so
stringlengths
4
1.24k
en
stringlengths
4
1.73k
sco
float64
1
1
Halkudhigga Maalinta sanadkan waa 'Qof kasta isbadal ayuu samayn karaa, Tallaab kasta Qiimeheeda ayay leedahay' waxayna kusoo beegantay iyadoo ay jirto aafada adduunka ku habsatay ee COVID-19 iyo baaqyada ku aaddan sinnaanta.
This year's theme is'Everyone can make a difference, Every Action Counts' and comes against a backdrop of the global COVID-19 pandemic and calls for equality.
1
Dhammaan khadadka tareenka waxay isticmaalaan tikidhada RFID ee aan lala xiriirin karin.
They all use the Ford Racing non-adjustable LCA.
1
Mar haddii aan wali la is afgaran,maxaa xigaya ayaan waydiinay Xildhibaanka,wuxuuna ku jawaabay"Waxaa loo celinayaa arrinta Madaxda sare,hadda Guddiyada Afarta ah qado ayay soo adeen."
The assistant even misspoke once, while positioning us, and said, "the four of you."
1
Qalaad wuu dhacaa laakin waa la sixi karaa.
Dementia is on Rise, but it can be prevented
1
Sannadkii 2007da aniga oo ku maqan dalka Baakistaan ayaan akhriyay maqaal ku qornaa mareegta caalamiga ah ee Hadhwanaagnews.com.
4 THE WITNESS: [Interpretation] I cannot claim one way or another,
1
Toddobaad ka dib, cadaadis, ku shub weel nadiif ah oo ku kaydi meel gudcur ah.
Aug 4, 2019Following the Light in a Dark World
1
Isticmaalka qaabka qaboobaha wuxuu kuu ogolaanayaa inaad diirimaad ku haysatid qolka sababtoo ah siyaabo badan oo qumman.
A home equity loan allows you to access the cash in your home for a variety of reasons.
1
Sharcigu ayaa oggol maxkamadaha in ay masaxaan dacwadaha ka-saaridda guryaha, laakiin waa marka ay jiraan xaalado aan badneyn.
The police are empowered to take fingerprints but in limited circumstances.
1
Wajiyaalna maalintaas waxaa ahaaday boor.
Faces (of the unbelievers) will be covered with dust on that Day.
1
Weerarkaa oo loo adeegsaday duyuurado kuwa rakaabka ah ayaa waxa ku geeriyooday ku dhawaad afar kun oo ruux.
The anti-communist forces killed about 4,400 Slovenes
1
Xaalada Magaalada Marka ayaa aad u kacsan, dadka qaar waa ay ka barakacayaan Magaalada sida wararka ay sheegayaan.
But as the city goes, a lot of people respect us for the brand.
1
Imaamkii masjidku wuxuu sharaxay inuu jiro miisaan: Islaamka oo la raaco waxaa la saaraa dhinaca ajarka ah ee miisaanka, dembiyada aan samaynona waxaa la saaraa dhinaca deynta ah ee miisaanka.
So then we put up an ad on Craigslist, and he [RJ] was the only person to respond, which was outrageous [laughs]!
1
Goor dhaweed oo aan tegay goobta shirka Waxaa ii muuqata si ka duwan shirkii ka horeeyay midkan.
When I got back into my room, it looked different than before.
1
Kursigaas oo hadda aan la ogeen cida ka soo bixidoonta dhanka Demoqraadka lakiinse la saadaalinayo in qofkii ka soo baxo uu kaga guuleysandoon mudanahan.
Here's a track that is clearly drawn to the power of the dark side of life, but wants to make sense of it without being consumed by it.
1
Sidoo kale Ilaahay ogolaan mu'amalat ugu (wax walba oo la xiriira in ay ka mid aadanuhu intraksi) Wuxuuna reebi kuwa kale.
God will use the incredulity of some for the salvation of others; then those
1
Waxay kuxirantahay dhadhanka midkasta, App Store-ka waxaa ka socda ciyaaro nooc walba leh, waxaana jira kumanaan iyaga ka mid ah, kuwa ugu badan ee ciyaaraya iyo ciyaartoy marmar ah.
