so
stringlengths 4
1.24k
| en
stringlengths 4
1.73k
| sco
float64 1
1
|
---|---|---|
Markaasay dhaqso u yimaadeen oo waxay heleen Maryan iyo Yuusufba iyo ilmihii oo qabaal ku jiifa.
|
And they came with haste, and found Mary, and Joseph, and the babe lying in a manger.
| 1 |
Rasuulkase iyo kuwa rumeeyey ee la Jira way ku jahaadaan xoolahooda iyo naftooda waxaana kuwaas u sugnaaday khayraad, kuwaasuna waa uun kuwa Liibaanay.
|
But the Messenger of God and the believers with him fought for the cause of God with their possessions and in person and their reward will be all good things and everlasting happiness.
| 1 |
16:22 Waayo, markii dhawr sannadood dhaafaan, Waxaan mari doonaa jidka aanan mar kale dib uga soo noqonayn.
|
Job16:22 For when a few years are finished, I shall go the way of no return.
| 1 |
Barnaamijkan wuxuu ugu dambeeyaa barnaamijyo taxane ah oo ku saabsanaa saameynta maskaxeed ee dagaalada Soomaaliya.
|
The program ends with a summary of the effects on the war on the participating countries.
| 1 |
Oo weliba maalinnimadii wuxuu ku hoggaamiyey daruur, Oo habeennimadii oo dhanna wuxuu ku hoggaamiyey dab iftiinkiis.
|
In the daytime he also led them with a cloud, and all night with a light of fire.
| 1 |
Waxaan hubaa Taariikh iyo caqli badan in laga aruurin karo .
|
I trust it's wisdom and knowledge.
| 1 |
Oo waxaas oo dhan waxaa la samayn karaa si toos ah iyada oo Internet -ka ah oo meherad ama gurigaaga .
|
This can be done online, in person, or at your home...
| 1 |
9 Waayo, xumaanfalayaashu way go'i doonaan, Laakiinse kuwa Rabbiga sugaa dalkay dhaxli doonaan.
|
9 For evildoers shall be cut off: but those that wait upon the LORD, they shall inherit the earth.
| 1 |
10:4 Way ku salaami doonaan, oo waxay ku siin doonaan laba xabbadood oo kibis ah, ee aad gacantooda ka guddoomi doonto.
|
1Sa10:4 and they will salute thee, and give thee two loaves of bread, which thou shalt receive of their hand.
| 1 |
Farshaxanka wada hadalka iyo xirfadda kale oo Muhiim ah oo
|
communications and other important works.
| 1 |
Celine Dion si ku meel gaar ah ayaa loo xirxiray albaabada Faransiiska si ay u qabato aduunka oo ku hadla afka Ingiriisiga iyada oo ay la socoto munaasabado xiiso leh.
|
Celine Dion temporarily put a hold on French albums in order to capture the English speaking world with her entertaining tentacles.
| 1 |
5.Quality waa dhaqanka
|
5.Quality ndiyo tsika yedu
| 1 |
2.) Nadiifinta: Jirran ee aruuray ka? Waa sidaas u fudud in ay isku uruursadaan wax aad u badan sida laba qof oo, si ka faa'ideystan fursadan si aad u nadiifiso guriga iyo in la siiyo waxyaabaha loo baahan yahay in ay hoy hoose iyo samatabbixin. Tuwaallada, bustayaal, Wargeysyada, suxuunta, placemats, iyo ka badan oo dhan caddayn karaan waxtar leh in kooxahan. Sii call a, oo bal arag waxa ay u baahan yihiin. Waxaad iyaga ku caawin doonaa sahay halka samaynta gurigaaga habaysan.
|
2.) Cleaning: Sick of the clutter? It’s so easy to accumulate too many things as a couple, so take the opportunity to clean house and provide needed items to local shelters and rescues. Towels, blankets, newspapers, dishes, placemats, and more can all prove useful to these groups. Give them a call, and see what they need. You’ll help them out with supplies while making your home more organized.
| 1 |
Our ee samaynta, farsamo iyo shaqaalaha adeegga macaamiisha waxaa ka go'an in la abuuro.
|
Our technology products, services, and engineering are built.
