so
stringlengths
4
1.24k
en
stringlengths
4
1.73k
sco
float64
1
1
Sidoo kale waxa lagula tallin doonaa inuu sameeyo jimicsi iyo socod.
They too are advised to move and exercise.
1
Waxaa kale oo uu Ku wargeliyay dardar gelinta qorshaha 90ka maalmood ee xukuumadda.
Includes a 90 day development plan.
1
Waxaan gadaal ka ogaaday in dadkaasu haayeen xarraasiinta qaadka (waardiyaasha iyo kala rogrogayaashiisa).
Later I found out that they were anti-communist.
1
31:11 iyo saliidda lagu subkado, iyo fooxa uunsiga udgoon ah oo meesha qoduuska ah, oo wax walba sidii aan kugu amray waa inay u sameeyaan.
31:11the anointing oil, and the incense of sweet spices for the holy place: according to all that I have commanded you they shall do."
1
Ciidanka Afrikanka ah ayaa la rajeynayaa in ay ka fogaadaan ammaanka magaalooyinka muhiimka ah ee ciidamada Soomaaliya, iyada oo loo marayo qorshe ku-meel-gaar ah, oo u oggolaanaya inay mas'uul ka noqdaan sidii qayb ka mid ah qorshaynta la qorsheeyay.
The pan African troops are expected to relinquish the security of the key towns to the Somali forces, through a conditions-based transition plan, to allow them to take the lead responsibility as part of the planned exit.
1
Shabaab Qarax Cibaadadooda waxay Noqotay falsheydaaan waxay isku qarxiyeen Muslimiin Badan oo Soomaaliya kuwaas oo ilmahooda u xamaalanaay.
Your anti-Semitic rhetoric has become a source of shame for many Muslims, Palestinians included.
1
777-Markii ay yimaadeen.
737s have arrived.
1
Waxaan fuulnay baabuurtii, kolonyana waan galnay.
We ran for the car and jumped in.
1
Wabsiteyada qaar waxa ay ku dhiiradeen inay bulshada u bandhigaan dhamaan
a survey that attempts to gather data on the entire population
1
Ma Ogtahay in xanuun laga qaado ku afurista sharaab qabow iyo...
Did you know this number is from NEW BRAUNFELS operated by and...
1
Waa inaan keligay gooyaa suulka iyo godadka faraha yar, maadaama ay ku habboon yihiin dhowr nooc oo caruusado ah.
Be careful not to mix COTH and COT up as they are different types of cotangents.
1
Sidoo kale waa inaysan jirin wax qorshe ah, haddii kale waxaa dhici karta in barafoobiddu ay u badantahay.
It should no longer be cold, but should by no means be room temperature.
1
Maanta, ku dhawaad dhammaan kululeyaasha waxay leeyihiin gudaha kuleylka.
Today, almost all automakers have in its line...
1
17:25 laakiin kolka hore waxay waajib ugu tahay inuu wax badan ku xanuunsado oo uu qarniganu diido isaga.
Luke 17:25: "But first it is necessary for Him to suffer many things and to be rejected by this generation.
1
"Wuu ii hambaleeyey waxa uuna sheegay in qolka lebisku yahay mid cajiib ah.
He told me the ingredients in the dressing and said the salad was a good choice.
1
..Aniga waxaan ka mid ahay inta qabta midnimadii dalka soomaaliyeed iyo in sina aanu dalku u kala go'i karin Guji
I am an elderly lady and choose not to go out
1
Safarka dib u heshiisiinta iyo maamul sameynta waa safar dheer, sahay weyna u baahan oo aan sal-fudeyd lugu gaareyn.
Parenthood is a long, hard, never-ending journey.
1
Dhammaan Agaasimayasha Wasaradihii waa waynaa oo ah mishiinka Xukuumadda wuxuu u gaar yeelay beeshiisa uu ka soo jeedo.
All of its major banks are state owned.