There are hundreds of thousands of apps upon the Google play a role Store, and many of them are games.
1
Horey waxaan idiin kugu sheegnay in xidigaan tiyaaro badan gatay waxaana kamid ahaa 6 tiyaatar oo kuwa dabaqada dhexe iyo hoose asigoo ka gatay tuulada Uttar Pradesh,.
As it happened, we had six players and played a 6 player game with two deserts.
1
Tahriibtu waxa ay noqotay wax caan ka ah guud ahaanba goobaha ay dagaaladu aafeeyeen dunida tan aynu ku nool nahay.
Labneh has become rather commonplace for those of us living here in the Middle East.
1
Waxaan halkan uga gudbinayaa tacsi anigoo ka wakiil ah xukuumada Ingiriiska qoyskii Axmed wakhtigan ay murugada ku jiraan."
"I'm going with my family along Italy's Amalfi Coast in July."
1
16:23 Kolkaasuu wuxuu iyagii ku yidhi, Waxanu waa wixii Rabbigu ku
02O 16 23 Then he said to them, "This [is what] the LORD has said:
1
250 000 oo ruux ayaa ku naf waayey dagaalkaa.
200,000 human beings violently murdered.
1
Gurmadka wuxuu ahaa mid...
The House were...
1
Yooxanaa waa arkay oo marag furay oo yidhi, Waannu aragnay ammaantiisa.
John says: "we have seen His glory."
1
Arinta kale ee macquulka ahi waa in la waayo roobabkii imaan jirey xillgoodii amase laba waayaba gebi ahantood,taasina waxay dhalin kartaa abaaro, hadaba waxa ay is waydiintu tahay maxaa lagu xalin karaa aafada abaaraha inala darsa.
As this is a farmhouse Property, because of the heavy rains, Seepage might have occurred in one or two rooms & that can be the reason for the smell.
1
dhamaam qoraalka waa wada far yar small letters
derives from the fact that small letters
1
Taas micnaheedu yahay kutubta & buugaagta ma aha cilmi laakiin cilmi waa kan qalbiga raga dhexyaal oo waxna tusa.
Vedas are not a book, rather it is a knowledge originated in the heart of Rishis.
1
Tusaale ahaan Ikhwaanka Xasan Turaabi wuxuu ka mid yahay ragga ugu cadcad ee aragtida caqlaaniyadda loo tiiriyo.
Rape fantasies, for instance, are one of the most popular fantasies for women.
1
2.Sifada labaad waa in uu halbeeg dhaqaale-dhis ujeedkiisu yahay leeyahay oo uu rabo in uu dalkiisa baahida dhaqan-dhaqaale ee haysata ka saaro.
2) a decrease of one's financial resources
1
"Waxaan u salaameynaa si cajiib ah marka ay gurigeenna yimaadaan.
"We're going to welcome them home.
1
Koorsadani waxay ujeeddadeedu tahay inay horumariso maanka caalamiga ah iyo wacyi-gelinta aragtiyo kala duwan iyada oo la baranayo arrimaha siyaasadeed ee casriga ah ee adduunka
This course is an introduction to the study of world politics and international relations -
1
Waxaan kuugu deeqayaa shirkadayda websaydhadayda iyo buugaagtayda, oo laga heli karo:
D: I'll give you my website and my company's website.
1
"Waxaan qeyb ka ahay mashruuc aan aaminsanahay, rajadayduna waa inaan halkaan sii joogo muddo dheer, laakiin mar kale waxaa laga yaabaa in PSG ay i iibiso koox kale."
"I'm a part of a project that I believe in and my hope is to stay here for a long time, but then again maybe PSG will sell me to another club.
1
Hadal heynta xilka Ra'iisul wasaaraha cusub ayaa noqotay waxa ugu badan ee xiligaan la joogo lagu gorfeeyo miisaska siyaasada Somalia.
In contemporary democracies political campaigns have become the most important component of the political process.
