so
stringlengths
4
1.24k
en
stringlengths
4
1.73k
sco
float64
1
1
Wakhtigan Golaha Guurtida waxay leeyihiin qorshahayga aqalka ma uusan qancin qorshahooda - Qorshaha Guddiga.
This last time I felt like the menu didn't meet my...expectations.
1
Oo wadaadku waa inuu amraa in shimbirraha middood lagu dhex gowraco weel dhoobo ah oo biyo socda korkooda ah.
The priest shall command them to kill one of the birds in an earthen vessel over running water.
1
Aadan Rashiid wuxuu sheegay inay diiwaangeliyeen 16,000 oo qof oo kale oo diyaar u ah inay Soomaaliya ku noqdaan. UNHCR ayaa Soomaaliya dib ugu celisay 7734 qof wixii dambeeyay bishii Disember, 2014 markaas oo uu billowday mashruuca dib-u-celinta qaxootiga oo ka dhashay heshiis saddex-geesood ahaa oo daba-yaaqadii 2013 ay kala saxiixdeen dowladaha Soomaaliya iyo Kenya iyo hay’adda UNHCR.
UNHCR has repatriated 7,734 refugees to Somalia since the end of December 2014 when the exercise started following implementation of a tripartite agreement between Kenya, Somalia and UNHCR in late 2013.
1
In iyada aragtida aragtay, miyigii oo moon dhinaca Khaybar iyo markii ay gaareen magaalada waxaa u yimid in ay nastaan in iyada dhabtaada.
When they reached the edge of the forest and she saw the steam rising from the earth, she knew then where he was taking her.
1
Wahaabiyadu waxay leexisay tafsiirkii Quraanka Kariimka ah ayada oo aayadaha u fasirtay sidii hadba ku habboon danahooda gaarka ah iyo dookhooda, tusaale ahaan waxay erayga "al-istiwaa" ku fasireen "istiqraar" qofkii diidana way gaalaynayaan.
applied the verses in the Qur'an, meant to refer to disbelievers among the tribe of the Quraysh to
1
Wakhti xaadirkan ruqsada qareenimo mad-madawgaa aan kor ku xusay awgeed waxa laga qaataa oo bixiya:
insanity given at the request of the defendant, the following instruction was given:
1
Halkan waxaad ka heli doontaa caawimaad iyo talobixin khabiir ah oo ku saabsan dhammaan arrimaha helitaanka oggolaanshaha joogitaanka ama Dhalashada Jinsiyadda.
Housing Here you will find advice and guidance on all aspects of housing and homelessness.
1
Xildhibaannada qaar ayaa ku baaqay in Boris loo gudbiyo gudiga xuquuqda iyo sinaashaha ee baarlamaanka Britian si talaabo looga qaado.
Some accounts claim that Sir Walter was given control of English territories and interests in Brittany.
1
Dadka qaar ayaa aaminsan in madaxda Dowlada Federaalka ay u dhaqmaan in sidi 'xalay dhalay' oo kale.
Many consider the Federal Reserve to be "government."
1
(Madaxdu haddii ay ku heshiin waayaan Halka kursi ee banaan,maxaa lagu kala reebayaa?
(If I cried out, who might listen me up there, one of the angelic orders?).
1
Miyeyna Dayin Xukunka Samooyinka iyo Dhulka, iyo waxa Eebe abuuray oo wax ah, iyo inay Mudantahay inay Dhawdahay Ajashoodu, Hadalkayse Quraanka ka dib Rumayn.
Have they not observed the government of the heavens and the earth, and all the things that God created, and that their time may have drawn near? Which message, besides this, will they believe in?
1
Lama yaqaan inuu ku soo noqonayo iyo in kale.
It's unknown whether he will return.
1
11 waayo, kii salaamaa, wuxuu ka qayb galaa shuqulladiisa sharka ah.
11 for those that give them a greeting participate in their evil deeds.
