so
stringlengths
4
1.24k
en
stringlengths
4
1.73k
sco
float64
1
1
Dhakhaatiirtu waxay sheegaan in Hepatitis A uusan dib ugu soo noqon qofka uu mar ku dhaco.
The results for hepatitis did not come back.
1
Kulmiye ayaa waxaa uu u muuqdaa siyaasi wali ka sii laalaada mabdii Somali Weyn ee uu hore u amaansanaa
Bill is more compact in comparison to the Major Port Trusts Act
1
qaranka Somaliland, waxaanuu yidhi;"Waxaan runtii Gobolka Awdal leeyahay waxa maalmahan
Rob, you said, "FYI, It is "summer" in South Africa right now."
1
Haddaan si kooban u sheego waxaas oo dhan waxay ku biyo shubanayaan:
If I REPLY to it, it will be sent to all the
1
Nin ayaa waxa uu toogtay lix qof oo ka tirsan qoyskiisa oo ay ku jiraan...
He fled with six family...
1
Waxa looyaqaano hawlkarnimadu waa deeq ilahay baxsho oo uu cida uu doona siiyo cid kaga caban kartaana ma jirto hasayeeshee waxay xumaataa marka hawlkarka laga tago ee loo tago waxma tare laga heeryo dhigay oo ku eri iyo ka eri aan midna lahayn waliba marka uu wax xumeeyana lagu amaano isla markaana uu ka dhaxlo dalacaad iyo wanaajin.
The Providence of the Lord has been conjoined with foresight, and the one is impossible without the other; for evils are foreseen, and goods are provided.
1
Wuxuu yidhi [Eebbe] "Annagu waxaan imtixaannay qawmkaagii gadaashaa, waxaana dhumiyey Saamiri."
He said,'We have tested your people in your absence, and the Samarian misled them.'
1
Haddii aad lumiso kaarkaaga ama waxa uu soo xaday, qofna u isticmaali kartaa haddii aysan ogaan PIN.
If you lose a prepaid card or it's stolen, however, no one can use it without knowing your pin number.
1
Halkan hoose ka daawo muuqaalka xafladii furitaanka oo uu wasiirka Caafimaadka iyo masuuliyiin kale ay hadalo wax ku oola ka jeediyeen.
they are experiencing other conditions set by the Secretary of Health and Human Services
1
Waxaa intaas ii dheer maalintii Shiikha la dilay baan waxaan Ceelasha biyaha kala xiriirnay nin ka tirsan ragaas Baydhabo shirka ku qabtay,
Then came the day that we saw a cloud attached to a parachute,
1
Waxa kale oo noo qorshaysan saddex bilood baanu imika xidhnay dhulka iyo beeraha bixintoodii iyo dacwadaha.
We meditated for three months, and then went herd gathering, in the mountains.
1
Alle ha u naxariistee Marxuum Xasan Macalin Axmed Aadan ayaa ku geeriyooday Berkad-biyood oo uu ku dhacay.oo ku taala deegaanka sa...
Yet they say to God ‘Depart from us, for we do not desire the knowledge of Your ways.
1
Ama mashaariicda ubadka Soomaliyeed ee laysku leyn hayo ayaad guul moodaa?
Or are you thinking of freelancing as a side hustle?
1
Goobta canabka ah ee dhirtu waa dhir laacib ah oo ka mid ah qoyska Luminous.
For him, peace is attainable, reachable.
1
Maxay yihiin qaar ka mid ah waxyaalaha qarsoon qotada dheer oo ugu naxdinta in kaliya aad u ogaato oo ku saabsan?
But what are some of those little details that you should know about?
1
Waa hagaag, caruusadaha galmada waa waxa aad u baahan tahay.
Zombies are what you need.
1
Mudane Guuleed ayaa intaa ku daray in Galmudug ay dhaqan galineyso Xabad Joojinta Shanta Cesho ah oo ku Eg Jimcaha soo socda.
You'll additionally discover that the Naturalist's Sample Kit is lowered by 5 gold bars for the coming week.
