so
stringlengths 4
1.24k
| en
stringlengths 4
1.73k
| sco
float64 1
1
|
---|---|---|
Guush wuxuu ahaa qof baxsan.
|
Nash was a stranger.
| 1 |
Waxaan haystaa taageerada buuxda ee dembigayga!
|
I do take full responsibility for my own sins.
| 1 |
Dhamaan Xildhibaanada iska casilay kuna dhawaaqay inay ka baxeen Xisbiyada ayaa waxay kasoo jeedaan Soomaaliland.
|
journalists were staying and warned all of them to leave Serbia.
| 1 |
Hadday ka jeedsadeen Gaaladu (xaqa) waxaad ku dhahdaa Nabiyow waxaan idiinka digi cadaab daran oo lamid ah kii Reer Caad iyo Thamuud.
|
If they turn away, then say, "I warn you of a lightning-bolt like the one which struck the'Ad and the Thamud:
| 1 |
Waliba waxaa ugu sii liita kuwii ka yaacay qurbaha kuwaasoo hadafkoodu ahaa lacag sameyn aysan shaqeysan waana runtii kuwa haligay ummadda iyo dalka Somalia Laakiin waxaan shaki kujirin in Alle ciqaabi doono fil aduun wafil aakhira kuwa silic iyo saxariir baday ummadda Soomaalida isla markaasna dhacay xoolo dadweyne oo aysan xaq u lahayn.
|
Those who in this world are disposed to use the blessings which God bestows to his glory, will hereafter receive more and greater blessings; while those who are not, will be deprived of what they now have, and be left destitute and wretched.
| 1 |
Dadka reer buuhoodle maqaybinkaro innanyar oo reero soodireen.hadda caqligoodaan aqaanoo waxay isleeyihiin xaglo toosiye halaladagaalamo halkaad ayey rajo kaqabaan taasi dhicimayso buuhoodlana wallee xabaddoodu isku merl ayey udhacaysaaye siddaa ogaadda.waxaa balan ah innaad innaad kalaabataan iddinkoo foolxun.
|
For the time will come when they will not endure sound doctrine; but wanting to have their ears tickled, they will accumulate for themselves teachers in accordance to their own desires (2 Tim.
| 1 |
Xaqa ay Soomaalida ku dhax leeyihiin Itoobiya 2.
|
Fascism in Italy 2.
| 1 |
Waxaan la yaabanahay lacagta aad isiin doonto meesheey kugu
|
You will be surprised how much money you will
| 1 |
Intooda badan waxay jecel yihiin inay gacmahooda wasakheeyaan kuwaasna waxaa lagama maarmaan ah in la sameeyo si loo qaabeeyo buskudka.
|
Some people like to have their hand held and be told exactly where to go.
| 1 |
Eray kasta oo Ilaah waa daahir; Oo isagu wuxuu gaashaan u yahay kuwa isaga aaminsan.
|
Every word of God is pure: he is a shield unto them that put their trust in him.
| 1 |
Intii wasiirka la sugayey waxa sheekooyin kaftan ah oo aanu qosol ula dhacnay barxadda huteelka si farshaxanimo leh noogula wadaagay Guddoomiye Axmed-Siilaanyo oo u duur-xulayey xukuumaddii UDUB.
|
For some time now admins have been aware of an ongoing battle that we've been fighting with chronic complaining about games played by the community.
| 1 |
Iyo haa, waxaan u maleynayaa inaad waalatay 😉
|
I've been sleeping.;)
| 1 |
Wararkii ugu dambeeyay inka badan 10 qof oo ku dhimatay shil...
|
The latest one left 10 people...
| 1 |
Musharixiinta jagada waxaa la galiyay imtixaanada qalafsanaanta oo qeyb ka ah wareysiyadooda, ayuu yiri.
|
Job applicants were given dexterity tests as part of their interviews, he said.
| 1 |
17 Waayo, dhexdiisa waxaa laga muujiyaa xaqnimada Ilaah oo rumaysad ka timaada, rumaysadna u socota, sida qoran.
|
17 For therein is the righteousness of God revealed from faith to faith; as it is written, The just shall live by faith.
| 1 |
Si aad u noqoto bixiye heersare ah oo tignoolajiyada isgaarsiinta wirelesska ah iyo xalalka!
