so
stringlengths
4
1.24k
en
stringlengths
4
1.73k
sco
float64
1
1
Sababtaas awgeed, waxaan ka hadli doonnaa 2 ...
We will talk on two...
1
"waxaan rajjeynaynaa inay Soomaaliya ku soo noqdaan Saaxada wadahadalka oo heshiis laga gaadho"
"We need to go back to the Sanctuary."
1
Inuu qofku si doorashadiisa ah u sameeyo waxa gaalnimada keenaya, sheekhu isaga oo arintan ka hadlaya waxaa uu yiri:
with acting in a way to bring discredit upon his name, he answered:
1
taagan.Shacabku markay arkaan idinka oo aragtida aad ku kala duwantihiin caqli iyo garasho aad
If you grumble, they will see you as mean-spirited and disrespectful.
1
Falaartu waxay tilmaamaysaa booska aan doonayo inaan gooyo, waxaan ku laaban doonaa sacabka dillaaca ka dibna waxaan arki doonaa isku xiraha lugta kale.
The idea is that I'll live stream what I want to talk about, then afterward, I'll take the recorded stream and chop it up into vlog posts.
1
Tan, shirkaddu waxay rabtaa inay kaa horjoogsato inaad aado dukaanka xaafaddaada oo aad ugu beddesho qiimo wanaagsan.
People will treat themselves to come to your place of business, thus making a higher price for you.
1
"Mararka qaar ma fahmo wararkaas oo kale halka ay ka yimaadaan.
"Sometimes I don't know where those messages come from."
1
Laakiin halkan waa halka aan ku noqonno Xarfaha yaryar: Kumanaanka calaamadood ee ku yaal Unicode waxaa ka mid ah astaamaha alifbeetada caadiga ah (kuwa aad hada akhrinaysid), laakiin sidoo kale taxanayaal xarfaha kale oo noocyo kala duwan ah.
But this is where we come back to the Conversor Letras: among the thousands of symbols in Unicode are the normal alphabetic symbols (the ones you are reading at this moment), but also a series of other alphabets that are different in some way.
1
Aad ayaan ugu faraxsanahay in qofna uusan wax ku noqon. "
I'm glad that no one did."
1
Waxaad safartaa, marka ay qasab kugu tahay oo kaliya.
Only walk when you need to.
1
Iyo aqristayaasha soomaaliyeed waan idin salaamay salaan kadib waxaan rabaa inaan idiin soo bandhigo arrin aan nafta su'aalay in badan
So, for my tribute to the nurses, let me tell you some of my favorite stories.
1
Shan iyo toban daqiiqadood ka dib, masaafo fogaanteedu gaadhayso 8,000 miles, waxa iigu soo dhacay telefoonkaygii gacanta, "Waxaa fariin kuu taal Dahabshiil."
Fifteen minutes later and nearly 8,000 miles away, I received a text message on my cell phone: "You have a message from Dahabshiil."
1
Maqaaladeenani waxay noqon doonaan qaar taxane ah, waxaanan ku eegi doonaa;
Those issues are important, and I'll listen.
1
Sidoo kale waa wax badan oo qaab-dhismeedka gudaha ah, xulasho ku habboon meelaha kala duwan.
There is also a wide choice in different colours.
1
Miyeydaan ogayn in Eebe idiin Sakhiray waxa ku sugan Dhulka iyo Markabka Socda Badda Dhexdeeda Amarka Eebe, wuxuuna ka Hayaa Samada inay ku dhacdo Dhulka Idinka Eebe mooyee, Eebana Dadka waa u Naxariis badane.
Have you not seen that God, through His command, has made all that is in the earth and the ships that sail on the sea subservient to you? He prevents the sky from falling on the earth unless He decides otherwise. God is Compassionate and Merciful to mankind.
1
Sida kamaradda gadaal u jeedda, kamaradda horay ujeeda waxay leedahay qaab cajiib ah oo muuqaal ah.
As with previous iterations, there's an overwhelming impression of freshness.
1
Waa muhiim inaad ogaato inay yihiin buskud ku meel gaadh ah oo aan had iyo jeer suurtagal ahayn in la sheego oo ay leeyihiin oo keliya ujeedooyin daraasad iyo qiimeyn.
It is important for you to know that these are temporary cookies that cannot always be reported and are only used for research and evaluation purposes.
