so
stringlengths 4
1.24k
| en
stringlengths 4
1.73k
| sco
float64 1
1
|
---|---|---|
Waxaana Tallaabinay Banuu Israa'iil baddii waxayna u Yimaadeen Qoom ku Nagi Sanamyadoodii markaasay dheheen Muusow Nooyeel Ilaah siday iyaba Ilaahyo u yeesheen wuxuuna ku Yidhi idinku waxaad tihiin Qoom Jaahiliina.
|
When We brought the children of Israel across the sea, and they came to a people who were devoted to their idols, they said: "O Moses, make us also a god like theirs." "You are ignorant," he replied.
| 1 |
Waxaanu intaa raaciyay oo uu ku daray hadalkiisa.
|
We will follow him, and listen to him.
| 1 |
War iyo dhamaantii waxaan leeyahay Madaxweyne Farmaajow ma aadan fahmin dhawaqa reer Afgooye (Shabeelaha hoose)!
|
The invisible hand and all that!I don't think that you understand libertarianism.
| 1 |
Markaasuu wax baray oo ku yidhi, Miyaanay qornayn, Gurigayga waxaa quruumaha oo dhan loogu yeedhi doonaa guriga tukashada?
|
(17) As he taught, he said to them, Is it not written, "My house shall be called a house of prayer for all the nations?"
| 1 |
Iskusoo wada duuboo, waa inaan ka hadalno waxa ay yihiin wax ka hor intaanan go'aansan sida loo dareemayo.
|
Today we are going to talk about things to consider before making the decision.
| 1 |
Waxaa kuu muuqanaya orod aan caadi ahayn iyo xawaarayn.....
|
You always seem to find interesting and unusual...
| 1 |
Sidoo kale waxa uu qofku khatar u yahay in uu faalig ku dhufto
|
the risks of providing too
| 1 |
Qormadaas is muujinta ahayd ee oday Yuusuf waxaa calooshiisa ku jirtay inuu jeclaysanayey inuu qayb ka noqdo Wadahadalkaas.
|
Joseph's courage was matched by his willingness to be tutored.
| 1 |
Maxaa nagu cusub?? 1
|
What's New? 1
| 1 |
Gaarigaas waxaa la sheegay in uu saarnaa hal qof oo kaliya.
|
Users were told that there was only a
| 1 |
Miro dhagax ayaa la bilaabaa wax yar ka dib.
|
The leaking will start soon after.
| 1 |
Daaqada hoose ee ka muuqata, waxaan ikhtiyaar u leenahay inaan ku hawlgalino howlaha shaqadan jadwal cayiman.
|
With an in depth understanding of their brief, we were well positioned to collaborate on this exciting project.
| 1 |
Waxaa sidoo kale lagu xukumay in ay bixiyaan lacag ganaac ah oo gaareysa min laba kun oo dollar midkiiba.
|
When the wife of Imran said,'Lord, I have vowed to Thee, in dedication, what is within my womb.
| 1 |
Nasteexo Indho "Hadii la yiri Nasteexo Heesaheeda waa xaaraan, waamaxay kuwa ay qaadaan Fanaaniinta Kale"
|
Hats Off says, "if dr. taha were the role model for followers of islam, islam would have already become the cynosure of other world religions."
| 1 |
markaa waxaan filayaa in isbedel baa imaan doona, magaaladuna waxey noqon doontaa magaalo cid welibaa ay ka muuqato.
|
I guess this is part of the city and the city changes.
| 1 |
"Ee la taga adiga iyo walaalkaa aayaadkayga hana ka daalina xuskayga."
|
"Go you and your brother, with My signs (miracles), and be not remiss in remembrance of Me."
| 1 |
3:xanuunka qalalka ah ma lihi lkn waxaan leeyahay gaas
|
Myth 5: There's no pain relief
| 1 |
Munaasabad kooban oo isla Garoonka lagu qabtay waxaa ...
|
False imprisonment consists in the...
| 1 |
"Run sheeg wax kuu marag fura ma waayeyside."
|
"You are not beginning to think you are old?"
| 1 |
Ka soo qaad inaad jeceshahay inaad bilowdo.
