so
stringlengths 4
1.24k
| en
stringlengths 4
1.73k
| sco
float64 1
1
|
---|---|---|
Qodobada haray waxay badi ku saabsanaayeen xeer-hoosaadka iyo maamulka Xisbiga.
|
litigation violated the Sherman Act and related laws.
| 1 |
Ununka waxaan qabnaa " Nabad aa Naas la Nuuga leh ."
|
Now we have "peace."
| 1 |
Wadaadkii waa kala dardaarmoo wuxu yidhi Ciidagale geela waa ka daba iman doonaane geelaa kale qaado.
|
And the priests replied, "It shall be defiled."
| 1 |
waxaana u codeeyey in xasaanada laga qaado mudanahaasi, 39 xildhiban.
|
And they have removed the doorposts, 130
| 1 |
20 Goortuu rumaysadkoodii arkay ayuu ku yidhi, Nin yahow, dembiyadaadu waa kaa cafiyan yihiin.
|
20 Seeing their faith, He said, "[a]Friend, your sins are forgiven you."
| 1 |
"Halkan waxaan u imaannay in aan idinla qeybsanno xanuunka iyo dhibka aan ka aragnay fatahaadahan oo soo noqnoqday.
|
We send this small gift so that you will know that we care and are saddened by all you have endured.
| 1 |
Waxa kale oo run ah inaysan jirin wax ay tartamayaasha istiraatiijiyadeed ee adduunka oo dhan jeclaan lahaayeen wax ka badan inay arkaan annaga oo Afgaanistaan ku dhibban shan, toban, ama labaatan sano oo kale.
|
And by the way, from the perspective of our strategic competitors around the world there's nothing they would like more than to see us in Afghanistan for another 5, 10, 20 years.
| 1 |
Waa inaad deriskaaga u jeclaataa sida naftaada. / Sharcigii oo dhan iyo nebiyadiiba waxay sudhan yihiin labadan qaynuun.
|
You shall love your neighbor as yourself.***The whole law and the prophets depend on these two commandments."
| 1 |
"Hadda, isticmaalka baabuur waaweyn waxa ay nagu qaadataa wax ka badan toddobaad.
|
As of right now we have about seven more hours of driving.
| 1 |
Waxay leedahay dukaan yar oo leh buugaag Islaami ah, dalxiisyo ayaa la bixiyaa waqti ka waqti. (la cusbooneysiiyay Agoosto 2020)
|
Has a small shop with Islamic books, tours are offered from time to time. (updated Aug 2020)
| 1 |
Yaanyada dabiiciga ah way fududahay in laga saaro, maadaama aysan ku jirin waxyaabo kale ama waxyaabo lagu daro oo dhibka wasakhaynaya.
|
It is easy to clean as there are no additional grooves or detail.
| 1 |
Ficilka waa dambi, asagana waa burcad ama tuug.
|
the Sin, the Curse, or the Atonement.
| 1 |
Wuxu ku noolyahay dhammaan xiddidadayda wuxu u socdaalaa meel kasta oon u socdaalay, wuxu fadhiistaa meesha aan fadhiistay.
|
I carry everything that goes on in my life, wherever I go.
| 1 |
Bulsha:- Waxaan maanta idiin heynaa barnaamij cusub oo kamid ah barnaamijyadii taxana ahaa ee arimaha bulshada .Maanta qdobkeena wuxuu ku...
|
market.. today's a new group on facebook..
| 1 |
karo kalina meel ma gaadhi karo waxa laga yaaba inaad cadayn iga baahato
|
You can't even tell me what you need
| 1 |
* in la bixiyo nal darbi ka fudud, ka dabacsan oo dib loo isticmaali karo iyo dariiqad hoos u dhac ku imaan karta
|
* Attaches for easy installation, but also allows for easy removal and reinstallation
| 1 |
Wuxuu yaboohina waa dhagar iyo Naar, ciddiise Xaqa raacda oo camal fiican fasha wuxuu gali Janno uu ku waari, Eebbana waa runle, Nabiguna (naxariis iyo nabadgalyo Eebbe korkiisa ha yeelee) wuxuu yidhi, “Hadal waxaa u run badan hadalka Eebbe, hanuunna waxaa u fiican hanuunka Muxammed, waxaana u xun umuuraha waxaa la soo darriyey waana bidco baadi ah.”
