so
stringlengths
4
1.24k
en
stringlengths
4
1.73k
sco
float64
1
1
marka lagu dhaho rumeeya sida Dadku u rumeeyey waxay dhihi mawaxaannu u rumayn sida sufahada (Caqli gaabka), waxaase sufaha ah iyaga uun laakiin ma oga.
When it is said to them:'Believe as (other) people believe,' they reply,'Are we to believe as fools believe?' It is they who are the fools, if only they knew!
1
Munaasibadaan oo aheyd mid ay soo qaban qaabiyeen maamulka iskuulka Cadaado ayaa waxa ay aheyd mid loogu tala galay furutaanka ...
One of these was teaching a court-mandated parenting class to divorcing...
1
Fadliga Alle uu ina siiyey waxaa ka mid ah in qof maalin keliya soomay laga dhaafo dembiga oo sannad dhan galay, waa soonka sunnaha ah ee maalinta lagu magacaabo Caashuuraa' oo ah maalinta tobnaad ee bisha Muxarram (Bisha koowaad ee Hijriyada).
God's law suggested only one fast a year, on the Day of Atonement.
1
Waan waan dhex martay Togax iyo Masúuliyiin, ayaa waxaa lagu guulaystay in Toogax iyo ciidankiisu laga kaxeeyo saldhigga.
And I visited a garden where they took dolls, sawed the tops of their heads off, and planted them up with sedums.
1
2:19 Laakiinse Sanballat oo ahaa reer Xoron, iyo addoonkii ahaa Toobiyaah oo ahaa reer Cammoon, iyo Geshem oo ahaa Carab, markay taas maqleen ayay nagu qosleen, oo na quudhsadeen, oo waxay yidhaahdeen, War waxaad samaynaysaan waa maxay?
Neh 2:19-20 (ESV) But when Sanballat the Horonite and Tobiah the Ammonite servant and Geshem the Arab heard of it, they jeered at us and despised us and said, "What is this thing that you are doing?
1
Iyada oo ku xiran sababta aad u koreyso, jecel waxay noqon kartaa sanad ama dhowr sano.
Depending on where it is growing, hair can last for several months or years.
1
Maalinta [kaydkaa lacag, dahab iyo qalin aan zakada laga bixin] lagu kululayn doono Naarta oo lagu kaawiyadayn [gubi] doono wajiyadooda iyo dhinacyadooda iyo dhabannadooda, [waxaana lagu oran doonaa] "Waxakanu waa waxaad u kaydiseen naftiinna ee dhadhamiya wixii aad kaydsan jirteen."
On the Day when that (Al-Kanz: money, gold and silver, the Zakât of which has not been paid) will be heated in the Fire of Hell and with it will be branded their foreheads, their flanks, and their backs, (and it will be said unto them):-"This is the treasure which you hoarded for yourselves.
1
Maxaa haatan gaabiyey Dhaqankeenna guunka ah.
Why should we talk about our culture so much?
1
Waqtiyadii hore ee Giriigga iyo roomanka waxaa la aaminsanaa in dumarku ay xayawaanka u dhawyihiin oo ragga ka himad galmood badan yihiin meesha ay nimanku ka maan-galsanaayeen.
In ancient Greek and Roman societies women were treated as inferior to men.
1
lakiin hada waxa aad qortay waad ku ceebowday wayo waxaa lahayaa gudigii
Write down what you're feeling ashamed of.
1
C) iyo isaga oon kufadhiyin xaqiiq cilmi ah oo tilmaameysa in soomaalidu sidan isula egtahay tiro ahaan.
(J) it fails to provide adequate information regarding the proposed
1
Kasokow fikirkeyga waxa aan xogta siyaasiyiinta kasoo aruuriyay qaar kamida Somali websites.
I'm here publishing what information are available in some of the official websites.
1
Waddooyinka xiran waxaa kamid ah jidka Makka "
"All Roads lead to Mecca."
1
3) Codsiyada waxaa lagu soo gudbin doonaa gudaha 15 (shan iyo toban) maalmood laga bilaabo taariikhda la daabacay.
All Applications will be acknowledged within fifteen (15) days after the deadline.