1
Kulanka ayaa inta uu socday waxaa loo hadlay qaabka canshuuraha loo qaadayo oo ugu dambeyn la isku raacay inay noqoto mid electronic ah, si meesha ay ugu baxdo in uu dhaco wax isdaba marin.
Below is The Format to eventually be committed to memory, so that it becomes a communication tool during conversation.
1
Nin uun hadduu gaajoodo, gurigiisa wax ha ka soo cuno, inaydnaan xukun isugu iman.
NAS If anyone is hungry, let him eat at home, so that you will not come together for judgment.
1
J: waxba kamuu cudurdaarane agaasaha cusub ee loo magacaabay xilkii wuu tirsaday, isagaana hadda cusbitaalka jooga.
Q: On having no excuses for the ankle now that he's on the floor:
1
Waa mid horumarsan kubada cagta sidoo kale - waana ciyaaryahan aad iyo aad muhiim noogu ah.
He is developed football-wise as well - and is a very, very important player for us.
1
Waxaad arkaysaa qof wixii uu hanti lahaa si yar looga qaadanaayo qabiil dartiis.
Beware someone who obsessively provides a wealth of a misdemeanor.
1
Boggan khayraadka waxaa loo abuuray faa'iidada dhammaan Masiixiyiin iyo kuwa doonaya inay wax badan ka ogaadaan Rabbiga.
Our Online Sermons will serve to benefit of all Christians and those who seek to know more about the Lord.
1
Hawl wadeenku waa inuu lahaadaa faham gaar ah mashiinada iyo filtarka.
The mechanical engineer has to obtain specific abilities and understanding.
1
Waxgaradka Hawiye waxaa laga sugayaa bal sidii ay ummadda ku dhaqan Muqdishu uga badbaadin lahaayeen dagaalkan qabiil ee dhamaan waayey.
His abilities were used to be the catalyst that enabled an entire nation to be saved from years of famine.
1
tuducdan ee qoraalkii jir ahaa taas oo keliya badan: "Laakiin waxa uu
There were too many sentences that began "This is."
1
Waxan halkaani idin-kugu soo gudbin doonaa qodob Muhiim ah oo dareenka nolosha aan kaga hadleeno maanta waxaana uu yahay maxaa lagu gartaa Sowjada wanaagsan/Xaaska...
I am going to tell you a story about an important lesson I learned, and how that lesson helps me today.
1
Badanaa cayayaanka waxay ku yaalaan meelaha hoose ee caleemaha.
Most species are found at low elevations
1
Waa wax qaali ah in maxkamadda la aado.
It's Expensive to Go to Trial
1
Haddii bakteeriyadaas ay negative tahay waa in aad habaysataa cunanda si acid-ka u yaraado.
If the above tips do not help, then you need to reduce the acidity of the stomach.
1
Islamku waa dariiqa nolosha bani'aadmiga oo dhan ..
Islam is the whole of man's life.
1
Waa baadhitaan dhab ah qarnigii 20aad ee warshadan.
This is truly a challenge of the Twenty First Century.
1
Waxa uu ammaanay fikradda ah technology blockchain, oo wuxuu ku yidhi "ka mid ah farsamooyinka badan oo halabuurka digital, blockchain leeyahay awooda uu ku noqon dhab ah badalka adeegyada maaliyadeed iyo suuqyada.
He praised the idea of blockchain technology, saying "among the many technologies that are driving digital innovation, blockchain has the potential to be truly...
1
Waxa uu yidhi " Runtii anagu waxanu doonaynaa anagoo ka baranayna casharada dawladahaa hore ee naga horeeyey ina aanu wax kabadal ku samayn doono habkan uu hada wax uwado oo ay sinadaan shacabka reer somaliland arintaasi waa mid hada aani xisbiga kula soo dar daarmayno hadii aanu beenaynona waa mid aad wax naga waydiin doontaan. "
"Monsieur," said he, "although we may be now persuaded of the truth of what you say, there is yet a strange mystery in all this.
1
Aqoonta aasaasiga ah ee fikradaha jireed qaarkood ayaa loo baahan yahay.