|
So whoever innovates in it an heresy (something new in religion) or commits a crime in it or gives shelter to such an innovator, will incur the curse of Allah, the angels and all the people, and none of his compulsory or optional good deeds will be accepted on the Day of Resurrection.
| 1 |
Qoraalkan markii hore waxa uu ku qornaa afka Ingriisiga, kadib ayaan af-soomaali u rogay, waxaana baahisay mareegtan:
|
I read the first poem in Italian, then in English, and stopped short at this line:
| 1 |
Taa macnaheedu ma aha in waalidiintu ey afkooda hooyo dhinac iska dhigaan.
|
That does not mean being parents is not affecting their relationship.
| 1 |
Waxyaalahan shar leh oo dhammu gudahay ka soo baxaan oo ninka nijaaseeyaan.
|
"All these evil things come from within and make a man unclean."
| 1 |
11 Markaasaan jawaabay, oo waxaan isagii ku idhi, Waa maxay labadan geed oo saytuunka ah oo ku yaal laambadda dhankeeda midig iyo dhankeeda bidixba? 12 Oo haddana mar labaad baan jawaabay oo waxaan ku idhi, Waa maxay labadan laamood oo saytuunka ah oo ku ag yaal labada tuubbo oo dahabka ah oo saliidda dahabka ah iska madhiya? 13 Oo isna wuu ii jawaabay oo wuxuu igu yidhi, War miyaadan aqoon waxa kuwanu yihiin?
|
11Then I asked him, "What are these two olive trees on the right side of the lampstand and on the left side of it?" 12I asked him the second time, "What are these two olive branches, which are beside the two golden spouts, that pour the golden oil out of themselves?" 13He answered me, "Do you not know what these are?"
| 1 |
Markaasuu ku yidhi, Bal eeg, waa kuwan dabkii iyo qoryihii, laakiinse meeh wankii allabariga la gubo loo bixin lahaa?
|
He said, "Here are the fire and the wood, but where is the lamb for a burnt offering?"
| 1 |
Anigu waxay ila tahayin ay kala aaminbaxeen kuwa isku sheega siyaasiyiinta.
|
I am confident in groups of people
| 1 |
Marka xiga waxaa wanaagsan inaadan xaaskaaga u tusin xoolahaaga inaad kaligaa leedahay...
|
You know it's good when you don't hesitate to leave your friends when you get...
| 1 |
Waqti qaadasho: FullSEOs waxay ubaahantahay waqti iyo dadaal badan qorayaasha.
|
Arrry: Good translation takes a lot of time and effort.
| 1 |
Iraan oo sheegtay in ay xirtay 7 qof oo ay ku tuhunsantahay weeraradii ka dhacay magaalada Tehran
|
ers have carried out four air raids on the Tel Aviv
| 1 |
Haddii aad ku isticmaasho, aad shaqada laga eryo doonaa.
|
Our guidance is to search for sneakers in your size, as opposed to seek out sneakers and then see if they've your size.
| 1 |
markuu uga yimid Rasuulku xagga Eebe isagoo rumayn waxa agtooda ahna (Tawrced) waxay ka tuuraan koox ka mid ah kuwii Kitaabka la siiyey (culimada Yuhuudda) Kitaabka Eebe Dhabarkooda Gadaashiisa, waxayna la mid yihiin iyagoon garanayn.
|
(Their doom is) because God sent down the Book in truth but those who seek causes of dispute in the Book are in a schism Far (from the purpose).
| 1 |
Waxayna sheegay wasiirku in guud ahaanba sanadihii ugu danbeeyay guulo wax ku ool ah laga soo hooyay cidhibtirkiisa.
|
Jimmy admits that over the years, the band has been subsidized by his farm.
| 1 |
Ku dhowaad dhammaantood waxay bixiyaan lacag dhab ah.
|
Almost all receive subsidies.
| 1 |
Maalmahaas ayaa ganacsiga buuloburte aad iyo aad u xoogan.
|
In those days jobs were plentiful.
| 1 |
"Dadkan da'yarta ah waqtiga ciyaaruhu aad ayay ugu dheer yihiin, mana xiisaynayaan.
|
The characters in the game are also quite boring and don't have much to them.