1
Ilaahay waxaan uga baryeynaa inuu u dambi dhaafo, u naxariisto oo uu janaddii ka waraabsho.
While God is a merciful, forgiving, and gracious holy God, who most certainly abundantly loves, He also is just.
1
Qaar ka mid ah wadamo ku yaala Qaarada Yurub waxaa maalmahaan dambe ku soo xoogeeysanayay banaanbaxyo balaaran oo ay dhigayaan jaaliyada ama qoowmiyada Oromada
There have been several attempts in the past to create European media or establish cross-border cooperations.
1
Wixii macluumaad dheeraad ah, ka eeg Select dhoofinta faylka sanduuqa wada hadal.
For more information, see Select Cableway Dialog Box.
1
Blinken: "Waqtiga aan ka baxeyno wadahadalada Vienna ma dheero" | Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya
Benedict XVI: "I am not abandoning the Church"
1
com, waan u xiisay fariimo qoraalkeedkaada qalbiga dajinaya
Hey, DD, I am impressed with your writing.
1
Walaal anigo ku arag waxay ila tahay inaan ku aqaan oo kale, waayo waxaad leedahay dabeecadeeda.
Whatever you decide to do, my brother, know that I will stand by your side."
1
Dhaqdhaqaaqa jilitaanka galmada, waxay qaadatay ku dhowaad dhammaan xooggaygii.
Panic has seized control of nearly the whole of my being.
1
Dhab ahaan yaan ugu dirray Nabi Muuse isagoo wata aayaadkanaga xaga Fircoon iyo Jamaacadiisa, wuxuu yidhi anigu waxaan ahay Rasuulkii Eebaha Caalamka.
THUS, INDEED, have We sent Moses with Our messages unto Pharaoh and his great ones; and he said: "Behold, I am an apostle of the Sustainer of all the worlds!" - 43:46 (Asad) -
1
Kuwaas abaalkoodu waa Lacnad Eeboo korkooda ah iyo Malaa'igta iyo Dadka Dhammaantiis.
The recompense of such is that on them is the curse of Allah and of the angels and of men combined.
1
sheekadooda , Raggana waxaa ugu weyn midkii leh dhego wax lagu maqlo.
They will be hearing the voice to the Almighty the One who is Greatest that is the One who is speaking.
1
Tan kale wuxuu Eebbe faray inuu u-naxariisto mu'miniinta Islaamkuna waa Diin isu-naxariisasho.
The humility to the believers, that is caring, loving, indulgent.
1
Dadka waxay aad u hadal hayeen sida uu u garanaay salaadda iyo arkaanteeda.
Pharaoh releases these two former servants.
1
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa weerarkii fashilmay ee ay xalay Mareykanka la maaganaayeen magaalada Jamaame ee wilaayada Jubooyinka.
More proof that organized crimes in the U.S. begin with the Federal government.
1
ah ee ay qodobadaas dhaqaalaha kabaa ku badan yihiin.
it's important that budgets are a lot more
1
daaweynta waxaa laga yaabaa wax ku ool ah sida
The number of treatments can be
1
Maxaad Kala socotaa Ciyaar xiiso leh oo ka dhacday Dhooboley
How do you do a toss in volleyball?
1
su aalo iyo jawaabo xalqadii 27 aad .
Question and Answer27.
1
Waxaa jira dhowr sharci oo federaal ah oo ilaaliya noocyada badankooda.
Along with many Federal laws governing the wearing
1
Waxa uu noqon karaa mid fudud sida koob quraarad ah
It can be as simple as a warm
1
Farsamada, sidaas waxaa hore u.
the technology in the first place.
1
Kitaabka markii lagu qoray luqaddii asalka ahayd magaca Ilaahay wuxuu ku jiray 7,000 oo jeer oo ugu horreyn lagu qoray Bilowgii 2:4.
It is repeated about 7,000 times in the Bible beginning at Genesis 2:4.
1
Rabbiga ah Kan Quduuska ah ee reer binu Israa'iil, oo ah Uumihiisu wuxuu leeyahay, Waxyaalaha iman doona ma i weyddiinaysaan, oo wax ku saabsan wiilashayda, iyo shuqulka gacmahayga ma igu amraysaan?
