so
stringlengths 4
1.24k
| en
stringlengths 4
1.73k
| sco
float64 1
1
|
---|---|---|
Oo waxay yiraahdeen kuwii gaaloobay , "Ma idin tusnaa nin [Muxanunad £5] oo idiin sheegaya [in] markii aad noqotaan kuwo si dhan ugu baabba'ay ciidda oo ay cunto cunid dhan, in la idiin abuuri doono [mar kale] abuur cusub.
|
The unbelievers say,'Shall we point you to a man who will tell you, when you have been utterly torn to pieces, then you shall be in a new creation?'
| 1 |
Waxaanu idiin samayn karnaa cilad kasta oo dabka baabuurta ah
|
We can launch any type of brand.
| 1 |
Markaasay tageen, oo waxay galeen guri naag dhillo ah oo magaceeda la odhan jiray Raxab, oo halkaasay jiifsadeen.
|
_ So they went, and came to the house of a harlot named Rahab, and lodged there.
| 1 |
Shaqadeenu waxay ku salaysan tahay cilmibaaris waxbarasho iyo xaalado nololeed oo dhab ah.
|
Our opinions are based on education and life experience.
| 1 |
Waxaa tan uu Ururka
|
This is the Association
| 1 |
Ctrl + Gal macnaheedu waa dir fariin.
|
Ctrl+Y redoes an action.
| 1 |
Barnaamijku waa bilaash ah, laakiin waxaa loo baahan yahay diiwaangelinta.
|
program is free, but registration is required.
| 1 |
Wakhtigaas ka horna arki maysid dad gudbaya iyo cid socota ah oo dhaqdhaqaaqooda la dareemayo.
|
You will never see suits and ties.
| 1 |
Ilahay waxaad ogataan mar uun buu adduunka idin keenay.
|
You'll find the wind has brought you home again
| 1 |
Carruurtu waa jilitaan fiican.
|
The children are very well
| 1 |
Marka labaad, Ciise ma doonaynin inuu ku guulaysto dib-u-noolayaashu iyadoo loo marayo cadaymo taariikheed.
|
In other words, Jesus did not die for the potential of redeeming His people.
| 1 |
Maalin walba waxaa loo diraa farriimo cusub oo shaqo-sidayaal ah si ay u dalbadaan.
|
Every day new punishments are introduced for the workers.
| 1 |
In xiriir yeeshaan dugsiyada oo dhan si loo xakameeyo beddelka ardada joogtada ah.
|
Working in collaboration with schools to effect positive change
| 1 |
Sidaa darteed, iyo marka laga reebo daqiiqaddii ugu dambeysay oo la yaab leh, waxay umuuqataa in Xiaomi ay leedahay wax walba oo saf ugu jiri kara labada Mobiilkii ugu horreeyay oo leh 64 MP Isocell GW1 Bright sensor, adoo filaaya maalmo dhamaadka bisha: waxay imaan doontaa Ogosto 29.
|
Thus, and except for a last-minute surprise, it seems that Xiaomi has everything on track to sign up for both presenting the first mobile with the Isocell GW1 Bright 64 MP sensor, ahead of a few days at the end of the month: it will arrive on August 29.
| 1 |
Gurashada xad-dhaafka ah waxa ay dhirtan ku kaliftay in ay hore u dhintaan oo aanay dib u soo olaan, taasina waxay khatar gelinaysaa ganacsiga qadimiga ah ee fooxa iyo udugga.
|
Sadly, exploitation of these natural resources has resulted in deforestation and has made wildlife vulnerable to trafficking and hunting.
| 1 |
markaas ayuu igu yidhi hooyo waxa lagaa rabaa caaqilkoodii inaad keento.
|
He said to her, "my mom wanted you to have these chips."
| 1 |
dhaleecayn iyo wax aanu geyin ku sheegayaan maanta kuwaasi.