|
Become an expert in Logistics & Supply Chain Management!
| 1 |
Waxay u safartay adduunka oo dhan si ay u barto diimaha oo dhan.
|
Took a trip around the world to discover all sorts of prayer traditions.
| 1 |
Fasalada Ingiriisiga Luqad Labaad ahaan (ESL) waxaa loogu talagalay dadka waaweyn ee afkooda hooyo ahayn Ingiriisiga.
|
English as a second language (ESL) classes provide instruction for adults whose native language is not English.
| 1 |
Badankood waxay isku dayayeen inay ku laabtaan dalalkooda Ethiopia iyo Soomaaliya.
|
Most were trying to head home to Ethiopia and Somalia.
| 1 |
Aayadaha 7& 8 ee Alle idinku amrayo dadka kaba reebban in ay talo idiin qabtan iyo kuwa ay u sugan tahay bal eega!!
|
And verses 7 and 8 Submit yourselves, then, to God.
| 1 |
Tan waxaa guud ahaan loogu yeeraa deyman gaaban oo ku dhex yaal qaybta bangiga.
|
This is generally referred to as the government-debt exception.
| 1 |
Wixii ku soo gaadha oo Wanaaga waxay ka ahaadeen ebe, wixii kugu dhaea oo Xumaan ahna waxay ka ahaatay Naftaada, waana kuu Diray Dadka adoo Rasuul ah, wuuna ku Filanyahay Eebe Marag.
|
Those who disbelieve in God and His messengers, and want to separate between God and His messengers, and say, “We believe in some, and reject some,” and wish to take a path in between.
| 1 |
Arinta labaad oo Arstotle uu daliishadey waxay ahayd dayax-madoobaadka oo uu ku tilmaamay in uu kala dhex-gelayo dhulka iyo qorraxda.
|
with many a lovely lord, lieges most noble,
| 1 |
Haa, waxaan ku siin hal sano damaanad.
|
I will give you a year
| 1 |
Binu xudaafa wuxuu ka dhaqaaqay fadhigii uu Kisraa fadhiyay, isagoo aan garanayn waxa lagu sameyn doono.
|
He sat at the bedside, not knowing what to do.
| 1 |
Miyirku waa hal mar ugu muuqda, sida ugu fudud, runta ugu weyn iyo tan ugu caansan.
|
Is the simplest explanation, the most obvious one, always right?
| 1 |
Waxaanu ahaan jiray nin ay ku dhaataan reerka uu ka dhashay, oo magac weyn ku leh.
|
We headed to a house that a famous poet was born in.
| 1 |
Abuu Hurayrah "RC" wuxuu yiri: "Nebigu (scw) ayaa wuxuu yiri: "Muslimiinta waxaa u iimaan sareeya kan ugu dabeecad wanaagsan; waxaana idiinku wanaagsan kuwiina dumarkooda u dabeecad wanaagsan."
|
Abu Hurairah narrated that Prophet Muhammad (sallAllahu alaihi wa sallam) said: "The believers who show the most perfect faith are those who have the best disposition and the best of you are those who are best to their wives."
| 1 |
Peninsula waxay bixisaa in ka badan 70 saraakiisha shidmaan (ah, laba iyo saddex qol) ku yaal webiga xagga Perth iyo webiga.
|
Peninsula offers over 70 officers suites (one, two and three bedroom) located at the river toward Perth and the river.
| 1 |
Inkasta oo aan anigu ahay sacad Muuse , waxaan haddeena taageraya xisbiga cusub e SSC party la yidha.
|
throughput problems, I'm in the market for a new ISP.
| 1 |
Qarxintaasi waxay abuurtay haro lava oo cusub oo ku taal dusha sare ee godadka.
|
Steve installed two new socket outlets in the wall.
| 1 |
Waxaan qiyaasayaa inaad imminka haysid fikrad fiican oo ku saabsan sida muuqaalkan muhiimka ah u shaqeyn doono.
|
I guess you now will have a good picture of how this works.
| 1 |
Waxaan qabaa inuu shaqo fiican qabanayo."
