so
stringlengths
4
1.24k
en
stringlengths
4
1.73k
sco
float64
1
1
Dadwaynaha ku nool Kismaayo oo ka hadlay banaanbaxa ay shaaciyeen Midowga Musharixiinta.
They will come before the people and talk and they are lying.
1
Waxa uu yidhi " Runtii anagu waxanu doonaynaa anagoo ka baranayna casharada dawladahaa hore ee naga horeeyey ina aanu wax kabadal ku samayn doono habkan uu hada wax uwado oo ay sinadaan shacabka reer somaliland arintaasi waa mid hada aani xisbiga kula soo dar daarmayno hadii aanu beenaynona waa mid aad wax naga waydiin doontaan. "
"Monsieur," said he, "although we may be now persuaded of the truth of what you say, there is yet a strange mystery in all this.
1
Qorshaha Cabdi Weli, ayaa waxaa sidoo kale mid ah inuu xilka ka qaado wasiirka arrimaha gudaha ee Goodax, oo ay isku dhaceen Cabdi Weli.
It would also have the effect of instilling would be government servants with a healthy sense of fear.
1
Dabiibihii wuxuu Cali u daba dhigay; ma jirto kansho aan taa aheyn, mana heyno xal kaas ka fudud ee is adkey!
We gave them hell, and they were not prepared for the resistance.
1
Waa muhiim inaad naftaada aaminto iyo hawsha aad qabaneyso, kaliya markaa waad u kici kartaa inaad guuleysato oo aad ku faraxdo.
Happiness and confidence is achievable, you just have to make yourself go out there and grab it.
1
XARIIF: haa duqa maxaa sugee dhinac
Bluebeard: Yes, what are you waiting for?
1
Si laguugu siiyo badeecado iyo adeegyo kale waxaad doorataa in PUD ay ku siiso;
To provide you with other services and goods that we have to offer.
1
Diinta Islaamka oo ah mid naxariis iyo nabad galyo loo soo dajiyay ayaa hadane waxaa sanad kaste qaata oo Ashahaadada qira dadyoow fara badan oo
Each month, IPFW Health & Wellness presents a monthly
1
Waxaannu nahay kuwa Ilaah la shaqeeya, idinkuna waxaad tihiin beerta Ilaah iyo Ilaah dhismihiisa.
'For we are God's fellow workers; you are God's field, you are God's building'.
1
Waxaa sidoo kale uu sheegay arintan inay saamayn ku yeelan doonin shirkadaha ganacsiga.
We are also told that the restrictions don't affect companies.
1
waa muuqaal indhaha banaanka kaa imaanaayaan waan hubaa waa ka heli doontaaye
Open up your eyes and I'll find you there
1
Kadib waxaa lagu xiraa jirkooda waxyaabaha qarxa, oo lagu qasbaa inay is qarxiyaan.
They will be tagged and must then be stored.
1
Saxeexida cuntada waa fududahay!
Food is very easy.
1
Bandhiggan waxaa soo qabanqaabiyay kooxda Eastleighwood.
The set is comprised of the Eastwood.
1
Bawlosna wuxuu ku yidhi, Anigu waxaan dhashay nin waddani ah.
Paul said, "I was a man born
1
Sidoo kale Gudoomiyuhu wuxuu sheegay in hakintii ay hakiyeen Diinwaangalina ay keentay in Raxmaadkii roobku inoo da'o .
And they thought that our religion contributed to the outbreak of war too.
1
" Hudhayfah uu inoo sheegayaa, "Eebe kulmin Dadka wadajir, ka dib markii uu ka dhawaaqi mid ayaa u yeedhay oo ku saabsan bannaan sare halkaas oo ay maqli karaan oo ay arkaan wacaha.
Hudhayfah informs us, "Allah will gather mankind altogether, after the Caller has called them on a high plain where they can hear and see the caller.
1
Ma garanayno habka uu Pegasus u adeegsado in uu ku faafiyo qalabkeenna.
We don't know how Omega makes his predictions.
1
"Wada socod la'aantaan, iyadoo aan la xalin, waxa ay sababi kartaa in dagaal siyaasadeed dhexmaro dowlada Federaalka ah iyo maamul goboleedyada Somalia, taasoo cirka ku shareeri karta kala qaybsanaanta qabiilka kadibna khatar galin karta nabadda iyo xasiloonida dalka," sidaas waxaa lagu xusey warbixintan aan la shaacin ee UN-ka.
