made well.
| 1 |
Carruurta iyo dumarka baahida iyo jirrada la daadsan kamid ma ahan kuwa u codeeya oo diyaarka u ah difaaciisa.
|
Unarmed men and women and children are not military targets.
| 1 |
Dadka intooda badani waxay u baxaan farta yar ee farta si ay u xasuusiyaan marxalad gaar ah noloshooda.
|
Most people go to the movies to escape from certain aspects of real life.
| 1 |
Waa yaab dunidan maalinba waa ceyn ninba waxbuu la yaabaa aqriste arintan maanta la yaabka ah ayaa ah ka dib markii ...
|
It is a nice thought that we may one day be meeting whoever is reading this right now...
| 1 |
Dayacaadda ayaa sidoo kale ah sabab weyn oo keenta in haweenka ay qiyaano ku dhacaan.
|
Age is an important factor for brides, too.
| 1 |
Haddii go'aan diidmo ah, Wasaaradda Waxbarashada iyo Science of Ukraine doonaa ogeysiin codsadayaasha ee aqoonsi ka mid ah sababaha ka mid ah diidmada in la aqoonsado shahaadooyinka waxbarashada, iyo ku siin doonaan macluumaad ku saabsan tallaabooyin loo qaado iyaga by si ay u helaan aqoonsi sida ka dib.
|
In the event of a negative decision, the Ministry of Education and Science of Ukraine shall notify the applicants for recognition of the reasons of the denial to recognize the educational qualifications, and shall provide the information regarding measures to be taken by them in order to receive such recognition later.
| 1 |
Isku day qaar ka mid ah amarrada oo arag sida ay u fududahay in wax la sameeyo iyada oo aan la isticmaalin aaladda soo gelinta dhaqameed.
|
Try out some of the suggestions above and you'll see just how easy it is to get things for free using coupons.
| 1 |
ogaan live iyo siin laakiin waa si run ah aad
|
Self-serving, but true
| 1 |
Waxaad heli kartaa ilaa 30 daqiiqo oo talo bilaash ah oo ku saabsan non-u dhaaranay, arrimaha sharciga ganacsiga.
|
You can get up to 30 minutes of free legal advice and help about Small Claims Court.
| 1 |
Dadaalka xukuumada ee ah in biyo la helo maaha mid ku kooban caasimad laakiin waa mid ka go'an Madaxweynaha.
|
Water price is not determined by the free market, but by government agencies.
| 1 |
Dagaalka ayaa waxaa uu ka dhacay Deegaanka Afbarwaaqo,iyadoona...
|
Overpopulation has occurred in Sudan because of...
| 1 |
Dhiroonka, sida dhirta kale, waxay u baahan yihiin bacarimiso joogto ah.
|
Hospitals, like any other infrastructures, need regular maintenance.
| 1 |
Koritaanka nidaamka xididka ee yaanyada waa in la xakameeyaa.
|
The development of the root system should be examined
| 1 |
shaqaalahooga noqdo Cawke, waxaanay dareemaan gudcur iyo in gabal u dumay
|
let's turn off the stars and dream in the dark
| 1 |
Sidan waxa i baray dharaaraha iyo cimriga kooban ee aan noolaa.
|
he who was teaching me all about life and death.
| 1 |
Si kastaba ha ahaatee, casiirkeedu wuxuu xitaa caawiyaa xitaa rhinitis markii uu kuusku geliyay sanka oo dhan 5 ml.
|
But zucchini can also be harvested before it reaches 5 inches in length.
| 1 |
Ugu yaraan shan qof oo laba ka mid ah ay ahaayeen ciidan ilaalo ka ahaa baarlamaanka S
|
At least five members of the fu-
| 1 |
Waxad is weydiisaa oo balaayadan yaa waxaan oo war ah ka siiyey Arimaha wadanka!!.
|
Let's see if you guess which one of these inspired me for my kids costumes!!
| 1 |
XOL:Sideed u aragtaan xaalada horumarka ee dawlada deegaanka soomaalida marka loo eego qawmiyadaha kale ee fedaraalka?
|
DB: Do you know of similar efforts in other cities to look at the power behind the police?
| 1 |
Cabdi Gahayr Faanka ninkaas nuqsaanbuu ka soo qaaday waayo Cabdi Gahayr baa qabiilo ahaan uga dhawaa Saldanada ninkaas xigsanaya boqortooyada.
|
The thing feared by the evil-doer will come to him, but the upright man will get his desire.
