so
stringlengths 4
1.24k
| en
stringlengths 4
1.73k
| sco
float64 1
1
|
---|---|---|
Waxaad ka gadaa deriskaaga ama saaxiibkaa ama tabeele ku qor oo ku dheji meesha xaafaddu waxay gadayso ay ku soo dhejiso ama barta internetka.
|
Ask a friend or someone at a related website to link to your site from their site, or in a blog post.
| 1 |
Dadkaasi iyagoo aan is aqoon su'aalaha ay i waydiin jireen isku mid ayay ahaayeen, waxa ayna aad uga xumaayeen wadaniyad xumida dadka Soomaaliyeed.
|
The people I know who have are all telling me the same things. and what they tell me about the Cuban healthcare system is pretty bad.
| 1 |
"Laakiin ma garaneyno haddii ay awoodi doonaan inay yimaadaan sababo la xiriira taariikhaha.
|
"But we don't know if we will have the opportunity to harvest.
| 1 |
Kala mudan miciinkiyo wax qabad, meesi ku halayne
|
of the text, based on where we got in
| 1 |
Rasuulkuna (naxariis iyo nabadgalyo Eebbe korkiisa ha yeelee) wuxuu yidhi, “Addoonka iyo gaalnimada waxaa u-dhexeeya salaadda.”
|
She said: ‘Lord, we are frightened.
| 1 |
Waxaan ku waydiiyey miyey korayaan mise way yaraanayaan?
|
Do you grow up or not?
| 1 |
adaa yaabaayee bal eeg waxa meeshaan ka socdo waa muuqaalkii ugu danbeyay fanaan gabar yar quruxleey ah muuqaal galmo ah la keenay oo ku raaxeystay
|
I indicate, she's sort of charming as well as has just what appears to be an excellent, small amount of physical body.
| 1 |
Intaa waxaa dheer, marka la eego qaybinta awoodaha, waxay ka bilaabmi lahaayeen 256 GB illaa ay ka gaaraan Qaaxada awoodda.
|
According to Nelson, a total capacity of 256GB can be achieved when mounted on both sides.
| 1 |
Markaa waxaan u arkaa iyadoon la caddayn in maamuuska layska xayuubiyo waa arrin aad u foolxun.
|
I learned that the problem at work was not fixable.
| 1 |
haweenka soomaaliyeed oo ku nool qurbaha way ka duwan yihiin kuwa ku nool gudaha,
|
Women's prisons are different in
| 1 |
hadii qofku uu ku waydiiyo halka aad warka ka heshay, uga jawaab waxa uu danaynayo.
|
When a relative sends information, ask where they got it.
| 1 |
Oo meesha isaga rugta u ah Ayuu wuxuu ka soo fiiriyaa kuwa dhulka deggan oo dhan,
|
From the place of his habitation he looketh upon all the inhabitants of the earth.
| 1 |
kuwa dhiba Eebe iyo Rasuulkiisa wuu lacnaday Eebe Adduun iyo Aakhiroba, wuxuuna u darbay cadaab wax dulleeya.
|
Verily those who annoy Allah and His apostle, --Allah hath cursed them in the world and the Hereafter, and hath gotten ready for them a torment Ignominious.
| 1 |
Ma waxaa lagu sii daayaa shuruud la'aan?
|
Do They Go Unpunished?
| 1 |
garaan xiliga quusta amaba marka ay joojiso in ay ku dhacdo caadada waxaa
|
Knowing when to move forward or when to stop.
| 1 |
Jamaacadda xiddigtu waxay shaqo fiican ku leedahay filimka oo dhan.
|
All of the film's stars do an apt job in their roles.
| 1 |
Laakiin waxaad u baahan tahay inaad ogaato sida loo abuuro cineraria silver, si ay geedo xoog leh ka soo baxaan.
|
You will need to know how to take ginger to improve the power output.
| 1 |
Nin walboow waxaad heli kartaa horay u sii qaado,
|
Everyone can go forward.
| 1 |
Suáal: Doorashada ma waxaad qabtaa in la qabto waqtigeedii mise in dib loo dhigo oo lala sugo intii dalka Soomaaliya ay suurto gal ka noqoneyso in lagu qabto?
