so
stringlengths
4
1.24k
en
stringlengths
4
1.73k
sco
float64
1
1
Wajigii hore ee shirka maalintii shalay ayaa looga wada hadlay qodobo dhowr ah oo ay ka mid ahaayeen xaalada...
The Seminary's early years were marked by various difficulties
1
Waxay u fiican tahay cimilada xagaaga, sida muraayadda yaryar ay uur leedahay maqaarka.
Make sure you water a lot in the summer, especially if there is limited rainfall.
1
Qeybta shookaantu waxay ka timid Volkswagen.
surface comes from volcanoes.
1
Runtii kama xumi wax qabadka laga sameeyay galbeedka laakin waxaan wax ku tusayaa dawladeena .
The east is isn't that bad but I favor the west.
1
Waxaad arkaysaa iyagoo guddonsiinayo hub iyo baaruud aad u badan.
You will see them shrink and shrivel.
1
Hadaba Silaanyo iyo ina Riyaale ma waxay u haystaan shacabku inay aqoon la'aani xero ugu dabartay,inaan labadooda midnaba shacabku xiiso u hayn inay dalka hogaamiyaan sannadaha soo socda miyaanay ogayn.
Why are they cast out, he and his descendants, And cast into a land which they do not know?"
1
"Waxaan aheyn kuwa nugul sababtoo ah waxa ay ku fiicnaayeen kubadaha rogaalcelis ah.
"We weren't high enough because they were really compact.
1
Guddigu waxay xilkooda u gudan doonaan si waafaqsan Shuruucda Dalka iyo Xeer-hoosaadka halka ku lifaaqan."
Pending rezoning applications will proceed in accordance with state and local law."
1
Naa hoy, naa hoy, nimanku waa naq iyo raaxiyo
Here I feel at home, people are all kind and hospitable.
1
Koorsadan 3-waxaa loogu talagalay kuwa doonaya in ay muujiyaan aqoon aasaasi ah oo ku saabsan ISO / IEC 20000 iyo adeegsigeeda adeegga bixiyaha adeegga caadiga ah ee IT.
This course is aimed at those wishing to demonstrate a Foundation-level knowledge concerning ISO/IEC 20000 and its use in a typical IT service provider organization.
1
Si looga dhigo Bursa inay noqoto magaalo caafimaad qabta oo aad ufiican, kooxaha Caasimaddu waxay si joogto ah howlahooda u sii wadaan.
In order to be safe and get a peaceful life, people used to migrate.
1
Tayada marna waa shil. Waa natiijada dadaal caqli. Waan garanayaa Miranda markii qaar ka mid ah hadda iyo iyada iyo kooxda Ever Greater tusaale wax walba oo aan u fiirsado in a soo saaraha Chinese awood. Waxaan ahay ku faani inuu iyaga ugu yeedho "-hawlgalayaasha aan isku halleeyey"
I have worked with Miranda Wang since 2009, she has demonstrated time and time again her genuine integrity and keen desire to serve me as a loyal customer and deliver products on time and on budget. I would wholeheartedly encourage you to allow Miranda an opportunity to demonstrate to you personally how she and her team may be able to help you source solutions for your buisness. I would be very happy to communicate with you personally to confirm my recommendation
1
" Geelle oo mar kale qoob ka ciyaar ku dul ciyaaray maydadkii dadkii rayidka ahaa ee uu ku xasuuqay xaafada Buldhuqo. "
It's putting Jackson back in front of the public in the role of hero."
1
idiinku soo tabin doonaa qaar ka mid
I'll show you a few
1
Muuqaalada ugu horeeya ee 100 ee aad sii deyneysid waxaa lagu daabacaa sidoo kale waxaa lagu geliyey xiritaankaaga qaybinta tixraaca ee shabakadeena SWWIRE.
The last 100 transactions made on your wallet are also shown.
1
Dooddi iyo dayac shaallee ma galo danbarkan uu dhiiqay
Even the moon and stars are absent.
1
Taasi waxaan ula jeedaa iney xirato labiska ay u aragto iney indhahaagu qabanayaan.
That means that the glasses protect your eyes...