| 1 |
Mase kula tahay haddii ay maanta dowladda Soomaaliyeed tiraahdo waan isku filnahay waana mahadsantihiin ee dalka isaga baxa inay ka baxayaan?!...Warkaas...yaa?!
|
If you're out there in this big world today I thank you for telling me to go for it!!!
| 1 |
..Inuu khaladkiisii qirto waxaa u dhaanta isagoo u dhinta sidii Qadafi u dhintey oo kale!!!!. Waa dhib haysta caalamkaan soo koraaya oo dhan keligeen maaha..
|
They act as if it is sacrilege and a crime against humanity to cut down a tree; it's the end of the world!!!
| 1 |
Hase yeeshee, labadaba noocyada noocaas ah waxay leeyihiin faa'iidooyinkooda si ay u helaan gaadiidka dabiiciga ah.
|
Both types of services have their own benefits for the various kind of business.
| 1 |
Inantii waxay tidhi " Geel xeradii waa in ay weynaato
|
He said, "the area is big.
| 1 |
Hanaankaas dambe in culays ka yimaado maahee waxaad moodaa hadii la wada fadhiisto heshiis siyaasadeed in la gaadhi karo."
|
It's less about when they reach an agreement, as it is if they're going to reach an agreement."
| 1 |
Sharciyad la,aantaas waxey albaabada u fureysaa fowdo iyo in dib la isku hubeeyo
|
In those cases it helps to close the window and restart the application.
| 1 |
Markaa shuruudaha adeegga ee kaniisaddu waa laba qaybood: Marka hore, jacayl fara badan iyo is-hoosaysiin weyn ayaa ka soo baxda iimaanka Masiixa.
|
Thus the condition for service in the church has two parts: First, abundant love and great humility flowing out of faith in Christ.
| 1 |
Sidaasooy tahay, casuumadda waa la wada
|
Therefore, the ensemble average is
| 1 |
Warqada oo ka kooban waano ku aadan dhanka waxbarshada iyo xidhiidhka ayaa waxaa barta Twitter-ka lagu sii wadaagay in ka badan 90,000 jeer ,iyada oo erayada warqada ay ka gariiriyeen dad badan guud ahaan caalamka.
|
Hannah's letter, which contains advice on school and relationships, has been shared on Twitter more than 90,000 times as the words reverberate with strangers across the globe.
| 1 |
" Horeyna waan uga hadlay haddana waan ku celinaayaa waxa Hiiraan ka socdaa waa dulmi, 30 dhalinyarro ah oo...
|
I re-took it and gave different answers and now my mental age is "31...."
| 1 |
2) Waxaad erayo qoraal ah ku sifaynaysaa shayga aad dadka u sheegayso.
|
2) The written word.
| 1 |
Maxaase looga baahanyahay qofa qaba in uu noloshiisa ka badalo, arimahaa oo idil waxaan ku wada ogaan doonnaa maqaalkeena xiga insha'allaahu tacaaa.
|
What else is there to do, but try to lift up our voices and change our lives?
| 1 |
City iyo United ayaa sheegay in "qabanqaabiyeyaasha iyo labadada kooxoodba" ay go'aansadeen in ay baajiyaan ciyaarta ka dhici lahayd garoonkii lagu qabtay Olombikadii 2008.
|
Both City and United said "tournament organisers and clubs" decided to cancel the match at the 2008 Olympic Stadium.
| 1 |
gudoomiyaha ayaa sheegay sidoo kale inay abaartan ay ugu wacan tahay wax roobab ah ayna jiran oo baryahan danbe ka da;ay deeganada hoos yimaada lughaya ayna sabaabtay inay dadka iyo xoolaha ku nool deeganku ay u hayaaman kolba halka ay is yidhaahdaan waxaad ka heli kartaan baad iyo biyo.
|
The men spread the tents and lay down under them, saying, "The wood and the water are gone.
| 1 |
Haddii ay kuwani yihiin culeys weyn UV-B, waxay u horseedi kartaa caabuqa xuubka iyo xakamaynta.
|
If it started with Molotov cocktails, it may end with B-52 runs.