Thus saith the LORD, the Holy One of Israel, and his Maker, Ask me of things to come concerning my sons, and concerning the work of my hands command ye me.
1
waan ogahay in ay jiraan rag wax garad ah oo mareexaan ah oo kacalool xumaaday wax qaybsiga foosha xun ee odoyaasha reer diini ku dhaqmeen
However, I do know there are Americans who live a comfortable life with the help of illegal immigrants.
1
Oo markay gaadheen dhagaxii weynaa oo Gibecoon ku yiil ayaa waxaa ka hor yimid Camaasaa.
When they were at the great stone which is in Gibeon, Amasa went before them.
1
Tana waxay iyana noqotay caqabad kale oo adkeysay inay gudidu hawl-maalmeedkooduu qoban kari waayaan.
In fact, she has learned to become one who doesn't allow anything to get in the way of her dreams.
1
Waxaa badanaa loogu yeeraa inuu yahay Hrithik Roshan mid shabaha.
It is often called ginger root.
1
Waxaad jeceshahay quruxda
"I love the beauty
1
Arintan oo ka dhigan in boqolkiiba ay leeyihiin in ka badan 90%.
This includes more than 90 percent
1
Hanti dhowrka Guud ee Qaranka "'waxaa la jabsaday xafiiskeyga.
Other "Branches" books have been popular in my library.
1
Shaqadu waxay ku tiirsanayd dhowr nin oo quwad leh oo xoog leh oo ku sugan U .
The core values are based on a number of strong
1
Waxaan u sheegeynaa in go'aankasta oo maxkamada ka soo baxa uu yahay waajib ayna fuliso, ka gaabintiisana waxaa ka dhalaneysa ciqaab isugu jirta xarig iyo ganaax" ayuu yiri Guddoomiye Baashe.
We will hold an enquiry into the matter and whosoever is guilty would be punished."
1
Bijaamaha iyo bustaha caruurtu waa inuu yahay mid khafiifa oo dabacsan.
Children' hands and face should be clean and tidy.
1
"Markaad subixii soo toosto waad cabsaneysaa haddaad miis fadhisaan oo qof kale idin la soo fadhiisto waxaad is leedahay ma inuu isku kiin qarxiyo ayuu doonayaa .?"
Do you feel fearful when you go to sleep at night that you're going to be attacked again?
1
Tirada Xildhibaanada beesha Sade ay ku leeyihiin Baaramaanka Galmudug ayaa waxa ay noqonaysaa 21-tan Xildhibaan.
The Classes in the artificial system are 21.
1
Waxaan ku baaqeynaa in Soomaali isu samirto, si xaq ahna loogu qaybiyo wax aka dhexeeyo.
We are to be compassionate and pitiful
1
Cige iyo Caraale: liiska wadamadii mudada gaaban noqday Qaran xor ah Cige: Waar heedhe qoladani waxay u baahanyihiin in la yaro saxo Caraale: Maxaad qoonsatay ...
Reggie and the Full Effect: No Country for Old Musicians Intro Girl Why'd You Run Away?
1
Dhaqan xumadana waa lagu yaqaan."
Ignorance is evil."
1
Next "Xamar oo uu maanta ka furmay shir ay leeyihiin dhinacyada Soomaalida iyo beesha caalamka.
One response to "Today I share information about a show opening on Friday at Town and Country.
1
Waxaan u baahan tahay in ay sameeyaan wax la mid ah kii uu u socday idiin sameeyo.
I've got to do the same thing as you.
1
Xeer u mihiim ah sida kan oo kale waa inaan loo gudbin Golaha Wakiilada si uu uga doodo iyada oo aan laga horaysiin wada tashi lala yeesho dhamaan daneeyayaasha oo dhan.
A law of such importance as this shall not be presented to the House for debate without prior consultations with all the stakeholders.
1
Piet waxay rabtaa inay koraan geedaha.
Trump wants to grow up.
1
Waxaa iyaduna intaas ka sii daran in xayawaankani aanu ugaadhsi tegin, oo aanu biyaha dhex dabbaalan si uu cunto u raadsado, balse dubkiisa uu ku duubto dhirta badda gunteeda ku taalla ama dhagxaanta shacaabiga ah oo uu halkaas ku sugo inta ay ku soo marayaan wax uu ugaadhsado.