1
Waa beel balaaran oo hal magac ma deeqo.
it is a drug that doesn't have a name
1
Saasaana u soo bixinay inay is warsadaan dhexdooda, wuxuu yidhi mid ka mid ah imisaad nagaateen, waxay dhaheen waxaan nagaannay Maalin ama maalin qaarkeed, waxay dhaheen Eebeheenbaa og waxaad nagaateen ee ladira midkiin lacagtan xagga Magaalada, hana soo fiiriyo Cid Cunno xalaalaysan * hana idiinka Keeno Rizqi hana isqariyo (oo istartiibiyo) yuuna idin ogeeysiin xaggooda ruuxna.(19)
[Dhul-Qarnayn] said, “This is a mercy from my Lord; but when the promise of my Lord comes, He will make it level, and ever is the promise of my Lord true.”
1
Sacuudiga oo wax ka beddel lama filaan ah ku sameeyay shuruu...
altered by silence...
1
Shirkadda waxay soo jiidaneysaa macaamiil aad u tiro badan xulashooyinkooda Paris, dallacsiinta gunnada iyo iskudayaynta inay kusii nagaanayso hal-abuurnimada ugu dambeeyay ee tikniyoolajiyada internetka.
The company attracts more and more clients with their choices of Paris, bonus promotions and tries to remain on top of the most recent innovations in web know-how.
1
Arlada balaaran ee Ilaahay waxay u furan tahay qof kasta oo aan awoodin.
God's salvation is open to all people.
1
Daraasad la sameeyay 2010 kaliya kalabar dadka reer Azerbaijan ayaa haa kaga jawaabaya su'aasha ah, "Diintu ma qayb muhiim ah ayay ka tahay nolol maalmeedkaaga?"
In a 2010 survey only half of Azerbaijanis answering yes to the question, "Is religion an important part of your daily life?"
1
quruxda hableheena somaliyeed waa kuwa aduunka ugu...
Our people are the best in the world...
1
Markaan kusoo noqday gudihii baska baa waxaan fadhiistay kursiga dirawalka ka danbeeya ee labada lagu fadhiisto oo madhnaa.
When we got in the car at the end of the night, I sat between my two friends in the backseat.
1
qiimaha saamiga Free, kaliya qaadan mas'uul ka ah qiimaha xamuulka si aad dalka customzitation ku salaysan waxyaabaha inaga dhexaysa
rible price to be paid for limiting the scope of reason in our dealings
1
Waxaan ma xallin karo xaaladaha, ma dhihi doonaa in aan awoodo
I can't get fined for saying that, can I?
1
Guud ahaan, waxaa loo heli karaa sida muraayadda qabow oo la demiyey.
In general, slightly smaller incisions can be used
1
oo maanta caruurtoodi cid kale korsaneyso,markey CUNTO DARUURI u waayeen.waayo macluul iyo dhimasho ayay uga
Yet in the end they all withered and died, and today there is none so poor to do them reverence."
1
shirkaan ayaa lagu gorfeenayaa xaalka dalka doorashada iyo waxa kaga aadan maamul goboleedyada .
The Electoral Commission oversees the conduct of elections in this country and it is independent of Government.
1
Waxay markaas is yidhaahdeen iyo waxay iska waydiiyeen meeshaas iyada ah.
So they begin to question each other and ask who it is.
1
Waa uu ku dhawaaqay - waxa uu igu yidhi xalayto!"
Meaning, "What he said!"
1
wuxuu yidhi waxaa idinkaga Dhacaya Xagga Eebe Cadaab iyo Cadho ma waxaad igula Murmaysaan Magacyo ood Magacoowdeen idinka iyo Aabayaalkiin oon Eebe u soo Dejinin Xujo, Suga anna waan idinla Sugiye.
[Hud] said, "Already have defilement and anger fallen upon you from your Lord. Do you dispute with me concerning [mere] names you have named them, you and your fathers, for which Allah has not sent down any authority? Then wait; indeed, I am with you among those who wait."
1
42:Xukunkeeda muxuu yahay in lagu dhawaaqo niyada markii la weyso qaadanaa ama markii la tukanaa?
Q 42: How is the Word of God to be read and heard?
1
Ayaantan waxaan maqlayey xuskii rasuulka scw oo la dhigayo, sidaas darteed waxay ila tahay in ay tahay munaasabad mudan in laga hadlo.
I've been listening to the audio book of OotP so I'm totally in the mood.
1
Isku dayay inuu arko haddii caruusadaha jinsiga ee Jabbaan ay jabeen, laakiin waxay umuuqataa ok.
We have made sure that the collars are snug, but they don't seem to be very effective.
1
Rabbiyow, bal maxaad nooga dhigtay inaannu jidkaaga ka qaldanno, maxaadse qalbigayaga u qallafisay si aannan kaaga cabsan? U soo noqo addoommadaada aawadood iyo qabiilooyinkii dhaxalkaaga aawadood?