|
I have to do a good job."
| 1 |
35 Oo waxay xusuusteen in Ilaah ahaa dhagaxoodii weynaa, Iyo in Ilaaha ugu sarreeyaa uu ahaa Bixiyahooda.
|
And they remembered that God was their Rock, and the High God their Redeemer (Psalm 78:35).
| 1 |
UN-tii waxay noqotay xarun uu dalka maraykanku iska leeyahay oo go'aanka uu doono ka fushado .
|
Mexico has become a playground for the US.
| 1 |
Wuxuu leeyahay "Tani waa dhacdo ka dhacday waqooyiga dalka Lubnaan, dabayaaqadii sanadkii toban iyo sagaalaad.
|
"This is what passes for summer in London," he says.
| 1 |
Waxaan sidoo kale hubineynaa in sahaydayada cusbada iyo dareeraha ka hortaga barafka ay keydsan yihiin.
|
In addition, we also consider that the blueberries and raspberries to be used, will be frozen in advance.
| 1 |
Mid kasta oo ku habboon midabbada maqaarka ee kala duwan iyo qurxinta ayaa si fiican u muuqda.
|
Different styles are suitable for different ears and hearing.
| 1 |
Xisaabaadka bangiga ee dibedda waxaa laga helaa faa iidooyin badan xagga bangiyada gudaha.
|
Foreign exchange services are provided by many banks
| 1 |
Talaabada Afraad: Waxaa lagaaga baahan doonaa in aad ku qor erayga "tirtirto" si loo xaqiijiyo Kabcada_.
|
Step 4: You will need to accept the term and click on "Login."
| 1 |
1-"Siilaanyo Dawladii Cabdiraxmaan tuur ayuu nagu yidhi hab qabiil aynu ku ridno, sidiibaanu ku ridnay" waxa yidhi xasan guure!
|
"Come on," she called to the rabbits, "let's get out of here!"
| 1 |
Boorsada warqaddu waa raqiis tahay, baakadahaaga ku xareysan wax...
|
The cottage is very well equipped, the linen is at your...
| 1 |
"Wasiirka Arrimaha gudaha Cali Waran-cade waxaan leeyahay adigaa amniga ka masuula ee waxa dhacaya waad aragtaa,ee wax ka qabo"ayay tidhi.
|
"You say you're the supervisor - you say you're watching the camera, then you can see the things that happen," she said.
| 1 |
Maya waxba ii ma sodirayo lkn waa uu soo celinaa marka lagaliyo mhdsid
|
Me, I'm not going anywhere except into retreat.
| 1 |
Gelinta waa inay ku jiraan.
|
There has to be an entrance
| 1 |
17:9 Oo maalintaas magaalooyinkiisa xoogga badanu waxay noqon doonaan sida meelaha ay reer Xiwi iyo reer Amor kaga tageen reer binu Israa'iil hortood, oo waxaa jiri doona baabba'.
|
17:9 In that day your towns will be like the waste places of the Hivites and the Amorites which the children of Israel took for a heritage, and they will come to destruction.
| 1 |
Ibraahin Meygaag Samatar, ayaa weli inoo wada qoraalkiisii, waxaanu intaa hore ku sii kabay:
|
And Abraham's story was written for us:
| 1 |
Strawberries waxay u badan tahay mid ka mid ah midhaha ugu jecel iyo jecel ee bannaanka.
|
Strawberries are one of the most delicious and nutritious fruit.
| 1 |
"Haday ku beeniyaan waxaad ku tiraahdaa waxaan leeyahay camalkayga idinkuna waxaad leedihiin camalkiina,idinku beri baad ka tihiin oo laydiin raacan mayo wixii aan sameeyo,ana beri baan ka ahay oo la iima raacanayo wixii aad sameysaan."
|
But if they disobey you, say: "I am not accountable for what you do."
| 1 |
28:11 Dabadeedna naagtii waxay tidhi, Haddaba yaan kuu soo kiciyaa?
|
28:11 And the woman said to him, "Whom shall I raise up for you?"
| 1 |
Waxaanay masuuliyiinta baanku tilmaameen in go'aanka xukuumaddu yahay amar fulintiisu waajib qaran tahay.