1
In ay ka hadlaan Hiiraan sidii loo dhisi lahaa iyo dadka ku rafaadsan iyo sidii Shabaab looga xoreyn lahaa.
talking about people with disabilities and how they should eat and swallow
1
Dagaaladii ugu danbeeyay ee naga soo gaadhay xarunta dhexe ayaa waxay u kala dhaceen sidan;
incurred in their last campaign against us.
1
Hase ahaatee, qoraal noocaas ah lama soo dhigin barta ay wasiirka ku leedahay Twitter-ka.
However, such services are not available with Twitter.
1
Waa hagaag, waxaa laga yaabaa in yimaado in la beddelo wax walba oo isaga ku saabsan.
It might change everything.
1
Toddobaadkan waxaa hareeyay wararka la xiriira iPhone-ka cusub ee SE iyo 9,7-inji iPad Pro ah oo Apple soo bandhigtay 21-kii Maarso.
The iPhone SE and 9.7in iPad Pro were announced on 21 March 2016.
1
Mid kasta oo ka mid ah shanta qasabka ah maalin kasta Salaadda waxaa la bixiyaa Masaajidka iyo markii Bilal ayaa u yeedhay oo salaadda, kuwa fursad ay ku tagaan sameeyey oo ay maraan jidkii inay ku soo biiraan walaalahooda tabaaleysan ee shirka.
Each of the five obligatory daily prayers was offered in the Mosque and when Bilal called them to prayer, those able to attend made their way to join their brothers and sisters in the congregation.
1
63 Anigu waxaan wehel la ahay kuwa kaa cabsada oo dhan,
63 I am a companion of all those who fear Thee,
1
Waraaqaha soo jeedinta waa in loo soo gudbiyaa qoraal ahaan oo saxiixa si waafaqsan tusaalaha foomka ku lifaaqan.
The data must be printed according to the format of the form.
1
intaa ka bacdi waxaan doonayaa in la ii iftiimiyo ama
I want to shine and be light.
1
1866 -Maanta oo kale dab xoogan oo ka kacay dalka Quebec kaas oo burburiyay 2,500 oo guri.
1866 Oct 15, A great fire in Quebec destroyed 2,500 houses.
1
Newer Post Xildhibaankii wacnaa waa wasiirkii xumma!
The NY State's Attorney is a vicious little POS.
1
Haddii uu qof ku yidhaa ma sheegi kartid ayay taasi qalad tahay!
if anyone does tell you that, it is an untruth.
1
Markaas ayay carruurta iyo da'yarta u dhib yaranaysaa in la weydiiyo su'aalo oo ay sheegaan haddii iyaga loo geysto.
Children and young people can also be asked direct questions on how they feel things should be undertaken.
1
Kollay anigu waan ka qaloodaa dad soomaali ah oo af kale ku hadlaya.
I began speaking in other tongues.
1
si kolkaa iyagu aysan isugu dhicin waa ku heshiiyeen dhexdooda inagana waa inoo tashadeen.
They agreed, so we jumped at it.
1
Waxaan u dacwoonayaa aniga oo ku hadlaya magaca carruurtayda.
I will want to sit down and talk to my sons.
1
Waxay maalgashi iyo wada shaqeyn la yeelatay shirkado badan oo batteriga ka shaqeeya.
Have founded and co-founded numerous companies.
1
16 maalinta uu isagu wiilashiisa dhaxalsiiyo xoolihiisa waa inuusan naagtii uu jeclaa wiilkeeda ka dhigin curadka ka horreeyey tii uu nebcaa wiilkeedii ee curadka ahaa,
"And it will be that on the day that he wills his property to his sons, he may not give preference to the son of his beloved wife over the firstborn son of his unloved wife."
1
Waxaanu ka digaynaa maalintii Kulmiye qabsaday dalka Cardiiff iyo Qurbo joogu waxay ahaayeen dad midaysan, waxaana hubaal ah in ay khilaaf balaadhan keenayso xafladaha mashruuca ah ee dilaalintu ka macaashayaan.
And on the day when We will gather from every people a party from among those who rejected Our signs, then they shall be formed into groups (27:83).
1
Mustaqbalka dambe wax la yiraahdo ma jiraan.
The future no longer exists
1
Laakiin waxa ku saabsan macaamiisha jira?
As to the customers.
1
Eebbe: "Si aan u soo dhoweeyo fahankaagga, waxaad ku shabahda dhiigga ku jira jidhkaaga."
"Let me wash your face, you're covered in blood."
1
18 Oo ammaan baad ahaan doontaa, maxaa yeelay, rajaa jirta, Hareerahaagaad fiirin doontaa, oo nabaadiinona waad ku nasan doontaa.