1
Talo daacad ah oo cid loo jeediyo; waano; caqlicelin.
expertise and providing feedback and guidance.;
1
Wuxuu intaasi ku daray ciidamadoodu ay u soo dhaqaaqeen in ay caawiyaan dadkaas si aysan meesha ugu dhicin khasaaro nafeed iyo dhibaato kale oo hor leh.
From that point on, he decided to use his time to help others facing food insecurity and poverty.
1
Xalkuna wuxuu noqonayaa xal siyaasiyeed, waxaana meesha ka baxay xalkii qaanuuniga ahaa" ayuu yidhi madaxweynaha Puntland.
"The private sector tells me I'm a political risk and half their revenue comes from the government," Ms Mothepu said.
1
Wahhaabiyadu waxay ku murantaa in aanan naagtaadu waysada kaa jebin!
Your ass isn't getting paid to defend your wife!
1
ISWAP waxay ka go'day kooxda jihaadiyiinta Boko Haram sanadkii 2016 waxayna balanqaadeen inay daacad u noqon doonaan kooxda Dawladda Islaamka.
ISWAP break up from Boko Haram in 2016 and rose to turn into a dominant group.
1
Wuxuu Yidhi Rasuulkuna Eebow Qoomkaygii waxay ka Yeesheen Quraankan mid laga Tagay (Ma Maqlaan).
And the Messenger said, "O my Rabb, my nation made this, the Quran, deserted."
1
Haddaba si ganacsigaaga si xooggan ugu koro, waxaad u baahan inaad ku dhagganaato macaamiisha aad ku dhagganaato oo aysan kaa fara baxsan
In order to continuously grow your business you have to be in the position to attract clients.
1
Shirkadda Isgaarsiinta GOLIS TELECOM ayaa aheyd shirkadii ugu horeysay gaar loo leeyahay taasi oo 200 oo booyadood oo biyo ah ugu deeqday gurmadka abaaraha ee...
SOC was the first private telemedicine company to earn The Joint Commission's Gold Seal...
1
Beeralayda ayaa muddo dheer ku tiirsanaayeen bisadaha ka mid ah badar iyo abuur si ay u sii jiir.
Butterflies have long been associated with gardens and gardening.
1
Marka qofka ka masuulka ah uu bixiyo qayb ama dhammaan kharashkii Adeegyada Caafimaadka Isbitaalka ee ku Munaasab ah ama Aan Isbitaalka Ahayn ee ku Munaasabka ah ee ay waliba muuqato in uu waafaqsan yahay shuruudaha Kaalmada Dhaqaale ee xeerkan, dhammaan lacagtaa la bixiyay waa in dib loogu celiyaa ciddii bixisay 30 maalmood gudahood oo ka bilaabanta markii UW Medicine ay go'aamisay u-qalanka bukaanka ee Kaalmada Dhaqaalaha.
If the Buyer has already paid all or part of the amount due to Dragonfins pursuant to the Agreement, Dragonfins will then refund such amount to the Buyer within 30 days.
1
Culimada Islaamku ma qabaan in dagaal furan lala galo gaalada oo tabar iyo tabaryariba loola dagaallamayo gaalnimadooda.
Its battle cry is not Death to the unbelievers!
1
- Ninka oo af xidhan (aan hadlin) iyo gabadh ooo dhego xidhan (Aan wax maqlin) ayaa noqon lahaa, lammaanaha ugu farxadda badan dunida.
With utmost care and love, a woman will be the happiest person on earth.
1
Waxii intaas kadanbeeyey waxaa la galay dood iyo su aalo aad u badan oo ay kajwaabayeen Cabdi Xiis iyo Axmed Cabdi.
amongst men, and caused many fears and doubts
1
Gaaladii ayaa ku tiri: Laba su'aal oo gaagaaban ayaan ku weydiineynaa, kuwaa oo kala ah: Wabiga Shabeelle dhinacee ayuu ka maraa Suuqa Bakaaraha?.
They said, "We need to ask you two about your thoughts on something."
1
Waxaan dadka Israa'iil u noqon doonaa sida sayaxa oo kale, oo iyaguna waxay u ubxin doonaan sida ubaxa oo kale, oo waxay xididdada u mudan doonaan sida Lubnaan oo kale.