|
I believe you want to start
| 1 |
" Xukunkii horey loogu riday oo ahaa dil toogasho ayey rafcaan ka qaateen,balse waa la isku afgaran waayay oo waqtigiina waa ka dhamaaday sidaa darteen xakun aan ka soo laabasho lahayn ayaa lagu xakumay dambiilayaasha ayuu yiri C/kariin Xuseen Fridhiye
|
As the hour of their dissolution was at hand, and they were doomed to vanish before
| 1 |
Ehelu Jannaha yaa Maalintaas Khayr Roon Sugnaansho iyo Wanaag badan Qayluushi (Hurdo).
|
And for the People of the Garden on that day is a better destination and account, and a better place of afternoon rest.
| 1 |
In qofka Muslimka dhiiggiisa iyo maalkiisaba ay xaaraan yihiin in lagu xadgudbo;
|
about death and the disposition of his wealth.
| 1 |
Maxaadan Ogeyn oo maanta Gaalkacyo ka socdo
|
"Why don't you tell me what transpired today?
| 1 |
Kahor inteyan heshiin Jarmalka, ayaa suldaanka iyo Talyaaniga waxaa dhex-maray sheeko midaan u muuqaal eg.
|
Earlier, a similar deal was reached between Germany and the Swiss authorities.
| 1 |
La Qurux badan yes or no meel ma wada Galaan. siin iyo saad waa laga saar xaqiiq runta
|
Right or wrong, yes or no, selfish or selfless.
| 1 |
[1] Natiijooyinka doorashada waxaa ku soo baxay [[SYL], iyagoo helay 73 baarlmaankuna uu ka koobnaa 123 Kursi.
|
[e]***** When nominations started, 4723 was an official number of delegates.
| 1 |
Shacaabi taxan oo leh muuqaalka garanta ama muuqaalka kabta faraska oo ku wareegsan barkad (haro xeebeed).
|
The presence of a solitary kidney or a horseshoe-shaped kidney (Horseshoe.
| 1 |
Ninba ra'yigii hadal waana u xor waa arin sh xoriyada hadalk.
|
The opinion is free, there is freedom of speech.
| 1 |
Ka kor ku xusan, waxaa lagama maarmaan ah in la isticmaalo barta internetka ee bixiyaha emailka ah.
|
One more thing, it's advisable to use email tracking tools.
| 1 |
14 Oo anigu aabbaan u ahaan doonaa, isna wiil buu ii ahaan doonaa, oo hadduu dembi galona, waxaan ku edbin doonaa usha dadka iyo garaacidda binu-aadmiga, 15 laakiinse naxariistaydu ka dhammaan mayso isaga, sidii aan Saa'uul uga dhammeeyey oo kale, kaasoo ahaa kii aan hortaa fogeeyey.
|
13 I will be a father to him and he will be a son to Me; when he commits iniquity, I will correct him with the rod of men and the strokes of the sons of men, 15 but My lovingkindness shall not depart from him, as I took it away from Saul, whom I removed from before you.
| 1 |
Xhaka, oo 24 sano jir ah, waxaa la aaminsan yahay inuu la sacday qof saaxiibo ay yihiin oo London ku soo booqday, kaas oo ku noqonaayay dalkii uu ka yimi.
|
Xhaka, 24, is believed to have been accompanying a friend who had visited him in London and was returning home.
| 1 |
1 laga soo bilaabo heshiiskii galkacayo waad ogayd waxaa ka dhacay iiiyo meshi la marsiiyay wadna ogayd qaylo buu ku dhiftay cid u joojisayna malaha cid iyaga ah oo u jawbaatayna malah wa la ignora gareyay
|
However, if you know the sin of Adam, which they said THAT THE TREE OF KNOWLEDGE OF GOOD AND EVIL was wheat, you will understand this.
| 1 |
Waxii Faah faahin ah waxaad kala xiriira karta maamulka xafiiska Itoobiya Airlines ee Gaalkacyo iyo lanbarada ku qoran sawirka kore.
|
For easier reference, you can get in touch with the regional EPA office and the Better Business Bureau.
| 1 |
Anigu ma ahi qof Cabdullahi yusuf Xiiso u qaba lakiin waxaan ogahay sida wax yihiin.
|
No, I am not Stephen Manes, though I do know who he is.
| 1 |
Sheekadaasi oo xiisa lahayd, waxa ay ahayd nin ay saaxiibo dhaw yihiin oo soo galiyey ogeysiin ah, qofka doonaya inuu wax ilaabaa waxa ay tahay inuu sameeyo ama yeello.