It is best not to heat the milk over the fire, but let the water be in a boiling state when mixed with it, and thus given to the infant tepid or lukewarm..
1
3:7 laakiinse samooyinka haatan jira iyo dhulkaba isku eray baa dab loogu kaydiyey, oo waxaa loo hayaa maalinta xisaabta iyo halligaadda dadka cibaadalaawayaasha ah.
3:7But the heavens and the earth, which are now, by the same word are kept in store, reserved unto fire against the day of judgment and perdition of ungodly men.
1
a. hadaad maanta heshiisaan waxaatahay nin fiican oo aad u qiimo badan
You are a person with value, today.
1
Unug booliis ayaa 24-ka saacadood la dhigay xaafadaha shaqadu ka socoto si aysan milkiilayaasha ganacsiga aan sharciga ahayn ugu soo noqonin aaggaas.
The standard time recommended by the EPA is 24 hours for unprotected workers to re-enter the area.
1
Hadaad xukuumada tihiin xil gaar ah baa idin ka saaran in doorasho.xor iyo xalaal.ah dhacdo.
If you are a good leader, you will find opportunity to change positions and responsibilities.
1
Maaddaama ay kiis kasta oo haddii user ee aan awoodin in ay dib u soo ceshano faylasha markaas sababta kaliya ee waa in barnaamijka ayaa lagu rakibay on drive isla meesha wax kaqabashada xogta loo baahan yahay iyo sababta ay isku files lumay ayaa lagu overwritten oo nasiib darro waa qalad ah oo aan la waayin si si loo hubiyo in files yihiin baxey.
Due to any case if the user is not able to retrieve the files then the only reason is that the program has been installed on the same drive from where the data retrieval was required and for the same reason the lost files have been overwritten which unfortunately is a mistake and there is no way to make sure that the files are retrieved.
1
Muuse Biixi: "Xamar waxaan u aragnaa cadow maadama ay diideen Qarannimadeena.." _ Somaliweyn
Mo Ibrahim tells: "We see it as a loss,"
1
Qoraalada ay qoreen kooxdani waxa ku jira in qofkii doonayaa uu madasha wada-tashiga uu gali karo.
The presentation is aimed at those who are interested in making a recording
1
waxaa mahad naq mudan oo kale website ka somalitalk maamulkiisa iyo qorayaashiisa sida quruxda badan ee aywarkan noogu soogudbiyeen waxaanan odhan karaa magacooda shaqadan ay qabteen way isleedahay ee somali talk
Would it not be polite to give Wim and many other authors on this site recognition for their work by attaching the name of the author to the post.
1
Xeerkan Saxaafada oo ay gollaha wasiirradu ansixiyeen maanta ayaa loo gudbin doonaa golaha Shacabka si ay waajibaadkooda dastuuriga ah uga gutaan.
As part of these proposals, the existing statutory obligation for the commission to conduct entrance examinations for admission to its service will be eliminated.
1
Bishii Maajo 2013, waxaa lagu soo bandhigay iyada oo loo adeegsanayo hagaha dhalinta iyo dhalinyarada qaangaarka ah ee qaba cilladaha caafimaadka maskaxda ee Maalinta Wacyigelinta Caafimaadka Maskaxda Carruurta ee Washington, D.
In May 2013, she was cited for her dedication as a mentor to teens and young adults with mental health challenges at a National Children's Mental Health Awareness Day in Washington, D.C..
1
Iyagu waxay u yaqaaniin musuqa, wax lala- tacaalo, innaguna waxaynu u naqaannaa wax dabar-goyn mudan iyo in la tir-tiro oo xididdada loo siibo.
We know, indeed, what they keep secret and what they reveal.
1
Kuwa dambiilayaasha ah baadi iyo fogaansho yay ku suganyihiin. (47)
The culms are straight and thick walled.
1
Waxaanu sidoo kale dhaliilo kala duwan u jeediyay Axsaabta Mucaaridka iyo Madasha Wadda-tashiga iyo toosinta Qaranka.