| 1 |
Maxaa caasimada ka dhigay meel in dadka Qofka ugu qaaba badan duhurkii lagu hordilo.
|
What makes humans the top of the food chain?
| 1 |
Ardublock: Waa maxay iyo waxa ay u qaban karto Arduino-gaaga
|
Lake Garda: what to do and what to see during the holidays
| 1 |
Taas ayaa laga yaabaa inay dhab ahaantii hore u ahayd, Muslimiintani waxay yiraahdaan, laakiin warkooda hadda waa kuwo khaldan.
|
That may not have been a crime back then, the feds say, but it is evidence of one now.
| 1 |
Kitaabkiisana wuu xifdiyay!
|
He's ruined the book!
| 1 |
2013, waxa loo qaatay maareeye guryeyn, iyadoo ku qancisa mulkiilayaasha ka kiraynta dadku oo aan lahayn taariikh kiro iyo dhibicyo sare.
|
In 2013, she was hired as a housing manager, cajoling landlords into renting to people with no rental history and no credit score.
| 1 |
ay ku fekireen inay dalkooda xornimo buuxda gaarsiiyaan, arrinkaasi
|
dreamed about complete independence of their country.
| 1 |
Yuusufow waxaan xasuustaa maalinkii ugu horeeyay ee iskool la i geeyay.
|
I do remember my first day of school.
| 1 |
Meydka askariga la dilay ayaa la dheegay inuu daqiiqado meesha yiilay kii kalana uu ka baxsaday goobtii uu wax ku dilay iyadoo aan cidina qaban.
|
Thinking quickly, he killed one man and captured [the] other.
| 1 |
Dad badan oo khubarada ka mid ahna waxay dhaliileen habkan la adeegsaday oo ah mid ay saxnimadiisu u kala duwantahay sida ay dalalkuba u kala duwanyihiin.
|
The percentage of animals in a population that are sterilized varies from country to country.
| 1 |
Oo Amasyaah ina Yoo'aash oo ahaa boqorkii dalka Yahuudah shan iyo toban sannadood buu sii noolaa markii Yehoo'aash ina Yehoo'aaxaas oo ahaa boqorkii dalka Israa'iil uu dhintay dabadeed.
|
And Amaziah the son of Joash king of Judah lived after the death of Jehoash son of Jehoahaz king of Israel fifteen years.
| 1 |
Binali Yildirim, oo loo xilsaaray inuu aasaaso xukuumadda, wuxuu leeyahay qorshe ballaadhan.
|
Binali Yildirim, who is charged with founding the government, has a huge agenda.
| 1 |
"Cabdikiin wuxuu ku jawaabay mid xun buu ahaa oo dadka jeel ogaadeen usamaystay" ,
|
"Poor thing," he said, "She's crazy you know.
| 1 |
habeenkii waana qabtay isagooxadaya xoolamuslimiinta wuxuu wuxuuyidhi
|
And the LORD appeared to Solomon by night, and said unto him, I
| 1 |
Sare u kacaan ayaa ka yar warbixintii lasoo gudbiyay Sanadkii 2017 oo aheyd 6.9% waana markii ugu horeyay muddo 7 sano oo sare u kaco kobaca dhaqaalaha dalkaas.
|
But it is below the 6.9% reported for 2017 - the first time in seven years the pace of growth picked up.
| 1 |
Wararka ayaa sheegaya in Qaraxa uu ahaa Miino dhulka lagu Aasay, waxaana Miinadu ay Haleeshay Dad Shacab ah oo Goobta Miinadu ay ka dhacday ku sugnaa.
|
water rose to cover the earth, and people took refuge in the highest trees.
| 1 |
3-Waxaa la dhisay Guriga cusub ee Baarlamaanka!
|
3 Buy a new house.
| 1 |
Waxa uu naqa horjoogsaday xaqii racfaan qaadashadii ee muwaadinku xaqa ula ahaa .
|
come to the conclusion that the applicants were rightly
| 1 |
diintaada ama waxa aad rumaysantahay;
|
Or your religion or faith.
| 1 |
Boqortooyada Midowday (UK) waxay leedahay machadyo waxbarasho oo badan.
|
The United Kingdom has a lot of schools.