|
Question: Do you get to see conference or do you have to wait for the Ensign?
| 1 |
Waxaadna Arkaysaa Buurihii ood u Malayn inay ingagantahay (Sugantahay) iyadoo u Socoto sida Daruuraha, waase Sancada Eebaha Sugay wax kasta, Eebana waa Ogaha waxaad Falayasaaan.
|
You now see the mountains and consider them firmly fixed, but then they shall pass away even as clouds pass away. That will be the handiwork of Allah Who has created everything with perfect wisdom. He is well aware of what you do.
| 1 |
Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE waxa uu si kulul u cambaareeyay xadhiga wasiir ku xigeenkii hore ee wasaaradda hawlaha guud Cabdirashiid Ducaale Qambi oo dhawaan isaga iyo rag kale oo ka soo jeeda deegaanka Buuhoodle, ay xukuumaddu xabsiga u taxaabtay, kuwaasi oo uu guddoomiyuhu xadhigooda ku tilmaamay mid xaaraan ah oo sharciga'aan waafaqsanayn.
|
The death of a general indicted for war crimes frees the Croatian government from a tight spot between The Hague and the locals who saw him as a hero.
| 1 |
Waxaan leeyahay ilmo 18-bilood jira, balse markii uu xanaaqo nafta ayuuiska gooyaa!
|
I have an 18-year-old son who gives me PLENTY to worry about!
| 1 |
Ka maqaalkan qorey iyo adiguba Labo kala daran ayaad tihiin.
|
I want you to read it, both of you,
| 1 |
Qaabka qoraxda ayaa sidoo kale leh macnooyin badan marka la eego dhaqanka in tattoo uu ka yimaado.
|
Did he pay back what he received from them?
| 1 |
Sanadkii 1964 qoriga M16 wuxuu galay shaqada ciidanka maraykanka waxaana loo daabulay aagaga dagaalka uu ka socday intii lagu guda jiray dagaalkii Vietnam, 1969 qorigaan waxaa lagu badalay qoriga M14 si uu u noqdo qoriga ugu fiican ee ay ku dagaalaman maraykanka, M16 ayaa lasii hormariyay isagoo loo weyneeyay qaadaka qasnada lana gaarsiiyay ilaa sodon baalooto, waxaa soo baxay M16A2 iyo M16A4 1998 waana facii afaraad ee qoriga M16 wuxuuna wataa qalab dhamaystiran.
|
In 1969, the M16A1 replaced the M14 rifle to become the U. The M16A1 improvements include a bolt-assist, chromed plated bore and a new 30-round magazine.
| 1 |
Waxaad u leeyihiin in ay wax miiran suulka ama farta yar adag tahay shaashadda ka badan aad si caadi ah u lahaa on shidma gadaal Jaha ah, oo waxay ku waa sidaas wax yar ka gaabis badan ugu fiican jiilka jir ah dareemayaal, laakiin ay u shaqayso si aad u wanaagsan haddii aad u hesho barta saxda ah.
|
You have to press your thumb or finger a little harder on the screen than you normally would on a rear-mounted sensor, and it is ever so slightly slower than the best of the old generation of sensors, but it works very well if you get it in the right spot.
| 1 |
Waxaa laga yaabaa inaad la yaabtid in kilyahaaga aan laga saarin jirkaaga.
|
You might be surprise that your little girl will not want to be left out of the action.
| 1 |
Dad Yaminiyiin ah oo ka soo qaxay dagaalada kasocda Qeybo kamid ah Dalka Yaman ayaa soo gaaray deegaanada Maamulka Somaliland , waxaana dooni siday dadkaasi ay...
|
institutions from different parts of India participated in the Moot, and we expect this number to
| 1 |
Kaliya buuxi meelaha ka hooseeya, waxaanan ku heli doonnaa koonto cusub oo adiga kuu gooni ah waqti go'an.
|
Just fill in the fields beneath, and we'll get a new account arrange for you very quickly.