We also went through several different sections on adjustment and culture shock.
1
Jamhuuriya waxay had iyo jeerba isku daydaa in ay ummada masxada ka maydho oo ay ku abuurto xumaan.
Union appears to be attempting to resuscitate an expired collective
1
Warbixin kooban oo ay twitter soo saartay ayay ku sheegtay in illaa iyo 130 bayj laweeraray lkn tiro yar oo kamid ah maamulkooda lala wareegay kadibna qoraalo kooban lasoo dhigay.
According to Twitter, around 130 accounts were triggered, with the attackers managing to take control of a small portion of those.
1
Laakiin haddii aad abaalmarin qaadato, markaa iyadu waa qiime aad u buuran.
If you buy one, it will be more expensive.
1
Laakiin moodooyinka qaarkood waa kuwo aad u badan oo ku haboon dhammaan gawaarida.
However, some applications are particularly appropriate for each motor type.
1
Su'aal Sababta sababtayda Mashruucaan ayaa tagay xawaalad dhowr daqiiqo ka dib
I started to wonder why the ban didn't go away after several minutes.
1
Tattoo Tani waxay noqon kartaa xulashada ugu wanaagsan ee wiil yar yar gacanta.
It can be one of the best solutions for a young person.
1
Waxaan ogahay in lagu kalla adkaanayo oo aad ku hungoobaysaan Dhulkaas.
I know that you will succeed in your search.
1
8 Oo bal eeg, waxaa kula jooga Shimcii ina Geeraa, oo ah reer Benyaamiinka deggan Baxuuriim, kaasoo habaar xun igu habaaray maalintii aan Maxanayim tegey; laakiinse wuu igaga hor yimid Webi Urdun, oo i soo dhoweeyey, oo anna waxaan isaga ugu dhaartay oo ku idhi, Seef kugu dili maayo.
And, be[hold], thou hast with thee Shimei the son of Gera, a Benjamite of Bahurim, which cursed me with a grievous curse in the day when I went to Mahanaim: but he came down to meet me at Jordan, and I sware to him by the LORD, saying, I will not put thee to death with the sword.
1
Haddaba qaabkee loo marayaa heshiiskan, waa ta aynu eegi doono hadda.
We will look at this code now.
1
Maalmahan dadka da'da ah waxay ku noqdeen dhibaato weyn adduunka oo dhan.
Today obesity has become a major issue in the whole world.
1
'Markaad tiraahdo wax walba aad ayey u fiicnaayeen, noloshu way dhammaatay, ayuu yidhi.
"After he told them he was fine and all was well the search was ended," she said.
1
Waan ogahay in ay qaadan doontaa waqti iyo dulqaad laakiin ayaan darsayay badan oo ku saabsan waxyaabaha kala duwan BADAN oo laga helay wax ku saabsan Kratom.
I know it must take a lot of time and effort but I think that it would be a nice feature for after the beta.
1
21:18 Oo haddana eraygii Rabbiga ayaa ii yimid isagoo leh, 21:19 Weliba Wiilka Aadamow, waxaad taswiir ku tilmaantaa laba jid oo ay seefta boqorka Baabuloon ku iman karto, oo labadooduba waa inay isku dal ka soo baxaan.
"As for you, son of man, make (bara) two ways for the sword of the king of Babylon to come; both of them will go out of one land.
1
Dadku siyaabo kala duwan oo marayay waqtigooda, qaar ka mid ah watch TV ama filimada, muusiko dhegayso, ama akhri dhaqaaqdo, halka qaar kalena ay si fudud u soo qaato oo ay Android casriga inuu u ciyaaro nooc kasta oo kulan la heli karo.
People have different ways of passing their time, some watch T.V or movies, listen to music, or read moves, while others simply take up their Android Smartphones to play all kinds of games available.
1
• Fahan marka hore, waxa uu dhiqluhu yahay iyo sababta ay dhibaatadas u yihiin
• Identify and explain the nature and causes of problems
1
Su'aasha 11-aad waxaa la weydiiyey Hodan waxa ayna u dhacaysaa.
The contributors of the 11th question.