| 1 |
Jidkan, ayaa la filayaa in la dhamaystiro illaa inta dhammaantiis la dayactirayo oo uu noqon karo mid si wanaagsan loo maro oo aan lahayn wax dhibaato ah.
|
It will continue to be stored until those issues are fully resolved and it can be lawfully deleted.
| 1 |
Nadiifintu sidoo kale way fududahay maxaa yeelay biyaha iyo saabuunta way daadanayaan.
|
Along with that, it is also very easy to remove as it is water and soap-washable.
| 1 |
Dagaalka ayaa inta uu socday waxaa wax ku noqday dad rayid ah oo ...
|
After the protests turned violent....
| 1 |
Guud ahaan, qaabka naasku wuxuu inta badan ku xidhan yahay xashiishka aad xiran tahay.
|
For the most part shyness depends on what situation one finds themselves in.
| 1 |
25:34 Oo sidaas daraaddeed, kibis qaadashada iyo cuntada digir, wuuna cunay, wuuna cabbay, markaasuu ka tegey oo, la siiyo miisaanka yar si ay goortay oo xaqa curadnimada isagaa ku iibiseen.
|
25:34 Y así, taking bread and the food of lentils, he ate, and he drank, y se fue, giving little weight to having sold the right of the firstborn.
| 1 |
Muxuu yahay qorshaha ay damacsan yihiin saraakiisha la wareegtay Beledweyne?
|
What is the system of public authorities?
| 1 |
Waxaanu ku siyaadinay Rugo (Boolis), maadama ay kala fogaadeen Saldhigyadii Booliska iyo Magaaladii, toddobaadkanna waxaanu furaynaa Aw-Barkhadle oo aanu ka samaynayo Xarun, waa Degmo qaddiim ah oo waxa hoos yimaada Dhul ballaadhan oo Beeralay ah. arrinkaasi arrin jira maaha, balse dadka waxaa sheegayaa waa mid aan waxba ogayn."
|
and swallowed them up, and their houses, on incense, and made an atonement for deset and all the men that appertained unto the people.
| 1 |
Saxeexaaga macnihiisu waa: wax kasta waa saxanyahay.
|
Teething is the devil of all things.
| 1 |
Dhiqlaha FAQ, Features iyo Talooyin
|
FAQ Bugs, Features and Suggestions
| 1 |
Muxumed: (wuxu sugayaa macalinka) waar toloow xaguu ka dhacay wadaadki, wuu ku doonayaa la yidhee?
|
say: "Stranger, where do you come from?"
| 1 |
Ma aha kuwa ku lug leh dagaalada Shabeelaha hoose kuwa keliya ee u baahan inay ka faa'iideystaan xikmadaan laakiin waxaa u baahan Soomaalida oo dhan.
|
It's not just health workers that need to be vaccinated but the entire community.
| 1 |
Alaabta oo dhan waxay kuugu soo dejin doonaan cinwaankaaga OBOR.
|
Packages will be routed to your address.
| 1 |
Berry waa mid aad u dhadhan leh oo udgoon, ma dhici karto muddo dheer baadiyaha.
|
Annie Ralling is very bad, and can't live much longer.
| 1 |
Oo kuwan uu magacaabay stoneworkers, inay dhagxan iyo si ay u turxaan-, sidaa darteed laga yaabo in uu dhiso gurigii Ilaah.
|
And the king commanded, and they brought great stones, costly stones, and hewed stones, to lay the foundation of the house.
| 1 |
Imtixaanka Stanford-Binet waa qiimeynta ugu caansan ee garashada garashada, oo sidoo kale loo yaqaan baaritaanka IQ.
|
The Stanford-Binet Test is the most popular cognitive ability assessment, also known as an IQ test.
| 1 |
Guryaha kirada ee magaalada Vantaa waxaa leh oo kireeya VAV Asunnot Oy.
|
The rental dwellings of the City of Vantaa are owned and rented out by VAV Asunnot Oy.
| 1 |
Sidoo kale Ibraahim Maxamed Rooble Guddoomiyaha deegaanka Garasbaaley ayaa hoosta ka xariiqay in uusan jirin wax khilaaf oo ka dhexeeya maamullada Garasbaaley iyo Dayniile, islamarkaana aysan garaneynin waxa uu u soo weerayay sarkaalkaasi.