|
This exciting new family video is the story of a boy who must decide between what he wants to do and what he knows he should do.
| 1 |
Bursaray waxay yareyn doontaa biilka korontada oo laga dhaliyo Solar Energy
|
solar energy, reduces the demand for energy
| 1 |
Magaalo dagaal
|
city of war.
| 1 |
Waayo, waxaynu noqonnay kuwa Masiix ka qayb qaatay, haddaynu aad u xajinno bilowgii kalsoonaanteenna ilaa ugu dambaysta,
|
We are sealed if we continue in faith from beginning to end.
| 1 |
Somalidu waxay ku maahmaahda Biyahaad horaantooda arkayso dabadoodu waa huubo"
|
"Sitting on the lake front you can see the water..."
| 1 |
Sida dhammaan carruurta kale, carruurta cusub ee soo galootiga ah waxay sidoo kale waajib ku tahay inay dugsiga ka dhigtaan dugsi Faransiis ah.
|
Just like other kids, royal children also have to go to school.
| 1 |
"Mar dhow ummadaha ayaa isugu kiin tegayaa, oo qaarba qaar kale idiinku yeeranaya, sida kuwa wax cunaya ay isugu yeertaan oo u qaybsadaan saxankay cunnadu ku jirto, oo wada cunaan.
|
You will meet many wonderful people, some of them will become like family to you as you follow along with their journeys.
| 1 |
Waxaan nahay kuwa ugu weyn ee keena wax soo saarka noocan ah ee UNHCR.
|
We are the largest body of this community.
| 1 |
Talo caynwareegtay la iskuma canaanto ayay Soomaalidu ku maahmaahdaaye, aan ka gudubno waayihii murugo ee la soo maray iyo wixii dhacay oo aan rajeynayo in ay dadka Soomaliyeed ku qaateen cashar lama illoobaan ah.
|
And whoso falleth not down and worshippeth shall the same hour be cast into the midst of a burning fiery furnace.
| 1 |
Rabbiyow, iyaga wax sii. Maxaad siin doontaa iyaga? Waxaad siisaa maxal dhiciya iyo naaso gudhay.
|
Give them, O LORD: what wilt thou give? give them a miscarrying womb and dry breasts.
| 1 |
Xorriyaddu waxay la timaadaa qiimo aad u badan inkasta oo aadan waligaa hubin waxkasta, waxaad abuuri kartaa khayaali been ah haddii aad sameyso wax kugu filan oo kaa dhigaya inaad hesho lacag kugu filan oo aad ku kasbato ama aad ku barwaaqowdo - laakiin sidii aan marar badan la soo maray, waxkastoo aad leedahay waa la geyn karaa ama lagu burburin karaa waqti aad u gaaban.
|
Freedom comes with quite a price though, you never have certainty about anything, you can create the illusion of certainty if you do something long enough that makes you enough money to get by or thrive - but as I have experienced many times, anything you have can be taken away or destroyed in a very short space of time.
| 1 |
"Haa, waa ninka kaliya, kan kaliya ee ay waalidiisu gaarsiisay inuu sheego waxan oo kale.
|
"In fact, he's the only man who ever said that to me."
| 1 |
Ree Thamuudna (Calaamo lagu waana qaato yaa ku sugan) markii lagu yidhi taaxaysta ilaa waqti.
|
There is also evidence (of the Truth) in the story of the Thamud, who were told to enjoy themselves for an appointed time.
| 1 |
Kan (Nabiga iyo Quraankuba) waa dige ka mid ah digayaashii hore.
|
This is a warner from the warners of ancient times.
| 1 |
QORMO LA XIRIIRTA: Eebbe iyo aadanuhu ma u baahanyihiin qof u kala war qaada?
|
RUACH: Emotional and Spiritual Support: Do you need someone to talk to?
| 1 |
Mar hadda laga joogo ku dhowaad soddon sano ayaan waxaan kitaab uu Cerulli leeyahay, oo aan
|
I have been wanting to write a book for about 3 years now...
| 1 |
7- Shaqada hore loo sheegaa waxaa lagu fulinayaa si waafaqsan habraacyada iyo mabaadi'da ku xusan Xeerka 3996 iyo Go'aanka Golaha Wasiirrada ee la tiriyay 2011/1807.
