so
stringlengths 4
1.24k
| en
stringlengths 4
1.73k
| sco
float64 1
1
|
---|---|---|
Ciise ayaa yidhi, "Runtii, runtii, waxaan idinku leeyahay, kii hadalkayga maqla oo rumaysta kii i soo diray, wuxuu leeyahay nolosha weligeed ah, xukunna geli maayo, laakiin dhimashadii ayuu ka soo gudbay oo nolosha u soo gudbay."
|
Yahshua said: "Most assuredly, I say to you, he who hears My Word and believes in Him who sent Me has everlasting life, and shall not come into judgment, but has passed from death into life" - (John 5:24).
| 1 |
Waxaan dib u cusbooneysiineynaa fikirka dadka ee ku saabsan awooda nadiifta ah waxaana gaarnay taariikh cusub sanad walba.
|
We endeavor to introduce new possibilities and Create the occasion up yearly.
| 1 |
Wuxuu su'aashiisii ku bilaabay: "Maxaad nimanka maamulka kula haya wax uga qaban weydey"?
|
She asks him: "Why didn't you stop that policeman?"
| 1 |
2: Goluhu wuxuu u arkaa habraaca doorashooyinka Golaha Shacabka ee ka soo baxay Golaha Watashiga in uu khilaafsan yahay dastuurka dalka iyo heshiiskii 27 Maajo oo dhigaya in doorashooyinka ay ku dhacaan si cadaalad ah, xor iyoxalaalna ah.
|
"The Council views the protocols for the election of the House of the People as being against both the letter and spirit of the constitution and the 27th May Agreement, which stipulates that elections must be free, fair, and transparent.
| 1 |
Haddii mugga ganacsiga crypto maanta uu ka yar yahay kii shalay, markaa dhaqdhaqaaqa ayaa ah mid xun oo boqolkiiba ayaa lagu muujiyay casaan.
|
As posted by Neowin today, IE's market share has fallen below 60%, it's also somewhat evident in these live stats.
| 1 |
Jawaab magaca magaalada aad University waxa uu ku yaalaa.
|
use the university's name in its title
| 1 |
Qoraalkana waxa igu dhaliyay aniga oo maqlay dhawr jeer suldaanka Samaroon ee beesha ay ka soo jeedo marwadu oo leh "soddoh in wax laga sheegaa ma banana."
|
Note: once in a while, I hear from someone who went to Sam Sato's and didn't "get it."
| 1 |
Ugaas Xasan ayaa maalmahan ku sugnaa Magaalada Muqdisho isaga oo ku xanuunsanayay.
|
She's currently at home sick.
| 1 |
Waa tusaale kale oo u marqaati-kacaya in la-dagaallanka burcadbadeeddu uu si toos ah ugu xiran yahay ganacsiga iyo siyaasadda adduunka.
|
It's another example of how much the business of food production relies on global trade.
| 1 |
Waxaan rajeyneynaa inaan ka helno iibiyayaal badan oo ka kala socda waddamo kala duwan.
|
We want to have more clients from different markets.
| 1 |
Dee waan waayay."
|
I didn't not death."
| 1 |
Si kastaba, qofkaas ee sameeyay isdilka wuxuu si dhab ah ugu jirayaa naarta Oo diidmada badbaadada oo dhinaca Masiixi, ma ahan sababtoo ah wuxuu sameeyay isdil.
|
A person ends up in hell because they refuse to receive Christ, not because they have sinned.
| 1 |
Xaas iyo Horweyn (gaani).
|
middle and and at the end).
| 1 |
Fowsiya Abiikar oo soo bandhigtay tirada kiisas aad u badan...
|
Browsing the huge number...
| 1 |
"Igu sawir" waa dhaliil mar dhow soo shaac baxday, waxaan filayaa in la wada maqlay.
|
"Chills are guaranteed" is an understatement, I think I may have cried a little.