O LORD, why hast thou made us to err from thy ways, and hardened our heart from thy fear? Return for thy servants' sake, the tribes of thine inheritance.
1
Tan ugu muhiimsan, waxaad helaysaa inaad dejiso heerarka.
But most importantly, you need level.
1
Waxaa kaloo muhiim ah in kilyaha shaqadooda iska baartid adigoo dhiig lagaa qaado.
It is also important to check your personal grooming.
1
Hal Qof ayaa naloo xaqiijiyey inuu ku dhintayboo ahaa kii isqarxiyey Qaraxa.
One of his friends was sure that he was dead
1
Mid ka mid ah wax ka badan in aan qabto... Waxaad phrased this hal qayb gaar ah si dadka nixin laga yaabaa.
I've heard more than one suggest limiting your exposure to these things.
1
Sidoo kale waxa ay taageertaa isgaarsiinta video iyo is-weeydaarsiga xogta kala duwan.
It also supports video recording and screenshots.
1
waxaana isku dayay inaan wax uun u qabto--
I was only trying to do
1
Ayuu yidhi, waxaanu intaa ku daray "Barnaamijkan oo aanu ka shaqeynaynay muddo laba Sanadood ah wuxuu soo maray Marxalado kala duwan.
She shared, "We've been working on it for two years.
1
(Ie) Tihiin kuwa Rumeeyey Eebe iyo Rasuulkiisa oo ku jahaaday jidka Eebe xoolahooda iyo naf.
So believe in Allah and His Messenger, the Ummi Prophet, who believes in Allah and His Commandments.
1
Ingiriis: Adigoo eegaya waxa hadda ka dhacaya Soomaaliya, muxuu yahay sawirka aad ka bixin lahayd?
EW: What do you think about what is happening in Kenya now?
1
intaas kadib dhaqtarka waxan weydiin laha xaalada aan in badan ku wareerey
I asked the DR about many of the concerns I had.
1
Ramsey County waxa ay siisaa barnaamijyo iyo adeegyo kala duwan degganasyaasha degmada iyo martidaba.
The King Conservation District provides a variety of programs and services to landowners and residents.
1
6 Kii wax quudhsadaa xigmad buu doondoonaa, mana helo, Laakiinse aqoontu waa u fudud dahay kii waxgarasho leh.
A scorner seeks wisdom and doesn't find it, but knowledge is easy to him that understands.
1
Gacan ku dhiigle dagaal ooge thief
In the Stomach of a Thief
1
Tom Liner wuxuu sheegay inuu ogyahay in keydkiisa macluumaadka ay u badan tahay in loo adeegsado weerarro xun.
Manzar said that he believes a lot of the misinformation comes from the internet.
1
Dawladdu waxay sameysay illaa 6-7 maalmood oo ah fasaxyada bangiyada oo xiriir ah (oo ay ku jiraan Axadda iyo ciidaha) sannad kasta.
The government has made up to 6-7 days of bank holidays in a row (including Sunday and the Eid holidays) each year.
1
Dhawacyada Dadkaani ayaa waxa ay iskugu jirtaa kuwa qaba dhawacyo halis ah iyo kuwa kale oo iska fudud.
The answer seems to be persons who are so closely and directly
1
Faysal oo waraysi siiyay R_Kulmiye ayaa sheegay in uu aad uga xunyahay Khilaafkaan maadaama ay Malaayiin Soomaaliya maanta dhibaataysanyihiin.
De La Cruz says bilingual ballots are crucial today as the U.S. becomes more diverse.
1
Nidaamka Soomaalilaan la isku shaqaalaysiiyaa waxa uu u badanyahay kaas aynu korka-xaadiska ku samaynnay.
Much work has been accomplished in the CEH
1
Waxaad u baahantahay in aad xubin ka noqoto Somaliska.
You have to become a party member
1
Masha allah aad iyo aad waan ka helay mowduucaan waadna ku mhdsntihiin sida wacan oo noogu soo gudbiseeen
I would like to share with you about the way in which God has guided us and we have served Him during these times.
1
Sida dhamaan bixiyeyaasha adeegga, shirkadaha VPN waxay rabaan inaad la joogto waqti dheer, maxaa yeelay taasi waa dakhligooda.
Like all service providers, VPN companies want you to stay with them for a long time, since that's their income stream.