|
7- The aforementioned work will be carried out in accordance with the procedures and principles specified in the Law No. 3996 and the Decision of the Council of Ministers numbered 2011/1807.
| 1 |
Waa ahayn ma aha dadaal quus ah si ay u siiyaan qaar ka mid ah
|
One is not merely to give
| 1 |
Meeshii ninka loogu tilmaamay ayuu tegay ka dibna wuu la fadhiistay , waxaan uu ku yidhi " waan maqlay inaad tahay xakiim maskax badan, laakiin waxaan doonayaa inaad su'aal iiga jawaabto." Ninkii caqliga badnaa ayaa ku yidhi " waa sax, waan isku deyi inaan jawaabo."
|
But if someone knowledgeable says: "I know, and I will answer your question," and he does answer the question, it would be perfect of him.
| 1 |
Su'aasha koowaad iyo ta labaad jawaabtoodu waa sidan:
|
My replies to Questions 1 and 2 are as follows:
| 1 |
Isla markaana waxay isu diyaarinaysaa sidii ay
|
before they are to be prepared as
| 1 |
Dhawaqaygu waa yalanyax gabay, oo la yaamuraye
|
My flame is small and short.
| 1 |
Waxaan maaraynay oo keliya wixii ay qorsheeyeen, waxyaabo loo waday si waafaqsan himiladooda iyo ahmiyadooda.
|
We only know their genetic relationships, how they were buried, and what (likely) killed them.
| 1 |
Ceelcade haatan waxaa lagu joogaa si xoriyad leh.
|
Cascade is now free.
| 1 |
Khibrad fiican ayuu leeyahay waxaanan filayaa inuu xaaladan ka bixi doono."
|
I think he's a beautiful horse and I hope he pans out."
| 1 |
Dadkaas oo dhamaantood jooga magaalada Sheffield waxay Marlabaad ilaahay uga baryayaan in jannadii fardowsha ilaahay ka waraabiyo Sildaanka eheladii iyo qaraabadii uu ka tagayna samir iyo iimaan ilaahay ka siiyo AAMIIN AAMIIN AAMIIN AAAMMIIN
|
In every city where the gospel was preached the Christians met together to learn the word of God, to worship and to encourage one another in the faith.
| 1 |
Oo Rabbigu wuxuu idinka dhigayaa madaxa, idinkana dhigi maayo dabada, oo weligiin waxaad ahaanaysaan kuwa sarreeya, oo noqon maysaan kuwa hooseeya, haddaad dhegaysataan amarrada Rabbiga Ilaahiinna ah oo aan maanta idinku amrayo, oo intaad xajisaan aad yeeshaan,
|
Yahweh will make you the head, and not the tail; and you shall be above only, and you shall not be beneath; if you shall listen to the commandments of Yahweh your God, which I command you this day, to observe and to do,
| 1 |
Mar ay Boorantu fadhi ku lahaayeen buurta u wayn degaanka ee la yiraahdo Humbaale ayay soomaalidii u soo tiriyeen tix iyaga oo leh:
|
then they came upon a chapel in the mountains, in which were burning
| 1 |
Marka ugu horeysa, qiyaasta khamaaristaada si sax ah waxay kuu xaqiijineysaa inaad heli doonto abaalmarin ku habboon haddii ay dhacdo guul wareejin.
|
Lastly, our money back promise ensures you get a refund in the event of a dispute.
| 1 |
Previous article Maxkamad ku Taala wadanka Hindiya oo Maanta Xukun ku riday 26 Qof oo Soomaali ah
|
Awards India Today Magazine Ranked him 18th Power Man in India
| 1 |
Warar kala duwan ayaa kaso baxayo qarax la sheegay in lagu weeraray hoyga Muqdisho uu ka dagan yahay madaxweynaha cusub ee dalka Soomaaliya xasan Sheekh maxamuud.
|
There are conflicting reports coming out of Iran over an alleged attack on President Mahmoud Ahmedinejad.
| 1 |
Garter waxaa lagu fuliyaa labada aqalka dhirta lagu koriyo iyo sariirta beerta.
|
Steel roof on both garage and house.
| 1 |
Gantaalka waxa laga riday gobol u dhaw xeebta galbeeed ee dalkaa, waxaana sidaa ku...
|
Located on the western coast of the island, it...