1
Su'aashaydu waxay tahay hadaan dib udhaco miyaa la heli karaa koobiga ugu dambeeya ee aan ku sameeyay ios12?
My only question is.....can I buy the original recording with Pops?
1
Waar maxaa layskaga dhehiyaa miskiinkan islaanta queen u sujuuday
Why WOULDN't you vote The Evil Queen?
1
10 Intii Haaruun la hadlayay shirkii reer binu Israa'iil oo dhan waxay eegeen xaggii cidlada, oo bal eeg, ammaantii Rabbiga ayaa daruurtii ka dhex muuqatay.
10 And when Aaron spoke to all the assembly of the children of Israel, they looked towards the wilderness: and behold the glory of the Lord appeared in a cloud.
1
Dadka reer binu Israa'iil la hadal, oo waxaad ku tidhaahdaa, Bisha toddobaad maalinteeda kowaad waxay idiin ahaan doontaa nasasho weyn oo ah buunafuufid xusuus ah, iyo shir quduus ah.
Speak unto the children of Israel, saying, In the seventh month, in the first day of the month, shall ye have a sabbath, a memorial of blowing of trumpets, an holy convocation.
1
Waxaad nala soo xiriiri kartaa haddii aad u baahan tahay wax qorshe khaas ah.
You can contact us if you need a security camera.
1
Waxaan leenahay waaxda R&D noo gaar ah, sanad walba waxaan kordhin doonaa maqaallo cusub.
We respect R & D and have new products every year.
1
Dadkaan ayaa waxa ay ku dhaawacmeen Qaraxyadii ugu dambeeyay ee ka dhacay Magaalada Muqdisho, waxaana la sheegay in ...
from Ancient Macedonia has been discovered in the last generation, and that
1
Hadday sidaas tahay, markaa waxaan kugula talinaynaa inaad isku daydo ciyaar blackjack ah.
If this is the case, you can begin by playing our Free Blackjack Game.
1
Qiimaha hoose ee adeeggu wuxuu ka yimid dhinacyo kala duwan - kharashyada hawlgalka iyo xawaaraha.
The lower price for the service derives from different aspects - operational costs and speed.
1
waxa uu isku haleeyaa dadka kale, oo kaligii waxba ma qabsan karo.
Though he try to do something for others, but he cannot anything for others.
1
Gabayga dheelmato Erayo kamid ah oo markii hore uu ku qoray abwaanku luuqada English-ka waxuuna yiri isla meeshii ayaan ku qoray Erayo ay kamid ahaaneen kuwaan.
The publication of samuel johnson's a dictionary of the english language in 1977 was these are the pictures which were supposed to be included in my essay but.
1
Ninka la baxay fidow waxaan kuu shegayaa in Somalia waa cusub u Baryay isbadal ayaa yimid.
I yell at Reese's that there will be a change in plans.
1
S: Ururkiina waxa hore uga soo yeedhay dhawaaqyo dhawr ah oo midow la xidhiidha, qolo waxay London ka sheegtay inay HORMOOD la midoobeen, qolo kalena waxay Burco ka sheegtay inay KULMIYE la midoobeen, idinkuna waydinkan sheegay inaad UDUB la midowdeen, arimahaasi raad noocee ah bay yeelanayaan ?.
12) - and who asks them from his throne, "White people, whence come ye, and what seek ye?" (ch.
1
Raxanweyntu miyaaney ka mid aheyn Soomaalida aad u doodo hadh iyo habeen?
Isn't that Paul's grandfather in A Hard Days Night?
1
xambaarsan. ind midna waan kuu sheegayaa hadaad aragto qof wax caayaya
Don't be alarmed if someone tells you they are going to see one.
1
Xusuuso markuu ku yidhi Eebe Ciisow waan ku oofsan waana ku koryeeli, waana kaa dahirin kuwii gaaloobay, waxaana yeeli kuwa raaca (xaqa dhabta ah raaca) korka kuwa Gaaloobay tan iyo Qiyaamada, markaasna xaggaygaa laydiin soo celin waana idin kala Xukumi dhexdiina waxaad isku khilaafsanaydeen.