1
Cid kasta oo tagta halkaas oo ka qayb qaadata taladaas waxa uu Somaliland ka qoraanaanayaa dambiile qaran"
"All the elders that took part in that movie must be punished."
1
Haddii xisbiyaddu dhexdooda ay dimuqraaddi noqon waayaan,waxay taasi sababaysaa in 10kii sanno ba saddex xisbi oo cusub soo baxaan oo kuwii hore oo ah hanti qaran ay daaqadda ka baxaan.
If they don't fade in a few years they will earn 5 stars, if they fade they earn 3 stars.
1
In tuducdan, In kastoo, Paul ahaa ku tilmaamayaa in Gnostiga ah, kuwaas oo hoos u eegay on guurka iyo cuntada sababtoo ah waxay la aaminsan yahay dunida jirka xun.
In this passage, garchi, Paul was referring to the Gnostics, who looked down on marriage and food because they believed the physical world was evil.
1
Sida Waterfall oo kale, marxalad kastaa waxay bilaabmaysaa uun marka tii ka horreysay ay dhammaato.
Like Waterfall, every phase starts only after the previous stage has been finalized.
1
"Waa koox dhalinyaro ah, laakiin qaar ka mid ah ciyaartoyda waa weyn ee muhimka ah, sidaasi darteed waxaan dareemayaa in ciyaartoyda ay isku dheelitiraan ay wanaagsan yihiin, labadaba arintaan, dabeecadeeda iyo sidoo kale isku dheelitirka boosaska.
"It is a young group but with some really important senior players so I feel the balance of the squad is good, both in terms of its experience, its character and also the positional balance.
1
Waxay sheegtay in la kulanka hooyadeed ay tahay maalinkii ugu farxadda badnaa nolosheeda.
Our mother said it was the happiest day of her life.
1
Kn: Ciidamo gaar ah oo sugi doona amaanka Kismaayo ayaa maanta la hawlgaliyey, waxaana la siiyey gaadiid iyo agab kale.
E - He is very bountiful and has been perceived to assign cash grants and other currents on occasion.
1
Runtii anigu waxaan u arkaa fikirkani waa feker ka yimi cadowga Somaliland oo aan ka iman cid Somaliland u ehel ah.
I think much of that symbol of truth from an enemy.
1
Baaqa iyo dagaalka xornimada (1810-1818) waxaa soo raacay dagaal sokeeye oo soconayey ilaa 1861, taas oo ku dhamaatay dib-u-habeynta dalka sida federaalka ah ee gobollada Buenos Aires oo ah caasimadeeda.
The declaration and fight for independence (1810-1818) was followed by anextended civil war that lasted until 1861, which ended with the country's reorganization as a federation of provinces with Buenos Aires as its capital city.
1
Intaa waxaa u dheer, iyada oo laga sameeyo boosteejooyin lagu soo dejiyo saldhigga, ballaarinta iyo horumarinta hagaajinta ayaa laga sameeyey meelaha rakaabka laga soo galo iyo meelaha laga baxo.
In addition, by making a download platform at the station, expansion and improvement work was carried out in the passenger entrance and exit areas.
1
Waxaan rajeyneynaa in shirkan kiisa kale uu ka dhoco caasimada wadanka ee Muqdisho."
"We hope it will encourage other donations throughout the region."
1
Dhanka kale, Professor Jawaari waxaa uu xusay in Dastuurka Federaalka qodobka 64aad ay ku caddahay cidda soo dooranaysa wakiillada shacabka.
Barrington on the other hand, article of the federal constitution regulates the eligibility of voters.
1
Eebahaana waa Ogyahay waxay qarin Laabtoodu iyo waxay Muujinba.
Your Lord knows what their chests hide and what they reveal.
1
Dardaaran, Xanuunka iyo dhibaatada waa qadar alle uu keeno waxaana qaadi kara allaah keligiis, waana in lagu sabraa lana weydiisto inuu qaado
And also the existence of evil and suffering, and why God allows them.
1
Sarayntayada amaan iyo milatari ee gobolka, waa ta noogu muhiimsan anaga.
Convervation of our lakes and fisheries is of prime importance to us.
1
Weli waxaad heysataa wakhti aad iskoollada isku qortid Deyrta 2020.
To get the scholarship, you must enroll in college by the fall of 2020.