"These inconsistencies, unless resolved, may lead to increased political conflict between federal and regional governments that risk exacerbating clan divisions and therefore threaten peace and security," the experts group said in an annex to its annual report.
1
Laakiin Ilaah wuxuu aad u daneeyaa daahir laaanta ka imaanayso qalbiyadeena.Daahir laaantaana waxaay horseedi doontaa in la canbaareeyo doontaa maalinta Xukunka, Haddii aan la daahirin ama la nadiifin..
God does some incredible revealing of what is in our hearts once you have taken a vow to have and to hold from that day forward.
1
Waxyaabaha ugu muhiimsan ee lagaa doonayo xiliga guurka waxaa kamid ah waxyaabahaan soo socdo:
Among the most important things you should look for in the contractors include:
1
Si aad u odhan shantii oo naga mid ah nasiib inuu nool yihiin waa yaraynta ah.
I think four out of five of them felt glad to be alive.
1
Barta ay dowladdu ku leedahay Twitter-ka ayaa lagu sheegay in baarlamaanka uu ansixiyay liiska cusub ee wasiirada
The U.S. Strategic Command has deleted a New Year's tweet
1
waxaa uu la mid ma aha a wax cusub soo gudbiyaan
It's not as if it's something new
1
Aynu Maxamedow xaalada dhinacyo badan ka istaagno si jawaabo badan oo waafi ahi inoogu soo baxaan.
In addition, what do we have as a reaction to many situations?
1
Dugsiyada sare intooda badan waxaa leh dowladda waxaana lagu dhigtaa bilaash.
Most schools are being monitored by the government and are free.
1
Isla mar ahaantaana, waa inaad fiiro gaar ah u yeelato nadaafadda qofka, inaad si joogto ah u dhaqdaa gacmahaaga, xiro maaskaro, isticmaal hindhiso ama qufac si aad afkaaga iyo sankaaga ugu daboosho unugyo ama xusullada, isla mar ahaantaana, ka fogow taabashada iyo Soonka xayawaanka duurjoogta ah.
At the same time, you should pay attention to personal hygiene, wash your hands frequently, wear a mask, use sneezing or coughing to cover your mouth and nose with tissues or elbows, and at the same time, avoid contact and Fasting wild animals.
1
ku qabso dhagta Bidix mar walb telkaada maadaama dhagta bidix iyadu ay ka yara fogtahay maskaxda.
That's why you always hear the bass from next door's stereo, because the wavelength is longer than the depth of the wall.
1
Xildhibaanadana waxaan leeyay kolay waad ku cusub tihiin shaqade ma fiicna in laydin canaanto ee waxa wanaagsan inaad samaysaan indho indhayn oo aad kormeer samaysaan marmarka qaarkood oo waliba aad ogaateen xaalada xaafada kolay waad ogtiin oo waaba aad dhex degan tihiin laakin wax qabadkiinii ayaa loo baahan yahay .
I have reached the point when you know what matters to you, who are true to you, and of which you'll need to keep in your life---what to abandon from your hands (sadly, though).
1
16:17 Oo weliba waxaad qaadatay waxyaalahaagii quruxdasanaa oo dahabkayga iyo lacagtayda ahaa oo aan ku siiyey, oo waxaad ka samaysatay sanamyo nimeed, oo iyagii baad la dhillowday.
15What thou hast given to me, lo, I have given to them, and through the sacred Word I have bestowed on them the understanding heart,
1
Waxaan hubaa inaad ka dhex aragtay barta badan oo Ades ay kaa eegayaan dhammaan dhinacyada bogga.
I'm sure you have seen many posts in Instagram about The Broad.
1
Qof kasta aqoonta ku duugan in uu dibadda soo dhigo ayuu taagtiisa isugu geeyaa.
everyone to understand the context of their own
1
Iyagoo ku labisnaa dareys midabo badan leh, xaflad aad u fara badan iyo xaflad, xubno ka tirsan ilaalada Royal Royal ayaa ku dhaartay inay daacad u yihiin Boqorka waxayna socod ku mareen xubnihii hore ee Qoyska Boqortooyada.
