so
stringlengths
4
1.24k
en
stringlengths
4
1.73k
sco
float64
1
1
Waxa aannu Ciidamada Xoogga Soomaaliya kula garab-taagannahay dagaalka ay kula jiraan Al-shabaab, waxa aannuna aqoonsannahay doorka ay ciidamada maamul goboleedyadu ku leeyihiin hawshan.
We pay tribute to the Somali security forces in their fight against Al Shabaab and recognise the contribution of regional forces in this regard.
1
Ciyaarta markey dhamaato oo kooxda koobka qaado la guddoonsiiyo koobkeeda ayaa waxay kaloo maamulka Garoonka Qoobdoro bixin doonaan abaal marino kale oo aad u fara badan.
At the end of the championship, those who top the leaderboard will receive special prizes as well.
1
2: Ukeen hadyo ay ku faraxdo xaaskada hadii aadan u kenin waa ay ka xanaqi dontaa.
Unit 4: Troubleshooting when you don't see referrals
1
Garsoorku waa inuu noqdaa mid kasareeya awoodaha oo dhami ee wadanka.
The sample must be representative of the entire
1
Magacaabistan ayaa soo baxday shalay, waxana la sheegay in si ku-meel gaadh ah xilkaasi loogu sii magacaabay.
It was named by them, and it is said the name was selected
1
Sababta loo qaato Hawada (sandaarsasho) waxa ay tahay si loo noolaado ... hadaba waxa tahay hawadeyda mana awoodo in aan noolaado la'aantaada .
Because baby, you are my obsession, and I can't live without you.
1
Arintaas waxay kor u soo qaadday awooddii Islaamiyiinta.
This established the power of the Muslims.
1
Ninkaasi waxaa lala soo qabtay laba nin oo kale oo ay wada socdeen.
He was approached by two men with
1
Waxaan dhab ahaantii xirnaa ganacsiyada maalmaha 3, tani waa markii ugu horreysay ee aan abid xirnaa ganacsiga (oo aan ku jirin fasaxyada xafladaha).
Strangely for the first time in my contract (3 months) I have been without service.
1
Inkasta oo ay hoos u dhaceen dhaqdhaqa- u saaran in ay hubka qaataan iyo guud ahaan
it is the same to them, whether you warn them, or do not warn them.
1
Qalabka mihnadeed: Qalabkan waxaa loogu talagalay isku-darka baaldiyo si looga hortago qashinka cuntada.
Design Features: This building was designed to store agricultural equipment.
1
Qaraxyo isadaba jooga ayaa waxaa ay ka dhaceen dalkaas Ciraaq kuwaas oo sababay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac.
The people already in the Promised Land and were obsessed with death and wallowed in it.
1
22:25 Xaggaaga ayaa ammaantaydu kaga imanaysaa shirka weyn dhexdiisa, Oo nidarradayda waxaan ku bixinayaa kuwa isaga ka cabsada hor tooda.
Psalms 22:25-26 (KJV) My praise shall be of thee in the great congregation: I will pay my vows before them that fear him.
1
Qaar ka mid ah macluumaadka ku xiran weerarkaan waxaa ka mid ah MS SQL Server, Oracle, Access, Filimaker Pro, iyo MySQL.
Some of the databases subject to this attack include MS SQL Server, Oracle, Access, Filemaker Pro, and MySQL.
1
Tartanka muraayadda oo leh naqshad cufan oo caan ah si loogu soo bandhigo nin qurxoon.
A little-known use for a common wild food
1
"Ma didee har-gooloow haygu tumin durbaanada iyo daasadaha madan."
"Hey man, don't be messin' with my girls."
1
Iyada oo ay sidaas tahay, ayaa shaqooyinka ay la timid nolosha casriga ah ee dunida maanty ay qasab ka dhigayaan in qofku aanu habeenkii seexan ama saacado [...]
Teaching a fun holidays around the world unit does not have to create hours of work for [...]
1
Isku soo duuboo Bare Hiiraale ayaa ku adkaystay go'aankii idaacadaha ka sheegay ee ahaa inuusan diyaar u ahayn nabada loogu baaqay.
His constant warning to his followers was against the possibility of finding them unprepared for him.
1
Weydii ka qaybgalayaasha in ay kursi oo uu soo bixiyo fadhiisan.
supporters will be asked to be seated
1
Marka ay noqoto "qaatay ee qaado, oo afka buuxso, afkaagana hayso!
When they open their mouth to take the object, say to them,'take it.'