| 1 |
Qoraalkani wuxuu ku of our wax soo saarka waa 100% BPA silicone fasalka cunto lacag la'aan ah.
|
Our plastic is guaranteed to be 100% free of the chemical Bisphenol-A.
| 1 |
Haddaba, hubaashii, muhiim weeye inaan ogaanno sababaha waaweyn ee dhaliya cudur kan, dhibaatada badan dhallinta ku haya.
|
So, it is very important to find the high-risk factors for critical illness.
| 1 |
Maanta waxaa garoonak Wiish ku loolami doona Kooxaha Dekedda iyo Plasma
|
growth is concentrated in existing malls and strip centers
| 1 |
Wararka aan ka heleeno magalada muqdisho ayaa waxa ay shegaan in Qarax xoog leh uu ka dhacay isgoyska Jubba oo ah meel aad u mashquulsan iyadoo qaraxana uu ahaa qarax ka dhashay gaari waxyaalaha qarxa lagu soo xirey.
|
This great mosque, in the center of the city has been a place of worship since the time of Zoroaster.
| 1 |
Ilaahay wuxuu yiri mar uu ka waramayay dad xaq isa siiyay oo iska dhaadhiciyay inay ahlu janno yihiin.
|
God provided His people with a Tabernacle that represented God's dwelling place in heaven.
| 1 |
Inta badan ay u shaqayso si aad u wanaagsan in la sameeyo xiriirka indhaha, ilka oo waxaad ku tidhaahdaa hello!
|
It's often done together with an embrace to say "Hello" or "Goodbye."
| 1 |
Waxaa inoogu daran roobka habeenada uu da'o oo aanan helin meel aan ka galno.
|
Very hard to find at night if it is raining.
| 1 |
10 adna aabbahaa waad u geeyn doontaa inuu cuno, si uu kuugu duceeyo intuusan dhiman.
|
10 and thou shalt bring it to thy father, that he may eat, so that he may bless thee before his death.'
| 1 |
Home Maqaalo Ma la socotaa su'aasha ugu weyn ee maanta la is-weydiinayo Soomaaliya?
|
Do you care about tackling the major issues of the world today?
| 1 |
Daryeelka waayeelka Dadka waayeelka waxeey inta badana uu baahan yihin in laga caawiyo hoowlaha maalmeedka.
|
Home care needs are usually related to elderly care.
| 1 |
Aniga iyo saygaygu waxaannu nahay hal qoys oo hal kasnad leh.
|
My wife and I ARE a family.
| 1 |
buuggani wuxuu bixiyaa fikradaha ama Barashada iyo Waxqabadyada
|
The book provides tips, ideas, and practical
| 1 |
Sannad dabadii ayaan shaqo ka helay maqaayad fiidadkii iyo shaqo ah ilmo hayn.
|
Within a year, I got a job and a driver's license.
| 1 |
sare u qaaddo, cirbaheeda ku tiiriso labadiisa xagal-lugeed oo godan.
|
Raise the toes, and turn to the right on both heels.
| 1 |
Dhinac kale, bulshada Soomaalida ee joogta gudaha dalka iyo dibadda ee dhaliilsan xubnaha Baarlamaanka ayaa, markaan, aad ugu riyaaqay, soona dhaweeyay arrinkan.
|
My customers in both Sydney and other states have been very satisfied with my support.
| 1 |
Ardayda Dugsiga dhexe ee Ugaas Yaasiin ayaa Xaflad balaaran oo ay ku qabsadeen gudaha Magaalada Boosaaso waxa ay ku soo bandhigeen heerka ay gaarsiisantahay waxbarashadooda ...
|
A college student spends his year at the seaside town of Izu having fun on the beach with his school...
| 1 |
Mararka qaarkood dhib ay qabaan bulshada qaarkeed ayaa dadka kale anfaca.
|
A personal experience is sometimes helpful to others.
| 1 |
Dhowr bilood ka hor waxaan qoray maqaal ku saabsan Bitcentral, oo ah qaybta ugu muhiimsan ee wax soo saarka wararka ...
|
Truth will not afford sufficient food to their vanity; so they have betaken, themselves to errour.
| 1 |
"Anoga ayaa idiin sheegaya gadaal ayaad ka ogaan doontaan runta oo faah faahsan, laakiin waa la bad baadiyay ninkaas wax dhibaato ahna maqabo xiligaan,"ayuu intaasi ku sii daray hadalkiisa gudoomiyaha gobalka.