1
Badbaadada magaceed waxay ka timaadaa magaca ilaahadda Amigdala.
Salvation comes in the name of the Lord,
1
Maamulka Isbitaal Hong Kong ah ayaa ogaaday inay hoos u dhacday 20% ilaa 30% awooda sanbabka ee dadka ka ladnaaday xanuunka, oo sawir laga qaaday sanbabka waxaa lagu arkay in waxyeelo soo gaadhay unuga.
Smokers were 1.4 times more likely to have severe symptoms of COVID-19 and approximately 2.4 times more likely to require intensive care or die compared to non-smokers.Concerns have been raised about long-term sequelae of the disease.
1
Waxaa hanuunin doonaa tijaabada u qaadaan in ay "sii wadaan, dhameystaan ​​ama tag su'aal gaar ah."
It will guide test takers to "continue," "finish" or "go to specific question."
1
Gelitaanka iyo ka-xubin noqoshada Forumka cusubna, fadlan "link"yadan hoos ka muuqda adeegso:
Click the "Residency and access to the labour market" link for specific details:
1
Breach ayaa siddeed jeer xabbad lagu dhuftay iyada oo ku jirta gaarigeeda oo taagan bannaanka gurigeeda.
She was shot eight times in her own home.
1
Goobaha dhulka ah looma daaweyn karo isku dhafan yaryar - tani waa ugu yaraan wax aan macquul ahayn.
Digital images can not be recreated--at least there is no easy way.
1
Allah yalcan al faasid garguurte muxuu waqti naga lu miyay kaagadarane wuxuu rabaa inuu soo noqdo!
Does God indicate what will happen when He returns to it?
1
Yaanyada cagaaran ee la kariyey waxay si fiican u kala soocaan menu maalin kasta.
Fresh vegetables are hand-picked everyday.
1
1910, caan ka ahaanshaha xayiraadaha wareega ayaa bilaabay inuu hoos u dhaco.
By 1919 the Spanish Influenza began to fade.
1
Safaaradu waxay shaqaalaha ku wargelisay in inta ka harsan Ramadaanka aynaan soo xaadirin shaqooyinka, ayna yimaadaan maalinta xigta Ciidda.
The staff onsite confirmed to me that they are looking to extend their hours of operation and that they do not currently work on Saturdays.
1
Ugu yaraan qaraxaasi miino waxa ku dhaawacmay toban askari oo ka tirsan ciidamda Kenya kuwaaasi oo kor meerayay xuduudka uu wadankaasi la wadaago Somaliya.
But we've learned that at least two of those Chinese companies have links with that country's military.
1
Gacanta qalabka wax lagu dheereeyo: Waxay ka bilaabmaysaa booska u nugul iyo gacmaha oo ku toosan dabaqa.
Hs walk: you start with your hands in front of the marked line.
1
Wadista baabuurka iyadoo khamri la cabsan yahay waxaa macmnuucaya sharciga, waxaana ka dhalan kara ciqaab daran.
Driving under the influence of alcohol is absolutely forbidden in Turkey and will be punished with severe penalties.
1
5:1 Markaasaa qabiilooyinkii reer binu Israa'iil oo dhammu waxay Daa'uud ugu yimaadeen Xebroon, oo intay la hadleen ayay ku yidhaahdeen, Annagu waxaannu nahay laftaada iyo jidhkaaga.
1 Then all the tribes of Israel came to David at Hebron, and said, "Behold, we are your bone and flesh.
1
Dhamaan milkiilayaasha qalabka mobilada waxay yaqaanaan barnaamijka Shazam.
Every driver is familiar with the Point System.
1
Wararka ayaa intaas ku daraya in durba meydka AHN Cabdilaahi Yuusuf Axmed loo qaaday qabuuraha loogu talo galay in lagu aaso halkaasoo tan iyo shalay ay ka socptay qaban qaabada aaska qaran ee loo sameynayo madaxweynaha.
Now after the death of Jehoiada came the princes of Judah, and made obeisance unto the king.
1
Biixi markii uu cabaar fadhiyey ayey markii dambe isaga iyo dhawr wiil oo kale kaakaceen, iyaga oo doonaya inay baxaan.