| 1 |
- Aniga waxaan ahay guriga munkar iyo nakiir ee ku dadaal aqrinta iyo dhawaaqista ashahaadateenka.
|
I'm at home trying to read and catch up on my reviews.
| 1 |
Dawacadii oo god keedii ag joogta ayaa weerarka jaarkeedi ku soo qaaday carrurteedii aragtay.
|
God averted His eyes from His Son.
| 1 |
Fadlan la soco in ay qaadan karto dhowr maalmood in lagu dhammaystiro ka saarista iyo inta lagu jiro waqtigaas, Waxaad naga heli kartaa farriimo naga soo gaadhay kuwaas oo la abuuray ama la soo ururiyey ka-hor Bixitaankaaga.
|
Please note that it may take a few days to complete the removal and during such time, You may receive messages from Us which were created or compiled prior to Your opt-out.
| 1 |
Maxaadan Ogeyn oo xalay ka dhacay Xeebta Liido Ee Magaalada Muqdisho?
|
Don't forget what happened in Rhode Island.
| 1 |
(19) Dhulkana waxaa ugu sugan calaamooyin kuwa wax yaqiinin.
|
On earth are Signs for those whose Faith is certain.
| 1 |
Da'deedu waxay ahayd toddoba iyo toban jir, laakiin ka ma ay dheerayn mitir iyo afartan, culayskeeduna afartan wuu ka hooseeyay.
|
He has no topline, his body is upside-down, and his feet are weak - and he is FOURTEEN YEARS younger.
| 1 |
Gobolka ayaa mar horeba waxa ay dhibaato ka haysatay macallimiin yaraan, markaana baddal walba oo looga tago gobolka waxa uu saamayn xun ku yeelan doonaa heerka waxbarashada maxalliga ah, ayuu yiri.
|
The district is having a hard time finding substitutes, and an organized sick day would impact every school in the district, she said.
| 1 |
Kuwa ka baqa Rabbigood iyagoo aan arag [arag Isaga, iyo cadaabtiisa Aakhirada, iyo waxa lamida] waxay leeyihiin Dambidhaaf iyo Ajar Wayn.
|
(67:12) Those who fear their Lord in secret will receive forgiveness and a great reward.
| 1 |
Previous: Waxaannu nahay looma-ooyaan!
|
In other words: we're spoiled!
| 1 |
Kumanaan qof oo kale oo ku nool xaafadaha hoose ee Sydney ayaa loo sheegay in laga yaabo inay guryahooda ka qaxaan.
|
About 1,000 people in western Sydney have been forced to leave their homes.
| 1 |
lakiin waxaa jira ururo siyasadeed
|
But there is a political organization
| 1 |
Maqaalkani wuxuu u taagan yahay jadwalka Dayaxa ee Janaayo 2019 - wuxuu ku qoraa maalmaha wanaagsan iyo kuwa xun ee beerto, oo kugula taliyay taariikhda shaqo qabashada si loo daryeelo.
|
This article is devoted to the lunar calendar for January 2019 - it lists the good and bad days for planting, and recommended dates for carrying out work to care for them.
| 1 |
Noofambar 24, Diisambar 25, Luulyo 20 iyo Ogast 15 waxay noqon doontaa maalmaha soo socda ee xogta goobtayadu ku taal.
|
Wednesday June 13, 20 and 27 will be our playing dates.
| 1 |
annagaad na xukumi doontaa?
|
You're judging us?
| 1 |
Guul-daradu waa cashar iyo fursad aad isbadal ku samayn kartid.
|
Freewill is a choice and opportunity for change.
| 1 |
Intaas waxaa sii dheer, dhowr ikhtiyaar oo marin-u-hel ah ayaa sidoo kale la heli karaa si loo siiyo waxqabadka sii fiicnaanaya ee cimilada.
|
In addition, a number of threshold options are also available to give further-improved weather performance.
| 1 |
Kuwa waxyaalaha beenta ah oo aan micne lahayn ku fikiraa Waxay ka tagaan naxariistoodii.
|
who dare remove their mantles of self-righteousness.
| 1 |
Waxaan haynaa in ka badan 100 shaqaale iyo 20 shaqaale farsamo oo sare.
|
We have more than 100 employees and more than 20 technicians.
| 1 |
Gasta aan sheegayay waa gasta lagu karsado cuntada, oo ah xalka garaacidii dhirta.
|
The diet I mentioned is the Specific Carbohydrate Diet.
| 1 |
Haddii aad faahfaahin ka bixiso shaqadaada, waxaad halis ugu jirtaa ficilka edbinta ee shaqada.