|
There wasn't much show and tell today
| 1 |
hadana waxaad ahaateen kuwo dili Naftooda, oo ka erya kooxo idinka mid ah Guryahooda, idinkoo isugu kaalmayn korkoodu dambi iyo colnimo haddii la qafaashana waad furanaysaan, iyadooy dhabtu tahay inay xaaraan idinka tahay bixintoodu, Miyaad rumaynaysaan Kitaabtka qaarkiis, kana gaaloobaysaan qaar, ruuxii saas fala oo idinka mid ah abaalkiisu ma aha dulli adduun iyo maalinta qiyaame oo loo celin cadaab daran mooyee, Eebana ma halmaamayo waxaad falaysaan.
|
But here you are, killing your own, and expelling a group of your own from their homes—conspiring against them in wrongdoing and hostility. And if they come to you as captives, you ransom them, although it was forbidden to you. Is it that you believe in part of the Scripture, and disbelieve in part? What is the reward for those among you who do that but humiliation in this life? And on the Day of Resurrection, they will be assigned to the most severe torment. God is not unaware of what you do.
| 1 |
Iyagu ma oga sida ay u xanuunsan tahay in la yiraahdo Firefox 9 waa isku mid, gaar ahaan tan weyn ...
|
No idea what the equivalent is in FS9, if there is one.
| 1 |
qiyaastii in ka badan 30 daqiiqo, ayay sidaasi iigu duubneyd, ayada oo
|
I was for about 30 minutes, and proud of it too!
| 1 |
Si rasmi ah looma oga ujeedkooda ay uga baxeen balse waxa la arkay iyagoo ka qalab raranaya halkaas.
|
They don't know what they are really looking at, but something inside them is aroused.
| 1 |
Marka meesha birtu martay ee ragga iyo dumarka kulanka labadaa meellood ay kulmaan qabeys buu waajibin nayaa waa qodobka koowaad.
|
Also whenever a man and woman's private parts touch one another the Ghusl is required.
| 1 |
Aniga oo ku hadlaya magaca wasaaradda arrimaha gudaha, waxaan leeyahay kama tagayo jidadka waxaanan damaanad qaadi doonnaa sharciga dalka.
|
"On behalf of the interior ministry, I say that we will not leave the streets and will guarantee the law in the country.
| 1 |
Inaan dhowr sannadood ka hor aan u ambabaxo Soomaaliya waxay ahayd doorasho aniga iga timid, aniga oo dareemay inaan wax tabayo.
|
Several years ago when the Atkins diet was the fad I decided to try it.
| 1 |
107:40 Amiirro wuxuu ku soo daayaa quudhsasho, Oo wuxuu ka dhigaa inay ku wareegaan cidlada aan jid lahayn.
|
Psalm 107:40 He pours contempt on princes, and causes them to wander in the wilderness, where there is no way.
| 1 |
VIDEO Abaarta saameynta xooggan ku yeelatay Dadka & Duunyada ee ka...
|
Cinema has a great impact on people and the cinema...
| 1 |
Labadaas Masaajid ayaa waxa ku afuray dad badan oo maqlayay eedaankooda, laakiin waxa ay dadkaasi amakaageen markii ay shan minit ka dib maqleen eedaankii masaajiida kale oo iyagu adimay wakhtigii rasmiga ahaa, waxaanay dadka ku tukada salaadda makhrib labadaas masaajid iyo kuwa ka ag dhowba ku dhacay khalkhal iyo su'aalo badan oo ay iska weydiiyeen soonkoodii.
|
In the afternoon I spoke to a large audience; and when I called forward those who wished to give themselves to the Lord in solemn covenant, fourteen responded, and we had a season of prayer with them.
| 1 |
Waxaan u wacnaa!
|
We call to you!
| 1 |
Kolba waxay arkaayaana waa, ku arin qataane
|
THEY saw it, they take it.