After they finally let him in, him and a couple other men went down to find him one last time.
1
Marka la eego mudada u dhexeysay dilka la sheegay iyo in eedeysanaha uu geystay iyo qisaasida ayaa waxa u dhexeeyay 9 maalmood ayay QM sheegtay.
The hack apparently took place last Thursday, and the deadline for payment was within 7 days.
1
Sidaa awgeed in sharciga lagu tunto waxay noqotay wax iska caadi ah oo aan lala yaabin.
Alienation from the law became commonplace.
1
Soomalidii ka soo qeybgashay go'aanka gaarsita Guriga Soomaaliya ayaa bilaabay inay dabaal deg ku muujiyaan sida ay ugu farxeen markii hantidii Soomaaliyeed dib u soo noolaatay.
Residents in Thomasville were pleased with how fast their power was restored.
1
Karootada waa in la dhaqaa (haddii dabacasaha waa in la maydaa ka hor inta aan la kaydin waxaa lagu qeexay qodobkan).
differences have to be squared before summing them up (hence the name of the test).
1
Hadii ay qolo direysay baaq, yay ahaayeen cidda diraysay fariintaas yaase loogu dan lahaa.
If he had come to dallas, who was going to throw him the ball?
1
Laakiinse dabadeed afkiisa waxaa ka buuxsami doona quruurux.
mouth, the nations shall be struck down.
1
Marka maqnaanshaha hilibka, hilibka duqadda ah waa in loo qaato daaweyn kulul oo isku mid ah.
Pregnant bitches should be treated with the same medicine.
1
Qaadir waxaan nooga baryaa
Jarrod, we're praying for you.
1
"Waan ka warqabaa in barnaamijka lagu soo gabagabeeyay meelaha qaar, laakiin waxaa jira kuwa kale oo dib u dhac ku yimid.
I have posted mine on other pages, but some have changed.
1
Ujeeddada ayaa ah iyaga in ay qaabeeyaan nolol maalmeedkooda si madax bannaan.
Their aim is to make sure that they get some focus in their lives.
1
Waxaad na tustay wiil sadoow aqoontaada meesha ay gaarsiisan tahay.
and give us the knowledge of yourself.
1
Wuxuuna Galay Magaaladii Waqti aan Dadkeedu ogayn, wuxuuna Helay Labo Nin oo Dagaallami, oo Kaasi Yahay Qaraabadiisa kaasna Yahay Colkiisa, waxaana u Kaalmo warsaday kii Qaraabadiisa ahaa Colkiisa (Korkiisa) wuuna Feedhay Muuse wuuna Dilay, wuxuuna Yidhi waa Camal Shaydaan, Isaguna waa Col Baadiyeeya oo Cad. (15)
And he entered the city at a time of unawareness of its people, and he found there two men fighting, - one of his party (his religion - from the Children of Israel), and the other of his foes, The man of his (own) party asked him for help against his foe, so Moosaa (Moses) struck him with his fist and killed him, He said: "This is of Shaitaan's (Satan) doing, verily, he is a plain misleading enemy."
1
Macmiilku waxa uu la server la isticmaalayo laba qanjidhada xiriiri kartaa:
A client application can connect to two servers by creating two
1
Dad aad u yar ayaa la beddelay oo waxay u hoggaansamaan Hanuunka Eebbe, maxaa yeelay binu-aadmi waa dabeecad adayg badan oo dulqaad badan.
Man is in constant need of guidance, and God's ways of guiding him are manifold.
1
Kii talantigii keliya helayna waa u yimid oo ku yidhi, Sayidow, waan ku garanayay inaad tahay nin qalbi engegan, oo aad wax ka guratid meel aanad wax ku beeran oo aad wax ka urursatid meel aanad wax ku firdhin.
"He also who had received the one talent came and said,'Lord, I knew you that you are a hard man, reaping where you did not sow, and gathering where you did not scatter.
1
Waxaan ku dhaartay magaaladan (Maldcah).
I swear by this subgenre.
1
Waxaan leeyahay markaa, ma jiro qabiil ka mudan qabiil kale oo soomaali ah, ma dhisayno , haddaanu dhisno oo sidaasi dhacdo, waanu guuldaraysanay .Waxaanu doonaynaa in
My answer to that is, none of us Camaro folks would do it, but if we were told to do it, we would do it.