|
Abraham could have concluded that God was erratic, wavering from one plan to another because He did not know His own mind.
| 1 |
Waxaanu ugu horayntii hadalkiisa ku bilaabay sidan"Wax badan oo faan ah hadaan la odhanayan waxii aan islahaa wadanka [...]
|
For example:'I start numerous things as compared to I complete....
| 1 |
Xaaladdeedu ma fiicnaan lahayd, iyada oo wali lagu jiro macnaha guud (Soomaaliya) ee buugga lagu qoray?
|
Is his character appearing at all in the Webisodes?
| 1 |
Gawaarida taraamku waxay soo socdaan qiyaastii 35 daqiiqo...
|
Driving time is about 35 minutes.
| 1 |
Garsoore Xaashi iyo inta ku fikirka ah waxay ka lumeen wada hagaasan uu ALLA noo tilmaamay waxayna qaadeen wado qaldan oo inoo horseedi karto bur bur iyo dhib kale.
|
Because they believed and obeyed, God came to us and became one of us to be with us.
| 1 |
Weriyihii waxay ka dhawaajisay war culus, si kedis ah ayey fannaankii qudhiisa ugu yeertay si gabadha ula kulansiiso ubaxna u guddoonsiiyo.
|
Aunty Epole pulled her by the ears towards the woman, and asked her to apologize.
| 1 |
ninkii Somali jiritaankeeda, ugu necbaa ayaa bakhtiyey, nin aad u xun ayuu ahaa, xaaramiga.
|
They were Hatred, they were a population of Hell.
| 1 |
Waxaan maqley iney noqon karto wax u xun jirka in lasiigeysto, iyo in aad noqoto mid daciif ah oo buka.
|
I learned that it's ok to get messy and be soaking wet.
| 1 |
Waxa kaliya ee aad u baahan tahay inaad sameyso waa inaad hesho caruusad la habeyn karo.
|
You just have to do pushups in the evening.
| 1 |
Markaasaa Aamoon addoommadiisii sirqooleen, oo waxay boqorkii ku dhex dileen gurigiisii.
|
And the servants of Amos conspired against him, and slew the king in his house.
| 1 |
Sawir ahaan ma jirto wax cayiman oo qashin-kiciyadeeduna waa mid qurux badan oo faahfaahsan.
|
There are no seams and the material is very good.
| 1 |
Waxay si wax ku ool ah ula shaqeysaa dhammaan xisbiyada siyaasadeed.
|
How It Works for All Members
| 1 |
Markuu ku yidhi Aabihiis iyo qoomkiisii maxaad caabudaysaan. (85)
|
Behold, he said to his father and his people: "What worship yc?"
| 1 |
Baarlamanka Puntland ayaa hadda xilka ka qaaday guddoomiyihii Baarlamanka Dhoobo-daareed, waxaa ka qaaday 49 mudane, waxaa ka aamusay 4 mudane.
|
ADB now has 68 members, 49 from within Asia.
| 1 |
Qalad straatiji ah oo aad u xun ayuu kaasu ku noqday oo ay Puntland si ba'an u eedday.
|
had gotten fat and moved back to Minnesota.
| 1 |
Baabasiirkaani haddii uu wayn yahay waxaa suuragal ah inuu bannaanka usoo baxo.
|
When pitch distances are large, it may be possible to maintain
| 1 |
Qaraxyadaan ayaa ku soo aadaya Xili ay maanta ahayd jimco oo caruurta iyo Dumarka Halkaas u dalxiis tagayeen.
|
Today's stars started when they were young boys and girls.
| 1 |
Manay jirin wax qorshe iyo xog ah oo ka yimi dhinaca Hay'adaha Dawliga
|
There are no official statistics or estimates of the
| 1 |
Bal fiiri cadaawayaashayda, waayo, way badan yihiin, Oo waxay igu neceb yihiin nacayb dulmi miidhan ah.
|
Consider mine enemies; for they are many; and they hate me with cruel hatred.