Dressed in colorful uniforms, amid much pomp and ceremony, members of the elite Royal Guards swear allegiance to the King and march past members of the Royal Family.
1
Cabdi Tahliil Warsame 'daryeel ma waayin'
George has a fear of saying "dandelion."
1
Sidaa darteed, waxaan idinkula dardaarmayaa, in aydaan ka daalin waxbarashada, oo aad sii waddaan halgenka iyo dedaalka aqoon-raadinta, si aad u gaadhaan heer aad u sarreeya.
Do not seek wisdom in order to acquire knowledge but in order to live and love more fully."
1
160 dhaqanka tareenka sanadlaha ah, waayo-aragnimo iyo aqoon si aad u hesho meel Turkiga adduunka ee dhismaha waddada tareenka iyo hawlgalka keenidda heerarka caalamiga ah farta ku fiiqaya in dalagyada soo baxay, "tayada shaqada lagu sameeyey ay wax ka dhahaan dhismaha iyo ka hawlgala dunida oo dhan waa in ay noqdaan caddeyn waafaqsan heerarka.
160 annual railway culture, experience and knowledge to find a place in Turkey in the world in railway construction and operation of integrating with international standards Pointing out that crops out, "the quality of the work done to have a say in the construction and operating worldwide must be proof of compliance with the standards.
1
Waxa kale oo ay tahay inaad ogaato dhererka wakhtiga aad u baahan karto inaad sugto si aad u timaado rugtan caafimaad, taas oo tusaale ahaan ku oolaan karta isbitaal goboleed
Find out how long you need to be in treatment, and for example, you can go abroad.
1
Ma waxaan dhihi karnaa jabhadihii hubeysaa waxey ku jireen baabka daruurada?
I could see the Citgo Sign in the clouds?
1
"Waa qasab inaan wax walba qiimeyno, waa inaan wax walba xalino ka hor inta uusan ciyaarin mar kale.
We've got to relearn everything before we start making games again.
1
Laakiin waxaa la sheegayaa inuu Qaadkii ka dhamaadey Burcada oo ay markaa bilaabeen inay Bansiinka Markabka dhuuqaan!
It now appears to have been a TRAP set for the Cabal and they took the bait!
1
Markaasaa Axiimacas oo ahaa ina Saadooq ayaa mar kale Yoo'aab ku yidhi, Wax kastaba ha dhaceene, waan ku baryayaaye, i daa aan kii reer Kuush ka daba ordee. Oo Yoo'aabna wuxuu ku yidhi, Wiilkaygiiyow, adigoon waxba ku helayn warkan, bal maxaad u ordaysaa?
Then said Ahimaaz the son of Zadok yet again to Joab, But howsoever, let me, I pray thee, also run after Cushi. And Joab said, Wherefore wilt thou run, my son, seeing that thou hast no tidings ready?
1
20 Oo magaalooyinka la deggan yahay way baabbi'i doonaan, oo dalkuna wuu cidloobi doonaa, oo idinkuna waxaad ogaan doontaan inaan anigu Rabbiga ahay.
20 7And the inhabited cities shall be laid waste, and the land shall become a desolation; and you shall know that I am the LORD."
1
Habkan waxa loo kala saaray mudo afar sano ah taas oo ay ka mid tahay shan tiirar kuwaas oo loogu talo galay inay u shaqeeyaan si iskumid ah:
Four of these adjectives have been the same for five years.
1
Mid waliba waxay ku hamisaa la hubsan doonaaye.
Each one will be judged
1
Nebi Maxammed noloshshiisu waxxay ahayd noloshsha Quraanka.
"The Prophet (saas)'s nature was the Qur'an."
1
Codsadeyaal badan oo wax ku ool ah kuwaas oo imtixaanka u yimid sidii imika loo ogaan lahaa waxyaabo deeqsi ah iyo warbixinta barashada ee fasalku u lahaa natiijo faa'iido leh.
Many of these non-coding regions happen to have markers that are useful for human identification and ancestry studies.
1
Koley aniga waxaan idin ka codsanaya Shacbiga haddii aad tihiin in aad wax ka bedeshaan qaabka aad u dhaqmeeysan oo ah Qaab dhaqan xun ee aad noqotaan Shacbi Midnimda dalkiisa jecel.