| 1 |
23 Oo Rabbiguna nin walba wuu ka abaalmarin doonaa xaqnimadiisa iyo aaminnimadiisa, waayo, Rabbigu maanta gacantayduu kugu soo riday, aniguse ma aan doonaynin inaan gacantayda u qaado Rabbiga kiisa subkan.
|
23 The LORD will render to every man his righteousness and his faithfulness; because the LORD delivered you into my hand today, and I wouldn't put forth my hand against the LORD's anointed.
| 1 |
45:1 Qalbigaygu wuxuu la buux dhaafaa hadal wanaagsan, Oo waxaan boqorka u sheegayaa waxyaalihii aan sameeyey, Carrabkaygu waa sida karraani dhaqsiyo badan qalinkiis.
|
Psalms 45:1-3 My heart is inditing a good matter: I speak of the things which I have made touching the king: my tongue is the pen of a ready writer.
| 1 |
Sarkaalkan oo hadalkiisa sii wata ayaa ku hanjabay "Haddaydaan joojin, tallaabada aanu ka qaadno waxaad arki doontaan Garoowe oo Bisaduhu ku dhex meeraan..." ayuu yidhi.
|
It ends with the warning that "When You Ignore Evil, You May Become A Servant of Evil."
| 1 |
Horta Abwaan waad iga qoslisay laakiin, maalin walbay dhacdaa taasi oo kelin xataa maaha oo adduunka oo dhan bay ka jirtaa mana iskula yaabaan oo waxaa caadi bay u arkaan lamana isku mashquulo.Mahadsanid mar kale.
|
I've been smiling all day, at all KINDS of people, but they either find it rude or unsettling.
| 1 |
Xalay waxa Yurub ka dhacay ciyaaro xiiso leh oo ka tirsan wareega koowaad ee koobka kooxaha.
|
with the momentous events in Europe during the First Crusade.
| 1 |
istratiijiyaha maamulka bulshada si ay ugu "suurtagasho" codbixiyaashaada inay
|
Making "Impressions" for your sponsors
| 1 |
Waxaa halkaasi ka dhalanayo dood iyo is qab qabsi, waxa ayna ugu dambeys keeneysaa in jaceylku uu burburo.
|
There are the usual twists and turns but in the end it comes down to love.
| 1 |
"Cunista cayayaanka waxa ay ina siineysaa nafaqo.
|
"Literature provides us with
| 1 |
Ma bedeli karno habeen kaliya oo ma dhihi karno: 'Hada waxaan dooneynaa inaan u dhaqanno sida Chelsea oo kale.'
|
We can't change it overnight and say now we want to behave like Chelsea.
| 1 |
La dagaallama kuwaan rumeyn Eebe iyo maalinta markaas oo ay hana diidina waxa reebay Eebe iyo Rasuulkiisa iyo kuwa aan qirayaa diin waa run (Islam), (sida dadka), kuwaas oo la siiyay al Kitaabka ilaa ay ka dhiibaan jisyada (canshuurta) iyagoo Adeeci doonaya in ay ku jiraan xaalad ah ka dambeeya.
|
A good Muslim is ordered to “Fight those who believe not in Allah or the Last Day, nor hold that forbidden which has been forbidden by Allah and His Messenger, nor acknowledge the Religion of Truth, from among the People of the Book, until they pay the Jizyah (compulsory tax for non-Muslims) with willing submission and are subdued.
| 1 |
Ardayda naafada ah waa in la siiyaa isla fursad ay uga faa'iideystaan barnaamijyada waxbarashada, adeegyada iyo waxqabadyada ay helaan asxaabtooda aan naafada ahayn.
|
Students with a disability are to be provided the same opportunity to benefit from education programs, services and activities as their nondisabled peers.
| 1 |
Comments on: Qofkii ugu horreeyey oo qaba cudurka EBOLA oo lagu arkay dalka Soomaaliya
|
USA: the death of the first case infected with Ebola
| 1 |
Hada waxay ka mid Tahay wadamada ka soo baxay Chapter7.