| 1 |
Markaasay soo degeen aayaduhu, illeen Yuhuud iyo Nasaaro iyo gaaladii kalaba waxay warsan jireen warsi xun iyo madax-adayg wayna ka gaaloobi jireen.
|
Verily I fear for you the chastisement of a painful day.
| 1 |
Goolashaas sedexda ah ayaa kala yimid daqiiqadihii 7-aad , 17-aad iyo 20-aad halka goolka labaad uu ahaa mid uu ku dhaliyay rigoore .
|
Among those birdies was the 2nd, 9th, 11th and 17th holes which he birdied for the second day in succession.
| 1 |
Markaan meesha ka dhaqaaqayba waxaan bilaabay inaan ku ducaysto: "Illahaw kalsoonida ha naga qaadin."
|
If I ever pray again, I'll be sure to say, "INDUCE us not into temptation."
| 1 |
Maxaa ku dhacay baabuurta fiilada ee Uzungöl
|
What happened to the electric car?
| 1 |
Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa hadalkan ka sheegay shir-jaraa'id oo uu maanta ku qabtay magaalada Hargeysa, waxaana uu hadalkiisii u dhignaa sidan:
|
Uthman had his way and so this verse is in the Qur'an today.
| 1 |
1914kii ayaa waxaa loogu yeedhay Khilaafadii Cismaaniyada (the Ottoman Empire) ee dalal badan oo Islaam ah iyo qayba ka mid ah [...]
|
In 1915 a genocide happened in the Ottoman Empire and...
| 1 |
2 Oo dalka weli hadhay waxa weeye kan: gobollada reer Falastiin oo dhan iyo reer Geshuur oo dhan,
|
2This is the land that remains: all the regions of the Philistines and all the Geshurites;
| 1 |
Lakabka koowaad ee dabacasaha waxaa ka buuxsantay dhoobo.
|
The first bottles made of clay are filled with mineral water.
| 1 |
Waxaan leenahay koox xirfadlayaal ah oo leh khibrad hodan ku ah naqshadeynta baakadaha iyo wax soo saarka.
|
We have a professional team of manufacturing & selling.
| 1 |
Bal wuxuu leeyahay waan iska kaa siinyaa oo waa iga hadiyad.
|
Come and I will give you a gift.
| 1 |
"Faysal wuu hadlay wuxuu ku hadlayeyna waa la arkaayey, Wakiilku wax dambiya muu galin, sabab dalka aanu uga saarnaana ma jirto, kama saarayno."
|
People are yelling because they are ignoring them, and we are a people that will not be cast aside.
| 1 |
"Ma dhihi karo waxaa uu ahaa macalinkii ugu wanaagsana ee aan arko ,laakiin waxaan odhan karaa waxaa uu ahaa tababarihii ugu wanaagsanaa 27-kii sano ee la soo dhaafay.
|
I can't say it's the best movie I've seen, but I can say it's the best movie I've seen in a long time.
| 1 |
"Waxay ila tahay waa raali galin ayuu ka mudan yahay Sterling."
|
"I'm smarter than a Vulcan."
| 1 |
Kala mudan kii hore iyo kan maantu, waa komishanka doorashooyinka.
|
The People, that Electorate, before the Election Commission.
| 1 |
Waa in la abuuraa iskaashi ka dhaxeeya booliska iyo shicibka.
|
The panel must make a recommendation to the police and crime
| 1 |
Wuxuu ku qoray xusuus-qorkiisa: "Thomas Edison wuxuu ahaa ilmo maskaxda ka jiran oo damiin ah kaasoo Hooyo Halyey ah darteed noqday Cabqarigi Qarniga."
|
Deeply moved, Edison wrote in his diary: "Thomas A. Edison was a mentally deficient child whose mother turned him into the genius of the Century."
| 1 |
Xogta tijaabooyinkaas waxaa loo gudbiyaa Maamulka Cuntada iyo Daawooyinka Maraykanka (FDA) si ay u go'aamiyo badqabka iyo waxtarka tallaalka.
|
Data from these trials will be provided to the Food and Drug Administration (FDA) to determine vaccine safety and effectiveness.