Nevertheless, I have said unto them: If you become resigned to your destinies, as a reward the kingdom of heaven shall be reserved for you.
1
Markay arkaan Mu'miniintana waxay dhahaan kuwaasi waa dhunsanyihiin.
And when they saw them, they would say, "Indeed, those are truly lost."
1
Ku dhowaad dhammaan ragga waa waalan oo ku saabsan saacado qurux badan ama mindiyo ciidan fiiqan.
Most of the men in the evenings are idiots or nonexistent.
1
Waxaad tahay musqulkayga bini'aadamka ee xrussianbeau .
You are my friend in japanese
1
Markay intaas fuliyaan waxba kama qabno."
After that, we had nothing."
1
Qaar ka mid ah shaqaalaha galmada waxay ku adag tahay inay boos ka helaan waaxda sharciga.
Some university graduates find it hard to find work.
1
Rasuul Bawlos wuxuu ku qoray.
The Apostle Paul says.
1
"Waan idiin fasiri karaa, maxaan idiinku fasiri waayey?"
"can i explain to you?"
1
Golaha Abwaanada Soomaaliyeed ayaa walaac ka muujiyay Xadhiga Abwaanad Naciimo Abwaan Qorane oo ay .
Malala's father takes on the Taliban by writing a letter to the
1
oo adeer kaa nacnacle ayaa TV ga ka sheegay waxa lagu xidhay
Lala transfixed by what's on the TV
1
Uu miyaha cadaab iyo
Will there be any kind of punishment to them?"
1
Runtii anigu ma aan fahmin mid ay ka tahay aqoon-darro, caqli darro amaba dhuumasho uu dhabarku muuqdo.
What I don't see is any semblance of understanding, knowledge or curiousity.
1
Waa ayaan darro inay Mooshino iyo Muddo kordhimo isku mashquuliyaan iyada oo uu dhiig qubanayo.
For a moment, I feel the blindness and reach for her with my bloodied hand.
1
Ardaygu waa inuu keenaa warqada ogolaanshaha waalidka ee xafiiska iskuulka oo loo fasaxaayo ardayga inuu baska la raaco isla baska cunugaaga.
A student must bring written permission from his/her parents to the school office in order to ride a different bus after school.
1
Tusaalaa xallado muujiyiyo goob xasaradeede kii xararka laantuu fadhiyey xagaf ku goynaayey iyo kii ka daa xararka yiri baan la xaal nahaye waanada haddaad xoortid ood diiddo xarafkeyga adigaa shallaay xaabsanoo guran xamaamtiise nabsi waa xanuun maalintuu kugu xarraamaaye allow yaa xuseen kugu yiraa aayar xagashaada.
SUCH SMALL PORTIONS (Dave): So, when we waved an apathetic goodbye to the boys at White Hart Lane in May, if you could, in Delapesque fashion, have thrown forward to the day before the season, what would you have expected to see?
1
maraggooda,waxaa marag ugu filan Eebihiis iyo ciddii Cilmi leh oo rumeysan Nabiga oo Ehelu Kitaabkii
Do you mean things like saying the Lord’s prayer and the Apostles Creed and doing responsive readings of scripture?
1
Fariinta ay na siinayaan ayaa ah: waa in aad khasab ku laabataan.
The answer is: You have to practice.
1
aizuqay uuna yahay Dambi dhaafe Ciddii toobad keenta oo rumeysa.
Christ provides forgiveness and cleansing from sin to the believer in response to repentance and faith.
1
Markaasuu Yeftaah walaalihiis ka cararay, oo wuxuu degay dalkii Toob: markaasaa waxaa isku soo ururay ciyaalasuuq, oo iyana waxay raaceen Yeftaah.
So Jephthah fled from his brothers and settled in the land of Tob, where a group of adventurers gathered around him and followed him.
1
Aan idin xasuusiyee Ceebta kaliya ee meesha talaa waxa ay tahay Gabadha uu dhalay Aw Jamac way la socotaa in maanta ay tahay maalintii Abaheed laga soo Doonayay ,balse waxa ay go'aan satay in anay Abaheed waxba ogaysiin , iyada oo filaysa in Abaheed Cabsida uu Ni,mankasi ka qabo aanu marnaba u diidayn .