1
Dowladda Itoobiya ayaa dhinaceeda sheegtay inay baarayso sababta keentay inay labada beelood isku dhacaan.
Nigeria had qualified for the event based on the aggregate of the two
1
Ever si qalad ah laga badiyay sawiro qaali ah, videos, iyo macluumaad kale oo ka card SD aad?
Have you ever tried to find interesting pictures, movies, mp3 or other files on Internet?
1
Magacyada Anbiyadana waxaa jira labo Nabi ay Soomaalida magacyadooda yari baddalaan sida Muusaa oo ay yiraahdaan Muuse, iyo Ciisaa oo ay yiraahdaan Ciise, waxaan innagu ku magacawnay Qur'aanka dhexdi waxa uu Allaah ku magacaabay oo ah Muusaa iyo Ciisaa.
The two witnesses are typified in Mosheh (Moses) and Eliyahuw (Elijah) The pattern has already been set forth for us in the scriptures.
1
Wuxuu sidoo kale ka hadlay qodobada ay doonayaan in wax laga qabto "Madaxweynaha qaranka ee cid waliba dugsanayso waa inuu magacaabo guddi qabanqaabo oo lagu wada qanco.
He also supported the need to construct a "trusted common digital ID" for every citizen of India.
1
Deschamps ayaa heysta ilaa iyo dhamaadka isbuucaan inuu ku goâ€TMaansado inuu qabanayo shaqada France iyo in kale.
Button plans to work weekends in September before going home to New York.
1
Sida muuqata, waxaad u baahan doontaa in ay toogtaan shinbiraha badan intii suurto gal.
Obviously, you will want to feed off the birds as cheaply as possible.
1
2 Oo reer binu Israa'iil oo dhammuna waxay u gunuuseen Muuse iyo Haaruun, oo shirkii oo dhammu waxay iyagii ku yidhaahdeen, Waxaa inoo roonayd inaynu dalkii Masar ku dhimanno!
"All the sons of Israel grumbled against Moses and Aaron; and the whole congregation said to them, "Would that we had died in the land of Egypt!
1
Aniga iyo adigu waxaanu kala joognaa labada gees ee halganka qabow ka dhexeeyo.
you and me in between the sheets
1
Sawjadaydii oo maqan maxaan seexday kelidayda 27.
Why is it that I only see 9?
1
Tii hore oo lagaa qalay cad ma laga qaaday oo ma la baaray?
You've been purged before?
1
Doorashadan ayaa waxaa lasheegay in lagu bixiyay dhaqaale farabadan si ay Musharaxiitaasi midba midka kale uu uga Guulaysto.
enormous sum of money would be paid to each of those
1
Inta aan ka hadlin eega linkigan si aad u aragtaan waxyaabaha ay qoreen.
First, take a glance at the article to see what he listed.
1
Maamulka Somaliland ayaa waxa si weyn loogu eedeyay inay ka gaabisay baadhista kiiska qaraxii dalka Jabuuti ka dhacay sannadkii 2014, sidda lagu sheegay Warbixin ay dowladda Mareykanku soo saartay.
The United States is famous for the spam emails, according to reports in 2014.
1
Tilmaantu waxay ahayd mid sax ah badeecaduna waxay ahayd wixii aan raadinayay.
The fit was perfect and it's exactly what I was looking for.
1
Tusaale ahaan, waa tan waxaan sameeyay ilbiriqsiyo kahor:
Here is what I had previously done:
1
Wiilashii Shekaanyaahna waxaa ka socday ina Yaxasii'eel, oo waxaa isaga la jiray saddex boqol oo nin.
Of the sons of Shecaniah, the son of Jahaziel; and with him three hundred males.
1
Culumadu waa meesha ugu saraysa ee laga doonayo in ay badbaadiyaan dadkoda ugana digaan wiixi dhib ukeenaya aduun iyo aakhiraba waayo waxay joogaan booskii anbiyada allaah swt,taas oo ah waajib diini ah
For them are glad tidings, in the life of this world and in the Hereafter.Â" The Messenger of Allah (pbuh) explained the glad tidings of the life of this world [...]