1
Dalkuna sidiisaba waxaa uu horumar gaadha marka qofkastaba uu isagu naftiisa uu horumar la rabo.
For the country it is well watered as any land under the sun; every family,
1
"Waxa ugu badan ee aan ku aragno bukaanada waxaa ka mid ah timirta iyo malabka ay ka aaminsan yihiin in uu yahay waxyaabo dabiici ah oo qofka aanan waxbo u dhimeynin.
"Most of the concussions that we see in baseball are from pitches that are thrown in the wrong direction.
1
Xeerarka qaranka waa in ay mar walba ka sarreeyaan xeerarka dowlad goboleeda.
State laws should have precedence over national laws.
1
Ciyaartoyda waa inay awoodaan inay ka baxaan abaalmarino si degdeg ah waa in ay doonayaan in ay sidaa sameeyaan.
When players win they must be in a position to claim their winnings rapidly.
1
Dhiig uun u daato, Laakiin Cigaal & Tuur Ilaahay haw naxariistee yaa Dul qaad & Samir & Nabad ku dadaalay
However there is Salvation for those who are obedient and zealous to uphold the will of God.
1
Laakiin Mardookh waa uu daahay - Goor dambe ayaa ay ahayd.
Brownie - shadok, there is always next time.
1
Kooxdan ayaa waxaa laga saaray caasimada 2011-kii, waxayna kaddib fulisay weeraro badan.
The pub closed in 2011 after several attacks and large fights.
1
Dibadbaxyada Afgooye oo ay suuragelisay Hay'adda CCD ayaa waxay .
Language Services Provided by the CDC
1
Qod XIV Qof kastaa wuxuu xaq u leeyahay inuu dal kale u raadsado kana helo magan gelyo siyaasadeed isagoo ka baxsanayo cadaadis.
Article 14 - Everyone has the right to seek and to enjoy in other countries asylum from persecution.
1
Maxaad ku qoslaysaa bal?
So wheres the ball?
1
Tusaale ahaan Sato, Vvo ja Avara waxaa ay guryo kiro ah ku leeyihiin Helsinki.
For example, Sato, Vvo and Avara own rental apartments in Helsinki.
1
Mid kastaana waxa ay aaminsaneed in ehelkeedii oo dhami uu ku le'day dagaalkii xiligaas taagnaa ee lagu gumaaday dad badan oo Bosnian ah.
Speakers included a woman who had lost her entire family in the concentration camps during Nazism in Germany.
1
Kooxahan waxey caadeysteen inay si khaldan u sharaxaan Qabyo Qoraalka Dastuurka oo ay ujeedooyin kale ka leeyihiin.
Typical of these groups to feel entitled to more free stuff.
1
Mucaaradku waxay sidoo kale sheegteen inay iyaguna guulaysteen.
It was also stated that the young man had
1
Waalka waxaa si buuxda ma xiran (tusaale ahaan, ay sabab u tahay wasakh, burburka, ama qaar ka mid ah xirma kale).
The valve isnot fully closed (e.g., due to dirt, debris, or some other obstruction).
1
Maddaariska Liisammada qaata ee la diiwaangeliyaa waxay noqon doonaan kuwa ugu mudan ee aannu mar walba ka war-helayno."
Those state runs are always going to be the most special thing that we have achieved."
1
Malaha agabkaas ayay ka baqaan baanu is nidhi.
We are afraid, they say.
1
waxaa xusid mudan in Xisbiyadii waawaynaa ee mucaaradku ay qaadaceen iney ka qaybgalaan doorashadii maanta.
Remember, today's primaries are for voters who are registered in a major party.
1
14 Cefroonna Ibraahim buu u jawaabay, isagoo ku leh, 15 Sayidkaygiiyow, bal i maqal: meel dhul ah oo qiimihiisu yahay afar boqol oo sheqel oo lacag ah, waa maxay dhexdeenna?
14 Ephron answered Abraham, 15 "Listen to me, my lord; the land is worth four hundred shekels of silver, but what is that between you and me?
1
13:16 laakiin waxaa barakadaysan indhihiinna, waayo, wax bay arkaan, iyo dhegihiinna, waayo, wax bay maqlaan.
But blessed are your eyes, for they see: and your ears, for they hear (Matthew 13:16).
1
Wajaale waxa ay ku taallaa degaan carro madow ah oo marka uu roobku da'o ay adag tahay sida loogu socdaa.
Now that's a place where water stands when there's heavy rain.