|
"We believe that the provision of concessions is a State government responsibility.
| 1 |
Boqolkiiba tirada dadka wax qorta akhrisana waxay gaartay 55% halka markii hore ay ahayd 2 ilaa 5%.
|
Literacy rate in second language: 25% to 55%.
| 1 |
Waxaa jirta weedh uusan qofka daaleyn maqalkeeda maadaama ay micno u leedahay qofka dhahaya weedhaas.
|
Those who sing such a song, do not challenge those who hear them.
| 1 |
Haddaba kuwii doonayay inay isagii imtixaamaan markiiba way ka tageen, xataa sirkaalkii sarena waa cabsaday markuu ogaaday inuu yahay reer Rooma, maxaa yeelay, wuu xidhay.Laakiin maalintii dambe, isagoo doonaya inuu hubsado waxa Yuhuuddu ku dacwaysay, ayuu isagii furay, oo wuxuu wadaaddadii sare iyo shirka oo dhan ku amray inay isu yimaadaan, markaasuu Bawlos hoos u keenay oo soo hor taagay iyagii.
|
Then straightway they departed from him which should have examined him: and the chief captain also was afraid, after he knew that he was a Roman, and because he had bound him.
| 1 |
Goobaha Musiibada ee Ps waxay leeyihiin awood ay ku ahaadaan asal ahaan badbaado la'aan.
|
P2P time stamps are inherently unreliable
| 1 |
Laakiin ugu yaraan waa wax lala yaabo.
|
Well, this is at least somewhat surprising.
| 1 |
Qeybta ugu weyn ee unugyada, iyo sidoo kale qaybta ugu weyn ee ukunta.
|
the uppermost part of the sand layer and also constitute the bulk of the
| 1 |
Mudane Gabayre waxa uu amar ku bixiyay in aan la degaamayn karin agagaarka xeryaha ciidamada iyo jaamacadah.
|
It sent them off without the tools they needed to survive in college or in the world of work.
| 1 |
Wasiirka ayaa waxaa uu shirkan kaga Waramay inuu yahay mid lacag canshuur ah la doonayo in looga qaado Shirkadaha Isgaarsiinta ee ka howgala guud ahaa degaanada Puntland.
|
Your state should have a regulatory agency that is charged with overseeing Ballwin Insurance companies that operate in the state.
| 1 |
Waxayna Dheheen Madaxdii Gaalowday oo Qoomkiisa ahaa kanu ma aha waxaan Dad idin la midah ahayn, wuxuuna doonayaa inuu idinka Fadilmo, Hadduu Doono Eebe wuxuu soo Dejinlahaa Malaa'ig, manaan ka Maqlin Arrintan Aabayaalkanagii Horeeyey.
|
The chiefs of his people, who did not believe, said: "He is only a man like you. He wishes to acquire ascendancy over you. If God had willed He would have sent down angels. We never heard this from our elders.
| 1 |
Taasi waa maadayska waddankeyga iyada oo lagu jiro Qarnigii kow iyo labaatanaad.
|
It's my wife in the 20 century.
| 1 |
Taasi waxay tiri, xagga dambe ee kiiska waxaan ku yeelan doonnaa LED-yo tilmaami doona waqti walba sida ay tahay xukunka dacwaddan.
|
And, in this manner, we keep applying each action in the chain to the result of the last action.
| 1 |
Adiga ayaa la doonayaa in aad safiir u noqoto dhaqankaaga.
|
You need to be accustomed with their culture
| 1 |
Waxaan wadaagnay dhammaan macluumaadka lagama maarmaanka u ah qaabdhismeedka dhaqaalaha ee magaalada si loo helo waxbarasho.
|
Here we have shared all the contact information of the Bangladesh Technical Education Board.
| 1 |
DAAWO Qabuurahii Madaxweyne Cabdirashiid iyo kumanaan qof oo burburin lagu bilaabay iyo qoysaskii Marxuumiinta oo hurda seexan waayay
|
made thousands of miners and their families sick with malignant
| 1 |
49 Laakiin kii maqla oo aan yeelin, wuxuu u eg yahay nin dhulka ka dhisay guri aan aasaas lahayn. Kan webigu ku soo jabay, oo kolkiiba ayuu dumay, oo dumiddii gurigaasu waa weynayd.