1
Websaydkani waxay isticmaashaa cookies si loo wanaajiyo khibradaada Waxaan kugula talinaynaa in aad arrintaan saxan tahay, laakiin waad ka-bixi kartaa haddii aad rabto.Ogolaanshaha Read More
Arabic Bengali Bulgarian Catalan Chinese (Simplified) Chinese (Traditional) Croatian Czech Danish Dutch English Estonian Filipino Finnish French German Greek Hebrew Hindi Hungarian Indonesian Italian Japanese Korean Latvian Lithuanian Malay Norwegian Polish Portuguese Romanian Russian Serbian Slovak Slovenian Spanish Swedish Tamil Telugu Thai Turkish Ukrainian Urdu Vietnamese
1
Asal ahaan, sida lacagaha caadiga ah, dadku waxay la socdaan dhaqdhaqaaqa maalinlaha ah ee crypto.
Like any other currency, people are now trading in the cryptocurrency.
1
Diod cilmiyeedkaas oo aan ka wareysan Maxamed Caalim oo aad u falanqeeyey iskuna dayey waxyaabaha keenay burburkaas iyo sidii looga bixi lahaa......
How rodents infiltrate your home, what can happen if they do, and how to get rid of these pests and keep them out..
1
Ka dibna waxaad u arkaysaan Nartaas si yaqiin ah.
Again, you shall surely see it with the sight of certainty.
1
Ma lagu badbaadi karaa in lagu dhuunto halka ay taayarrada diyaaraduhu ku xaroodaan?
Does the vehicle may be removed at airports?
1
Taliska AFRICOM ayaa warqad uu 1-dii Juun usoo diray Human Rights Watch ku sheegay in wax lacag ah aanu siin ehelada shacabkii ku dhintay labada duqeyn ee uu qirtay in Soomaaliya ay dad rayid ah ku dileen tan iyo 2017.
AFRICOM stated in a June 1letter to Human Rights Watchthat no payments have been made in either of the two incidents of civilian casualties it has acknowledged in Somalia since 2017.
1
Wax kasta oo aad qabaneyso, waxaad dareemi kartaa dareemo nasasho oo jirka iyo maskaxda ah.
Whatever you decide to do, you've got to work out how to handle it emotionally and mentally.
1
Cadaadiska shirkadahan dadka ay kuhayaan wuxuu u kalabaxaa dhowr nooc, oo qaarkoodna toos yihiin qaar kalena ay dadban yihiin.
In fact there are several different groups of companies involved in the transport chain, some directly and others indirectly.
1
Monica ayaa markale ku celisay in wali jawaab waafi ah ay ka sugayaan dowladda Soomaaliya.
She was impatiently waiting for a reply from Duke.
1
Waxaan qireynaa inaanan joogin meesha aan dooneyno inaan ku jirno tan oo ah warshad ahaan.
We have to admit we are not where we want to be.
1
Wuxuu yiri: Xitaa waxaan usoo hindisay inuu dadkaas u masaafuriyo dal saddexaad, intii ay xabsiyada isaga jiri lahayeen.
He said: "I brought him in three games into the season.
1
Ku shubasho iyo kunoqnoqsho xun oo ka dhacday degmooyinka qaarkood.
Looting and violence have been reported in some cities.
1
Wuxuu sidoo kale ku dhiiri galiyey intii aan horay u maalgashan deegaanka inay hada maalgashi dhaqaale iyo maskaxba kaga kaqayb qaataan horumarka deegaanka.
He also set up an innovative website to generate financial and moral support from local residents.
1
Laqanyo oo naxariis iyo gaarinimoba u dhalatay baa tidhi, "Buuxow gurigan meel aan ahayn oo aad geysaa ma jirto, ee horta sidaa ogow, maanta oo kale waa la isu abaal dhgtaa, halkan keen hablaha kalena waan ka wargelin doonaa haddii Alla yidhaah" bay hadalkii ku soo xidhay.
He refused it, and she offered him a nicer-looking apple to eat, and on his refusal she said: "You destroyed my house today, and if you don't settle it before night, something bad will happen to you.
1
Wuxuu aad u jeclaa caruusadiisa waxayna ku ballameen jaceyl weligiis ah.
God loves His children, and He has pledged to protect them forever.
1