|
If you've been offered new tasks at work, you're in a negotiating position.
| 1 |
Maansadaa, waxa ballaysin u ahaa geeraarka caan-baxay ee magaca Timaca-cadde la macnaha noqday, ee 'Kaana siib kan-na saar', geeraarkaa, waxa xuddun u ahaa:
|
It came from [a conversation of], "What would happen if DeDe died?"
| 1 |
Nin waashmaannada xafiiska ka mida ah ayaa yidhi anaa ku qaadaya.
|
Someone in the room said: "I'll take him."
| 1 |
7:41 Qaar kalena waxay yidhaahdeen, Kanu waa Masiixii.
|
7:41 Other said: this is Christ.
| 1 |
Dadka qaar waxa ay u haystaan inuu yahay dawlad iska odhanaysa waxaannu ictiraafnay Somaliland.
|
Some people have said that a Representative government is what we know to be a Democracy.
| 1 |
Cawinaad ah xagga samaynta qorshaha waxqabadka ganacsiga
|
Help in making a business plan
| 1 |
dadka badankooda xaasaskooda wax ka tari la' markii hore ayay seego isku soo dileen.
|
Most of the culprits have already stabbed each other.
| 1 |
Salaada Sunaha ee Salaatul Laylku waa Imisa Rakcadood ugu yaraan iyo ugu badnaan?
|
How old is the custom of praying for the dead?
| 1 |
Waa nin aad uga xanaaqsan sidii loola dhaqmay, annagoo dhan baa u qirayna in si xun loola dhaqmay. marka ninkaas waxa aan qabaa in loo caqli celiyo.
|
They're all very human and like the rest of us, they've all made bad decisions that they've later come to regret.
| 1 |
Dharka badbaadada caafimaadku waxaa loola jeedaa dharka badbaadada ee ay isticmaalaan shaqaalaha caafimaadka (dhakhaatiirta, kalkaaliyayaasha, shaqaalaha caafimaadka dadweynaha, nadiifiyeyaal, iwm) iyo dadka galaya goobo caafimaad oo gaar ah (sida bukaanka, booqdayaasha isbitaalka, dadka soo gala aagga cudurka qaba, iwm.).
|
Medical protective clothing refers to the protective clothing used by medical personnel (doctors, nurses, public health personnel, cleaners, etc.) and people entering a specific health areas (such as patients, hospital visitors...
| 1 |
37 oo iyana way qabsadeen, oo waxay ku wada laayeen seef dadkeedii iyo boqorkeedii iyo magaalooyinkeedii oo dhan iyo dadkii ku jiray oo dhanba; waxba kama reebin, sidii uu Cegloon ku sameeyey oo kale, laakiinse wuu wada baabbi'iyey iyadii iyo dadkii ku jiray oo dhanba.
|
37 And they took it, and smote it with the edge of the sword, and the king thereof, and all the cities thereof, and all the souls that were therein; he left none remaining, according to all that he had done to Eglon; but destroyed it utterly, and all the souls that were therein.
| 1 |
Labadooduba mid waliba wuxuu leeyahay maskax caafimaad qabta, wadno iyo sambabo.
|
Each has social, intellectual and spiritual capital, as well.
| 1 |
Waraysigaas oo aad u dheer, isla markaana aad u xiiso badan waxa uu u dhacay sidan: Su'aal: Bal si kooban xaalada nabadgelyo ee dalka wax uga yara tabo?...
|
And today, I would like to talk about this very important and nasty problem: So, what are the problems of men with low self-esteem in relationships?
| 1 |
Wiilkan yare e Murtaja Qureiris, ayay hada da'diisu tahay 18, waxaana la filayaa inuu wajaho dil lagu filiyo, walow marar badan dib loogu dhigay madaama oo da'diisu ay ahayd 10 jir, sida ay warbixinta ku sheegtay Kooxda Xuquuqal Insaanku.
|
Qureiris, now 18, faces possible execution for a series of offences, some of which date back to when he was 10 years old, the rights group reported.
| 1 |
Ku guuleysiga marxaladdan waa tallaabada ugu horreysa ee muhiimka ah ee lagu muujinayo Dowladda in tiknoolajiyadda ay ka shaqeyn doonto yareynta kaarboonka duulimaadka illaa iyo inta qaab-dhismeedka siyaasadeed ee saxda ah ee dhiirrigelinta qaadashada miisaan lagu gaarayo.