| 1 |
Meelahan waxay qayb ka ahayd Oman ilaa bartamihii qarnigii 11aad, ka dibna dhulkani wuxuu noqday qayb ka mid ah Yemen.
|
This area was part of Oman until the middle of the 11th century, and later this area became part of Yemen.
| 1 |
Waxaan kaaga mahadcelineynaa doorka aad ka geysatay badbaadada taraafikada waxaan kuu rajeyneynaa fasax wanaagsan.
|
We thank you for your understanding and wish you a happy holiday season.
| 1 |
Xoghayaha Guud ee QM Antonio Guterres waxa uu sidoo kale soo dhoweeyay heshiiska cusub ee u dhexeeya hoggaamiyeyaasha Soomaalida, waxa uu ku boorriyay dhammaan saamilayda in ay si deg deg ah u hirgeliyaan heshiiska cusub, kaas oo ah "tallaabo muhiim ah oo loo qaadayo qabashada hannaan doorashooyin oo hufan oo aan dib u dhac dambe ku imaan."
|
UN Secretary General Antonio Guterres also welcomed the newest agreement between Somali leaders, urging all stakeholders to swiftly implement the new agreement as a "critical step toward the holding of a consensual and transparent electoral process without further delays."
| 1 |
Marka hore, waxay leeyihiin blog si ay u sii socdaan.
|
First, it is have a blog.
| 1 |
Ninkii ayaa waxa uu ku yidhi: Ma ii ballan qaadaysaa in aanaad cidnaba u sheegi doonin hadaan kuu sheego sirtan??
|
Nurse: "Do you promise not to freak out if I tell you?"
| 1 |
(Selaah) 81:8 Dadkaygiiyow, bal i maqla, Oo anna waan idiin digi doonaa, Reer binu Israa'iilow, bal haddaad i maqli lahaydeen! 81:9 Waa inaan ilaah qalaad idinku dhex jirin, Oo waa inaydaan innaba ilaah qalaad caabudin.
|
8 Give ear, O my people, and I will give you my word, O Israel, if you will only do as I say! 9 There is to be no strange god among you; you are not to give worship to any other god.
| 1 |
15 Oo sidaasaan cadhadayda ugu dhammayn doonaa derbigii iyo kuwii dhoobada aan nuuradda lahayn ku malaasayba, oo waxaan idinku odhan doonaa, Imminka derbigii iyo kuwii malaasayba ma jiraan.
|
"And thou shalt say, I will go up to the land of unwalled villages; I will go to them that are at rest, that dwell safely, all of them dwelling without walls, and having neither bars nor gates."
| 1 |
Dhamaantood waxay ku jawaabeen " Bar madow."
|
They say, "Basic black."
| 1 |
arimaha aan soo sheegnay oo dhami waxay cadaynayaan inaanu ninkaasi wariye ka soo warama goboladaa oo nadiifa noqon Karin .
|
These guys are mentioned usually to show that we did not make up any of these connections.
| 1 |
dhisnayn, isla markaana qofka bini'aadamka ahi aalaaba ma'aha mid
|
A House Not Built for Human Beings
| 1 |
Waxaan leeyahay hambalyo, runtii go'aamadda ka soo baxay waxay ahaayeen go'aamo aad u meel mar ah, markaa aad baanu u soo dhaweenaynaa."
|
There was a vote and it was a close decision, we understand."
| 1 |
(35) Naf kastaa waxay dhadhamin Geeri waxaana idinku Imtixaami Shar iyo Khayr Ibtilo darteed, xagganagaana laydiin soo Celin.
|
This Tauheed religion (Islamic Monotheism) is the religion of your ummah (followers), the one religion, and I am your Lord, therefore worship Me.”
| 1 |
Marka ad meel soke ka eegto, waxa kuu soo baxaya inay saddex waji mid uun u dhici karto oo kala ah:
|
"Looking forward, there are only three possibilities:
| 1 |
3- Quruxdoodii waa la qariyay
|
There's so much beauty hidden
| 1 |
Haddaadan sidaa falin laabtaada waxaan ka buuxin shuqul, faqrigana kaa awdi mayo."