1
Waxaa jira dad badan oo soomaaliyeed oo aan ka qeyb qaadanin damaa
There are many non-Asians
1
Bangiga Fidelity wuxuu ku darsadaa kootadiisa horumarinta waaxda bangiyada iyo ballaarinta dhaqaalaha Ghana.
As such, Fidelity Bank is contributing its quota to the development of the banking industry and by extension the Ghanaian economy.
1
miisaan yar oo qalab ah: waxaa si fudud loo beddeli karaa oo loo wareejin karaa hal qof iyadoon wax caawimo ah;
Lightweight: can easily be mounted by one person without assistance
1
Markaasaan la diriray kuwii gobta ahaa oo dalka Yahuudah oo waxaan ku idhi, War waa maxay waxan sharka ah oo aad samaysaan oo aad ku nijaasaysaan maalinta sabtida ah?
I rebuked the nobles of Judah and said to them, "What is this wicked thing you are doing - desecrating the Sabbath day?"
1
Waxaan dhiirigeliyo ka qeybgalka shaqsi, bixinta waxbarashada a fekrado ay ardayda, shaqaalaha iyo Qalinjabiyeyaasha helaan waxbarasho iyo xirfadaha shakhsiga ah looga baahan yahay inay u barwaaqoobi labada.
We promote individual participation, providing a rounded education in which students, staff and alumni gain both the academic and the personal skills required to flourish.
1
Haddii aan horay u soo bandhigi karno rabitaankan, ma jiri doonto carqalad carqaladeyn u ah guusha aan ka gaareyno dhinacyo badan oo ah guulaha dhanka difaaca
If we can address these imperatives, we won't have as many complaints.
1
Oo waxaa idiin ku sugan qurux marka aad keentaan guriga fiidkii iyo marka aad u foofinaysaanba daaqa subaxii.
6 And wherein is beauty for you, when you bring them home in the evening, and as you lead them forth to pasture in the morning.
1
Maalmihii ugu danbeeyay ee sitimaankii ina dhaafay baraha bulshadu ku kulanto, waxa aan ku arkaayay qormo qoraalo iyo falanqayno aad u badan.
Over the past couple of weeks our class has been working on a project which has seen phenomenal engagement and collaboration in writing.
1
8:44 Idinku waxaad tihiin kuwo aabbahood Ibliiska yahay, oo waxaad doonaysaan inaad samaysaan damacyada aabbihiin.
John 8:44 You are of your father the devil, and it is your will to practice the desires [which are characteristic] of your father.
1
aakhiradana wax ka yiraahdo sidaana waxa ku soo baxday heestan
Your lives will take on the appearance of
1
Ma heyno weli Cida la beegsaday,waxaana la maqlayaa Gaadiidka Gurmadka deg dega ah Ee Ambalaasta loo yaqaano Dhawaaqooda.
We didn't see any special sign but we could hear the noise of airplanes.
1
Waa mar kale iyo taariikhyadii degmooyinka, isbuuciiba hal mar waxaad inooga barateen inaan hawada idiin kugu soo baahino macluumaadka degmooyinka muqdisho degmo kamid ah, balse isbuucaan waxaa nasiib u yeeshay ...
As journalists, we have the story of a city to tell, and we're hammering it out one week at a time.
1
Maalin maalmaha ka mid waxaan u tirtiri doonaa ilmada oo dhan aad indhahaaga
One day I'm going to buy all your products.
1
'Haddii aad tagi doontid oo aad la tartami kartid kooxahaas, taasi waxay u baahan tahay inay wax badan ka xoog badnaato.'
"If you're gonna go and challenge those teams, that needs to be a lot stronger."
1
Waxaana lagu tiriyaa in uu ka mid yahay Aqoonyahanadda Soomaaliyeed magac ku leh dalkaas isla markaana la socda xaaladda iminka ka taagan dalka.
It is the root of a plant that bears the same name, although in some countries it is known as PASTINACA
1
Tusaale marka la leeyahay qofkaas waxuu dhigay hadalkaas ama wuu korsaaray shegyaas iwm.
For example where the individual lets it out or has it marketed for sale.
1
Goortii ay dhamaato afar bilood uusan ulaaban xaaskiisa maxaa waajib noqonaya ?
And what's going to happen at the end of 4 months?
1
Qiimaha ayaa waxoogaa ka sarreeya, laakiin taasi waxay sabab u tahay mudnaanta iyo tayada si ay u sharraxaan iyo sidaasi darteed.
Room rates are higher, but that's expected for the location and the niceness.