| 1 |
Tusaale ahaan musharaxiintii qabaleega (Ururada xaafadaha), xubnihii dhergiga iyo dadkii rayidka ahaa iyaga oo aan u aabo-yeelin ayey dhammaantood ku bilaabeen dagaalo ay ku khaarajinayaan.
|
As a result, all the resistance organizations, the Sons of Liberty, for example, and the non-importation associations, tried to build broad bases of support.
| 1 |
"Goobjoog Waad Mahadsan tihiin Baraamijkan waxaa la yiraahdaa Dalkaaga Baro, Waxaana Todobaadkii hore aan sidan oo kale qabanay kulan midkaan lamida waxaana ka faa'iideystay Siddeed Degmo oo Muqdisho ah
|
"Thank you to the Chad for the coverage in the past and this week's coverage as well you really have done us proud as a local newspaper.
| 1 |
(Burcad-badeedka Soomaaliya) "Waxay jawaab u tahay Cir-waynaanta Reer Galbeedka, kuwaas oo soo weeraray oo weliba si ku dul-noolaansho ah u adeegsadey khayraadka badda Soomaaliya si sharci darro ah," ayuu yiri.
|
Those who believe (in the Oneness of Allah (Monotheism) and in Messenger Muhammad SAW, and do not apostate because of the harm they receive from the polytheists), and do righteous good deeds, surely, We shall remit from them their evil deeds
| 1 |
Laakiin hal qol toad waa ku filan inuu dilo 4 qof.
|
One eggplant is enough for 4 people.
| 1 |
Alle isagaa ka qaadi karra dhibta haysata wiilkan yare ee agoonka ah waxaanan uugu baryeynaa inuu caafimaad sareecana siiyo Allaahu ma Aaamiiin.
|
So we wait and continue to pray and trust in God's provision for His children.
| 1 |
Golaha Amaanka oo waqti dheeraada siiyey dawladaha la hardamaya B/badeedka
|
d/b/a National long-term authority to
| 1 |
Gebagebadii shrika waxa laga soo saaray go'aamo ku waajahan arrimahaa Iyo xaaladdaha lagu faaqiday, kuwaas oo u dhignaa sidan:-
|
In the present case this presumption has been rebutted by the following facts and circumstances, namely;
| 1 |
Balse dhamaan Maansooyinkii Gabayada ama Jacburka iyo Buraaburkaba wadata.
|
All attachments (Anko, Wild Geese, and treasures) are well-made.
| 1 |
ma garan waxa ka khuseeya c/wali gaas iyo farmaajo.
|
I'm not sure what's with Version C and D.
| 1 |
Soodaani, waxa uu ku baaqay in gurmad Caafimaad oo degdeg ah lala soo gaaro Xeryaha ay ku nool yihiin Barakacayaasha, haddii kale waxa uu sheegay in ay suuragal tahay in cuduradan ay si fudud ku faafaan oo ay magaalada u soo gudbaan.
|
CIRAD is therefore interested in liposomes for vaccination against animal diseases, and is conscious of the fact that this technology could be easily transferable to developing countries.
| 1 |
iyo in waxa aan dareemay guriga
|
What We Have Done at Home
| 1 |
18:23 iyo Cawiim, iyo Faaraah, iyo Cofraah,
|
And Pathrusim, and Casluhim, (out of whom came H6430,) and Caphtorim.
| 1 |
23 Oo waxay u dhawaaqeen reer Daan.
|
23And they called out to the children of Dan.
| 1 |
Sidoo kale in la rumeeyo quraanka waxaa soo hoos gelaya, rumeynta wax alla wixii quraanku sheegay.
|
"Believe in all that you are.
| 1 |
(Dhammaad iyo mahadnaq waqtigii aad Qormooyinkan koobnaa aad ku qaadateen.)
|
(Thanks for taking the time to write these reflections.)
| 1 |
Sanadkii1972-dii ayaa Kacaankii Oktoobar wuxuu si buuxda u gashaday kabihii Hantiwadaaga.
|
In January 2017, Paris froze his assets for six months.
| 1 |
Waxaa sidoo kale jira heshiisyo dhowr ah oo dhex maray dalal kala duwan oo ah in kuwa lagu tuhunsan yahay falalka burcadbadeedda lagu maxkamdeeyo gobolka ka dibna loo wareejiyo xabsiyada Soomaalida.