|
But if you do not do that, I will fill your heart with worldly concerns and will not take care of your poverty."[18]
| 1 |
Haddiiba uu qabtay Siilaanyo ma ku amaanan yahay mise waa waajibkiisii oo uu gutay?
|
Does he take it himself or is it given to him?
| 1 |
'In uu dhiigaaga kugu dhacay' macnaheedu waxay tahay:
|
"Your blood means our life..."
| 1 |
Ka dib markaad xidhato, waxaad isticmaali kartaa gacantaada si aad u qabato dusha sare, xajmiga.
|
Once you've a steady beat, use your hand on a table to make the sounds.
| 1 |
Qaar badan oo milkiileyaasha websaydhka ah iyo isticmaaleyaasha internet-ka, ma helaan wax fikrad ah oo tan xitaa loola jeedo.
|
For many website owners and internet users, they have no clue what this refers too.
| 1 |
Kaahi waatan iyada oo aad mooddo xuuralcayn u daawasho timid dunidan.
|
Quietly like a mouse she slipped into the world
| 1 |
Qodobadan iyo kuwa kale ee la midka ahba waa kuwa dalka iyo umaddu 25 sanadood horumarka ku soo gaadhey.
|
Many states and cities are being controlled by the same political groups for twenty, thirty years.
| 1 |
Qofka kale ee qaraxa ku dhaawacmay ayaa ahaa nin Askari ahaa oo aan xilligaas shaqo ku jirin.
|
First of all, there was a former Soviet Officer there who was NOT an agent.
| 1 |
6Raaxeelna waxay tidhi, Ilaah waa i xukumay, codkaygiina wuu maqlay, oo wiil buu i siiyey.
|
The Quran proclaims: “He is God, the One without like; He is all-hearing and all-seeing.” (42:10).
| 1 |
All fiilooyinka hogaanka badeli iyo fiilooyin hogaanka leeyihiin dumar saldhig "ammaan."
|
Both the book and film adaptations of "Little Women" feature all white leads.
| 1 |
Beelaha ku dagaalamayay Balli Sokor ayaa kasoo kala jeeda Cadaado iyo Caabud-waaq, waxaana ka dhashay dagaalka khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac.
|
where the battle waxed the hottest, and where the dead and wounded lay the thickest.
| 1 |
Gaadiidka baakidhka leh ukumaha iyada oo aan laga saarin ka soo kicinta waa dhibaato, iyo gawaarida lagu riixo meel waa halis culus.
|
An overloaded washing machine is a problem, but an unbalanced load is problematic.
| 1 |
Inaalilaahi wa inaa ilahi rajucuun, waaxaan u malaynayaa inay ahayd accident qof muslim ah oo deen leh kuma dilo kas.
|
I understand he has messed up with the law but it was an accident not planned killing.
| 1 |
Ka dibna dhalinta aqoonta bartay la ga dhigo qaadayaasha farriimaha barnaajimka.
|
Finally, students should become familiar with the Accountancy Program's
| 1 |
Mise waxaa dareentaa raaxo badan iyo macaansi aadan horay u dareemi jirin marka aad kaadinayso?
|
Do you have a lot of sequels or series that you haven't caught up on yet?
| 1 |
Re: Su'aal: Waxaan isku arkakay qooraha oo aad ii cun cuna?
|
I've seen the buckets of food YOU eat.
| 1 |
4-dawacada waxay jeceshahay iney habeenkii ugaarsato maalinkiina nasato hase yeeshee qaarkood ayaa jecel in maalinkii ay ugaarsadaan waase hadii meesha ay ku noolyihiin aamin tahay oo halis badan laheyn.
|
Most hamsters are nocturnal animals that sleep during the day, but some can be active during the day if they aren't happy with their surroundings.
| 1 |
Software wuxuu kuu ogol yahay inuu turjumo erayo hal hal, weedho iyo qoraalka buuxa.
|
Language translation allows you to translate a single word or the entire text.
| 1 |
"Taam ahaanshaha Neymar Jr waxay noqon doontaa ciyaar ku adag kooxda...
|
"Blackburn will be a tough game.