Had seen them on the day of the shooting with arms going towards his father's house, but did not see them after the shooting.
1
• Kulanku wuxuu ka hadlayey tilmaamaha hadda jira ee CDC ee badbaadada dadweynaha, iyadoo dadkii ka soo qeybgalay la weydiiyay inay adeegsadaan khadadkooda war-isgaarsiinta si ay u gaarsiiyaan tilmaamaha deegaanadooda sida ugu dhaqsaha badan:
The meeting covered current CDC guidelines for public safety, with those in attendance asked to use their communication channels to get the guidelines out to their constituencies as quickly as possible.
1
Basku wuu buuxay, waxaanu sugayay uun inta laga farxalanayay shandadaha faraha badan ee shaqaaluhu baska korkiisa ku rarayeen.
The bus arrived and we were soon occupying the rear seats on the very crowded bus.
1
Ninkan ayaa waxa uu kamid ahaa in muddo ahba siyaasiyiinta reer galbeedka ee loo soo wakiishay in ay sahmiyaan ama ka tala bixiyaan sida lagu qabsan karo Soomaaliya.
And that despite the fact that western politicians and publicists had for years praised democracy as the only viable form of government.
1
"Waxaa qol yar la igula xiray 50 kale oo haween ah waxaanna ku xaajo gudanaynay baaldi.
I stayed in an all girls room with 10 other ladies and a shared bathroom.
1
Waan u sheegay kulankii Manvhester kahor waxaana ku dhahay waan ka xumahay kuma qaadan karo"
And I went back and told the elders, "I couldn't do it."
1
RNIB waxay bixisaa adeeg muhiim ah dadka aragoodu liito.
Lutein provides important support for the eyes.
1
Dembiga waa sidii cudur xun oo aan ka dhaxalnay waalidkeennii ugu horreeyay.
Neer dosa is a delicacy of our native.
1
Qodobka kale wuxuu yahay, dadkeenna in badan oo ka mid ahi in aanay u bislayn dawladnimadda, wadaniyadda iyo jacaylka dawladnimadda, aduunkana dalba dalka ay dadkiisu ka muwaadinsan yihiin ayuu horumarka uga dheereeyaa"ayuu yidhi agaasimaha hay'adda maamulwanaaga.
More than anything, as Prime Minister Noda said, countries, organizations and people from every corner of the world extended the warmest assistance to our country.
1
Weli ma aragtay xoolaheena marka baabuurta lagu rarayo sida loo garaaco, ee xataa ul iyo qori daba laga geliyo (Allaw magantaa).
"Do you think that the companions of the cave and the inscription were a wonder among Our Signs?"
1
Meesheena waa meel leh kalsooni iyo xaalad farxad leh.
Our Village is a very happy and friendly place.
1
Xildhibaannada cusub ee labada Aqal oo maanta lagu dhaarinayo Muqdisho.
Our new President was sworn in today.
1
Iyadoo loo fiirsado mooyee qof dusha ka eegay muu qiyaasi karayn ninka da'diisa saxda ah.
Only a person out of ignorance will ever set an age limit.
1
Saynisyahanadu waxay kaloo ku xuseen daraasadooda in waqti fara badan oo qofku bixiyo isticaalka computer-ka iyo mobile-ka ay ku noqon karto mid aan ku wanaagsaneyn xaalada maskaxda caafimaadka iyo hurdada, iyadoo laga heli karo xaalado walwal.
Some researchers argue that spending too much time on computers and TV screens can be bad for us mentally and physically.
1
Ku dadaal in cuntadaada bisha soonka ay ku jiraan cuntooyinkaas aynu soo xusnay.
Get your DREAM Kitchen in the month...
1
78:14 Oo weliba maalinnimadii wuxuu ku hoggaamiyey daruur, Oo habeennimadii oo dhanna wuxuu ku hoggaamiyey dab iftiinkiis.
78:14 In the day-time also he led them with a cloud, And all the night with a light of fire.
1
Dantii Soomaaliyeedse ma waxaa ka muhiimsanaatey, dan shaqsi oo Farmaajo iyo labo Gaal dhex martay?!!!