| 1 |
Qaybta kale waa in, shaaca ka mid ah arrimaha ku maqan, sida marka ee qarsoon ee Munaafiqiintu lahaayeen iyo kuwa Yuhuudda ku dhex jiray oo la col Nabiga iyo beenta ee iskhilaafay intay bulshada dhexdeeda ay ku faafay labadaba.
|
Ask God to help you with problems; if He created you and this world He knows how to help you.
| 1 |
Waxaa jira noocyo badan oo ubaxa qoraxda leh.
|
Are several types of solar.
| 1 |
Camey ayaa sheegay in waxyaabaha ka soo baxay shirka Kismaayo ay yihiin kuwo sharci daro ah oo aysan ku farxeynin shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan.
|
Ingraham said campaign finance laws are found to be very ineffective in countries where they are in place.
| 1 |
Waxa ay fuushay dundumo uu horay u soo fuulay jilaaga caanka ah ee Soomaaliyeed Sooraan Sugule, waxaana muuqaalkaan ku arkaysaa muuqaal ay dhalinyaro badan oo iskaabulo ah jeclaysteen.HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO MUUQAALKA
|
It is time to begin your Walt Disney World Resort vacation and I know you are SO excited for all of the memories you are about to make!
| 1 |
10 kursi iyo 20 midna kuma qancaynee wax la qaato keena.
|
one hundred and twenty have no seats,
| 1 |
Balayax, qoraxdu saaxiib lama ahayn, ee sida ay dadka kale u
|
The sun is not our friend, more like a friendemy.
| 1 |
Waxaa mahadwayn leh dadkii Reer Puntland oo fikirkaas wax ku ool ah oo waxtarka ah keenay oo dabadeena hirgaliyay."
|
I am very thankful for Dr. Apostolides, who put all those problems at bay."
| 1 |
Daroogooyinka sida xashiishada, jaadka iyo waxyaabooyinka kale ee maandooriyeha ah ee aan la ogolayn waa in aan la qaadanin.
|
Items such as weapons, drugs, and other illegal items cannot be sold.
| 1 |
(Madaxdu iney Boodbood iyo Ballan ka bax taqaan, waxaad ogaane Marka muddo Xileedkoodu dhamaado)
|
(You count the chimes, and know what time it is.).
| 1 |
websites waxa kale oo ku haboon shukaansi kula beera ubaxa yihiin.
|
The web services are also useful for
| 1 |
1. In qaran ahaan loo qabto Salaatul Jinaaso waddanka oo dhan laga tukado, oo ah dadkaas halligmay oo loo gudayo xaqa ugu yare e ay leeyihiin
|
(1) the lawfulness of praying in any way for the
| 1 |
1. Maamulka iyo shaqaalaha degmada gacan libaax, sidoo kale iyo cid walba oo kala qayb qadatay diyaargarowgaas.
|
of the departments and the individuals involved.
| 1 |
" Culture" oo qolooyinka Jarmalku hormoodka u ahaa ay u isticmaali
|
The superiority of German "kultur"
| 1 |
kaliya deign sheegan Karin waayo dhulkaasi waa dhul la wado dego maahan dhul qabiilnimo lagu sheegan karo.
|
This means that war cannot be waged just because the land is not a Muslim land.
| 1 |
Waxay qaadatay 20 sano in la dhiso, iminkana adduunka oo dhan ayaa loo yaqaan taalo jacayl.
|
It took 21 years to complete it and has since then become the ultimate symbol of love.
| 1 |
nin yoho aduunkii waa isku walaaqday, reer mudugna waa sheegatay, dee na waa ku tuuratay loooool...
|
God of heaven and earth was our Father, and we were adopted
| 1 |
Quruxda: ur humifiifierku waxay qaboojiyaa maqaarka waxaana loo qaadan...
|
News:: Zelda: Breath of the Wild is getting its ow...
| 1 |
Sidoo kale Ilaahay ogolaan mu'amalat ugu (wax walba oo la xiriira in ay ka mid aadanuhu intraksi) Wuxuuna reebi kuwa kale.