|
has now become Chapter 7.
| 1 |
Baabuurtu waxay saameyn doontaa Gobollada!
|
quadrant will affect the area.
| 1 |
Ma rabaan xubnaha qooyskaada in ay codsi u gooni ah sameyaan, tusaale ahaan maadama ay sababo u gooni ah oo magangelyo leeyihiin?
|
And do any members have special needs, e.g., to get around?
| 1 |
Amaba waa sida qof qof kale dharbaaxo dhabanka kaga jiiday oo kale oo aan dib u soo celin karin xanuunkii uu qofkaas u geystay in uu qofka ka cafiyo mooyaane.
|
Or, on the contrary, like a man who retains the sense of his nudity?
| 1 |
Waxa intaa dheer in jasiiradda Bali, Indonesia u muuqda in uu soo jiidashada ah ee ay goobaha dalxiiska qurux badan oo xitaa ka badan oo qurux badan oo aad u haboon in ay soo booqdaan oo aan marnaba la illoobi doonaa dadka dalxiisayaasha ah oo aan weligood soo booqday, ka mid yihiin:
|
In addition to the island of Bali, Indonesia appears to have the charm of the beautiful tourist sites and even much more beautiful and very worth to visit and will never be forgotten for tourists who have never visited, among others:
| 1 |
Waxaana jiray dad isku deyay inay dhexdhexaadiyaan labada dhinac.
|
the men are divided between
| 1 |
Dhinaca kale, habka ugu fudud ee lagu xalin karo dhibaatadani waa in la cuno shimbiraha qoyan ee qoyan, halkii ay ka heli lahaayeen quudin qalalan.
|
The simplest way to deal with the problem is to sow these seeds in the open ground, where they will receive natural chilling.
| 1 |
Ugu dambeyn waxa uu ka dalbaday dhamaan Madaxda iyo Shacabka Puntlnd in ay dhinac walba kala Shaqeeyaan.
|
He further called on the PTA and other stakeholders to all play their roles.
| 1 |
Taageerradan caafimaad waxaa la geliyay lacag dhan 1 milyan oo Doolar, taasi oo horseedday si weyn ay bulshada u taageeraan joogitaanka AMISOM ee Muqdisho.
|
This medical support has been funded to the tune of $1.1 million, and resulted in a significant increase in public support of AMISOM's ground presence in Mogadishu.
| 1 |
Waxaa laga yaabaa inaad rabto inaad ku darto taariikhda mawduuca haddii fariintaada ay qayb ka tahay emayl caadi ah oo joogto ah, sida warbixinta mashruuca todobaadlaha ah.
|
You can intend to consist of the day in the subject line if your message is merely among a normal collection of e-mails, such as a when a week work details.
| 1 |
Faransiiska ayaa qabtay 1779 hase yeeshee waxay dib ugu celisay Ingiriiska 1783.
|
In 1779 it was recaptured by the French, but it was restored to Britain in 1783.
| 1 |
"Kooxdii I daweysay waxay ahaayeen dad aad u fiican wax walba waxay iiga dhigeen wax sahlan.
|
"I've got great teammates, and they made everything easy for me.
| 1 |
fogeeyeen labada ummadood sababta oo ah waxaa halhays u ahayd:
|
The two stars off is because of the following:
| 1 |
Hanjabaadu waxay ku soo beegmaysaa waqti aad u muhiim ah.
|
You're ready to free up valuable time
| 1 |
"Bal ninka wadaadka ah isu kaaya dhegeysta." "waar wadaadow kitaabkaagu Aal Cimraan ma sheegayaa?"
|
"Brother, have you studied the scriptures?"
| 1 |
Wasiiradda G8 waxa ay hoosta ka xariiqeen baahida in la sii wado taageerada caalamiga ah ee hore ee la siinayo dowladda cusub ee Soomaaliya.