Food production is more important than cancer and gene damage!!!!!!!!!??????
1
qiyaastii 93 000 oo qof oo Kuuriyada Waqooyi u dhashey ayaa ka shaqeeya dalal ka baxsan dalkooda.
Approximately 93,000 North Korean work in Foreign Countries.
1
Dad badan oo ku nool deegaanada ay Cisbitaaladan ku yaalaan ayaa waxaa ay ahaayeen kuwo ka heli jiray adeeg caafimaad, balse dhibaatada Dawo la'aanta ah oo hadda laga soo sheegaayo ayaa ah arrin dhibaato weyn ku ah dadkii adeegyada caafimaad u doonan jirin Cisbitaaladan.
There are major problems with the healthcare system in US, but I don't think socialized healthcare is the right answer to those problems.
1
Kaan kuu waxyoonay ee Quraanka ah unbaa xaq ah wixii ka horreeyayna u rumayn Eebana addoomadiisa waa ogyahay, arkaana.
(O Prophet), the Book We have revealed to you is the Truth, confirming the Books that came before it. Verily Allah is well aware of His servants and sees everything.
1
Maansada magaceed waxaa layidhaa:-duni
Meaning of the name Sveta:
1
Sayid waa nin dhalinyaro ah oo weliba gabyaa ah, waxaana uu dareenkiisa ku cabiray gabaygaan.
Christie is a male and is known for his drinking.
1
Bal aynu ladaabanno qayb ka mid ah murtidiisii dhaxal-galka ahayd.
We have a part of her legacy.
1
Xulashadaadu waxay badbaadin kartaa dad.
Your decisions can save your life.
1
ballaadhani ku habsaday illaa xalay kuwaasoo guryihii badda u dhawaa iyo qoysaska qaarkood xoolihii gaar ahaan adhigii kala tageen biyuhu;
They cut the cover of House of the sea and the mountains, turned wooden frame.
1
Xattaa maku fekri waayeen in ay sameeyaan ugu yaraan, guddi ka kooban laba Gole oo isku dhaf ah!?
Don't they deserve at least a 15-second mention on the evening news?
1
waan is ku dayi lakiin ciladu wl waa
I know you are watching, but its
1
Horumarinta sool iyo sanaag bari waa ku waajib qofkasta oo reer Somaliland ah.
- Egypt's welfare and progress is everyone's responsibility.
1
Nin ayaa laga hayaa (Shinbar-yahay soo ciyaar guday..miyaan cidi wax kuu sheegin..ma cadceedan soo baxdaa ayaa kula cusboonaatay..cirka iyo dhulka miyaanad ciiro ku arkaynin).
When You tenderly respond, "Behold, I am doing a new thing; now it springs forth, do you not perceive it?
1
WordPress waa bilaash inaad isticmaasho waxaana lagu rakibi karaa server kasta oo taageera PHP iyo MySQL, taas oo ku dhawaad dhammaan server-yada la heli karo maalmo maalmahan.
WordPress uses PHP and MySQL, which is supported by nearly all web hosts.
1
Ma jeceshahay inaad wax ka cunto dibadda?
Do you like to eat meals outside?
1
V note on r oo dhan fanaaniinta ciddiyaha. marka hore chipped Ireland ayaa bar ciddiyaha Times waxaa ku waajib ah in ay la shaqeeyaan hoggaamineed & amp; ugu wanaagsan fanaaniinta ciddiyaha qaranka halkaas.
V r note on all nail artists. Chipped Ireland's first subscription nail bar is obliged to work with the leading & amp; best national nail artists out there. They will whore from you.
1
Qabashada dambe ee Albania ee dhaqaalaha suuqa xorta ah waxay sababtay kororka furitaanka shaqooyinka ee Tirana.
Albania's late embrace of free-market economics has resulted in a surge in job openings in Gjirokastër.
1
Waad ogtahay inuu yaya in la haysto oo dhinacna ka ah dhuuni raac sidaada oo kale Mohamedow.
Do you know how to sit, stand and conduct yourself as a lady?
1
Waxaa jira rag meel kasta oo internetka ah, waxayna ku calaacalayaan in dadkooda muhiimka ahi aysan u soo noqnoqon sida ay yihiin.
There are web scammers all around the world who claim to be what they are not.
1