18 You will be secure, due to the fact there's hope; you'll look about you and take your rest in safety.
1
Laakiin injiilkayagu hadduu daboolan yahay, wuxuu ka daboolan yahay kuwa lumaya.
And if our gospel is veiled, it is veiled to those who are perishing.
1
Waxaad garasho doonaa mid wax muhiim ah in billaabaan doonaa dhiirigelinta: Haddii aad ka heli kartaa iyada oo xanuunka ee ka shaqeeya baxay, waxa kale oo aad samayn kartaa?
It's a dating show with a hypothesis: If you're starting with love, does anything else matter?
1
markuu ka fogaaday iyaga iyo waxay caabudi oo Eebe ka soo hadhay waxaan siinay Isxaaq iyo Yacquub mid kastana waxaan ka yeellay nabi.
So when he had left them and what they worshipped besides Allah, We gave him Isaac and Jacob, and each We made a prophet.
1
Marka dhulka laga waayo wax ka hadla iyo wax diida toona dee waa lagugu wadayaa uun illaa aad waalanayso.
And He revives the earth after its death, and thus shall you be brought out (resurrected).
1
"Aabe ... waxaad dhimanaysaa?"
"Mom, are you gonna die?"
1
Guurka waxaa uu leeyahay tiirar, tiirarkaasina waxaa kamid ah masuuliyad.
Marriage is a mystery and part of it Quotes
1
Markaas ayaan go'aansaday inaan Jigjiga iska dego, waxaanan furay maqaaxi shaaha lagu iibiyo.
But I decided to go back to Sega, and buy a Dreamcast.
1
Luul inta badan kulankooda iyada iyo Najiib wuxuu ka dhacaa gurigaas.
Margo often appears in the old town.
1
Barwaaqada iyo xoolahana waxaa soo jiita fikrad maskaxdeena ka dhalatay.
yourselves with compassion, kindness, humility,
1
reegaay.com - Kulankii 3-aad oo Xiriir ah waxa uu Maanta ka baaqanayaa Golaha Shacabka.
SEO Fargo.com - It's week 3 of the government shutdown.
1
Somalia qfkii ugu horeeye oo comment soo dhiipto baan aha
I'm the 4th comment on the first comment
1
Waxaa ku jira faa iidooyinka iyo qasaaraha istiraatiijiyad kasta iyo sidoo kale daraasad kiis.
There are trade-offs and benefits to each types of education.
1
Hadalka Ugaaska,waxaa uu ku soo aadaya xilli maamulka Somaliland uu dhaqdhaaq ka bilowday deegaanada gobolka Sool.
Republic whilst the Republic of Genoa started then listed to the House of Savoy.
1
Waxaan rajeynayaa in Farxaan garowsado qaladkiisa si degdeg ahna uu umadda Soomaaliyeed ka raaligeliyo.
We hope to enjoy the pleasure of your company soon
1
Waxaan ka gudbeynaa laamaha geeswort kuna dheji muraayadda.
We will take a walk along Hester Street for a few blocks.
1
Maalin baa Aadan iyo wiil uu adeer u ahaa wada raaceen geeloodii.
The man and his dog continue on their way.
1
Sidoo kale waxa uu ka qeyb qaatay wada xaajoodyadii lala galay dowladda Afgaanistaan, wuxuuna wakiil uga ahaa Taalibaan safaro diblomaasiyadeed oo uu ku tagay dalal dhowr ah.
He was also a world traveler and a participant in an archeological scholarship in Israel.
1
Cutubkani waxaa loogu yeedhaa qaabka neefta.
This method is called respiration.
1
Suuqa Doqon ma waaye waxaa ka macaashay meesha kama tage waxne kama tare
creates a market-related product, but it does not cover
1
Alloow doobir baan nidhi waxuu inanku doonaayo
God said, I will.
1
Sidoo kale, waxaa cad in dalkaan dadkiisu uu hurdo dheer ku jiro.
course, it is also true that people are sharply divided by
1
waxayna Caabudayaan Eebe ka sokow waxaan uga hananayn Risqi Samooyinka iyo Dhulka waxba, waxna karin.
16:73 And they worship besides Allah that which does not possess for them [the power of] provision from the heavens and the earth at all, and [in fact], they are unable.
1
Wax kasta oo hiigsigaaga sannadka 2017 uu ahaa, waxaan kuu rajaynayaa nasiib wacan iyo in Illaahay SWT kugu guuleeyo hanashada hiigsiyadaada.