|
49 But he that heareth, and doth not, is like to a man building his house upon the earth without a foundation: against which the stream beat vehemently, and immediately it fell, and the ruin of that house was great.
| 1 |
Xilka tunka u rido wax walba oo aad u baahan tahay inaad ku gaadho meesha aad tagayo ilaahay wuu ku siiyay.
|
Embrace everything which God has given you.
| 1 |
Waxaan aaminsan nahay in heshiis muddadiisu tahay 40 sano ee socda aanaan ka noqon Karin daawadayaal.
|
I know that it will make the next 40 years without a problem.
| 1 |
Dowladda inuu xubin ka noqdana waa go'aankiisa."
|
And being a part of it will be his decision.."
| 1 |
Taa beddelkeeda in hiddaha xididka loo siibo waxaa laga qaadaa saboolnimo aqooneed iyo mid nafsiyadeed.
|
-The paradigm shift is based on knowledge and volunteerism.
| 1 |
Waxaa ay sheegeen in go'doomintaasi ay halis galinayso...
|
Presuming those decisions have been made...
| 1 |
Shahwada oo u soo baxda banaanka waa wax caadi ah wayna dhacdaa.
|
Off-label use is legal and common.
| 1 |
Yusuf waxaa loo doortay Wasiirka Beeraha iyo Xanaanada Xoolaha.
|
Joseph was appointed administrator.
| 1 |
Waxay dhaheen koox ka mid ah Ehelu Kitaabka rumeeya waxa lagu soo dajiyey kuwa (Xaqa) rumeeyey (Quraanka) Maalinta horteeda kana gaalooba maalinta gadaasheeda waxay u dhawyihiin Mu"miniintu inay noqdaane (Gaaloobaan).
|
A group of the People of the Book say,'Believe in what has been sent down to the faithful at the beginning of the day, and disbelieve at its end, so that they may turn back [from their religion].'
| 1 |
-In la qabto shirweynihii beelaha sacada muuse lagana dhawro wixii caqabad ku noqon kara .
|
in the ear, in the time of Moses.
| 1 |
Si fiican ayey u abaabushaa oo u kaydisaa qurxintaada iyo qalabkaaga; helitaanka fudud ee dhammaan alaabadaada qurxinta.
|
Create a central area for all your tools and supplies; make sure it is easily accessible to your workspace.
| 1 |
Dhowr maalmood kahor waxaan ugu dambeyntii la kulannay kan cusub iPhone 11 Read more
|
In September 2013, shortly after the launch of the iPhone 5s, we Read more
| 1 |
Degaanka waxaan ula jeeda wax weliba oo ay dadku sameeyeen ee raad ku leh dhaqanka aadamiga.
|
Occupation refers to everything that people do during the course of everyday life.
| 1 |
Sidaas waxaan ku rumasankarraa madaxda sare ee aan doorannay iyo kuwa aan xulan-doono waxay ka yimaadeen ama ka imanayaan dadweynaha, markay hawlgalaanna waxay u
|
We judge people by what they accomplish, not by who they are, what they believe or where they came from."
| 1 |
Tani song fudud, weli qurux badan ee daacadda ammaanta iyo jacaylka Nabiga (Salla Allahu alihi wa Sallam) ka mid ah marka hore waxay ahayd in la kooban oo ku gabyeen in hortiisa.
|
This simple, yet beautiful song of sincerity in praise and love of the Prophet (salla Allahu alihi wa sallam) was among the first to be composed and sung in his presence.
| 1 |
Waxaa jira basas raqiis ah oo waxyar ka qaalisan (laakiin si dhakhso ah u raritaan ah oo xoogaa dhaqso badan) basaska taga kana soo baxa Terminal-ka Basaska Waqooyi-bari sidoo kale.
|
There is a (reasonably) fast, but regular, comfortable and cheap bus out to the airport.
| 1 |
Guriga waxa ay ay ka dhigtay mid udgoon oo caraf badan.