|
Achieving this milestone is a critical first step in demonstrating to government that the technology will work in reducing carbon from aviation so long as the correct policy framework to incentivise take up at scale is achieved..
| 1 |
Qoyskeeduna wuxuu dalbanayaa wax macluumaad ah oo ku saabsan
|
The family has asked for information
| 1 |
"Toni waa ciyaaryahanka ugu wanaagsan aduunka marka loo fiiriyo darajadiisa.
|
"He is one of the best players in the world in his position.
| 1 |
Salan ka dib waxan rabaa in ad iga
|
i want you to come on me
| 1 |
Waxa uu iga rabay inaan halkaas tago si uu ii isticmaalo oo aan dawlad ahaan ula hadlo haweenka muslimiinta ah, kuna boorriyo in ay xuquuqdooda u doodaan, una dagaallamaan.
|
He wanted me to eventually go there to use my position in the country to talk to Muslim women and encourage the fledgeling women's rights movement.
| 1 |
Adeeg waxaa loola jeedaa Website-ka.
|
g) Service refers to the Website
| 1 |
Dadkii goobta qabyalada lagu aasayay joogay, ayaa hadalkii ninka waxa ay u arkeen mid aan macno badan lahayn,sababta oo ah ,waxa ay ula muuqatay in qabyalada ay maanta aasayaan aanay dib usoo noqonaynin ,qabrigana aanay dib uga soo baxayn.
|
When people awoke, they would shoot at them, but those around them thought they were mad, because they had not seen what they had seen.
| 1 |
Fiqiga ayaa waayahan danbe xanuunsanaa,kuna xanuunsanaa dalka Sweden oo uu maanta ku geeriyooday.
|
The bleeding stopped, and they become sick in Sweden 2011.
| 1 |
Markay arkeen ninkii la bogsiiyey oo la taagan iyaga, waxba way ka odhan kari waayeen.
|
And since they saw the man who had been healed standing with them, they had nothing to say in opposition.
| 1 |
Daawo Sawirada" Banaan bax balaaran oo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho
|
'Legal High' ban in the Isle of Man from today
| 1 |
Mashiinkan oo wata qalabkiisa oo dhammaystiran ayaa qayb ka ah ballanqaadyadii...
|
These skills are all part of the pro-
| 1 |
Sida PST ay sheegeen waxaa kale oo jirta in ururku leeyahay Homepage ay warbixinta waxqabadkooda ku saabsan geliyaan.
|
Additionally to the committees YPAC also has a press group that is in charge of reporting on the activities.
| 1 |
somalia yaa u maqan waa yaabe yaase u dhashy ilaan dadkaan wadaniyiin mahan qof wadankaan u dhashayna waa u nixii lahaa dadkaa waa wada kooyte .
|
Just wondering if governments are aware of this birth defect that all humans are born with.
| 1 |
Tijaabi tan mudo ah 15 daqiiqadood subixii iyo fiidkii.
|
Repeat for 15 minutes in the morning and 15 minutes in the afternoon.
| 1 |
Waxaa jira sidoo kale kabo loogu talogalay in lala galo qolka meydka iyo koofiyado la xidho.
|
There is also disabled access to get into the building and treatment room.
| 1 |
21:23 Haddaba waxaa walaalaha ku dhex faafay hadalkaas oo leh, Kaas oo xerta ka mid ahaa ma dhiman doono.
|
21:23 So a story spread among the followers that this one would not die.
| 1 |
Kooxdan ka tirsan Saldanadii Sulu ayaa sheegay inay xaq u leeyihiin inay maamulaan gobalkaasi Sabah oo kamid ahaan jiray goobihii horey uga jir jirtay boqortooyada Sulu.
|
As subjects of the Crown, they believed they had the legal right to settle in one of the Empire's territories.
| 1 |
Muuse Biixi Cabdi Wuxuu kaga jawaabaya su'aalo ay ka mid yihiin; -Ma jirtaa magacaabis ka dhiman xukuumadda cusub ee Madaxweyne Muuse?
|
Well did he know the command of Moses, "Thou shalt fear the LORD thy God,
| 1 |
Aad bay muhiim u tahay in la isticmaalo tiknoolajiyada marka la samaynayo dhaqanka iyo naqshadeynta.
|
It is vital to know about entertainment and culture.
| 1 |
waxay ula baxeen magacyo badan Sida:Diyaasbaro Qurba joog IWM.