| 1 |
Waxaan marti qolalka chat noo gaar ah, waxaana sidoo kale kor u qaadaan goobaha kale ee galmada webcam ay leeyihiin saaxiibadeena.
|
Secure Residential Neighbourhood and we have our own on-site staff plus CCTV cameras installed at the place.
| 1 |
Dhawaan ayaa waxa ay shabakadaha qaarkood qorayeen warar sheegaya in calanka wax laga bedeli doono ayna qorshahaas wadaan dalalka Kenya iyo Ethiopia.
|
Reports suggest that the film's remaining schedule is going to be finished in Georgia and Turkey.
| 1 |
Eebe waa kan ku Abuuray Samooyinka iyo Dhulka Lix Maalmood, wuxuuna ahaa Carshihiisu Biyo korkood inuu idin Imtixaamo kiinna Camalka Wanaagsan, haddaad dhahdo waa laydin soo bixin Geeri ka dib waxay odhan kuwii gaaloobay kani waxaan sixir Cad ahayn ma aha.
|
It is He who created the heavens and the earth in six days—and His Throne was upon the waters—in order to test you—which of you is best in conduct. And if you were to say, “You will be resurrected after death,” those who disbelieve would say, “This is nothing but plain witchcraft.”
| 1 |
Mise waxaad adigu [Muxammadow] ku waydiisataa ujuuro [fidintaada diinta] sidaa awgeed dayn la culaabaysan yihiin?
|
Or they may ask you to pay fees,...
| 1 |
Qaarkood ma oga maqaamka ay leedahay magaalo madax.
|
Some people don't even know the name of the department.
| 1 |
Waxaana raysigaan ak qaaday wariye Mukhtaar Suudaani Daawasho wacan.
|
We have decided to take the Swiss approach and ask the people.
| 1 |
Xasan Cali Kheyre ayaa meesha ka saaray in amniga Muqdisho uu liito sidoo kalena aan shir lagu qaban karin sida ay sheegeen madaxda dowlad Goboleedyada qaar.
|
According to Karat, banning the organisation will also mean that the groups can't hold meetings publicly.
| 1 |
Go,aanka ayaan noqonayasa kii ugu horeeyay ee uu ka noqdo madaxwaynahu waxaana markii hore keenay in talaaban uu Muuse Biixi qaado ka dib markii boob badan oo loo gaystay dhulkaasi Raasiga ah oo dan-guud ahaa waxaana la filayaa in markale muran xoogani ka dhalan karo xayiraad ka noqoshadiisa oo markii hore keentay joojintiisa.
|
Moses declined God's first invitation to be a leader and then his anger kept him out of the Promised Land.
| 1 |
Laakiin taasi kama ay reebin go'aankiisii ahaa in uu ka gun gaadho samaynta barnaamijyada kombiyuutarka waxa aanay aakhirkii ku hoggaamisay in isaga iyo Paul Allen ay sannadkii 1975kii dhiseen shirkadda weli la loodin la' yahay ee Microsoft oo ah tan maanta ugu weyn dunida oo dhan dhinaca samaynta barnaamijyada kombiyuutarka.
|
But he went into business at his early age of 15 before his graduation with Paul Allen In the year 1975 he and Paul Allen fromed the company Microsoft which is today's most successful software company.
| 1 |
Markuu Tixgeliyey:Ahmiyadda weyn ee Wasaaraduhu u leeyihiin Dalka iyo Dhismaha Qaranka;
|
Then he told them a parable: "The land of a rich man produced abundantly."
| 1 |
Sikastaba ha ahaatee dadka qaba xanuuka qaaxadu sida ay u dhanyihiin cudurka ma faafiyaan.
|
The beneficial insects do not carry disease.
| 1 |
Waxaan ugu jawaabay; waxaan jecelahay inaan iska fikiro.
|
I replied, "I would like to think so."
| 1 |
Haddii dalabkaaga soo noqoshada la aqbalo, waa inaad ku soo celisaa shayga (yaasha) gudaha gudaheeda 7 maalmo.
|
If these requirements are met, your refund will be processed in 7 days.