The knowledge of some basic law concepts is necessary.
1
Ibraahim wuxuu arkay Injiilka Masiixiyiinta oo kaamil ah.
Abraham saw with a righteous eye the promised outcome.
1
In kasta oo gaalada soo barbaariyeen Quluubtooda islawayni ah
unbelievers in their secret hearts.
1
Waa la ogaa waxa iman kara marka sidaas la yeelo, balse dhag looma dhigin.
The place is real, but the stones are not.
1
Waalidiinta badankood waxaa sidoo kale lagu talinayaa inay lahaadaan nidaamka Isofix-ga ee baabuurta la dhigo.
Most of them also have a seat reclining system.
1
Waxaad ku gubi doontaa dufan shidaal ah meel ka mid ah xargaha.
Burn a hole in one's pocket
1
Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa maanta baaritaano adag waxa ay ka wadaan wadooyin ka mid ah..
Thus the present-day state of Bangladesh is careful planning
1
Dalalka aan looga hadlin luuqadda ingiriiska, waxyaabaha ay dumarkooda uurka leh ku wallacaan way ka duwan yihiin kuwa ku sugan Mareykanka iyo Ingiriiska.
American mothers are different from my fellow mothers in England and Ireland.
1
Intaa waxaa dheer, Turkiga wuxuu soo saaraa hubkiisa iyo qalabkiisa militariga, oo ay ku jiraan gantaalaha dalxiis oo gaaraya boqollaal kilomitir.
"In addition, Turkey produces its own weapons and military gear, including cruise missiles with a range of hundreds of kilometers.
1
Waan ogahay inaan si ka fiican u ciyaari karo, waan ogahay inaan shaqo ka fiican qaban karo.
I know he can play better and I know I can play better.
1
Waxaanse la xiriira iyaga sidaasi darteed waxaan sii wadi doonaa si ay u gutaan waajibaadka my."
I have to understand them in order to go on with my work."
1
Waxa uu intaas warkiisa ku daray in Shaqsigii u Hogaansami waayo Go'aankan Maamulka Degmada talaabo uu ka qaadi doono
He also stated that it is the Board of Management of the school that should make the decision
1
Mooshinka maanta laga gudbiyay Madaxweyne ku xigeenka galmudug ayaa waxaa ay sii hurin kartaa Khilaafka u dhexeeya madaxda ugu sareysa Maamulkaasi
football program can now boast of having the nation's top
1
Waxaanay ku eedeeyeen inay xukumadiisu tahay mid ay haween u taliyaan.
And showed them his judgements.
1
Taas waxa ay micnaheedu tahay in haddii mid ka mid ah aad meesha ka saarto qeybaha kala duwan ee uu habkan leeyahay, in difaaca cirka oo dhan uu qalqal gali karo.
That said, if you want to focus on something small in the foreground, the specificity of all those points may come in handy.
1
Kulma waa magaalada keliya ee dunida maanta loo diiwaan geliyay in dadka ku aasani ay ka badan yihiin kuwa ku dul nool.
Whites today are in fact the only people in the world who does not put themselves before other people.
1
Waxaan kaddib go'aansannay inaysan halkaasi ammaan inoo ahayn bukaannadeenna iyo annagaba.
Tonight, we are also asked to think not only of ourselves and our own needs.
1
5:9 Waxaan warqaddaydii idiinku soo qoray inaydnaan kuwa sinaysta raacin.
1 Corinthians 5:9 I wrote to you in my letter not to associate with sexually immoral people....
1
Caruurtan waxa dhalay waalid qarankan iyo dawladnimadan wax ka soo dhisay oo u codeeyey.
government and the party from which this government was born.
1
Marka laga reebo inay tahay meesha ugu horeysa ee xajka ee muslimiinta adduunka oo dhan, waa caasimad dhaqameedka dunida Islaamka iyo dheriga dhabta ah ee dhalashada muslimiinta adduunka.