|
are known by various names such as adapti
| 1 |
1 Laakiin waxaan leeyahay, Inta midka dhaxalka lahu ilmo yar yahay, waxba kama duwana addoon in kastuu yahay sayidka wax walba,
|
1And I say, for as long as the heir is a child, he is no different from a slave, though he is master of all,
| 1 |
dareen baaluq 2000 waxaan lahaa i abaal
|
Coaches award for 2000.
| 1 |
Gabdhuhu waxay noqdeen kuwo ka muuqda meel kasta oo ay tagaan.
|
The girls are coming back from wherever they went.
| 1 |
Waxaan qabaa doqontu haddii ay awoos isbido waa ku dilaysaaye ,dil doqonta.
|
I will say, if he was trying to hurt you, he would probably have broke the skin.
| 1 |
Waxaanse maqlay dhamaan dhalinyaradii gobolada ka kala timid in ay isku dhiibeen qaxootinimo.
|
I heard of all the men who were sent to the trenches
| 1 |
23 Kii dhulka wanaagsan lagu beeray waa kan erayga maqla oo garta, oo isagu waa kan midho dhala, mid boqol, midna lixdan, midna soddon.
|
But he who is sown in good soil, this is he who hears and understands the word, and bears fruit; and it produces one hundred, sixty, and thirty times one.
| 1 |
Garta cidda aad dilaysaan iyo waxa aad dilaysaan.
|
I know what you hunt and who you kill.
| 1 |
In ka badan 300,000 turjumaano xirfadlayaal ah iyo shirkado turjumaan -- oo aan laheyn kharash ama dilaal ay macaamiisha leeyihiin -- ProZ.com waxay bixisaa hagaha ugu weyn ee adeegyada turjumaada xirfadleyda ah.
|
Over 27,000 translators and interpreters have endorsed the ProZ.com professional guidelines for translation service providers.
| 1 |
Wax walbaa waa fiicnayn illaa iyo inta aan ku fekerayo marka la barbardhigo htv ee guddiga.
|
Everything was great until I turned on the TV set.
| 1 |
Waxaana idiinku sugan Xoolaha Cibrad (Waano qaadasho) waxaana idinka waraabinaa waxa ku sugan Caloosheeda Digo iyo Dhiig dhexdooda ah Caano Saafi ah oo u fudud kuwa Cabbi.
|
And verily in cattle (too) will ye find an instructive sign. From what is within their bodies between excretions and blood, We produce, for your drink, milk, pure and agreeable to those who drink it.
| 1 |
caawa wax niyad jab ahi kaama muuqdaan oo waadigan qoslaya ee runta ii taabo,
|
You never miss a beat, to make me think and make me smile.
| 1 |
Waa hubaal in labada maamul mid walba heli karo wax badan oo uu dadkiisa ku dagaalgaliyo.
|
Both teams have a lot to fight for in their encounter.
| 1 |
Lama hayo meel ay ku shireen oo ay ku qaateen aragti mideysan oo ay Soomaaliya wax ugu qabanayaan.
|
which there is no evidence that they were on a monument supporting
| 1 |
Waxaad u isticmaali kartaa fiidiyowyada ujeeddooyin aan ganacsi ahayn markasta oo aad rabto.
|
You can use free proxy servers whenever you want.
| 1 |
Waxaan dareemay in guuldaradii ka dhacday Turin ay ahayd qaladkeyga.
|
I came to believe that Architecture was my DESTINY.
| 1 |
Waxayna Ilaahay uga baryayaan inay noqdaan kuwii isku waara; ilaahayna kala siiyo Ubad kheyr qaba iyo in ay ku waaraan Caafimaadqab,barwaaqo iyo badhaadhe.
|
They worshiped Enki (the lord of the earth), Enlil (the son of Anu) and Anu the greatest of all of the gods.
| 1 |
Waxay si dhaqso ah ugu foororsatay ugaadhsigeeda, dhaqso bay u kacdaa, oo sharaf badan ayay sarraysaa.
|
And yet they rose to the height, entrenched themselves.
| 1 |
Qof kasta waxaa loo oggol yahay inuu baxo 2 jeer maalintii.
|
to be allowed to go out twice every day.
| 1 |
ayeeyo timirta iyo sharaabka iigu dhiibay ilaa Ramadan waxba kama
|
He wined and dined me until I was feeling no pain.
| 1 |
Natiijooyinka 2016 ayaa muujinaya in ganacsiga yar yar waxay leeyihiin
|
2017 saw a record number of small businesses
| 1 |
Subsets and Splits
No community queries yet
The top public SQL queries from the community will appear here once available.