|
There were also a number of agreements between nations to make it easier for suspected pirates to be tried in the region and, then, transferred to Somali prisons.
| 1 |
LAHAYED.bal inagoo dhex joogna waxaa oo khayraad ah baan ka soo manahay
|
it'll do good so I want to get inside
| 1 |
Intaa waxaa dheer, waxaad ku rakibi kartaa mashiinka CMS sida Joomla, MODX, iyo WordPress, haddii aad isticmaasho mid ka mid ah qorshooyinka martigelinta.
|
In addition, you can install a CMS platform such as Joomla, MODX, and WordPress, if you use one of these hosting plans.
| 1 |
Waaaa wax aad loooga xuuumaaado waxa meesha kadhacay waxaan lagayaabaa inay kuwa waxaaa sameeyey ay muslim sheeganayaan
|
The Agudah says that perhaps we rely on those who call to come to pray.
| 1 |
Hadalkaasi maaha mid saamanaya xaqiiqada ka jirta Jamhuuriyadda Somaliland madax-bannaanideeda siyaasadeed iyo nidaamkeeda dimuqraadiyadaba"
|
"This does not bode well for confidence in the South African political system and economy."
| 1 |
Sababta ugu weyn waa cudurka sonkorowga.
|
The primary cause is diabetes.
| 1 |
Qodabkaan waxa aan kawada adigu isku jaan goo waqtiga aad qabsatay iyo xadiga waxa aad aqrinaysa inta ay la egyihiin.
|
You should keep a record of what you learn and the time you have spent reading it.
| 1 |
Guud ahaan, waxaa loogu tala galay in lagu bixiyo lacagta in la go'...
|
It is generally recommended Acheter...
| 1 |
Asw Walaalayaalaw ha lagu sheego warkaan idaacadaha si soomaali oo dhami u maqasho Hana la faafiyo khayr baan idin rajaynayaa wasalaamu calaykum
|
"Heavenly Father, we know in accordance to Your Word that You want everyone to be saved and understand the truth.
| 1 |
Saaxiibada Soomaaliya ee Beesha caalamka ayaa waxa ay sheegeen in ay aad uga walaacsan yihiin...
|
The camaraderie from friends around the world is wonderful....
| 1 |
Markaas dib ayuu u tegeysi ay dheri iyo foornada, oo iyaga qaawiyey oo sidii oo kale samaynayaa.
|
He worked them back and forth, then twisted.
| 1 |
Marka bitcoins waxaa lagu iibin on Jan. 22, waxayna u dagdagi lahaayeen qiimihiisu qiyaas ahaan $42 million.
|
When the bitcoins were sold on Jan. 22, they desire have been worth roughly $42 million.
| 1 |
Kaliya waxaan jeclahay sababtoo ah waxay sidaas tahay
|
I just loved it, because it
| 1 |
Bogagga aad ku booqan karto bogga magaalada; iyo
|
available on the city's website, and
| 1 |
23:27 Sidoo kale, sida ay amarradaada ugu dambeeyey oo Daa'uud, oo reer Laawi ka waxaa lagu tirin doonaa tiro ka labaatan sano iyo intii ka sii weynayd.
|
1 Chronicles 23:27-32 For by the last words of David the Levites were numbered from twenty years old and above:
| 1 |
Tani waa qarsoodiga iimaanka aamusnaanta: inuusan ninna ugu yeedhin nin kale badbaadinta mooyee, markuu u yeedhay kii ugu wanaagsanaa, waayo innagu waxaynu nahay alaabtii gacantii Rabbiga.
|
This is the mystery of the sound faith: that no man calls another man to salvation, except when the caller is at his best state, for we are instruments in the hand of our Lord.
| 1 |
Ha Cararina kuna noqda wixii laydiinku Raaxeeyey iyo Guryihiinna waxay u Dhawdahay in wax laydin warsadee.
|
Do not fly (now) and come back to what you were made to lead easy lives in and to your dwellings, haply you will be questioned.
| 1 |
Mar-mar waxaan u maleeyaa in qof kastaba uu ku fiicanyahay inaan ka maqnaado"Fekerid dadka kale - "Qof waliba wuu isku filanyahay.