Remember when Allah said, “O Eisa! I will keep you alive till your full age, and raise you towards Me, and cleanse you of the disbelievers and give your followers dominance over the disbelievers until the Day of Resurrection; then you will all return to Me, so I shall judge between you concerning the matter in which you dispute.”
1
Anigu runtii ma ciyaaro badanaa (ugu yaraan ma ahan ciyaaraha udub dhexaad u ah howlaha VPN), laakiin waxaan qaatay xusuusta waqtiyada ping.
I don't play very much (at least not those games that are important to VPN performance), but I did pay attention to ping times.
1
Dhulka waxa aan ku arkayaa kolkaa raad waraabe oo ilaa saaka oo kale laagtan sii dhex qaaday.
keeping an eye upon me as he drank; and then suddenly held out his hand.
1
Si sahlan ayuu u yiri: Haye iyo warsan ayuuna ku qaabilay.
Naturally he said,'yes', and didn't ask any questions.
1
Waxa maanta ka dhacaya shidaalka caadiga ah ee shidaalka ayaa ah inay aad qaali u yihiin oo aan la heli karin.
The main problems at present are high cost and scarcity.
1
Laakiin Ciise wuxuu ugu jawaabay, Aabbahay tan iyo imminka ayuu shaqeeyaa, aniguna waa shaqeeyaa.
Jesus said to them, "My Father is always at his work to this very day, and I, too, am working."
1
Shalay wixii qofka soo maray waa hanti qiime leh oo ma-guurto ah, waayo-aragnimo iyo cashar ay tahay in uu wax ku qaato, si shalay iyo wixii qalloocmay iyo wixii uu kala kulmay dhib uu uga gaashaanto oo aanay markale dib ugu soo noqon.
For whoever has, to him will be given, and he will have abundance, but whoever has not, even what he has will be taken away from him.
1
12 Oo hadday idinla nabdi waayaan, laakiinse ay doonayaan inay idinla diriraan, markaas waa inaad hareeraysaan,
12 If it will not make peace with you, but will make war against you, then you will besiege it.
1
Halkan waxa aad ka daawan kartaa muuqaal laga duubay degaankaas Calmadow.
and you will be able to find that calm place
1
8:40 Wiilashii Uulaamna waxay ahaayeen rag xoog badan, iyo qaansoley, oo waxay lahaayeen wiilal badan iyo wiilal ay wiilashoodu sii dhaleen, oo isku ah boqol iyo konton nin.
40 And the sons of Ulam were men [who were] mighty warriors, bowmen, and [they had] many sons and grandsons, one hundred and fifty.
1
Dabcan qof kastaa wuxuu noloshiisa la rabaa qof nuucaa iyo nuucaas ah.
We all need our own space for our own lives.
1
Wadista dabeecadaha la doonayo, sidaan ognahay, waxay fadhidaa wadnaha dhamaan qorshaynta iyo fulinta. "
Risk knowledge should be at the forefront of all our planning and development decisions."
1
Xiriirka Xassan Sheekh la sameeyay Carabta waxa markiiba burburiyay Farmaajo oo siyaasad qabyaalad la soo baxay.
Most archaeological work was abruptly halted by the political turmoil
1
"Eebbow ii dambi-dhaaf ani iyo labadaydii waalid iyo mu'miniinta maalinta ay kici xisaabtu [Qiyaamadu]."
Our Lord, forgive me and my parents and the believers the Day the account is established.
1
Taasi waxay ka dhigeysaa Semax mid ka mid ah nabdoonaanta ugu nabdoon suuqa maanta.
This makes it one of the safest procedures on the market today.
1
Ugu damabayn cadaabkii uu Ilaahay ugu talagalay ayaa loo sii qaaday Meles shalay, qofkii jeclaa iyo midkii u ooyay iyo midkii u tacsiyeeyayba waxaan leenahay [...]
God is restrained by His own love, mercy, and grace.