|
God, for some reason, chooses to grant mercy to some and withhold it from others.
| 1 |
waa given In ad.
|
Ad must be delivered
| 1 |
Waxaana Miinadaasi ku geeriyooday Wiil yar oo 13 jir ahaa, kaas oo la sheegay in uu ku ciyaarayay waxlahaasi qarxa.
|
Yet, there he was, a 13-year-old kid, beaming with his trophy.
| 1 |
Carruurta ayaa ku dhawaad 13:30 joojiyo.
|
The kids are supposed to stop at 7:30 here.
| 1 |
Markaas lagu dhaho aaway waxaad la wadaajiseen cibaadada.
|
Then it will be said to them, “Where are those you used to deify?
| 1 |
Odayaasha Dhaqanka Somalidu waxay yiraahdiin waxani waa CAADO oo hore ayey u dhaceen ama waxani waa CURATO oo hore uma...
|
Multicultural Sweden, this will become the norm if it's not already....
| 1 |
Tusaale ahaan dumarka qaar waxey dareemaan infekshanka marka ay qaataan qalajiye (antibiotika).
|
For the example, women develop thrush after taking a course of antibiotics.
| 1 |
(Iga raali ahaaw adna waan kugu dheereeynayaa, anna tix raac raadis aa igu deeraaday)
|
(Follow You, I will follow you, I will follow you)
| 1 |
Markabkan, ayaa lagu qabsaday biyaha u dhexeeya dalalka Kenya iyo Tanzania.
|
This ship sailed into international waters between Denmark and Sweden.
| 1 |
Waxaase tusaale inoogu filan dalka Algeriya oo Faransiiska uu yidhi waa gobol ka mid ah Faransa oo aan sinaba uga go'i karin.
|
For example, he said, if certain leaders were to say at the General Assembly, "My country is one of 114 countries in a nuclear weapons-free zone.
| 1 |
- Markaad waraaqaha aad o qoraysaan wiig kasta reerihiina maxaad ku qortaan...?
|
What do you have to write about for each leader?
| 1 |
Bannaanka u khibrad leh waxay kugula talinayaan bilowga inay bilaabaan hab - kala qaybsanaan.
|
Give them an incentive to move out... start charging board.
| 1 |
Taasu waa waxa ku dhaca kuwa na booba iyo qaybtii kuwa na dhaca.
|
This holds true for both us and those who govern us.
| 1 |
Inta wafdigani dalka ku suganyahay waxa ay wada hadal la yeelan doonaan masuuliyiinta ugu sarreeysa dalka soomaaliya.
|
Dedicated time to connect with the industry's top suppliers
| 1 |
Ma haysaa wax tilmaam ah oo waxtar leh oo ku saabsan himilooyinka qoraayada doonaya?
|
Do they have any preconceptions about poetry?
| 1 |
Iminka maxaad soo qortay bal
|
"How much did you write?"
| 1 |
Madaxweyne qofna kaama sugeynin in aad ka aamusi doontid labadii dhacdo ee murugada badnaa ee 20 maalmood gudahood ka dhacay magaalada Marko oo midii ugu dambeysay ay dhacday 4 maalmood ...
|
No one wants to experience the dramatic losses that have occurred during the two major bull market episodes in less than twenty years.
| 1 |
Boqolka oday waxaa laga sii dhex dooran jiray afar oday oo Ugaaska mar walba la jooga, waxaana lagu magacoodu wax uu ahaa afartaa oday Afarta Dhadhaar.
|
They exited with four cages, each containing an owl.
| 1 |
Dhamaan mahad oo dhan ILAHAY ayaa iska leh,isaga ayaanay u sugnaatay ,sharaf iyo karaamana waxa ay dushiisa ahaatay Nabigeenii Muxamad ahaa SCW,wanaag oo dhanna waxaa koobsaday qofka jidkiisa raacay.
|
Salutations to thee that art the slayer of Andhaka.