|
I also feel that sometimes nuance can be lost whenever organizations say, "everyone should be treated equally."
| 1 |
Erayadii jacaylku ka da'ayey oo ay is dhaafsanayeen ayaa ku reebay xusuus aan marna guuri doonin.
|
Song about lost love and regretting having let go.
| 1 |
Markii ugu horeysay - marka ubbooyinku u muuqdaan, tan labaad - ka dib dhammaadka ubax.
|
The first time - during the appearance of buds, the second - at the end of flowering.
| 1 |
Afweyne markuu dhacay, waatii qaxootigii laga soo noqdee, ee magaalooyin kii oo wada dunsane, wax ma inla qabteen, baco kol ay kutahay ma inoo sheeganayaan.
|
21:95 And there is a ban upon (the people of) the towns which We destroyed: that they shall not return.
| 1 |
✓Dhaqanku wuxuu hogaaminayay HASL
|
The group will be led by Hal
| 1 |
Waxaan nahay saaxiibo hore, tayada alaabta shirkadu waxay ahayd mid mar walba aad u wanaagsan, markan qiimuhu sidoo kale waa mid aad u jaban.
|
We are old friends, the companys product quality has been always very good and this time the price is also very cheap.
| 1 |
Arrinta in aan daacad laga ahayn loojiko ahaan waxaa ku xiriirsan in sidaa lala rabo.
|
Error is related to the application
| 1 |
Dhamaan wadamada uqaata qaxootiga in ay daganaansho siiyaan waxay leeyihiin nidaamyoaad ukala duwan oo ah codsiga dib udajinta.
|
Every state has a different regime of eligibility for assistance.
| 1 |
Waana ku kalsoonahay garashada aabbaheey - oo qof aan ii qalmin ma ii quuri laheyn."
|
But my snoring did not bother our Father." [525]
| 1 |
qaraxaas uu ahaa mid is-miidaamin ah oo uu fuliyey ruux isku soo xidhay walxaha qarxa.
|
He was a Fellow of All Souls and was ordained acolyte,
| 1 |
Taxanahan ka dhigi doonaa inaad eegto oo kala duwan, oo dabiici ah, qabow iyo xarrago leh!
|
Keep your feet warm because it's gonna be cold, cold, cold, cold, COLD!
| 1 |
Arintaasi waxay Imaaraadka u tahay tallaabo loo qaaday dhanka wax uu muddo dheer doonayey maadaama oo sannado badan isku dayo uu ku doonayey inuu iibsado diyaaradahaas hase yeeshee ay suurto geli wayday.
|
This acquisition makes sense: As google has spent many years trying to break into the wearable market, but it has been failing to deliver that.
| 1 |
cumaraystay cumro dhamaystiran sidaas daraadeed waa inaan ku
|
"It circulated around the whole batch so I got to see it...
| 1 |
"Aniga oo ku hadlaya magaca UNSOS waxaa aan fursaddan uga faa'iideysanayaa in aan idin kaga mahad celiyo waxqabadka xooggan ee aad u fidiseen dadka Soomaaliyeed, AMISOM (Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya) iyo bahda Qaramada Midoobay.
|
"I'd like to take this opportunity on behalf of UNSOS to thank you for the immense contribution you have made to the Somali people, to AMISOM and the UN family.
| 1 |
Xildhibaanku waxaa uu taageerayaasha Xisbiga KULMIYE u baaqay inaan qabanqaabada shirka golaha dhexe ayna u socon si cadaalada islamarkaana uu gacanwayn kula jiro ama dirawal ka yahay guddoomiye Muuse Biixi oo kamida musharixiinta KULMIYE islamarkaana aan ku jirin Guddida qabanqaabada shirka golaha dhexe ee Xisbiga.
|
It directed security operatives in the state to enforce the directive and ensure that Eid prayer or any other congregational activities did not take place in the mosque in the main time.
| 1 |
11 Markaasaa wadaaddadii iyo nebiyadii la hadleen amiirradii iyo dadkii oo dhan, oo waxay yidhaahdeen, Ninkanu dhimashuu istaahilaa, waayo, magaaladan ayuu wax ka sii sheegay sidii idinkuba aad dhegihiinna ku maqasheen.