1
Waxay iska nacday dhambaalsidaha odaygu u soo diro ee ku saabsan ka war la'aanta xaalka ninkeedii u keena uun.
But Im really stuck on the news that she just announced a separation from her husband.
1
Halkaas waxa ka muuqata inay Somaliland gebi ahaanba ka aminka baxday lacagta qaranka "SHL."
It seems a lot like the "evidence" that Saddam had WMDs.
1
Maanta waxaan idiin soo gudbinaya qormo gaaban oo ku saabsan kalsoonida aniga oo jecel ...
Today I want to tell you about some of my current favorite...
1
Qaarna waxaa u hawl yar inay waayo aragnimadooda qoraan.
Some work hard to hang onto their good looks.
1
// Tani waxay ka dambeysay, xilli maanta la doonaayay in Xildhibaanada Baarlamaanka S
which is the final date at which the SA
1
Waxaan aaminsanahay in laga soo bilaabo dhinaca xirfadlaha ah, waa in aan bixinnaa kharashka marka hore, kadibna tiknoolajiyada, kadibna dhamaystirnaanta, iyo ugu dambeyn dib-u-hagaajinta.
We believe that from a professional point of view, we should put the cost first, followed by technology, then conciseness, and finally reconfigurability.
1
Waxa iyana muhiim ah in ciidanku lahaado darajooyin iyo abaal marino, madaxda ciidankana lagula xisaabtamo waxqabadkooda.
It's vital that development teams take ownership of, and accountability for their work.
1
12:1 Oo Rabbigu wuxuu Muuse iyo Haaruun kula hadlay dalka Masar, oo ku yidhi, 12:2 Bishanu waxay idiin noqonaysaa tii bilaha ugu horraysay; oo waxay idiin noqonaysaa sannadda bisheedii kowaad.
12 The Lord said to Moses and Aaron in the land of Egypt: 2 This month shall mark for you the beginning of months; it shall be the first month of the year for you.
1
Su'aasha 2aad waxay ahayd side ayaad u aragtaa mowqifka dawladda ee ku wajahan maamul u samynta Jubbooyinka?
Question 2: How do you feel about homosexuality?
1
Wadahadalku waa bilaash.
Priests are free.
1
Waxay noqoneysaa arrintu in saxaabadii oo idil aanay fahmin macna aayaddaasi oo aanay ku farxin.
disoriented that they are incapable of understanding the message of
1
Dib u dhacan ayaa sidoo kale waxa uu saameyn weyn ku yeelanayaa dhaqaalaha ciirciiraya ee Mareykanka.
Stress also has a severe adverse impact on the United States' economy.
1
Gawaarida ay adeegsadaan kumanaanka qof ee Samsun ayaa maalin kasta looga daaweyaa fayraska.
In any one hospital, thousands of medications are administered to patients each day.
1
"Xiriir fiican ayaan la leeyahay Nasser Al-khelaifi iyo masuuliyiinta Qatar, laakiin ma awoodo waqtigaan inaan go'aamiyo mustaqbalkayga."
"I have a good relationship with PSG president Nasser Al-Khelaifi and with the people of Qatar, but I cannot say anything at this stage.
1
Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) ayaa mar kale ku celiyay in ay ka go'an tahay xaqiijinta in Soomaaliya ay ka qabsoonto doorasho madax bannaan si nabad ah Sannadka 2020/2021.
The African Union Mission in Somalia (AMISOM) has reiterated its commitment to ensuring that Somalia holds peaceful parliamentary and presidential elections in 2020/2021.
1
iyadoo ay qaban qaabiyaasha deeqdatan soo gaarsiiyay gobolka oo ka hadlaya waxay dheheen
The angels brought them forth from the city and said:
1
Sidaasna waxaa qoraya Wargayska Washington Post oo soo xiganaya ila-wareedyo u dhuun daloola arrimahaas.
This is an article by the Washington Post that touches this issue.
1
Taana waan idiin sheegayaa Nimankaasi waxay u faydanyihiin inay dalka burburiyaan
Click Here I tell them are situated in belarus.