|
"As you watch and listen, you slowly become aware of a ring of authenticity about it, and then it creeps up on you - God is talking to you."
| 1 |
Kirishnaa iyo Hinduusiyaddu xiriir intee le'eg bay ku yeesheen xitaa diimaha aanay kuwa cirka sheegtaa u aqoonsaneyn in sidooda oo kale cirka laga soo ganay?
|
Do they go to hell or jannah since they don't know anything about religion?
| 1 |
Saraakiil usir waramay eheladooda ayaa waxay eheladaas inoo sheegeen in Shabaab ay isku khilaafeen sheegashada wixii ka dhacay Muqdisho.
|
Their relatives heard about the fact that the sector's neighbors were warning them of what was happening.
| 1 |
12:27 Yoo'aabna wuxuu Daa'uud u diray wargeeyayaal, oo ku yidhi, Waxaan la diriray Rabbaah, waanan qabsaday magaaladii biyaha.
|
II Samuel 12:27 "And Joab sent messengers to David, and said, "I have fought against Rabbah, and have taken the city of waters."
| 1 |
Si ka duwan currants, waxay ka kori kartaa xitaa gobollada oomane.
|
Of course, raccoons may show up even in urban areas.
| 1 |
Goormaa kuugu danbaysay inaad xaaskaaga gacanta ka dhunkato markay cuntada miiska soo saarto, adoo ugu mahadnaqaya wakhtigay ku isticmaashay sidii ay kuu raali galin lahayd.
|
When was the last time you took time to,'fill up your cup' and congratulate yourself for all that you do.
| 1 |
Macluumaadka halkan ku qoran ma aha mid gaar ku ah ilmahaaga, laakiin wuxuu ku siinayaa macluumaad guud.
|
This information is not specific to your child but provides general information.
| 1 |
Eebana wuxuu u yaboohay kuwa xaqa rumeeyey ee camal fiican falay oo aad ka mid ah, in uu si dhab ah u samayn doonaa xukunka dhulka, sida uu iyaga hor dhigay kuwa awoodda, oo si adag u xoogayn doonaa iyaga Diintooda taas oo uu Doortay Korkooda, iyo inuu run ahaantii beddeli doonaa (state) ay, ka dib markii ay ku jiraan cabsi ah in ay ammaan Sentausa.
|
Allah has promised, to those among you who believe and work righteous deeds, that He will, of a surety grant them in the land, inheritance (of power), as He granted it to those before them; that He will establish in authority their religion -- the one which He has chosen for them; and that He will change (their state), after the fear in which they (lived), to one of security and peace.
| 1 |
Qaar badan oo ka welwelsan tahay wixii aad odhan lahaydeen iyo sida ay u bilaabaan la hadalka qof kale.
|
There is so much that begins with what you say and how you say it.
| 1 |
- Waxaa dhici kara in waqtiyada qaarkood ay shaqaalaha hawlgalaa yar yihiin.
|
Service can often be poor.
| 1 |
Ustaad Maxamuud Taha waxay la tahay in islaamka waaraya ee meel kasta iyo goor walba ku habbooni uu yahay islaamka Maka.
|
Islam is a global mission to make the world Islamic by all and any means.
| 1 |
Markaad wax badan eegto waxaa kuu muuqanaya in barnaajikani jalbo iyo xamaasad ku dhisan yahay.
|
Upon further reviewing how splits work, it seems that this feature is already built in.
| 1 |
Mr Trump oo Khamiistii la weydiiyay in ninkii u qaabilsanaa istiraatiijiyadda uu khayaanay wuxuu ku jawaabay: "Ma garanayo, wuxuu igu tilmaamay nin fiican xalay, marka waxaa iska cad in si degdeg ah uu maskaxdiisa u badalay."
|
At the beginning of a meeting with Republican lawmakers about immigration policy, Trump told reporters, "I don't know, he called me a great man last night, so, you know, he obviously changed his tune pretty quick."
| 1 |
Kadir Topbas oo ah mashruuc waali ah 'wax aan dhammeystir lahayn' ayaa la joojiyay
|
"Top of the Pops" Is Canceled
| 1 |
Subsets and Splits
No community queries yet
The top public SQL queries from the community will appear here once available.