|
Then the priests and the prophets spoke to the princes and to all the people, saying, "This man is worthy of death, for he has prophesied against this city, as you have heard with your ears."
| 1 |
Marka, waa inaanaan weydiin, "Bangiyo ka baxsan xeebta ma nabad baa?"
|
"I often get asked,'is there life out there beyond Earth?'.
| 1 |
Dumarka qaar wuxuu infekshanka ku dhacaa markay galmo sameeyaan qaarna markay walwasan yihiin.
|
Some couples only touch when they engage in sexual activity.
| 1 |
"Rasuul kuma dirno waxaan afka qoomkiisa ahayn, si uu ugu caddeeyo...."
|
"Never have We sent a messenger otherwise than speaking the language of his own people, so that he might make [the truth] clear to them."
| 1 |
Waa inaadan qof ku oran waad khaldantahay, waayo waxaa laga yaabaa inuu sharaf dhac u arko.
|
Don't be tempted to be dishonest, because it could catch up with you.
| 1 |
"Carruurta Gacaliye, waxaad tahay Ilaah ka yimid oo iyaga ka adkaaday, kan waa in aad waa weyn yahay kii, waxaa dunida" (1 Yooxanaa 4:.
|
You are of God, little children, and have overcome them, because He who is in you is greater than he who is in the world (1 John 4:4)."
| 1 |
Codsiyada waa la kala qaybin doonaa isla mar ahaantaasna waa la marin karaa.
|
and responses can be transmitted simultaneously and are queued.
| 1 |
Waa maxay xadgudubku iyo handadaadda?
|
What is Wrong with the Hand?
| 1 |
[Daawo]:- Xoghayaha Guud Ee Qaramada Midoobey Oo Si Adag Uga Jawaabay Go'a
|
B16: (Depends on crowd response)
| 1 |
Calaamadaha la xidhiidha xaaladahaan waxaa dhici karta in ay sii xumeeyaan isticmaalka MK677.
|
Symptoms associated with these conditions could possibly be exacerbated by the use of MK 677.
| 1 |
Waqtiga sanadka wuxuu yimaadaa marka isticmaaleyaal badani ay dib u cusbooneysiiyaan iPhone-kooda, taasna macnaheedu waa inay mar kale dejiyaan.
|
With the New Year coming as well, a lot of people will be purchasing new phones, on which they have to reinstall their apps.
| 1 |
'Waxa aannu Tusaale Cad u Nahay Dal Aqlabiyaddiisu Muslim Tahay oo Haddana ku Dhaqma Dimoqraadiyadda'
|
After making India an Islamic state and then they will go to other states."
| 1 |
8.3 Dhammaan damaanad-qaadyadeena iyo wakiilladayada la xiriira maaddooyinka koorsada waxaa lagu qeexay Shuruudaha iyo Xaaladahan.
|
8.3 All of our warranties and representations relating to documents are set out in these terms and conditions.
| 1 |
naftaada imtixaan si loo arko haddii aad iimaanka ku jirtaan iyo naftaada waydiiso su'aalahan:
|
Examine yourself to see whether you are in the faith; test yourself.
| 1 |
jiray waxaana la yidhi iyada ayaa u bixisay magaca ADDIS ABEBA oo ka
|
He asked me the name of Amanda's father.
| 1 |
Euonymus waa dhir daawo.
|
Ethanol is a drug.
| 1 |
Halka dhaawucuna uu tiradaa ka badan yahay mana jirro wax dhaawac ah oo magaalada Laascaanood na loogu keenay."
|
"There's over 120 of us, and we're not getting any cooperation from the city that works."
| 1 |
Illaahay dhamaantood ha u naxariisto.
|
Allah be pleased with them all)
| 1 |
Waxaan codbiyeyaasha ka codsanayaa inay taageeraan isbedelka Xisbiga Waddani oo codkooda siiyaan.
|
I support those who change their support for this change.
| 1 |
Waxaana ku jiro saraakiil, kuwaasoo dhaawacyadooda loo qaaday magaalo-madaxda dalkaasi ee Nayroobi.
|
keys of the city upon the tomb of the Prince of the Apostles.
| 1 |
Subsets and Splits
No community queries yet
The top public SQL queries from the community will appear here once available.