1
Waxaad u baahan tahay inaad kusoo gasho cinwaanka iyo furaha filimada waana sidan
Well you're in luck, here's your guide and shopping list to do so:
1
25:17 Waa inaan midkiinna midka kale dulmin; laakiinse waxaad ka cabsataan Ilaahiinna, waayo, aniga ayaa ah Rabbiga Ilaahiinna ah.
"Ye shall not therefore oppress one another; but thou shalt fear thy God: for I am the LORD your God" (Leviticus 25:17).
1
Bal saddexdaasi nin aan mid walba suugaan uu lahaa in yar ka soo qaato:
These are the three little words we're all waiting for:
1
Tani waxay hagaajin doontaa badbaadinta waxayna yareyneysaa muddada qalabka warshadaynta meel cusub.
It will increase user registration and cut the time to create a new account.
1
Waxaad sheegtaa maansada guud ahaan inta bayd ee uu ka kooban yahay?
Are you referring to the width of the page?
1
Kiisaska guryaha laga saarayo oo kordhay kirada oo aan la bixin ayaa waxay muujinayaan dhibaatooyinkaas ay kala kulmeen milkiileyaasha guryaha.
The increase in household income reflects the tightening credit conditions that homebuyers are facing.
1
Senataro katirsan Aqalka sare ee Baarlamaanka dowlada federaalka Soomaaliya ayaa lagu wadaa in ay tagaan Caasimada Dowlad goboleedyada dalka si ay xal uga gaaraan...
Edo State Chapter of the People's Democratic Party has joined its counterparts nationwide to protest...
1
Sidaa awgeed, wakhtiga safarka ee ka dhexeeya Konya iyo Bursa, oo ah saacadaha 8 ee baska, ayaa la dhimi doonaa saacadaha 4.
Thus, the travel time between Konya and Bursa, which is 8 hours by bus, will drop to 4 hours.
1
Waxaasi oo dhan waxaa loo sameynayey sidii looboobi lahaa qeyraadka iyo hantida dadweynaha boobkaas oo ay ilaa manta wadaan beeshaani markaad dib u jaleecdo waxa ay ka wadaan Jubooyinka.
They each have their own benefits and drawbacks so you would do well to be aware of them before you begin.
1
21:3 Haddaba bal maxaa gacantaada ku jira?
1Sa 21:3 - Now then, what do you have on hand?
1
Maxaad la-taageere mentee u noqotay "Waxaan qabaa inuu shakhsi ahaan waajib iga saaran yahay inaan qoxootoga iyo doolka wax ka caawiyo.
Why isn't it ok to say "What makes me happy is being a homemaker and mother?"
1
Wiilkii yaraa ayaa haddana ku yidhi Aabihii:" Anigu waxaan rajaynayaa inaan noqdo nin la mid sida Hooyo oo kale mustaqbalka."
The child says, "I hope one day I can be a man just like mom."
1
Sidan oo kale, waxaan ku siin karnaa qaar badan oo xitaa khibrad bukaan ah oo ka sii fiican oo badbaado leh.
We can afford a better and more diverse food, too.
1
Waayo, maxaa iigu jira inaan xukumo kuwa dibadda ah?
What do I have to do with judging those outside?
1
Waxaa lagu soo waramayaa in weerarkaasi oo socday muddo saacado ah ayaa waxaa ay sheegeen saraakiisha ciidamadda in dagalkasi oo ka dhacay xaafad ka mid ah magaalada Baydhaboay kala ceeyriyeen kooxihii soo weerartagay.
The attack took place few hours after the military authorities reportedly carried out disarmament of some communities in the area.
1
Ahaanshaha aadanaha oo xataa wuu ahaa
In spite of human nature
1
AM waxay ku talinayaan in goobta lagu xulayo xildhibaanka loo dhaweeyo degaanka beeshu u badan tahay sida ugu suurtogalsan.
My advice is to prioritize proximity to the center of the city as much as possible.
1
Hooyadaa iyo afuradaba anaa wasa.
Playing with his mum and dad
1