I will be like the dew to Israel. He will blossom like the lily, and send down his roots like Lebanon.
1
maxaan wax quraa maba akhrinba but waan akhrin doonaa kkk
Why don't you read the RFC?
1
Nin isku kalsoonaa oo qalbigiisa iyo afkiisu wada socdeen.
him into his shoulder and chest.
1
Labada dhinac waxa ay ku heshiiyeen in ay ka go'an tahay dhaqan galinta heshiiska la gaaray.
Both, however, will agree that culture is the way of
1
Waxaanay sheegeen inay arrinta wakhtigan gacanta ku hayso dowladdu sidii dhaqso loogu xallin lahaa, wax dambane aanay u dhaceen.
They have assured us that they will put a stop to it immediately and it will not happen again.
1
Waaba yaabbanaa waxaan islahaa caawa yaa magaalada kusoo tustusaya, oo ku kaxaynaya.
I'm down enough already... located in Titusville.
1
24|23|Kuwa Gana "Qadfa" Haweenka Dhawrsoon ee Halmaansan (Xumaanta) ee Mu'minaadka ah waa La Lacnaday Adduun iyo Aakhiraba, waxayna Mudan Cadaab Weyn.
As for those who enjoy that immorality spreads among those who have believed, they will have a painful retribution in the world and the Hereafter.
1
Waaban idin ka baqaa!
I am afraid of you!
1
ammiir Taliye; madax qoon; suldaan. ld amiir2 (2).
I. RICHARD, his heir; ii.
1
Gabar kasta oo aan aadaabteeda, diinteeda, iyo dhaqankeeda la wanaajin, ogaaw in aysan wanaajin doonin ayaduna gabadha ay dhasho, saas ayeeyna ku socon doontaa xaajo.
Whatever your religious, philosophical or spiritual beliefs... nothing seems right about a new born baby who doesn't get a chance to live.
1
Saraakiil ka tirsan Taliska Milateriga dalka Qatar ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho, waxaa hoggaaminayay Jeneraal lagu magacaabo Maxamuud Al Qasaal.
"neither doth he vary from that which he hath said;
1
Dalku miyuusan u baahnayn Duuliyeyaal kaxeeyaa oo kicitimiya diyaaradaha iyo gaadiidka cirka?
Is there a need for satellites and aerials?
1
Markan dadka xuuraansannay waxa inoo soo baxay in dhibka ugu weyn uu yahay iyadoo in yar ay shirarka yimaadaan iyadoo kuwa kale ay yiraahdaan intaas ayaa naga wakiil ah.
This app begins with the premise that objectives are most simply achieved once we're being held accountable by others.
1
Ilaa hada xukuumadda kama noqon go'aankaasi xaqdarada ahaa oo ay si wadajir ah dideen Baarlamaanka iyo shacabka Soomaaliyeed.
But so far, it has yet to produce a proposal that has the blessing of Congress and the White House.
1
Soomaaliya waxa ay ka mid tahay wadammada uu sida weyn cudurkani u saameyay, mana lahan qalab casri ah oo cudurka lagula tacaali karo, waxaa kaaga sii daran malahan xarun lagu aruuriyo xogta dadka qaba noocyada Kansar ee ka jira dalka.
Uruguay won its independence between 1811 and 1828, following a four-way struggle between Spain, Portugal, Argentina and Brazil.
1
Gabadhaan 14 jirka ah ayaa sanad ka hor waxaa musqul iskuul ku kufsadey wiil 15 jir ah.
Recently a 14 year-old Iraqi girl joined the school.
1
Iyaduna waxay u Xuntahay ku Sugnaansho iyo ku Nagaadi. (66)
What a beautiful and tranquil place.
1
ali miyaad u shaqayn jirtay gabre maxaa ku baray dabaqoodhi waaxid miyaan kala jecelahay anagu tusaalaan u soo qaadanee miskiin la qabso saxaafada
Are you along with a particular stage in daily life when you wish to search for an important girlfriend, for example the have learned to start receiving a woman?