1
Fursado badan oo iskaa wax u qabso ah oo loogu talagalay shaqsiyaadka iyo kooxaha.
An exceptional opportunity for individuals and organizations
1
S. ugu dambayn maxaad ka filaysaa oo raja ah in ay shirkan ka soo baxaan?
Q: What do you hope will come out of the conference?
1
Addoomadayda waxaa ka waa bariistay ku i rumeeyay iyo ku igu kufriyay .
My team-mates have faith in me and they give me confidence."
1
"Bil ka dib ayaan baxayaa kolka xagaagu ina dhaafo"
"I am leaving come summer."
1
By habka, waxay aad u wacan tahay dhadhanka, inkasta oo yar oo dhanaan (halkan waxaa ku jira 20% oo keliya sonkor).
Partially because it is so homogeneous (80% native, 20% white).
1
Dhanka Kale Kulankii maanta oo ay soo xaadireen In ka badan 160 Xildhibaano ayaa lagu kala dareeray, kaasoo si rasmi ah ay xildhibaanada isugu raaci waayeen qodobka la Xisaabtanka Xukuumada oo ay wali isku maandhaafsan yihiin xildhibaanada.
Some funerals are attended by more than 50 people and that is not in line with the protocol.
1
Waxaan kuu sheegi doonaa la raad No. by e-mail sida ugu dhaqsaha badan aad kala geeyey marka waxaan ka shirkadda express hesho. cinwaanka jidka A waxaa looga baahan yahay bixinta.
We will inform you with tracking No. by e-mail as soon as your order is shipped out when we get it from the express company.
1
Waxadna ogaataan in waxa aad biilaneysaan iyo hubka aad ku dagaalameysaan ay yihiin waxa aad sixiixeysaan.
Admit you are struggling and what you are struggling with.
1
yihiin, xigtada iyo wixii faah-faahin ah oo dheer.
your interest and further details.
1
Dadka kale ninkiisii wax tara waa tix geliyaaye
Husband is Invited by some other
1
"Qoyskeygu waxay ka wadahadleen inaan filim ka sameyno nolosheedii.
"A studio called about making a movie about my life.
1
22:18 Oo markaas odayaasha magaaladaasu waa inay ninka qabtaan oo ay edbiyaan,
Deuteronomy 22:18 And the elders of that city shall take the man and chastise him;
1
Waa Murahaxa kaliya ee buuxiyay 4-ta qodob ee aan ku qiimeyay Murashixiinta uu taagan xilka Afhayeenka Golaha Shacabka Soomaaliyed.
It is merely one of four lawsuits that have been filed against the district in relation to the controversial contracts issued for the surveillance cameras.
1
Waxaa tahay gabar wanaagsan oo na caawisay ee suurtagal matahay in aad noo sheegto magacaaga ? ana magacayga waxaa lay dhahaa (Daahir),wiilkaan waa saaxiibkeyga Mahad!.
You are great.Please tell us "what is your true name?."
1
Waxay u muuqdaan xaq aad u wanaagsan.
they seem to be fairly
1
Ma waxaa laga yiri qof sharciga Allaah gabigiisa ama qayb ka mid ah gadaal isaga tuuray, lana yimid qaanuun wadci ah oo sharciga Allaah uu ka hormarinayo, uuna siinayo maamuus iyo maqaam ka sarreeya sharcigii Allaah uu soo dajiyay
Al-Jinn Say: "Verily, it is not in my power to cause you harm or to endow you with consciousness of what is right.
1
Waa kuwii Jawaari hilfaha u qaaday markii uu barlamaanku
Here are the results of the Lodges who Received the
1
Wali Maadaxda ku hawlan kala qaadista ciidamada kama hadlin qorshayaasha saaka u fulay waxaana PuntlandOne uu diin soo gudbin doonaa wararka ugu dambeeya.
There won't be a joint press conference at the conclusion of the summit, and Biden will speak to reporters on his own.
1
20 Miyaanan waxyaalo wanaagsan kuugu qorin
20 i have been looking for yourself?
1
In ka badan 18 kun oo xujey Soomaali ah oo la raaciyay Xujayda Caalamka oo Malaayihiin Muslimiin ah oo sanadkan xajinaya ayaa waxa ay maanta More...
Nationwide, more than 1800 New Zealanders have contracted measles this year.
1
Qoraal ay soo saareen siyaasiyiintaas ayay ku sheegen in aan wax talo ah ku lahayn saddex qodob oo ka mid heshiiska Afisyone.