In addition to being the prominent travel location for Muslims worldwide, it is the social capital of the Islamic world and a genuine mix of Muslims in general.
1
Mida kale somaali waa lawada yahay waana ku faanayaa markaa cidna kama xigtid kamana xisan kartid somaalinada waxa lagu kala duwan yahay maaha somalinmada waa siyaasad yaanay kaa hoos bixin.
MR. MCLAUGHLIN: So you're quite satisfied with there being no treaty and therefore no way to show displeasure, if not punishment, against those who seek nuclear weapons.
1
Shukaansiga Facebook, oo markii ugu horreysay daaha laga rogay 2021, ayaa laga bilaabay Mareykanka sanadkii hore ka dib tijaabooyin laga qaaday dalal kale.Adeeggu wuxuu intaa ka dib gaadhay Yurub, oo ay ku jirto Boqortooyada Ingiriiska
Facebook Dating, first unveiled back in 2018, has launched in the U.S. after test runs in other countries.
1
Xaallada ammaanka magaalada ayaa aad loo adkeeyay iyadoo ciidamo fara badan ay wadaan baaritaan.
The steady growth of the city has been due to the wide variety of
1
Helitaanka talo sharci ah ka qareenka socdaalka khibrad leh waxaa lagu taliyey.
Seek advice from an immigration attorney.
1
Intaa waa ri'yigeeyga.
That's my LA too
1
iska daaya faataa dhugta qofna qofna waxma yeeli karo meeshan malaa hadii lays hor fadhiyo baa fiicnaan lahaydee maxad la gubatay soo diga iiga dhigay in aan nibirigii bada afka uga kalay maaha
If You found wickedness in the angels and did not spare them, what will become of me?
1
Sow ma aha colaaddu iyo abaartu ciqaab Ilaahay?
Has this kind of person undergone God’s judgment and chastisement?
1
15 Markaasay ku tidhi, Ii ducee, oo waxaad i siisaa ilo biyo ah, maxaa yeelay, waxaad i siisay dalkii koonfureed. Kolkaasaa Kaaleeb wuxuu siiyey ilihii sare iyo kuwii hooseba.
15 But she answered: Give me a blessing, for thou hast given me a dry land: give me also a watery land. So Caleb gave her the upper and the nether watery ground.
1
Imaaraadka ayaa kulamadaa iyaguna ku bixiya awaamiir iyo waxyaabo uu doonayo in isaga loo fuliyo.
And that will cause them to open up to you and receive what you have to say.
1
Hadii ay kugu yartahay nafaqada aad cunayso, waxay wax u dhimaysaa ilmahaaga dhalan doona.
If you are pregnant, what you eat provides the sustenance for the baby.
1
keeni lahaayeen.haddana ay qorsheheeda ku jiraan.
They designed it and they programmed it.
1
• Waa inaad hubisaa inaad xaq u leedahay inaad u wareejiso xogta shakhsi ahaaneed ee annaga naga si aan si sharci ah u isticmaali karno, u hirgelino, uguna wareejino xogta shakhsi ahaaneed si waafaqsan heshiiskaan adiga oo ku matalaya;
You shall ensure that You are entitled to transfer the relevant Personal Information to Us so that We may lawfully use, process and transfer the Personal Information in accordance with this Agreement on Your behalf;
1
Wadnaha Koonfur -galbeed Ameerika, Arizona waxaa ka buuxa yaabab dabiici ah, magaalooyin firfircoon, iyo magaalooyin yaryar oo soo jiidasho leh.
In the heart of the American Southwest, Arizona is filled with natural wonders, vibrant cities, and charming small towns.
1
Aasaaska doodaas waa mid aan fiqi diineed iyo faham waaqac toona ku qotomin.
This is a myth about God that is based on conjecture and ignorance.
1
Ma jiraan wax dhibco ah oo ku yimaada vislobrew vietnam?
Is there a difference in Vietnamese?
1
Waa meel ay durba kugu maaxaneyso muxibadda kalgacalka haddii aadan aheyn qof qalbi maran oo aaney dararta caashaqu qaban.