| 1 |
Diyaaradan oo la doonayo in ay ku soo wareegto dunida ayaa waxa ay guda gashay duulimaadkeedii ugu dheeraa, oo waxa ay ...
|
The Clippers are embarking on their longest trip of th...
| 1 |
Google sidoo kale waxay leedahay Wax Weynaansho .
|
Google also has a large amount of data.
| 1 |
Laga oo bilaabo dhaq -dhaqaaqyada lama filaanka ah ee aan la xakamayn ee ilmaha
|
From the Uncluttered Mind of a Child
| 1 |
104- Waxaana wanaagsan intuu sujuudsan yahay inuu badiyo ducada, maxaa yeelay waxaa loo badiyaa in laga aqbalo.
|
Counting to ten is good, but it's better to pray.
| 1 |
My dheg yahay iyo waxa uu ahaa sanado badan ""Waxaad ma garaaci karaan waalan.""
|
As I have tried to coin as a phrase for years now: "You can't read tone."
| 1 |
Waayo, marka ay noqoto arrinta dawladda Soomaaliya waxay tahay Ra'iisal-wasaaraha waxa leh Abgaal [Hawiye].
|
As for the status of Jerusalem, the Secretary‐General believes that it's an issue that should be decided by the parties.
| 1 |
Waxaad sawirka dhinaca midig ka arki kartaa xilliyada sanadkii iyo bilaha ay ku kala jiraan.
|
Now you can see date and time in the right corner.
| 1 |
Waxa kale oo uu intaasi ku daray in wixii maanta ka qabsaday shirkii golaha dhexe ee xisbiga Kulmiye uu ahaa mid aanu u dul qaadan doonin isla markaana aanu ka filaynayn.
|
She said in an interview that the current Council had become too quarrelsome and ineffective.
| 1 |
Kulankaan ayaa noqonaya kii ugu horeeyay ee dhexmara RB Leipzig iyo Liverpool.
|
This is the first competitive meeting between RB Leipzig and Liverpool.
| 1 |
Marka ay timaado qaabeynta iyo qeexidda muuqaalka iyo qaabka boggaaga, barnaamijka ParseHub waa kuu sax yahay.
|
When it comes to organizing and defining the look and shape of your site, the ParseHub program is right for you.
| 1 |
Oo Sayidka waxaa looga sheekayn doonaa qarniga iman doona.
|
It shall be accounted to the Lord for a generation.
| 1 |
uu ka cudur daaran karaa, balse, waxa ad uga sii yaabiyay sababaynta gabadha.
|
The good thing is she apologized, but it makes me wonder what else she would give your baby.
| 1 |
Waxaa kale oo jira qolalka xaaladaha degdegga ah iyo kuwa xaaladaha lagala socdo.
|
emergency room and other services as well.
| 1 |
André wuxuu ku soo biiray Adeegga Dibadda 1990 isagoo qoraallo hore ka qoray Nigeria iyo Cameroon.
|
André joined the Foreign Service in 1990 with early postings in Nigeria and Cameroon.
| 1 |
Leenka bedqabka dumarka wuxuu ku siinayaa wadahadallo garab siin oo dhianaca taleefanka ah mar walba habeen iyo maalin.
|
The safety wristband allows you to contact the nurse day and night.
| 1 |
Muddo sannad ah ama si ay isku dayeen in ay xaliyaan khilaafaadka kuwaas laakiin waxay ku nagaadeen aan la xalin iyo naftooda ma ahaayeen oo midnimo la mid kale.
|
They tried for a year or so and got back together in spite of their mutual infidelities.
| 1 |
Qaanunkiyo xeerkiyo
|
Disgrace to the law.
| 1 |
Shirka Maantay ka furmaya dalka Biljam waxa uu xambaarsan yahay dhagar weyn oo khatar ku ah ummada muslimka ah ee Soomaaliyeed.
|
The Muslim minority is a significant community in Cambodia today.