Whatever your dreams are for 2017, I wish you all the luck and determination in the world.
1
dhigay nolol iyo geeri, iyo barako iyo inkaar, haddaba sidaas daraaddeed
Of life, death and bravery,
1
Baro waxay jeceshahay
How to Learn What He Loves
1
Waxaa jira laba nooc oo soo-ururiyayaal ah oo aad ku ogaan karto xiriiradaada bulsheed.
There are two types of communities you can get involved in.
1
Bosaso-[Allsbc.com]-Hooyo Raaqiyo Cabdilahi Ibraahim Cali waa hooyo soomaliyed oo ku nool Magaalada Bosaso waxa ay la dhibatoonaysaa wiil ay ay dhashay kaas oo ka tahriibay. ...
The life of Isaac, the son of Abraham, is an incredible picture of a son who trusted the promise of God.
1
"Xitaa hadii aadan 100% ahayd waxaas oo kale ma muujin kartid."
"If you're not 100 percent sure, you can't call it."
1
Ugu danbayntiina 1998kii waxaa shirweyne ay beelaha Buntland ku dhaqani u dhan yihiin lagu qabtay magaalada Garoowe.
In 1998, a Constitutional Conference was held in Garowe.
1
Shaqodoone, ma tahay qofkii loo baahnaa oo ma leedahay xirfado kugu filan oo aad ku shaqeyn karto?
Are you a student and in need of a flexible job?
1
Marka labaadna ma garanayo sababta uu sharcigu u fasaxayo in qof qaangaar ah xabsi la dhigo damaca waalidkiis awgii.
In this context, I do not understand why a Government would reduce the penalties for sale to minors.
1
Caam ahaanba dunidii waxaad, uga canbaarowday
You've changed the world.
1
Cumar Finish oo xabsi iyo xil ka qaadis isugu daray Gudoomiye degmo oo Muqdisho ah. | XAL DOON
Five Points and the End of a Prison
1
Si loo ilaaliyo caafimaadka iyo ladnaanta dhammaan macaamiisha iyo shaqaalaha, hab -maamuusyada nadaafadda ee adag ayaa ka jiri doona Xarumaheenna Adeegga Macmiilka (Customer Service Centres).
To protect the health and wellbeing of all customers and staff, strict hygiene protocols will be in place at our Customer Service Centres.
1
"Waan ogahay in maalin uun ay Real Madrid ku soo afjarmi doonto shaqada tababaranimo, sidaa darteed waxaan sameeyay inteeda badan waxaana sameeyay wax kasta aan ku guuleysan karo.
"I know that one day [the coach's job] will come to an end at Real Madrid, so I make the most of it and I do everything I can to be successful.
1
Celcelis ahaan, tani waxay noqon doontaa dhowr jeer muddada koritaanka oo dhan.
This will of course change many times over the course of a year.
1
Waxay baad kaqaadan jireen Soomalida oo dhan waa Xabashida waxaan kahadlayaa.
I came to know that all the cells in the body
1
Tani waxay u dhigantaa qiyaastii 650 diyaaradood oo si buuxda u rakiban.
It makes up around 650 residential models.
1
186 xildhibaan waxey tiri Haa oo waan ogolnahey in xukuumada ay ansax noqoto.
168 Yes, the bow was inspired.
1
"Waxba ma ballan qaadi karo, waxba ma qarinayo maalmaha yar ee soo socda waan hadli doonaa, noloshu ma ahan ammaan oo kaliya.."
I can't guarantee anything, I won't hide it, in the next days I will talk, life isn't just about glory."
1
9:20 Xagga gacanta midig ayaa wax laga dhufsan doonaa, waana la sii gaajoon doonaa, xagga gacanta bidixna wax baa lagu cuni doonaa, lamana dhergi doono, oo midkood kastaaba wuxuu cuni doonaa hilibka gacantiisa.
20 And he will snatch on the right hand, and be hungry; and he will eat on the left hand, and they will not be satisfied: they will eat every man the flesh of his own arm:
1
Oo iyaga waxaa la, qof ayaa rediscovering raaxada iyo kalsooni ay ku cunaan, hadlo, qosli iyo nolosha ku raaxaysatid.
With them, people today are rediscovering the comfort and self-assurance to consume, speak, laugh and take pleasure in life.
1
Mise waxaad adigu [Muxammadow] ku waydiisataa ujuuro [fidintaada diinta] sidaa awgeed dayn la culaabaysan yihiin?