1
Das "Y-xambaarka" waa horumarinta dheeraadka ah ee suumanka.
"Variety-Teams" as a Further Development of the Concept
1
HD video iyo laba hab maqal ah aad isgaarsiinta badan cad.
HD video and two-way talk.
1
Waxaa ay jireen isbedel ah ayaa dhawaan si ay cadaadis soo baxay waxyaabaha ku qoran u sarraysaa sida 50x ama 100x (taas oo u baahan in ay noqon 100% alkaloids).
There has been a trend recently to push out products listed as high as 50x or 100x (which would require it to be 100% alkaloids).
1
Xafiiska hormarinta dhaqaalaha (OED) wuxuu siiya caawimaad farsamo oo bilaash ah ganacsiyada sida:
Technical Assistance: The Office of Economic Development (OED) provides technical assistance to small businesses to:
1
→ Xaqiiqdi, looma baahna in wax sii muujisid ah oo ku saabsan waxa adduunka maanta ku dhici doona.
→ Actually, there is no need for any more revelations about what is going to happen in our world today.
1
38 Markaasaa Sebul wuxuu ku yidhi isagii, Meeh afkaagii aad ku tidhi, Waa ayo Abiimeleg oo maxaynu ugu adeegnaa?
38 Then Zebul said to him, "Where is your mouth now, with which you said,'Who is Abimelech, that we should serve him?'
1
8 Taasu waxay xundhurtaada u noqon doontaa caafimaad, Oo lafahaagana waxay u noqon doontaa dhuux.
3:8 It will be health to your body, and nourishment to your bones.
1
Nasiib wanaag, Elsa waxa lagu qaabilay weji furan iyo farxad, waxayna rejaynaysaa inay tuulada u soo guurto oo ay shaqo ka hesho.
Ellie is indignant and swims to freedom, hoping to get to New York.
1
Waxa kale oo fiican inaad nuunuugaaga ku haysid naaska si uu u helo xoogaa ah jiqis raaxo.
It's also helpful to have a sports watch so you can track your time.
1
Kuwaas waxaad ka heli doontaa magac iyo magac, magacaaga u dhigma, haddii aad leedahay magac farshaxan, qeybta aad maamusho, ugu dambayntiina, ku lifaaq sawir dukumenti aqoonsi si aad u caddeyso inaad tahay qof dhammaystiran oo run ah.
You do have to enter your name and address at the bottom, to show that you are a real person.
1
Waxaad Dhahdaa bal Warrama Hadduu ka Yeelo Eebe Korkiinna Habeen Joogta ah tan iyo Qiyaamada waa Kee Eebaha ka soo Hadhay Ilaahay ee idiin keeni Nuur miyaydaan wax Maqlayn.
(Muhammad), ask them, "Think, if God were to cause the night to continue until the Day of Judgment which Lord besides Him could bring you light? Will you then not listen to (His revelations)?"
1
Xor baynnu nahay ugu dambayn!
for freedom at last.
1
Abuuritaanka tayada iyo tayada waxqabadka waa shaki la'aan qaabka ugu wanaagsan ee lagu heli karo bilaash iyo bini-aadamin dhab ah goobtaada.
Travelling and moving places is without any doubts the best way to gain experience in your life.
1
Amaanka wadada ayaa aad loo adkeeyey iyadoo isku socodka labada waddo ee Muqdisho iyo Afgooye maanta uu ahaa mid xiran.
Their influence extends, in both benign and malignant versions, through the present day.
1
Maanay ka waantooobeen qabyaalada dishay ee ka dhigtay umad musiibo ku habsatay?
How do we remember those who have died,
1
"Tallaalka Johnson & Johnson wuxuu bixiyay 94 boqolkiiba kahortagga Mareykanka ee ka dhanka ah COVID-19 markii la siiyay xoojiye raacaya tallaalka Johnson & Johnson ee hal xabbad ah, iyo qaabkiisa gaarka ah ee ficil, wuxuu bixiyaa ilaalin waarta.
"The Johnson & Johnson vaccine provided 94% protection in the US against COVID-19 when given as a booster following the single-shot Johnson & Johnson vaccine, and due to its unique mechanism of action, offers long-lasting, durable protection.
1