Their identity is that they are not represented in any of the three pillars of State.
1
Sida uu qabo dastuurku waxa awoodda magaacaabidda Is kaleh Raysalwasaaraha sida ku cad qodobada awooda raysalwasaaraha wuxuu magacaabayaa Ra
In the context of contract law, the term capacity refers to the ability of a natural
1
Waxa layidhi dhaqaalihii wadanka waa la qufulay oo waliba quful weyn oo 9by9 baa lagu xidhay, waxa la yidhi dadkan qaylinaya waa dadkii ku mamay qaataye qaado , waxa la yidhi umadda loo handaarabay dhaqaalahoogii, intaaba waan qaatay waa wax wanaagsan hadii umaddii lahayd loo hayey ee dadkii koobnaa laga handaraabay, maxaase loo galiyey umadda mise way u oolaysa taasina waa mid meesha ku jirta.
29:12 [26:11] So the Avimélekh gave orders to all his people and said, "Anyone who mistreats this man or his wife shall surely be put to death!"
1
Fiisigiska caanka ah iyo fikirka Albert Einstein wuxuu mar yiri qof aan waligiis khalad sameynin waligiis isku dayin wax cusub.
Dakota's inspiration for living a full and varied life comes from words by Albert Einstein: Anyone who has never made a mistake has never tried anything new.
1
kani waa waxa nagu wareegsan
It is what surrounds us
1
oo uu fanaanka oo uu ka keensaday dalka isagoo waqti iyo waxtar badan ku baxiyay
in which he had spent a long and distinguished
1
mid kamid ah ehelada qoyskan, ayaa xaqiijiyay dhimashada hooyadaasi iyo dhaawaca saddexda kale, oo uu ku jiro aabihii qoyska
In September, a judge ordered Aleman's sister and three other relatives of the
1
Runtaa, laakiin waxaa jira doodo badan oo si xoog leh ninay
Very light, but still a lot of power
1
Ugu muhiimsan waa in ay leeyihiin xiriir internet wanaagsan.
The most important thing is having a good internet connection.
1
Wuxuu nagu yidhi: "Madaxweyne Rayaale, waxaan kuugu yeedhay in aan talooyin ku weydiiyo.
He said, "Babe, let me give you some advice.
1
Haddii isbedelada hoose la sameeyay, waxay macnaheedu tahay in qaar kamid ah dadka basaska raaca ay soconayaan ku dhowaadkii 2 daqiiqo ama ka baddan.
if I relied on a bus, it would take about 2 hours/ month for a bus pass.
1
Tani waa natiijo caadi ah isticmaalka steroids ragga, waxayna badanaa keentaa timo dhicid.
That is a standard tactic used by these viruses and it is often a successful one.
1
Wadaadku waa muwaadin aniga oo kale ah.
He was a pastor like I am.
1
Xarigga lala beegsado dadka noocan oo kalaana wadanka waxay u yeelanaysaa natiijo xun.
Raising players in such environments is damaging the nation as a whole.
1
Zidane oo caawa ciyaari doona qaab ciyaareedkan... (Bale oo ka ciyaaraya boos aan looga baran)
Go and play football (soccer to some...)?
1
horteeda, waxana ka sooq aybgalay dhammaan jaalliyadaha kala duwan ee
I feel I've walked through all the alleys of love
1
Iyagu markay waxaas maqleen, ayay iska daba baxeen midba mid, waayeelladii ka bilaabato ilaa kii u dambeeyey.
when they heard it, went out one by one, beginning from the eldest,
1
Jawaab: Waxaad xaq u leedahay inaad weydiiso sarkaalka si uu u macluumaad sida uu magaca iyo calaamad tiro.
përgjigje: You have the right to ask the officer for his information such as his name and badge number.
1
Dhiig-baxa iyo casiraadku waxay badanaa bilaabmaan 2 illaa 48 saacadood ka dib qaadashada misoprostol.
Nausea and vomiting generally resolves in 4 to 8 hours after taking the last Misoprostol tablets.
1
Gabaygaan waxaa tiriyay sida a
It was briefly used as a
1
Anna waa la fahmay oo diyaar iska sii dhigay.
is understood and accepted.
1
Qof ka fadhiya meel hadh ah maanta, sababtoo ah qof beeray geed waqti dheer ka hor.
Someone's sitting in the shade today because someone planted a tree a long time ago."
1