1
Si aad si adag u hagaajiso dabaqa waxaad u baahan tahay 6 nooc oo caag ah.
To set up the mysteries, you'll need 6 envelopes.
1
Qorshaha waxaa wada oo qoraya adiga iyo lataliyaha shaqaalaynta.
Program is open to you and your employees.
1
yahay iyo ninka uu ka amarqaato kana faashado waa ina
want to be the person who would be aware of and approve
1
Oo Rabbigaa Yashuuca ina Nuun amar siiyey oo ku yidhi, Xoog yeelo oo aad u dhiirranow, waayo, reer binu Israa'iil ayaad geeyn doontaa dalkii aan iyaga ugu dhaartay, oo anna waan kula jiri doonaa.
And he gave Joshua the son of Nun a charge, and said, Be strong and of a good courage: for thou shalt bring the children of Israel into the land which I sware unto them: and I will be with thee.
1
Blog guuleysta waa inay soo jiitaan dadka dhagaystayaasha ah ee soo xaadiraya oo soo noqnoqonaya wax badan, iyo mid ka mid ah hababka ugu sahlan ee loo helo dhagaystayaashan oo kale waa inaad heshaa nuuca saxda ah ee blogaaga.
A successful blog must attract an engaged audience that keeps coming back for more, and one of the easiest ways to get such an audience is to find the right niche for your blog.
1
Baasaboorka Euro CV, yacni qoraalka qof ka warranka guud oo Yurubiyaan ah.
The Europass is a pan-European CV.
1
39:20 Markaasaa Yuusuf sayidkiisii qabtay isagii, oo wuxuu geliyey xabsigii ahaa meeshii maxaabiista boqorku ku xidhnaayeen; oo isna halkaasuu ku jiray xabsigii gudihiisa.
20 - Then the master of Joseph took him and put him in prison, a place where prisoners of the king [were] bound; and he was there in the prison.
1
maan sha allah runtii balcad waa ka wadanisantahay afgooye marka loo fiiriyo sida madaxda qaranka ay u soo dhaweeyeen iyo weliba sida ay u faraxsan yihiin
Allah'. where one is closest to the Divine and can be filled with the presence of God.
1
maanta way dhacdaa oo waa jirtaa oo way jirtaa, oo leh dhaqdhaqaaq
It is happening and it's happening today.
1
Wakhtigii Nuux noolaa oo dhammuna waxay ahaayeen sagaal boqol iyo
So all Noah's days were 950 years.
1
Waxaan u baahan nahay inaan ogaano inay muhiim tahay in la nadiifiyo gaadiidka dadweynaha, tagaasida iyo adeegyada nadaafadda.
We need to know that it is important to disinfect public transport, taxis and services in hygienic conditions.
1
Sidoo kale ha ka fiirsado waxa maskaxdiisu tahay, iyo waxa isaga laftiisu ay tahay mabda 'miyir leh.
Listen to your soul and what comes to your mind could be her name.
1
Labo qof oo mid ka mid ah uu yahay askari, ayaa ku dhimatay tiro kalena way ku dhaacmeen rabshaddo ka dhacay dalka Jamhuuriyada Jabuuti.
Of the two other men, one also died, and the other is already in prison for war crimes.
1
Waxa kale, oo weftiga Xisbiga Kulmiye la kulmi doonaan masuulliyiin ka tirsan Xukuumadda Shiinaha iyo madaxda qaar ka mid ah Shirkadaha gabacsi ee Shiinaha iyo kambaniyada caanka ku ah maalgashiga debedda.
The prime minister will also meet with Chinese entrepreneurs and heads of different companies during the visit.
1
Mowqifyada adag ee labada dhinac - kala-soocida iyo midnimada, oo ku qotonta mid kasta oo ka mid ah dastuurtoodii - iyo isu tanaasul la'aan ayaa ka dhigtay gorgortanka madax-bannaanida Somaliland shaqo adag.
Strong positions on both sides - separation versus unity, enshrined in each of their constitutions - and the lack of compromise have made negotiating Somaliland's independence an insurmountable task.