Or do you ask them for a reward, so that they are overburdened by a
1
Dowladda Soomaaliya waxay shan saacadood igu xayirtay Hawada midaasna waaa��a�? |
Was there a battle that lasted for 5 hours? yes!
1
32:20 Oo WUXUU yidhi, Wejigayga waan ka qarin doonaa, Oo waxaan arki doonaa bal wixii ugudambaystoodu noqon doonto.Waayo, iyagu waa qarni aad u qalloocan Iyo carruur aan iimaan lahayn.
Deu 32:20 So he said,'I will hide my face from them; I will see what will be their end, for they are a generation of perversity, children in whom there is no faithfulness.
1
Doonidaani oo siday xamuul dhan 72.800 tan ayaa waxaa la sheegay inay saarnaayeen shaqaale [...]
872 of these ships were visited by [...]
1
Ilaahay waxaan uga rajaynaynaa inuu shahaado ku irsaaqo.
We must be a witness for God.
1
Waxaa diiday hay'adaha amniga ee meesha haysta, waxaa nahay dad dulman oo sugaaya xaqooda."
So they were wrong and we were wrong."
1
Maxamuud Ayaa qoralkiisa ku soo gabagabeeyey "qoyska Cabaas waxa ay rabaan cadaalad!!!.
Kandice wrote: ""You are what you eat!!!!"
1
Qoraalkaas, oo uu Maxamed Xaashi, arrimo kale kaga hadlay, wuxuu u qornaa sidan:
And Lenin, dealing with the same subject, writes:
1
Telefeshinka Afka dowladda Japan ku hadla ayaa baahiyay muuqaal muujinayay dabka oo gabi ahaanba ku faafay dhismaha istuudiyaha waxaana dhimasho iyo dhaawac noqday dhammaan dadkii shaqaalaha ahaa ee ku dhax sugnaa.
Do you spray the loaves with water while they are in the oven or after they are finished baking and are out?
1
Guurku diinta waa u gargaar, shaydaanka waa u gablan iyo hoog, waana gaashaan adag oo cadowga Eebbe laga galo, waxaana ku badata ummadda Islaamka si ay ula tart
In the Zoroastrian faith, Satan is an independent power, the enemy and opponent of God.
1
Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee Bartamaha Afrika, François Louncény Fall, ayaa maanta ku booriyay mas'uuliyiinta Cameroon inay si taxaddar leh u baaraan dhibaatooyinka dadka iyo ganacsatada gobollada ku hadla af Ingiriiska ee waqooyi-galbeed iyo koonfur-galbeed, kuwaas oo ahaa waxaa laga xannibay Internet-ka tan iyo bartamihii Janawari 2017.
The Special Representative of the Secretary-General for Central Africa, François Louncény Fall, urged today Cameroonian authorities to examine with diligence the difficulties of the populations and entrepreneurs of the English-speaking regions of the north-west and south-west, which have been deprived of Internet since mid-January 2017.
1
Qaar ka mid ah Guddiga waxay la shaqeeyaan dowladda oo dhex-dhexaad ma noqon karaa
other public officials can work with the private sector in the
1
Boorama{Camuudnews } waxaa la saadalinayay in ay hormar iyo cadaalad somalilland ku dhaqaaqdo balse waxaa...
Africa Is Poised for Sustainable Growth and Development. but There Are..
1
Daaqada hoose waxay u egtahay midab guduudan.
The depth of these sections is set at a minimum
1
Hammigiisu wuxuu ahaa u kuur galka xidhiidh ka dhexeeya ubadkiisa iyo Alla Wayne, siduu rabayna way noqotay.
as he pleased; and he took full advantage of his liberty.
1
Daawo Video:- Hadaad Sigaar cabto waxaa kuu haynaa aqbaar aad u xun | shumis.net
Quit Smoking: If you are a smoker, you're at a major risk.
1
Maqnaanshaha uu aabuhu ka maqanyahay nolasha ubadkiisu aragtidayda waxa ay noqotay calaamad lagu garto qoyasas badan oo ka mida qoysaska Soomaaliyeed ee qurbaha deggan.
The concept of trust that my family has experienced in Switzerland that has brought back many small town memories.
1
Waxaa maansada ka dhexmuuqda meelo ilaahay ku galaday nimcooyin iyo dee gaan wanaagsan oo dalkeenu leeyahay
What is the relationship between God's glory and our enjoyment of him?
1