1
"Hadii laba kooxood oo mu'miniinta kamid ah ay is laayaan dhex dooda hagaajiya (islaaxiya) dhibaatada dhex dooda taala xaliya isu soo jiida oo isku soo dhoweeya."
"If two parties of believers fight each other, make peace between the."
1
Lacagta dadka la xaday iyo dadaalada muwaadiniinta ee lagu qabqabanayo dadkii badnaa waxaa ka muuqday kamaradaha.
The damages by hydrogen bomb tests and people's voices were shown in photos.
1
Mid ka mid ah dadkii goobta ku sugnaa markii uu qaraxu dhacaayay ayaa Idaacadda hiranweyn faah faahin ka siiyay sida ay wax u dhaceen.
At that moment, one of the guards gave a detailed explanation of what happened.
1
"Mamnuucista xirashada astaan kasta oo muujineysa siyaasad, aragti ama diin ee goobaha shaqada, waxaa cidda loo shaqeynayo ay cudurdaar uga dhigan kartaa baahida loo qabo argtida muuqaalka qofka ee ay doonayaan macaamiisha, si looga hortago muran dadweyne," ayey xukmisay Maxkamadda.
"The ban on wearing any visible form of expression of political, philosophical or religious beliefs in the workplace can be justified by the need for the employer to present a neutral image to its clients or to avoid social disputes," the court points out.
1
· Faa'iidooyinka: Waxaa lagu qiyaasaa in shirkadaha wax dhoofiya ay 17% ka macaash badan yihiin kuwa aan wax soo saarin.
• Capitalization section: About 19 percent of Best Buy's stock is owned by insiders.
1
Maxaad iga weydey oo tan labaad kuu haysa?
Why didn't you take the second one?
1
Best soo shaqeeyay xafiisyo caalamiga, sida xubnaha ciidan u adeegaya kuwa dibada iyo daganeyaasha joogtada ah kuwaas oo u baahan waraaqaha lagu beddelo in ay ku noqdaan Maraykanka.
Servir dans des bureaux internationaux, such as military members who are serving overseas and permanent residents who need replacement documents to return to the U.S.
1
Waxyaabahaasi waxa ay ahaayeen waxyaabihii i dhiirri-geliyay dabadeedna waxa aan tegay kuna biiray Ururkii SNM.....
These are the reasons I left St. Martinus and moved to CMU:
1
2. Warbaahinta gobolka Cayn waxay yaqiinsadeen in qiimayntaasi ahayd mid lagu furfurayo laguna kala qaybinayo saxaafadda deegaanka.
2. bin is displayed under the partition.
1
Waxaan haystaa iphone 6 oo leh iOS 10.0.2 (ugu dambeeyay).
I have an iPhone 6S running iOS 10.2.1.
1
Waxaad qarsato, wuu ku qarsadaa!
occult; it is hidden.
1
The 1970 iyo 1990 waxay ahaayeen kuwo si gaar ah u adag.)
(The 60s and 70s seem to have been particularly loud).
1
Midabka casaanka ah, dumarku waxay ku eegaan inuu yahay midabka hoggaanka.
Women's Leadership Conference focuses on being champions
1
Ron wuxuu leeyahay,
Ron tells us:
1
Shaqaalaha gargaarka waa inaan marnaba la beegsan"
Children should never be involved."
1
Saleebaan Maxamuud Aadan oo ay weheliyaan Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad ee Golaha Wakiilada Md.
The People's Commission of Inquiry into 1MDB
1
Hadaad bilaabayso waxaan kugula talinayaa inaad soo dejiso.
If you are inspired, I invite you to continue.
1
Dadku waxay wax ku iibsan karaan jaahilnimo.
people will be able to purchase
1
Shaki kuma jiro inay wax saluugayaan ama aanay ku qanacsanayn sida ay xukuumadu u maamusho miisaniyada dalka.
It is not that they are necessarily dismissive or disdainful about how the rest of the country lives.
1
Waxaan ku rajo weynahay inaad shirkan ka soo qeybgeli doontaan.
I hope that you will attend the meeting.
1
Xukuumada oo aad adiga iyo Madaxweeynaha iyo Wasiiraduba ka tirsantihiin,waxaa jira Golihii
Peace to you, and your heads, and your hearts.
1
Shirkaddu waxay sidoo kale u adeegtaa magaalooyinka waaweyn ee Faransiiska u dhexeeya iyaga.
Both are also owned by Les Grands Chais de France.
1
"Waxaan isku da' nahay Mark Zuckerberg waxaana isoo mara maalmo madow oo aan ku fekerayo, 'Inaan taajir u noqdo sida Mark Zuckerberg waxaana doonayaa inaan la tartamo oo liiska Forbes la igu soo daro.