| 1 |
20:2 Oo kolkuu meelahaas sii dhex maray oo uu hadal badan ku dhiiro geliyey iyagii, ayuu wuxuu yimid dalka Gariigta.
|
Act20:2 When he had gone through these parts and had given them much encouragement, he came to Greece.
| 1 |
Kala saaridda cayayaanka ayaa si wanaagsan u saameynaya horumarka iyo muuqaalka geedka.
|
The body's hormones significantly affect the appearance and growth of hair.
| 1 |
Puntland dad fiican iyo kuwo xunba waa leeyihiin.
|
Freemantle is bad, bad people.
| 1 |
Wasiir Norwegian ah oo shaqadiisa ku waayey safar aan lala ogeyn oo ku aaday Iran... - Hagaag.
|
Text of unknown author of a journey to Poland.
| 1 |
Ma waxaanan odhannoon
|
Should we say it?
| 1 |
"Tani waa tallaabo muhiim ah oo horey loo qaaday dagaalka ka dhanka ah Al Shabaab, Mareykankana waa uu sii wadi doonnaa qalabka dhaqaale ee ku baxaaya diblomaasiyadda, sirdoonka iyo militarigaba, si loo furfuro Al Shabaab iyo kooxaha kale ee argagaxiso, kuwaa oo khatar ku ah Mareykanka, danahiisa iyo dadkiisuba."
|
"Even as this is an important step forward in the fight against al-Shabaab, the United States will continue to use the tools at our disposal - financial, diplomatic, intelligence and military - to address the threat that al-Shabaab and other terrorist groups pose to the United States and the American people," the White House said in a statement.
| 1 |
Geneva (Horn Future) -Ku dhawaad 5.9 malyuun oo carruur, haween iyo rag oo ah dadka nugul oo ku nool Somalia ayaa halis ugu jira inay waayaan qaar ama xitaa "dhammaan adeegyada naf-badbaadinta iyo ilaalinta ee ay aadka ugu baahan yihiin" sababo la xidhiidha dhibaatada maal-gelinta bini'aadamnimada, sida ay ka digtay hay'adda Qaramada Midoobay.
|
An estimated 5.9 million vulnerable children, women and men in Somalia are at risk of losing access to some or even "all of the life-saving and protection services they desperately need" due to a humanitarian funding crisis, a UN body warned Monday.
| 1 |
8 Waxaad ka dhigtay in xukun samada laga maqlo, Oo dhulkiina waa baqay, oo wuu aamusay,
|
[9] Thou hast caused judgment to be heard from heaven: the earth trembled and was still,
| 1 |
Caruusadaha galmada waxay xalin karaan dhibaatooyinka oo dhan waxayna dabooli karaan baahiyahaaga oo dhan.
|
Make-up sex can solve all your problems.
| 1 |
Haddii se qalbigiisa la jeexo waxaad mar labaad is odhan lahayd ilaahay haddii uu kan iyo afarta la midka ah ummadda ka qaban lahaa way badhaadhi lahaayeen.
|
42 Say, "If there were other gods with Him, as they say, they would have sought a way to the Lord of the Throne."
| 1 |
reer buuhoodle waxaana dhamaan soo dhaweeyay culimo aa.u diinka reer buuhoodle
|
blood nearly allied to the Greeks, some of the civilization of the
| 1 |
Ugu yaraan 3 qof ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen ka dib markii ...
|
At least 23 people are dead after the...
| 1 |
-markaad ladantahay wax yaroo macna lahayn ayaa kolkaad faqrido kula weynaada
|
How to Wear Shorts, Depending on Your Age
| 1 |
Muuse Biixi iyo Maxamed Kaahin waxa ay ku suntan yihiin dagaallkii lagu riday Cabdiraxmaan Axmed Cali.
|
And if any one earns sin. he earns it against His own soul: for Allah is full of knowledge and wisdom.