|
G8 Ministers underlined the need for continued early international support to the new Somali Government.
| 1 |
Sanadkaan ayaa waxaa laga fiirsanayay TV-yada 215 wadan oo looga kala hadlayay 44 luqadood oo kuli ay u gudbiyeen xaruunta shabakada NBA.com.
|
The game will also be televised in 214 countries and audio broadcast in 15 languages on NBA.com.
| 1 |
ILLAAHAY-na SWT dhammaantood ha u wada naxariisto, qoyskii iyo reerkii ay ka baxeenna Ilaahay waxan uga rajaynayaa cawil khayr qaba.
|
May Our Lord have mercy on me, and on all His people, and may He heal us.
| 1 |
dear maxaa dhacay oo ay kaa galabsadeen? anigaa kaa xaalmarine.
|
What happened to you in the morning?
| 1 |
12:12 Oo waxaa dhici doona in markii ay Masriyiintu ku arkaan, ay odhan doonaan, Waa naagtiisii tanu.
|
12 And when the Egyptians see you, they will say,'She is his wife.'
| 1 |
6:13 Oo waa inaad Rabbiga Ilaahaaga ah ka cabsataa, oo u adeegtaa oo
|
6:13: Thou shalt fear the LORD thy God, and serve him, and
| 1 |
Waxay wada yihiin kuwa laga cabsado ee quruumaha, oo waxay dhici doonaan waxa Masar ku kibirtay, oo dadkeeda badan oo dhanna waa la wada baabi'in doonaa.
|
They will shatter the pride of Egypt, and all her hordes will be overthrown."
| 1 |
Sidoo kale wuxuu mar soo ahaa taliyihii laanta dambi baarista Booliska ee CID-da, wuxuuna sidoo kale soo qabtay xilal kale.
|
He was also the Anti-Submarine Warfare Officer on another boat.
| 1 |
Sawiro Dheeraada Dagaalkii Maanta ka dhacay Halgan - Warqaad
|
The future of modern warfare is here.
| 1 |
Astaantii caanka ku aheyd Baydhabo ee Halkii Loo Yaqaaney AFAR IDOODKA BAYDHABO ayaa waxaa lagu dhuftey KAARE kuwa ay leeyihiin Ciidankii AMISOM Ee Baydhabo joogey oo caawa kasoo baxay Magaaladaasi.
|
Four different creatures known as [[nihil]] will then emerge from the tunnels around the edge of the room.
| 1 |
Ha is qorin, deebaaji ha dhigin, kaalay oo ciyaar!
|
Don't play, play, ok.
| 1 |
Next article"Umadda Soomaaliyeed waxaan leeyahay, dalku meel fiican buu u socdaa, waxba yaan..."
|
The headliner is "The World is a Beautiful Place & I Am No Longer...
| 1 |
Waxaa intaas dheer in this, gaar ahaan qaybtan waxa ay hadda si fiican u yaqaan.
|
In addition to this, particularly this section is now well known.
| 1 |
Ku dhawaad 400 oo ruux ayaa ku dhintay kumannaan kalana wali way ku xayiran yihiin fatahaadihii ugu xumaa ee ka dhaca gobolka Kerala mudo qarni ah.
|
Nearly 400 people have died and thousands remain stranded by the worst flooding in the state of Kerala in a century.
| 1 |
Quraankana waxaan uun kuugu soo Dejinay inaad u Caddaysid Dadka waxay isku Khilaafsanyihiin iyo Hanuunka iyo Naxariista Ciddii Rumayn.
|
We did not send down the Book to you except [for the purpose] that you may clarify for them what they differ about, and as a guidance and mercy for a people who have faith.
| 1 |
Jawaab u qor cabdi xakiin xuseen (dahabi)
|
Write Down What You Remember.
| 1 |
Markaasay Samsoon naagtiisu ku hor ooyday, oo waxay isagii ku tidhi, Waxba iima aad samayn nacayb maahee, oo ima aad jeclid innaba.