"I'm the same age as Mark Zuckerberg and I have dark moments where I think,'I want to be just as rich as Mark Zuckerberg and I want to compete with him to be on the Forbes list.
1
2) Ciyaar kasta waa iney kooxda soo gudbisaa magacyada ugu badnaan 18 ciyaartooy oo ka mid ah 20ka ciyaartooy.
Each team must have a maximum of 20 players.
1
Kuwa xaqa rumeeyow, haddii aad adeecdaan kuwa gaaloobay, waxay keeni aad dib ugu dib (si Gaalnimo), oo idinna nin oo kan naftiisa u lumiya.
“O you who have believed, when you meet those who disbelieve advancing [for battle], do not turn to them your backs [in flight].” (8/15)
1
Qofka muslimka waa inuu wax ka gataa marka hore qof kale ee muslika ah.
The alliance of the Muslim should be with other Muslims first.
1
Si uu u dherjiyo shuruudaha macaamiisha our, waxaan leenahay line-soo-saarka Tube noo gaar ah tiga HAOKUN ERW.
Responding to the needs of our customers, we have developed a lightweight version of our industrial shelving line.
1
Mudane Axmed Maxamed (Siilaanyo) wuxuu yidhi; "Masiibada dadka haleeshaa iyo wanaagga ay helaanba, waa wax xagga Alle ka qoran sida uu Ilaahay SWT sheegay.
Amir al-Mu'minin (PBUH) replied: "She is a good helper in obeying Allah."
1
markuu ka fogaaday iyaga iyo waxay caabudi oo Eebe ka soo hadhay waxaan siinay Isxaaq iyo Yacquub mid kastana waxaan ka yeellay nabi.
[19:49] Because he abandoned them and the gods they worshipped beside GOD, we granted him Isaac and Jacob, and we made each of them a prophet.
1
Dadka Soomaaliyeed ee ku sugan Shiinaha ayaa loo baahan yahay inay arrintan wax ka qabtaan.
People from China need to prepare for that.
1
Male hawga adeegan dadku waa ummul waalid
The government of the Institution is parental
1
wuxuu yidhi (Nabi Muuse) kaasi waa kaan doonaynay, waxayna ku noqdeen raadkoodii iyagoo raaci.
He said: This is what we sought for; so they returned retracing their footsteps.
1
Magaalada Siyoonay, si weyn u reyree, magaalada Yeruusaalemay, qayli. Bal eeg, boqorkaagu waa kuu imanayaa. Isagu waa xaq oo guul buu leeyahay, waana qalbi qabow yahay, oo wuxuu fuushan yahay dameer ah qayl dameereed.
Rejoice greatly, daughter of Zion! Shout, daughter of Jerusalem! Behold, your King comes to you! He is righteous, and having salvation; lowly, and riding on a donkey, even on a colt, the foal of a donkey.
1
Haddii aad noo soo qorto, waxaan kuu soo diri doonaa Injiilka Masiixa si wada jir ah iyo duco, kuwaas oo kaa caawin kara inaad ku sii jirtaan nabada Ilaah.
If you write to us, we shall send you the Gospel of Christ together with meditations and prayers, which can help you to stay firm in the peace of God.
1
Waa su'aal aasaasi ahayd, oo ay tahay in aanay sinaba meesha uga maqnaanin saw ma aha?
This is a critical issue, would you not agree?
1
Sida ku cad su,aalaha halkan ku xusan ayaa ah in ay dhamaantoodba ay xidhiidh sokeeye la leeyihiin wakhtiga .
And of course, they all relate to a specific time period.
1
Isbitaalka ay u shaqayso ayaa sheegay in ay dariiqii saxda ahaa ku taagnayd marka la xiray.
The hospital where he's staying said he's in fair condition.
1
Su'aal: Waa maxay muhiimada daahirinta Kirishtaanka?
A: What Is the Importance of Honesty?
1
Dabcan waan daabacan karaa xoogaa lacag ah iyo."
I can be able to get money and meat."
1
Wuxuu aaminsanaa in albaabkii risiqu ka soo xidhmay isaga iyo qoyskiisa.
He built an escape for himself and his family.
1
Maqaalkaani gaaban waxaan jeclaani lahaa inaan iskudayo inaan kugu dhiiro gelini karo, maxaa yeelay waxaad tahay walaalkey ama walaalshey Soomaaliyeed.
I choose to give because you are my brothers and sisters.
1