1
Nebigu weydiiyey haddii ay dhiigga ku qoysay oo ka seefahooda oo waxay u sheegeen aanay lahaa.
The Prophet asked his wives if they had anything to feed the man.
1
Dekedda iyo jidka tareenka ayaa lagu dhammeeyn doonaa Karasu waqti isku mid ah
Work and train at the same time
1
Qofka shaqada ku siinayo waxa uu ruqsadaasi TWV ka dalban karaa hay'ada shaqada-UVW.
The employer may submit an application for the approval of a plan to the UWV.
1
Waxaa saakay degan xaalada degmada Qoryooleey ee gobolka Sh/Hoose ka dib dagaalo xalay ka dhacay degmadaasi.
This was the case, for instance, with the population of Cuban Americans who settled in the area after the Cuban Revolution.
1
Waxaase xusid mudan waxa uu ku raran yahay markabkani.
Be aware of the ones on the ship
1
2 Rabbigu wuxuu leeyahay, Kii magaaladan sii joogaaba wuxuu ku dhiman doonaa seef, iyo abaar, iyo belaayo, laakiinse kii reer Kaldayiin u baxaa wuu noolaan doonaa, oo naftiisuna waxay isaga u ahaan doontaa sidii booli oo kale, wuuna noolaan doonaa.
He who dwells in this city will die by the sword and by famine and by pestilence; but he who goes out and falls away to the Chaldeans who are besieging you will live, and he will have his own life as booty.
1
Oo Samuu'eelna wuu maqlay erayadii dadka oo dhan, oo haddana wuxuu maqashiiyey dhegihii Rabbiga.Markaasaa Rabbigu wuxuu Samuu'eel ku yidhi, Codkooda maqal oo boqor u yeel iyaga. Markaasaa Samuu'eel wuxuu dadkii reer binu Israa'iil ku yidhi, Taga oo ninkiin waluba magaaladiisii ha tago.
Samuel heard all the words of the people, and he rehearsed them in the ears of Yahweh.
1
Mise waxaad adigu [Muxammadow] ku waydiisataa ujuuro [fidintaada diinta] sidaa awgeed dayn la culaabaysan yihiin?
Or is it that thou dost ask for a reward, so that they are burdened with a load of debt?- 52:40
1
Maamulka kooxda Heegan ayaa inoo xaqiijiyay in xiddiga la siiyay warqadiisa fasaxa ee (Noolo Osto).
In fact, the Governor's office has given our Summer League their stamp of approval.
1
97% ayaana taageeray fikradaasi waxaa taasi ka danbaysay doorashooyin isdaba jooga oo lagu adkaynayo tayada dawladnimada Somaliland iyo dhaqanka dimuqraadiyada.
97.4% of the vote was in favor of approving the Constitution and By-Laws.
1
Kubada ayaa noq-noqotay waxaana isku day laad dib qalooc ah isku dayay Ramsey lkn bar rilmaameedka ma aheyn.
It has been done, but you're learning flash and not really trying to be original.
1
Ka dib markaad saxiixdo, waxaad sidoo kale heli doontaa helitaanka xubinnimada Kooxda Bandfield Club.
Thereupon he said: Is not today the day of'Ashura?
1
Sydney waa magaalo sanad-wareeg ah, oo kaliya meelaha-baarkinka biyaha laga baxo ayaa u dhow jiilaalka.
Sydney is a year-round city, and only the outdoor water-parks close for the winter.
1
Laakiin waxaa dhici kadha in hubka uu lahaa jin geeso weyn oo aan lagu dhicin in magaciisa lasoo qaado.
But, he did manage to have a huge chunk of detritus named in his honor.
1
waxa doonayaa inaan wax yar ka idhiihdo arinkaa furida xisbiyada badan
"I know a little something about divorce.
1
Maanta waxa muuqata in reerihii labo labada loo kala shirinayey ee lagu kala dhex jiray ee innuu maanta mideeyay Cali Mareexaan.
It seems like the market is divided between two camps right now.
1
Laakiin nasiib daro sidaynu dhowaan maqalnay, waa la baabiiyey hay'addii SRA.