This will help you get into the mood of taking a bath, in case you are not a bath person.
1
Intaa waxaa dheer, ma jirto cid kuu balan qaadi karta in sharaxaada aad bixisay la aqbalayo.
No one can guarantee you will be given the scholarship.
1
Isla mar ahaantaana, raaci warshadda iyo ciidda biyo socda shan maalmood.
for further observation and testing for five days.
1
Magaalada Burco oo Saaka Jawi cusub ku waaberisatey & waxa ku...
Ah...the smell of fresh puke in the morning And...
1
Daalka sida badan wuxuu daran yahay xilliga lagu guda jiro toddobaadyada ugu horreeya iyo kuwa ugu danbeeya ee xaammilnimada.
Therapy is often intensive during the first weeks and months of treatment.
1
Maanta waxay ahayd maalin mudan inaa c/qeyb diid ladoorto
Today is the day I quit /b/.
1
Waxaan arkaa rajo badan oo ay leeyihiin Somaliland iyo Somalia maanta oo ka badan tii aan qabay shalay, bishii hore, sanadkii hore iyo 1998-kii.
I set more group work now than I used to, in both 1st and 2nd year.
1
waxan u keenay suuqa in la ila arko dhibkaan ku qabo.
I took it to the store to trade it in.
1
Waxaan halkaa u tagi lahayn sidii aan talyaani uga soo dhigi laheyn hase yeeshee markiiba waxaa ii caddaatay inuu dalkaasi xiise ii yeelan doono.
I won't be going to Italy any time soon, but these eggs sure made me feel like I was there.
1
In uu adeegyo dhinaca taageero maamul oo guud fidiyo si uu ku caawiyo Saraakiisha Amniga in ay gutaan waajibaadyadooda ku aaddan xubnaha shaqaalaha iyo dadka ku tiirsan;
Provides general administrative support services in order to assist the Security Officers fulfil their duties vis-a-vis staff members and their dependents;
1
Miyuusan kanu ahayn koobka sayidkaygu wax ku cabbo, oo uu ku faaliyo?
This is the cup from which my lord drinks, and which he uses for divination."
1
Waxaan is-leeyahay rikoodh yar inta la hoos dhigay ayaa laga matajiyay.
I've got quite a bit of low hanging
1
Aa oo haha.
It ain't here
1
Baarlamanka Somaliya oo go'aamiyey inay dib u dhigaan fasaxoodii Xagaaga si ay u xaliyaan Mooshinka. | Xaysimo News
The Duponts decide to move to their summer home.
1
Waxaa uu intaa ku sii daray in muwaadiniinta Kenya ay yihiin dhibanayaal kooxda Al Shabaab gudaha Kenya.
It added that people with albinism were found in every country.
1
Allaha u Naxariistee xeer ilaaliye ku...
God's Grace of the Law...
1
Ma u baahannahay in aan is warsanno waydiin ah: Isbaddal iyo Aragti cusbooneysiin ma u oommannahay, si siyaasaddan fadhiidka ah ee na daashatay aan u dabar jarno, una dhisno Soomaaliyada noo qalanta ee aan ku riyooneyno?
So we have to ask ourselves, are we just going to turn around and go back to the same policies that got us into this hole in the first place?
1
Ugu yaraan 20 qof ayaa ku dhaawacmay toogashadii ugu dambeeyay, oo seddex ka mid ah ay yihiin saraakiil booliis - in kasta oo booliisku ay sheegeen in dhammaantood aan la dilin.
About 20 people were injured in this latest incident, three of them police officers although the police said not all of them were shot.
1
VITILIGOBaraska waa cudur maqaar oo ka dhasho halwgab ku dhaco unugyada eebe ugu tala galay in oogada ay midabeeyaan.Unugyadaas oo lagu magacaabo (Melanacytes).Baraska waa cadcadaad ka soo muuqda meelo ka ...
The monument is a testimony that relief from suffering is an outcome of the Gospel, and that the means thereto are from the Lord.