|
the house was under heavy fire
| 1 |
Waa in ugu yaraan boqolkiiba 15 ee saacadaha shaqada ka kooban yihiin waxbarasho ama hogaamin.
|
least 80% of training hours had to be on-the-job.
| 1 |
Kii edbinta xajistaa wuxuu ku socdaa jidka nolosha, Laakiinse kii canaanta diidaa wuu qaldamaa.
|
He is in the way of life that keepeth instruction: but he that refuseth reproof erreth.
| 1 |
19 Kuwa iyada u gala midkoodna sooma noqdo, Oo waddooyinka noloshana ma ay helaan.
|
19none who go to her come back, nor do they regain the paths of life.
| 1 |
"Farmaajo waa madaxweyne xiligiisu dhamaaday oo aan wax awood sharciyeed laheyn, waana inuu taas garwaaqsadaa.
|
"Gary has been the president for the entire time and that is a rarity in itself.
| 1 |
Waxaan kaliya macluumaadkan isticmaal ujeedo falanqayn tirakoobka, ka dibna xogta laga saaro nidaamka.
|
I only use this information for statistical analysis purposes, and then the data is removed from the system.
| 1 |
Arrintaas aan la xallin waxaa loo tixgalinayaa muran badeed.
|
that was to be created due to insufficient
| 1 |
Waxaad mooddaa in ay caruur seexinayaan.
|
It's like looking at children.
| 1 |
Digaagga Masaarida waxay leeyihiin faa'iidooyinkooda iyo faa'iidooyinkooda labadaba.
|
Summer months also have their own advantages and benefits.
| 1 |
u xanaaqdo makii hawiye loogu yeero waxaan la shaqeeya dhalinyaro badan oo hawiye ah markaan
|
Have experience working with a range of clients
| 1 |
Hortiisa ayay istaagtay waxayna ku khasabtay in uu soo eego jidhkeeda.
|
He stepped in front of her and she had to look up.
| 1 |
Habeenkii oo dhan ayaa la socday, nasiib wanaag waxaa lagu jiray xilli caddo ah.
|
There was lots of time to catch up on all the news and there was a good atmosphere throughout the evening.
| 1 |
AMISOM oo ka qeyb qaadaneysa baaritaanka qaraxii tiyaatarka
|
studio audience and participating in the show
| 1 |
1:18 Oo ay u xukumaan maalinta iyo habeenka, oo ay iftiinka uga soocaan gudcurka, Ilaahna wuxuu arkay in taasu wanaagsan tahay.
|
1:18 And to rule over the day and over the night, and to track the Aircraft in the darkness: and God saw that [it was] good.
| 1 |
Previous articleMaxaa laga xusi karaa waxqabadkii Kacaankii 21-kii Oktoobar "Faallo"
|
re-instated the 6 points'by an act of grace' on May 21.
| 1 |
Ururin habaysan oo ku saabsan shuruucda canshuur qaadidda ee ka jirtay dalka Soomaaliyeed xilla la diyaarinayay buuggan oo ahaa 1985.
|
Central Sales Tax enacted in 1956.
| 1 |
hadii eey degaanka ama goobta wada hadal joogaan iyo hadii kaleba waa maqana jooga iyo kuwo
|
dealt with either by location or category, and in either case, is approached by
| 1 |
60:12 Waayo, quruuntii iyo boqortooyadii aan u adeegin aad u halligantaan.
|
60:12 For that nation and kingdom that will not serve
| 1 |
Sida dhammaan arrimaha ganacsiga muhiimka ah, GCS, la-taliyayaasheeda, wakiillada, wakiillada, iyo shaqaaluhu waxay si xoog leh kugula talinayaan inaad la tashatid qareen shati u leh ku-dhaqanka sharciga iyo CPA shati leh ee ku habboon qaanuunka la xiriira sameynta shirkaddaada, LLC, aaminaad ama badeecad ama adeeg kale oo aan bixinno iyo howlihiisa socda.
|
As with all important business matters, The Company, its advisers, agents, representatives, and employees strongly recommend that you consult with an attorney licensed to practice law in the applicable jurisdiction in regards to the formation of your corporation and its continued operations.
| 1 |
Subsets and Splits
No community queries yet
The top public SQL queries from the community will appear here once available.