|
So Samson's wife wept before him and said, "You only hate me and do not love me at all!
| 1 |
wax macquul ah soo qora inta waxaas ku wareegeysaan , maxaa waxaas nooga shan iyo toban ah
|
The dimensions are 15 by 62 by 15 what does that mean?
| 1 |
Fifthly, ee Aayaadkiisa, "Ma Wuxuu ma waxaad ka heli agoon ah oo la siiyo hooy?
|
Verily thy Lord knoweth best those who stray from His Path, and He knoweth best those who receive guidance.
| 1 |
Haddaba halkaan waxaan idin kugu soo gudbinaynaa qaar ka mid ah xikmadihii laga dhaxlay waaya araggii dunida soo maray.
|
We ve shown you a few wall-mounted ones).
| 1 |
Maantana loo baahan yahay in ay Somaliland Marxaladan kaga Gudubto dhaqankeedaa wanaagsanaa ee ay ku soo liibaantay.
|
Europe needs to experience a retrogression of its contemporary culture if it is to be successful.
| 1 |
wax ka qoryo badan" iyo "Fule meel aan godobtiisu jirin ayuu nabar ku
|
"Beyond Language" and "Unspoken"
| 1 |
Warcelintaadu waa noo muhiim waxaanan soo dhawaynaynaa talooyinka dadwaynaha inta uu socdo mashruuca.
|
Your feedback is very important to us and we will certainly take your comments on board with regards to the guest room.
| 1 |
" Roobab lexaad leh oo ka da'ay Diridawa oo keeney boqol dhimasho ah .
|
Valley fever, resulting in hundreds of deaths.
| 1 |
waxa hadaba anan marnaba ka arag shaashadaha 2 xisbi qaran ee mucaariidka oo
|
Never having seen one Reminiscences 2.
| 1 |
Miyaad qorsheyneysaa inaad u abaabusho iskaashatooyinka iyo ururada bixiya adeegyada gaadiidka dadweynaha in laga dhaafo shahaadada dhameystirka, in lagu siiyo xaq u lahaanshaha ka qeybgalka hindisada iyo in lagu daro Nidaamka Gaadiidka Dadweynaha iyadoo lagu soo dari doono baaxadda 'ka reeban'?
|
Do you think that the cooperatives and unions that provide public transportation services are exempted from the completion certificate, gain the right to enter the tender and integrate them into the Public Transport System?
| 1 |
Adigu waa inaad adigu heshaa ama waad dhiman doontaa.
|
Will you live or will you die.
| 1 |
fuliyaan, kaas oo ay ku beegneyd maalintii la diley
|
Giunta, deceased, whose date of death was
| 1 |
Idinku waxaad u Tagaysaan Ragga Hunguriyeeyn Darteed Haweenka ka sokow, waxaadse tihiin qoom Xad Gudbay.
|
"For ye practise your lusts on men in preference to women: ye are indeed a people transgressing beyond bounds."
| 1 |
Muuse wuxuu ku yiri khaadimkiisa: na sii qadadayada, safarkayagaan daal baan kala kulanaye.
|
Moses told his father-in-law. to attract his heart, to draw him near to the Torah. — [from Mechilta] all the hardships.
| 1 |
Wuxu ka mid yahay hogaamiyayaasha ma hadhooyinka guulleeysan gaadhsiiyey dalalkooda ee farakitiriska ah.
|
He was a descendant of the champions of his homeworld.
| 1 |
Tani waxa ay ahayd soonka ee David waana mid xaq ah. '
|
So this is the truth of David.
| 1 |
Ciidamadeenana waxaan leeyahay hambalyo, waayo waxay go'aansadeen inay soo afjaraan kooxahan gacan ku haynta ay koonfurta Soomaaliya gacanta ku hayaan.
|
We decided against it since the kids are staying south of Bend.