| 1 |
Ciise wuxuu ugu jawaabay, Miyaanay ku qorrayn sharcigiinna, Waxaan idhi, Idinku waxaad tihiin ilaahyo?
|
Jesus answered them,'Is it not written in your law, "I said, you are gods"?
| 1 |
waxay malayn inayan tagayn Xisbiyadu (colalka) waxayna Jecelyihiin in marka Cololku yimaadaan ay baadiyaha jiraan ay warkiina warsadaan, hadday idiin joogaana ma dagalameen wax yar mooyee.
|
They deem that the confederates have not yet departed; and if the confederates should come, they would fain to be in the desert with the wandering Arabs inquiring for tidings of you. And if they happen to be amongst you, they would fight but little.
| 1 |
Warar dheeraad ah oo aan ka heleyno Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi xalay kaalin shidaal oo ku taalla [...]
|
More info Early reports suggest the eastern part of the [...]
| 1 |
Waxaan u isticmaali xogta la soo ururiyay iyada oo loo marayo cookies si uu u sameeyo waayo-aragnimo ee dhirta ka sii xiiso leh iyo effektiv mustaqbalka.
|
We use the data collected through cookies to make the browsing experience more pleasant and more efficient in the future.
| 1 |
Rakaabka saarnaa doonta waxay ku wajahnaayeen munaasabad ka dhaceysay aggaasi.
|
the evils which they have practiced.
| 1 |
"Isaga iyo aniga waxaan noqonay sida saliid iyo biyo.
|
been like oil and water.
| 1 |
Dhammaan waxa aad u baahan tahay inaad samayso waa, aad naftaada ka diiwaan gashan lacag la'aan ah oo aad ku fiican tahay inuu tago.
|
To start, all you need to do is register to sign up for your free account.
| 1 |
Dadkani waxay goobtaas uga tageen dhammaan qabuurahoodii waaweynaa.
|
They had left their houses with all their possessions
| 1 |
Nidaamka rakibidda degdegga ah ee fudud waa mid ka mid ah faa'iidooyinka muhiimka ah ee qaabkan sagxadda dhulka.
|
The fast distillation speed is one of the bigger benefits of this system.
| 1 |
Soo celinta waxaa lagu sameyn doonaa oo kaliya iyada oo loo marayo Habka Aasaaska ee Bixinta.
|
Refunds will only be done through the original form of payment.
| 1 |
Isagama illoobo, laakiin wuxuu ku dhammaystiraa qorshahiisa ilaa dhammaadka.
|
He does not forget you, but he completes his plan to the end.
| 1 |
11 xidig ee sameeya musalsaldada kuwaaso hela lacago ka badan qaar ka mid ah jilayaasha Bollywood bil kasta!
|
Given here are the 10 TV actors who are earning more than the Bollywood actors per month.
| 1 |
hilmaansan inuu sooman yahay, soonkiisu jabi mayo, sida Rasuulka SCW u yiri "Qofkii
|
Again, like you said, can't refute the Qur'an and so go after the Messenger.
| 1 |
Waxaa jiray qaar Xildhibaanada ka mid ah oo Doodda kusoo gudbiyay Aragti ka horjeedda tan ay qabaan Xildhibaanada Mooshinka horkacayay.
|
Among them, there were a few who had seen the face of the Empress of Mo before.
| 1 |
Laakiin waqti ka dib waxaan u maleynayaa inay tahay mid waxtar leh oo la wadaagayo arrimaha qaarkood. "
|
After thinking about it for a while, I really think something is wrong with the whole situation."
| 1 |
Sida aad ka warhaysaan waxa Shacbiga Somaliland ka baxay oo geeriyooday Alle ha u naxariistee Abwaan Maxamed Xaashi Dhamac (Gaariye) oo taariikh mug-weyn ku leh jiritaanka iyo qaranimada Somaliland.
|
God's blessings as you mourn the death and celebrate the life of this loving, compassionate, and wise man.
| 1 |
Ogaanshaha xulashooyinkaaga waa tallaabada ugu horreysa.
|
Learning about your options is the first step.
| 1 |
Subsets and Splits
No community queries yet
The top public SQL queries from the community will appear here once available.