| 1 |
"Shaki kuma jiro in ay jiri doonaan dad dhahaya in UK aysan la samayn xiriir ganacsi iyo iyo dhinaca ammaanka dalalkan, sababtoo ah xaaladooda xuquuqda bini'aadanka oo aan wanaagsanayn." ayay sheegtay
|
"No doubt there will be some people in the UK who say we shouldn't seek stronger trade and security ties with these countries because of their record on human rights."
| 1 |
mudo daw waxaan
|
I escaped for a while.
| 1 |
Qoraalkan waxaan kuugu sheegeynaa wax kasta oo aad u baahan tahay inaad ogaato.
|
This article will tell you everything you need to know.
| 1 |
Xaqiiqdii tii Ilaah waa meesheeda, laakiin xaaladaha muuqda, waay adagtahay in aay Soomaaliya noqoto dal sida aay dunida u shaqeeyso oo kale u shaqeeya!
|
Because faith in God is precisely one of the reasons why, despite the circumstances, the country continues to be a viable country.
| 1 |
Xataa xayawaanka ma filaynin geed geedkaas oo kale ah.
|
Even animals are incapable of such feats.
| 1 |
6:5 Waayo, haddii aynu ku wada beeray, ekaanta uu dhintay, innaguna sidaas oo kale wuxuu noqon doonaa, ekaanta sarakiciddiisa.
|
For if we have been united together in the likeness of His death, certainly we also shall be in the likeness of His resurrection, (Rom.
| 1 |
Habase ahaatee isagu saas kuma talo jiro, oo qalbigiisuna saas kuma fikiro, laakiinse waxaa qalbigiisa ku jira inuu baabbi'iyo oo jaro quruumo aan yarayn.
|
However he doesn't mean so, neither does his heart think so; but it is in his heart to destroy, and to cut off not a few nations.
| 1 |
marmarka qaarkood, waxaa uu moodaa inu yahay nin markas kadib waxaan isda waa naag.
|
What that means is that I sometimes feel like a woman, sometimes I feel like a man.
| 1 |
Saaxada caafimaadka ee dunida waa ay is beddeleysaa.
|
Global healthcare is changing.
| 1 |
U baahan tahay in la go'aamiyo waxa loo baahan yahay in la hagaajiyo khudaarta guga.
|
decide on what is needed to prepare the dish
| 1 |
20:38 Markaasaa nebigii tegey oo boqorkii ku sugay jidka agtiisa, wuuna isku beddelay calalkiisii madaxa oo uu indhaha ku qariyey.
|
1 Kings 20:38 - So the prophet departed, and waited for the king by the way, and disguised himself with ashes upon his face.
| 1 |
Anigu waxaan ahay kan yaa iska
|
the Name of our Lord the God
| 1 |
Ciise waa sharaf leh kii caqli leh, waa lataliye ifaya, Ilaaha awooda leh ee weligiis ah.
|
Jesus the All-Knowing, All-Powerful
| 1 |
Hanjabaadu waxay u muuqataa Iran, laakiin halista dhabta ah waa Maraykanka iyo Israel naqshadeynta cusub ee gobolka.
|
The threat appears to be Iran, but the real threat is the U.S. and Israel's new design for the region.
| 1 |
In la mareemo niyad jab ama daal aan caadi ahayn ayaan mararka qaarkood wax la yaab leh aheyn, waa mid qayb ka ah nolosha.
|
Occasionally feeling worried or uncomfortable is a normal part of life.
| 1 |
Gun tiise waxa ay noqotay isaga o iska waayey waxa uu la yeedho.
|
He picks up the gun that was used to
| 1 |
Wasiirka ayaa ku booriyey macalimiinta saxaysa imtixaanka shahaadiga ah ee ay qaaday xukuumadda Soomaaliya inay u cadaalad sameeyaan ardayda Imtixaanka loo saxayo.
|
He advised the federal government to provide the needed environment for students to write their exams.
| 1 |
Subsets and Splits
No community queries yet
The top public SQL queries from the community will appear here once available.