By the time I knew what was happening, communications had been shut down by authorities.
1
Khubarada EUCAP Nestor waxay joogi doonaan Somaliland, waxaanay ka wada-shaqayn doonaan horumarinta Ilaalada Xeebaha, Booliska iyo Garsoorka si kor loogu qaado adeegyada suurta-gelinaya ammaanka Badaha."
EUCAP Nestor experts will be present in Somaliland on a rotating basis and will work together with their counterparts from the Coast Guard, Police and Judiciary to increase maritime security capacities."
1
Ku dhowaad soddon sano, himilada CIBE waxay ahayd in lagu nafaqeeyo jawi caafimaad leh oo tartan leh iyo madal ganacsi oo waara oo loogu talagalay warshadaha quruxda badan ee Shiinaha.
For nearly three decades, CIBE's mission has been to foster a healthy and competitive environment and a sustainable professional business platform for China's beauty industry.
1
Shacabka waxaanu u sheegaynaa in arrinkani laga dhiidhiyo oo aan marnaba loo dul qaadan.
instead, to warn that the issue is unsettled.
1
Halkan waxaa ku qoran liis kooban oo ku saabsan qodobka qodobbada ee tixraaca mustaqbalka:
Here is a list of lists on the future of the social sector:
1
Sababta ugu weyn ee aan u tilmaamayana waxaa weeye Gedo waxay xuduud la leedahay laba waddan oo shacabka Soomaaliyeed u ah cadow soo jireen ah ama gumaystayaal saliibiyyiin ah.
And when the devil had thrown him in their midst, he came out of him and hurt him not.
1
Tani waa xaalad adag haddii aad ubaahantahay inaad udhaqaaqdo meel cidhiidhi ah oo buuq badan.
This is a must if you are traveling in a high-risk area.
1
Qofbuu ku jiraa.
There's somebody there
1
Laakin masiibadani waxay hoosta ka xariiqaysaa sida ay khatarta u leedahay in habkan looga gudbo kanaalka," ayuu raaciyay.
With targeting comes the danger of loss of such support," he said.
1
Si kastaba ha ahaatee, waxaa jira xaalado halkaas oo taariikhda mudnaanta waxay noqon kartaa "cross-eedeeyay" dalka qaraabo ah ee dhalashada, haddii uu ka duwan.
However, there are circumstances where the priority date can be "cross-charged" to a relative's country of birth, if different.
1
"Imaanshahayga magaalada Muqdisho wuxuu ka tarjumayaa sidaan u doonayno ballaarinta iskaashiga aan la leenahay Somalia.
"The future of SYNAQ depends on our ability to expand into the rest of Africa.
1
Halkan waxaa ku yaal dhawr waxyaalood oo badan oo la xidhiidha tianeptine.
Here are some key points about tetanus.
1
Dhab u qaadataa iyo caqliga, dhinac marsiisaaba
Mind your words, wisely.
1
Waxaa magaalada Muqdisho ku geeriyooday allaha ha u naxariistee Cilmi Iidow, tacsidaas oo ay wadadiraayaan dhamaan eheladiisa iyo bahda somaliweyn webside ee Gothenburg.
Allah had mercy on the sincere repenting of the inhabitants of the city and the torment turned away.
1
4 Waxay fadhiyaan xabaalaha dhexdooda, oo meelo qarsoon bayna ku hoydaan.
Inside the houses, they live in hidden places.
1
Balse halkaa waxaa isugu yimid waalid qiyaastii gaarayay ilaa 20 qof.
A group of about 20 parents attended.
1
waaad wada salamantihiin wadanyiinta iyo raadiskaba
Working together for search and rescue
1
qitaalka ayaan ujeedaa waayahan waxaa batay ta'wiilaadkee
Yes, it means that these values are delivered
1
Qabyaaladda waxaan jeclaan lahaa in laga fogaado, qabyaaladda waxaa isticmaala qofka 'fuleyga' ah iyo kan 'jaahilka' ah.
I wish we would stop referring to PEOPLE as "illegal" and "aliens."
1