| 1 |
Markaad tagto garoonka Mumbai / tareenka tareenka, soo qaado oo u wareeji Lonavala. Markaad timaaddo, jeeg-geli hudheelka. Lonavala ayaa caan ku noqotay sababtoo ah dabeecada sida dabiiciga ah sida: dooxooyinka, buuraha, biyaha qoyan, cagaarka cagaaran iyo dabaylaha dabiiciga ah. Gobolkaasi waxaa ka buuxa qurux dabiici ah. Lonavala waa gabay ficil ah oo Ilaah abuuray. Subaxdii kordhay halkan waxay u egtahay sidii ay u rusheeyeen biyaha oo dhan. Shimbiraha Chirping si tartiib ah ayay u kicin karaan naftooda, dhammaantoodna waxay sameeyaan subax dhab ah oo wanaagsan. Maalinta inteeda kale waxaad ku darsataa wakhtiga firaaqada ama waxaad dooran kartaa inaad sahamiso suuqyada maxaliga ah si aad uga heshid raashinka raashinka ee Lonavala. Habeenimadu waxay joogtaa Lonavala.
|
Upon arrival at Mumbai airport/ railway station, pick up and transfer to Lonavala. On arrival, check-in to hotel. Lonavala has become famous because of nature’s gift like: valleys, hills, milky waterfalls, lush greenery and pleasant cool winds. This region is full of natural beauty. Lonavala is an epic poem created by God. The morning Sun rising over here appears as if it is sprinkling rose water all over. Chirping birds gently awaken oneself and all of this makes it a really Good Morning. Spend the rest of the day at leisure or you may choose to explore local markets to enjoy delicious foods of Lonavala. Overnight stay at Lonavala.
| 1 |
Marka labaadna waa iyadoo Habaryoonis laba loo kala qaybiyo oo Bari iyo Galbeed la yidhaa oodi ab ka dhaw ninka Isaxaaq ee Hargeysa dega iyo ka Sacad Yoonis ee Bari guntii dega maxaa iskaga jira.
|
Will Heaven prevail against the dark, will Hell engulf the light, or will you strike them both down?
| 1 |
Oo addoommadiisii intay gaadhifaras Megiddoo kaga qaadeen isagoo meyd ah ayay Yeruusaalem keeneen oo qabrigiisii ku aaseen. Markaasay dadkii waddanku soo wateen Yehoo'aaxaas ina Yoosiyaah, oo intay subkeen ayay boqor uga dhigeen meeshii aabbihiis.
|
And his servants carried him in a chariot dead from Megiddo, and brought him to Jerusalem, and buried him in his own sepulchre. And the people of the land took Jehoahaz the son of Josiah, and anointed him, and made him king in his father's stead.
| 1 |
Qiyaasta daawada oxiracetam waa ka yar tahay burcad-badamaha, laakiin taasi macnaheedu maaha qadar yar oo ku filan.
|
The dosage of oxiracetam is less than that of piracetam, but that does not mean a small amount will suffice.
| 1 |
Wakhti xaadirkan waxaa ururka WIPO xubin rasmi ah ka ah 188 wadan,[2] waxayna maamushaa 26 heshiis oo caalami ah,[3] waxaana xarunta sare ku leedahay magaalada Jeniifa, wadanka Iswisarland.
|
WIPO currently has 189 member states,[2] administers 26 international treaties,[3] and is headquartered in Geneva, Switzerland.
| 1 |
Marka waa la soo dhaweynayaa haddii aan kaa caawin karno xallinta dhibaatada oo aan ka dhigno naqshadeyntaada mid run ah.
|
By contacting us, we can help you get rid of your timeshare problems.
| 1 |
" Maxaad ka Taqaanaa Guurka dalalka Reer Galbeedka?
|
"Oh, what do you know of the Western world?
| 1 |
Waxay ku mudan Jahannamo gogol korkoodana waxaa ahaan dabool, saasaana ku abaal-marinnaa daalimiinta.
|
They said: "We are indeed believers."
| 1 |
Subsets and Splits
No community queries yet
The top public SQL queries from the community will appear here once available.