| 1 |
Inta badan waxa ay buuqashadu ka dhacdaa xarunta qaabilaada, laakiin ayaa marmarka qaar ka dhacdaa guriga.
|
It usually happens at home, but it can happen at restaurants.
| 1 |
Mar labaad, waxaan aragnaa in qof kasta oo ka mid ah Saddexanka Quduuska ah uu si is-hoosaysi iyo qaddarin leh u sharfo kan kale, oo ku saabsan naftiisa inuu ugu yar yahay.
|
Once again, we see that each Person of the Holy Trinity humbly and incessantly honors the other, regarding Himself to be the least.
| 1 |
Mas'uul kama nihin umana qoolnin khasaare kasta ama waxyeelo kasta nooc kasta oo ay tahay taasoo kaasoo gaarta howlaha noocaas ah waxaadna fahamsan tahay in isticmaalkaaga 3rd macluumaadka qaybta, iyo la howlgaliddaada qaybaha saddexaad, ay kaliya yihiin khataro adiga kuu gaar ah.
|
We are not responsible for any loss or damage of any kind incurred as a result of such treatment, and you understand that your use of third-party content, and your interactions with third parties, is at your own risk.
| 1 |
Bal aan jawaab ka raadino dhacdooyinka taariikheed oo run ahaantii ah kuwo muran iyo doodo xooggan ka taagan yihiin.
|
A look at the realm of strong and historical artifacts.
| 1 |
Kulanka maanta ee baarlamaanka oo aan caadi aheyn ayaa ah mid si weyn isha loogu wado, gaar ahaan waxa kasoo bixi doono, maadaama uu dalka ku jiro xaalad cakiran.
|
Today is a very important day in this House, not least given the events in the main Chamber.
| 1 |
"Dhaqaalaha waagii hore waxaa lagu dhisay fiilo fosil ah, laakiin dhaqaalaha mustaqbalku waa mid nadiif ah, dib loo cusbooneysiin karo, iyo dib-u-bogsiiye." -KADO QAABKA, MADAXWEYNAHA, HORUMARKA DIBADDA
|
Kate Wolford: The economy of the past was built on fossil fuels, but the economy of the future is clean, renewable, and resilient. I am thrilled to have a college-age niece who wants to become an engineer to expand clean energy access across the globe. You can be part of this exciting transformation in business, policy, and civic sector organizations.
| 1 |
Hadaba waxaa talo ah in aadan weligaa iyo allahaa furin fayl aan la aqoon lifaaqa la socda.
|
Don't ever think you will go free for luring any servant of God to sin.
| 1 |
Sidoo kale dhambaalka Muuse Biixi la soo gaadhsiiyey ayaa lagu sheegay in la qabtay isla markaana la xidhay dhawr qof oo la sheegay in lagu eedeeyey inay dawlada ku dhaliileen baraha bulshada, kuwaas oo lagu xukumay xadhig gaadhaya sadex sanadood.
|
They are not allowed to have children (to take care of) of their own, nor have spouses afterward.
| 1 |
Dhab ahaantii waxaa waxba eedeeyay ku saabsan xasuuqii Mareykanka ka go'an in Filibiin marka aynu 'looga xoreeyey' iyaga ka Spain ay.
|
Let's not forget that the US fought a war in the Philippines after "liberating" it from Spain.
| 1 |
Adigu waad jeclayd in labadiinna la iskaga kiin tago oo aad is fahantaan se waxaad naftaada ku qancisay in maanta ay tahay maalintii ugu horeysay oo ay maalmaha danbe wax is baddali doonaan.
|
Relationship can help you understand should you as well as your day tend to be suitable with one another.
| 1 |
Waana tan keentay in maanta IGAD ay abaabuleyso wax lagu sheegay maamul.
|
Today reminds me of the day the IGA was announced.
| 1 |
Subsets and Splits
No community queries yet
The top public SQL queries from the community will appear here once available.