1
ee UCID, waxaa uu diyaariyay barnaamuj uu kaga gudbayo khilaafkaad iyo
This will be achieved through a program consisting of talks and
1
Inaad qaado dhabaha nebiga (S.C.W.) oo raadkiisa raacdo waa inay noqotaahadafka iyo ujeedada aad higsaneyso si aad u gaarto guul iyo liibaan iyobadbaado adduun iyo aakhiroba.
Hold fast to the qualities enjoined by your religion and keep to the path of your Prophet (s.a.w.s.) that you may prosper in this life and the hereafter.
1
Waxaan iska ilaaliyaa dhaqaaqa badan kadib markaan haysto shay 40-kiilogaraam ah, taa bedelkeeda, xoogaa waan baqayaa.
Because I'm afraid to change lanes at 75 mph, I keep "falling" off the highway.
1
30 Oo intay sii socdeen ayaa war u yimid Daa'uud, oo waxaa lagu yidhi, Absaaloom wuxuu laayay wiilashii boqorka oo dhan, oo mid qudhuhuna kama hadhin.
30And while they were on the road a rumor came to David, saying, "Absalom has slain all the king's sons, and there is not one of them left!"
1
Ciyaartaas oo ahayd tii ugu doofaarsanayd waxay ku dhamaati gobol yar oo gobol weyn ku tuntay.
The main street ends in a small square.
1
Laakiin waxaa is waydiin mudan hawiye qayla dhaankii ay soo direen waa loo oofiyay ee muxuu yahay qorshaha iyo soomaali weyn meeshaad u wadaan idinkaaba tiinii dhisan waayee.
But I'm wondering if you're moving and why you have a big thingy in your lawn which you're filling with old furniture and stuff.
1
Waa markii kowaad sidii uu Yurub waxbarasho ugu kacay ee ay isaga iyo Negeeye kulmeen.
This experience was her first time in Europe.
1
xusuuso markuu yidhi (Nabi) Ibraahim Eebow kayeel Magaaladan (Maka) aamin kuna Arzaaq Dadkeeda Midho kooda rumeeya Eebe iyo Maalinta dambe (Qiyaamada) (Eebe) wuxuu yidhi iyo kan gaalobaba waan u raaxayn in yar markaas waanu galin Cadaabka Naarta meel la ahaadana iyadaa u xun.
And when Ibrahim said,'My Lord, make this a place of safety and provide its inhabitants with fruits - all of them who have iman in Allah and the Last Day,' He said,'I will let anyone who becomes a kafir enjoy himself a little but then I will drive him to the punishment of the Fire.
1
Jeneraalka ayaa lagu magacaabaa
the Mask of Fire
1
Waxaan Eebbe kaaga baryi in uu ku siiyo xigmad iyo garasho iyo weliba geesinimo aad ku aqbasho casuumaadan furan.
I pray God gives you the wisdom and the knowledge you need to handle this situation.
1
Previous article Qof la dilay oo meydkiisa la soo dhigay mid kamid ah xaafadaha Muqdisho
an object made by a person in the past
1
Waa muhiim in la ogaado noocyada kala duwan ee barafka iyo waxa caabinaya.
It is important to know about all the different types of ice and their uses.
1
Eygii ayaa habeenkii gaajooday oo kolba dhinac ka eegay wasladii hilibka ahayd.
When he opened his eyes, he shivered in the night air.
1
Ma xitaa ogeyn waxaa uu ahaa wax caynkaas ah?
didn't even know what that was?
1
Sidoo kale waxa uu xusay in qof walbo oo ku nool Muqdisho looga baahan yahay inuu dariskiisa ka war hayo islamarkaana ay si wadajir ah isugu gurmadaan.
He also said all the tribes should come to the table at the same time to negotiate one compact for all.
1
2:25 Oo kanu waa ballankii uu inoogu ballan qaaday oo ah nolosha weligeed ah.
1 John 2:25 "And this is the promise that He hath promised us, even eternal life."
1